Barnaamijka Suways iyo Su'aalaha oo maanta xaarabo ah.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • #Subscribe #Channelka #Suways #Gacayte

КОМЕНТАРІ • 25

  • @walalsomali9325
    @walalsomali9325 2 роки тому +4

    Malin waxan rajen inan kaso dhex muqdo baramijka an adka utagero iyo casimadi garowe ❤️❤️🫵

    • @Suways
      @Suways  2 роки тому +1

      Soo dhawaw wl

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 2 роки тому

    7:14 wiilkaas sidii loo baraybuu uga jawaabay waayo markaan alifka dhamaynay oo رب يسر ku xijinaybaa سورة الفاتحة naloogu xijiyey سورة البقرة ayaana naloogu dambeedsiiyey

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 2 роки тому

    9:32 wadaadka su'aasha muuna fahmin wuxuu u fahmay sheeg qur'aanka aayadii ugu so hortegtey iyo middii ugu dambeysay

  • @cabdullahicadde7640
    @cabdullahicadde7640 2 роки тому

    Asc marka cilmiyan marka aan u hadalno gabar laqabo lafurin ama la fasakhin la ma guursan karo. walaashey

  • @MohamedAhmed-bv1nb
    @MohamedAhmed-bv1nb Рік тому

    Ishkin

  • @abdifitahahmed3984
    @abdifitahahmed3984 2 роки тому

    Lo iyo geel maxa leyaku dhaha wa xoolo

  • @Maeyann9
    @Maeyann9 2 роки тому

    Geela iyo lo'o waaxa la yidhaa ishin

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 роки тому

    Nin asago nool
    Inantisa la guursan karoo waa
    Aabo ama ninki dhaley
    Gabadhas

  • @sulaymaancabdiraxman2073
    @sulaymaancabdiraxman2073 2 роки тому

    2-2=0. 2x2 =4 ÷2=2

  • @MohamedAhmed-bv1nb
    @MohamedAhmed-bv1nb Рік тому

    Faatixa iyo birabinaas

  • @moogemooge3836
    @moogemooge3836 2 роки тому

    Gabadha marka la guursan karo ayadoo laqabo waa marka nin keedu waasho, geela iyo looda waxaan u malaynaya waxaan oronlahaa ishkin

  • @MohamedAhmed-bv1nb
    @MohamedAhmed-bv1nb Рік тому

    Geela iyo lo da waa ishkon

  • @mahadwarmogemahadwarmoge378

    Geela iyo riyaha dheh suasha haqaldin loda iyo idaha nugul

  • @mohamedyusufmedia2007
    @mohamedyusufmedia2007 2 роки тому

    War suaasha gabadha iyado la qabo la guurzan karo cid sheegtay ma jirta

  • @calicadenuur4419
    @calicadenuur4419 2 роки тому

    Gabadha markuu ninkeedu waasho waala guursan karaa

  • @fuadali2325
    @fuadali2325 2 роки тому

    Gabadh ayadoo la qabo la guursan karo waa gabadha markeedi hore gaal ahey ka dibna sii muslintey ayaa la guursan karaa waa sidaas Suweys walaal

  • @ahmedmohamed1083
    @ahmedmohamed1083 2 роки тому

    Gabadha iyadooo la qabo laguursan karo waa gabadha furin colaaded lagu soo qabto oo maxbuuska ah sasan umalaynayaaa

  • @drsasiaabdullahi1595
    @drsasiaabdullahi1595 2 роки тому

    So funny

  • @sulaymaancabdiraxman2073
    @sulaymaancabdiraxman2073 2 роки тому

    Dumarow miyaa ladin guursankaraa hdi ninkii idin qabayba joogo mid kle xagee ayuu ka imanayaa

  • @khadracabdilahi365
    @khadracabdilahi365 2 роки тому

    gbdha iyadoo laqabo laguursan kro waa gbdha muslimada ah ee ninka gaalka ah uu qabo

  • @abdirahmanhuseinxarago4656
    @abdirahmanhuseinxarago4656 2 роки тому

    War bal goorma la guuursan kara nag nin leh

  • @samatarmohamed7462
    @samatarmohamed7462 2 роки тому

    Dadkaaan waa I ceebeen, maxaa loo dhahaa somalida waa aqli badan tahay?

  • @sayidabdala4101
    @sayidabdala4101 2 роки тому

    gabadha marka laguursan karo wa marka muslimiintu dagaal.la galaan gaalo.wixi ay sofurtaan xitaa dumarkoda wa xalaal ashahada uqabtan gursadaan sidaasan filayaa