hada iyo buhoodle cabsi cabsi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 37

  • @AliAbdi-z6h
    @AliAbdi-z6h 25 днів тому +2

    Muse qac baa ka yedhay. Qaar baa ka naxsan. Reer ilaahay balaadhiyey. Lix gobal bay mar kaliya ka dagaalami karaan

  • @shaaficimaxamuud4109
    @shaaficimaxamuud4109 25 днів тому

    Caynkaa weeye ❤❤❤ gadhba gadhbaa latusaa ❤❤❤ maasha allaah reer sheelh isaxaaq isku duubnaada cadawgu ha jabee❤❤

  • @dahirabdullahi10
    @dahirabdullahi10 25 днів тому

    Garxajis oo maanta iska maydhay ceebtii ahayd( waan ka soo fakaraynaa !!!!)

  • @MaryamaAliCaamir
    @MaryamaAliCaamir 25 днів тому +1

    Mashaallah.

  • @MaryamaAliCaamir
    @MaryamaAliCaamir 25 днів тому +1

    Aad. Iyo aad. Baad ugu mahad santahay inaad nosoo gudbiso xaqiiqada

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 24 дні тому

    ILXUNIIDINMA ARAGTO OO CADAWGIINJEB G36 GARXAJIS SHIIKH ✊🏽

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 24 дні тому

    Allah heydin nabad geliyo

  • @humanitarianactivist
    @humanitarianactivist 25 днів тому +2

    30 KAA CALAAWI QOORTA KA JARA ISLA MAANTA OO HUB SAARA GUUUUUUUUUUL G36 WALEE HADAL BAY DAYSAN WAYDEE WAA IN BUUHOODLE LAGU CAWEYA

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 24 дні тому

    Badhyaculusey Iskasiiqax 👉🏽👉🏽👉🏽

  • @Mrnuux-lp1tw
    @Mrnuux-lp1tw 25 днів тому +3

    Waxan ma tabliqbaa mise wa cidan isku sheeg xaabdani😅

    • @f.warsame1069
      @f.warsame1069 25 днів тому

      Maaye. Waxeey. Rabaan👆🏾 Iyo
      Faaaaaaaaaaaaaan

  • @HassanKhaliifAdan
    @HassanKhaliifAdan 25 днів тому

    Isa soo uruuriya ma ogtihin
    Xalay inlaqawracay faysalcabdi bootan iyo qaykale 4oo ee maxaabista ahi waykudaysay dhagtaadhiga lodari wardigu
    Dagaalka ayuu aadayaa

  • @abdimihindis7291
    @abdimihindis7291 25 днів тому

    Waa markayagii awal na wu iskiin barayaa wnu so soconaa

  • @CabdirisaaqShade
    @CabdirisaaqShade 25 днів тому

    Meeshani qorilugud maahan ee waa tuulo kale ee magceeda isheega

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc 25 днів тому

    WAA 20 QOF

  • @cllahihuseen6531
    @cllahihuseen6531 25 днів тому +1

    War garxajisaw waxan oo langruser iyo v8 meesha ma wafti aya maraysa

  • @Qarandhise
    @Qarandhise 25 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 25 днів тому

    Away qarankii naasa weeyne .
    Majifey iyo qabiil buu qarankii isu badalay

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 25 днів тому

    Ma arosbaa aaway ragii.
    Wadagalkii naasa weeyne miyaa

  • @abdimihindis7291
    @abdimihindis7291 25 днів тому +1

    Huwanay hadda gurrigiinu ba'ay

    • @hodhomawel1812
      @hodhomawel1812 25 днів тому

      Waa kuwa cuumamadaha uraya aya afdubiwe sida hj loo afuu fubr kuwa oo kale eey ufdubeen.ManshaAllah isaaq

  • @janomusic4783
    @janomusic4783 25 днів тому +1

    Guul iyo gobanimo garxajisow mar hadaa tolkii garab istaagteen guul weeye tolku gacmaha ha is qabsado cidna yaanu dulmi la doonan kaliya dhulkeena iyo dadkeena ha la difaaco cadawga ha laga jiro waxa kale oo aan aad uga xumahay dadkii aynu dawlada u dooranay ee aynu dalka iyo dadka midaysan u dhiibnay ee aynu ciidanka qaran ee xoga badan u dhiibnay xagee bay geeyeen dawladnimadii ciidankii iyo hubkii qaranka? sow mantaba ku daawan maayaan shacabka kolba lasoo weeraraayo sow inamay gaadhsiin heer shacabkii dib qoryihii u qaato 9 cisho ayaa inagu hadhay ilahay nabad qab ha inagu gaadhsiiyee reer somaliland ka codeeyeee oo rida muuse iyo kulmiye talo xumayaal dhamaan dhalinayrada ciidamada madaniga ahna ciidan qaran oo deeganadooda jooga oo ilaashada oo ku mushahar qaata bay noqonayaan cidankeena qaranka ee la canda dawlay iyo muuse iyo tala xumayaashiisu hagradeena lugaha ayeynu u sii dayn quluubtoodana waynu mideyn doonaa insha allah guul iyo gobanio

