Jeebkaaga maxaa ku jira ? guusha sidee loo gaadhaa! | Sheekh Mustafe

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • Fadlan hadaad nagu cusubtay SUBSCRIBE saar si aad u noqoto qofka u horreeya ka faaidaysta┇►www.youtube.co....

КОМЕНТАРІ • 92

  • @sakariyeawilpro
    @sakariyeawilpro 3 роки тому +43

    Qalbigaygu wuxuu ku dagaa marka sheekh mustafe diinta alle dhagahaaga ugu rido si xeel dheer subxanalaah sheekh mustafe waa deeqaha alle ee somali la siiyay waxaan idin kula talin lahaa ka faaiidaysta alle ha inoo xafido .mashaa allaaah

    • @ismailmouse4199
      @ismailmouse4199 3 роки тому

      Allew dhewr gesiyada somaliyed iyo SHEIHK mostafa xaaji haaron amiiiiiiiiiiiiiiin insha allah

  • @AhmedMohamed-hd7mj
    @AhmedMohamed-hd7mj 3 роки тому +3

    Mashaa allh sh mustafe wan jclhy Ilahow cimriga io cafimadka u dheeere

  • @arafatadam8492
    @arafatadam8492 3 роки тому +1

    Allah haydin barakeeyo maktabatul huseini intaa aad xayaysiiska ka xidheen ilaahay ayaa arsaaq idin siiyee aydaan halkaa wax ka dayin waa meesha kaliya ee aan wax nadiifa ka dhagaysan karo jasakalah kheyr

    • @AlXusayniIslamicStereo
      @AlXusayniIslamicStereo  3 роки тому

      Arafat Adam
      waad ku mahad santhay taladaada iyo dhiiri galintaada.
      mahad sanid

  • @ifrahege8954
    @ifrahege8954 3 роки тому +4

    Yaa Allah yaa Rabi sheekha noo barakee oo jaanaadkaaga kuwaad ku arzaaqdo ka dhig

  • @casiisacabdi6159
    @casiisacabdi6159 3 роки тому +1

    msha allH TapaaRakaLaaH
    sheeKh mustaFe xaaji ismaciL haaruun
    ilaahay ajar iyo xasanaaD padaN HakuziiYoH aamiin yaa rappiH
    waa muxaadiro aad uqiimo badan
    oo ka hadlaysa aakhiro dhibka danbeeye
    iyo aduunkan aynu isku waalayno ee aynu aakhiradeena ku ilawnay
    10/1/2021 janawery yaa daawanaya

  • @faysalabdi2849
    @faysalabdi2849 2 роки тому

    Mansha allah sheikh mustafe xaji ismacil haruun alleha kuxafido

  • @sharaxaadabakareey2717
    @sharaxaadabakareey2717 3 роки тому +5

    Jeebkeyga waxaa kujira amarka alle kumajiro lacag ileen lacagtu waxeey kushaqeysaa amarka alle kasooqabo nabii musa c s w alle wuxuu ku yiri muusow maxaa gacantaada kujiraa wuxuu yiri ul dhor iyo toban faaido ayuu sheegay muusa c s w markii lagu yidhi tuur waxa gacantaada kujira maxey noqotay ushii faidada laheet abeeso muusa c s w wuxuu doonay inuu cararo waa sas ookale lacagta masha qeyn karto illaa amarka eebe

  • @safiaabdi1977
    @safiaabdi1977 3 роки тому +3

    Ascwrwb Sh Mustafa Ilaahay haa ka kaa abaal mariyo. Anagana kuwii ku waana qaata Alaha naga dhigo Aamiin Aamiin

    • @xusuusinmedia9024
      @xusuusinmedia9024 3 роки тому

      #ADUUNKA VS AAKHIRO SHEEKH MUSTAFE
      ua-cam.com/video/i6sogOHNEIM/v-deo.html

  • @abdisamedomar8735
    @abdisamedomar8735 3 роки тому +1

    Manshallah sh mustafa Allah Haku Barakeeyo

  • @khadraqasmin6452
    @khadraqasmin6452 3 роки тому +9

    اسال الله باحب الاسماء اليه واقربها زلفى لديه ان يرزق الشيخ مصطفى الفردوس الاعلى من الجنة وان تجمعني به في دار كرامتك ومستقر رحمتك