  • @HappyMinotaur-et4tr
    @HappyMinotaur-et4tr 25 днів тому

    Mee hubkii dagaalka lagugelaaye

  • @Idriss-f6v
    @Idriss-f6v 25 днів тому

    Dhulbahante has always proven to defeat all isaaq clan and now Dhulbahante does not hesitate to prevail again
    From Djibouti 🇩🇯

  • @abiabi2393
    @abiabi2393 25 днів тому

    Nimanku xagabuhodlena waysomaren Jubba umasidane gadhiyadodi baykuxaragonayane aday hilyihin gadhiyada laguxaragonay ee sidifati lagusocdo badusha lagasojarilaha oo qoryolasari laha SSBIyo CIDANKAQARANKA ayaladonaya sidi berigihore cidanka ay uyebiyen inay ujebiyane iskaceliya oo yay idinsogelin habar jecyloooooooow hadaaad madhanaysan hayelina wagurmad danlagaleyahay oo cadogay idinkusohoga minayane fejinada

  • @abiabi2393
    @abiabi2393 25 днів тому +1

    Sasabadi oo socotaweye haday gurmadyihin maxay gadhiyada aykuxaragoayan maxay qoriyo usosariwayen waxay isleyihin intan aykalafadhis teen kafa idaysta oo iskadhadhiciya sida cod ugaheshan wayo satex casha budagalku socday maxay uyimaden markugosatay iyago usocda sidiwafti habarjecloooooow naf idinbahayane waqorsho ladinsodegay oo danbalagaleyahaye yangashala dinkadhiga ooooooo ha aqbalina waxdano idinkujita majito gabadh habarjeclo ah ba edibleh

  • @rashkaoa9521
    @rashkaoa9521 25 днів тому

    Harti ayaa idka hub badan qabiil walba oo harti oo soo gurmaday tigniko ayuu watay waa maxay baabuurtan loo maleeynayo inee aroos galbinayaan walee isaaq waa jabay kuli waa wada sacabooleey

  • @abobasement346
    @abobasement346 25 днів тому

    waa igu sawir kk waa shacab ku nol cadifad iyo maxan cunah bal dhulkay degan yihin dawadah 2024 OMG wadoh mah leh iskuloh mah leh isbitaloh mah leh horumar mah kah muqatoh OMG 😳 waa shacab sih walbah lo isticmaloh way kah muqatah gajaduh iyo faqriguh bal maxay ku dhimanayan waa xoloh qabil iyo cadowtinimoh lagu so barbariyay waa shacab noloshah lagu duleyay waa qabil lo isticmaloh sidah xabadah waxan ku so gabah gabeyay museh oromoh wuxuu helay shacab u mar walbah u mash quliyoh Good job 👍🏾 museh oromoh no dorashoh

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l 25 днів тому

      MUUSE. KUWAS. KHANIIS. YOHOW. WAXAAD. SOO. SOCOTABA. .UUSAAD. KUSOO. KALA. QABATSY. HOOYDAADII. FAQASH. NIMADA. KUGU. DHASHAY. WASE. FAQASH. NACDALI. DUSHIINA. HA. AHAATO. USKAG. XUNOO. GUDAAFADA.

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 25 днів тому

    Allalas iyo ohin adinkaa kudanbeyn.ninkii dhof katimid beey geerida dhibeeysaa

  • @rashiidducaale
    @rashiidducaale 25 днів тому +1

    filimkii yusra daawanay , maxaa dambeeya

    • @janomusic4783
      @janomusic4783 25 днів тому

      eeg kuwii cudurka qabay waakuwan isma hayn karaan waar orod dagaalka gal nijaas yahay caanuhu ka dayaan

  • @Ifraax-h5l
    @Ifraax-h5l 25 днів тому

    HHHHHHH. ALAMAYEE. G 0. HOONKAABA. IIGA. DARAN. KKKKKKM. MA. AROOSBAY. GALBINAYAAN. ALAMAXAA. FAATAA. BAKH. MADHANA. MEESHAA. SAGASL. LAAN. KURUUSAL. IYO. LABO. DHAYNE. OO. AFAR. ODAYOO. MOODO. INAY. XIIQDHEER. HAYSO. LASOOSAARAY. LAWADAA. MARKAASAA. LAGU. LEEYAHAY. WAA. CIIDAN. WAAR. YAA. ALA YAQAAN. MEESHA. WAA. QAWDA. MAQASHII. CAADIYA. ALA. HABARJECLO. WAXANOO. .UNAA. FAQADA. IYO. IGU. SAWIRA. IYO. WAALI. YOODHAN. SIDAY. UXAMILAYAAN. KULAHAA. CIIDAN. YAAB.

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 25 днів тому

    H.J Waa Raag +. BaBuur. Mee
    Huubki. ?

  • @sacadhassan9184
    @sacadhassan9184 25 днів тому +2

    Tolkay g36 walee waa toljira

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 25 днів тому

    Muuse juudan ayan la yaabi jiray ee kuwan waa cawaan wuxu Muuse xukunka uga ilaalin jiray