  • @nuuraxuseen1725
    @nuuraxuseen1725 3 роки тому +2

    Muxadiro aad u qima badan mashallah

  • @anizoahmed6603
    @anizoahmed6603 3 роки тому +1

    Ilahay haka abaal mariyo shiekh jazaakallah

  • @khadrarage7161
    @khadrarage7161 3 роки тому +1

    Manshalaa.ilay.janad.fartus.sheakh.hageliy

  • @enggarantin7580
    @enggarantin7580 3 роки тому

    alle ha ka abaal mariyo sheekh, Hadiyad alle somalida ku arsaaqey aya tahaye 💎

  • @farhandarbo1187
    @farhandarbo1187 3 роки тому

    Alle meel roon haku mariyo sheekh

  • @abdillahijeylan9912
    @abdillahijeylan9912 3 роки тому +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركأته جزاك الله خيرا في الدنيا والاخرة

  • @farxiyoabdi9793
    @farxiyoabdi9793 2 роки тому

    Allow barakeey sheekheena

  • @maxamedyusuf5265
    @maxamedyusuf5265 3 роки тому

    xaqiiq waa imtixaan.
    allaha kaa abaal mariyo sheekh

  • @aadanc4218
    @aadanc4218 3 роки тому

    Jazaaka llah kheyran shiikh allah kudhowro

  • @alisalah3768
    @alisalah3768 3 роки тому

    Mshlh Sheikh mustafa Allaha ku siiyadi cilmiga

  • @abdullahimohamed9706
    @abdullahimohamed9706 3 роки тому +1

    Jazakalaahu kheyral jazaa.

  • @hamdisiciid29
    @hamdisiciid29 3 роки тому

    ilaahow shiikha noxafid aduun iyo akhitaba😍

  • @fartunosman1375
    @fartunosman1375 3 роки тому

    Illaahow kuu naxariiso sheekh mustafe

  • @maxameddeeq5893
    @maxameddeeq5893 3 роки тому +2

    Allah akbar

  • @mukhtarcilmi6846
    @mukhtarcilmi6846 3 роки тому

    جزاك الله خيرا الجزاء في الدنيا والآخرة

  • @nuurkeyvlogs7894
    @nuurkeyvlogs7894 3 роки тому +1

    Jazaka allah

  • @kkkkkkll3240
    @kkkkkkll3240 2 роки тому

    jisaakakalaah sheeq

  • @ahlamahmed3538
    @ahlamahmed3538 3 роки тому

    Masha allah jazakalaah khayr Sheekh

  • @abdiaziizali9939
    @abdiaziizali9939 3 роки тому

    Masha allah

  • @mohamowlitt5269
    @mohamowlitt5269 3 роки тому +1

    Alla haku xifdiyo sheikh mustafe xaaji ismael harun

  • @lulujed8431
    @lulujed8431 3 роки тому

    Maasha. Alaah. Jizaa. Kalaahu. Qeer

  • @sadiqaxmad748
    @sadiqaxmad748 3 роки тому +1

    Mnsha alllh

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 3 роки тому

    Sahallahu. khayiran wajisaa sheekh aamiin aamiin yaarabi 🥰💕🌿👑👑👑🦋💕🦋💕💐🌿💐

  • @fadumosacid8222
    @fadumosacid8222 3 роки тому +1

    Mash Allah ilahay qerhakusiiyo adun iyo anqara

  • @AhmedAli-jm5fb
    @AhmedAli-jm5fb 3 роки тому +1

    Riziqa Alle ayaa bixiya. Too much ads ayaa haleenaya video-ga

  • @AbdirashidDCaabi
    @AbdirashidDCaabi 3 роки тому +1

    Sheekh Mustafe Ismaacil Haarun,❤

    • @xusuusinmedia9024
      @xusuusinmedia9024 3 роки тому

      #ADUUNKA VS AAKHIRO SHEEKH MUSTAFE
      ua-cam.com/video/i6sogOHNEIM/v-deo.html

  • @faaizofaaizo919
    @faaizofaaizo919 3 роки тому

    JAZAAKA LAAH kheyran

  • @sahraosman7311
    @sahraosman7311 3 роки тому

    Mashaallah

  • @adanyusufaliallhuakbar4152
    @adanyusufaliallhuakbar4152 3 роки тому +4

    ILAAHEY AJAR II XASANAAD ILAAH HAKAA SIIYO ANAGUNA ILAAH HANAGA DHIGO KUWII KU CAMAL FALA

    • @xusuusinmedia9024
      @xusuusinmedia9024 3 роки тому

      #ADUUNKA VS AAKHIRO SHEEKH MUSTAFE
      ua-cam.com/video/i6sogOHNEIM/v-deo.html

    • @abdiqafaradan1277
      @abdiqafaradan1277 3 роки тому

      Allow nagadig kuwa kucml fala amiin

  • @ghaith2431
    @ghaith2431 3 роки тому

    Jazakallah

  • @saynabasheekhcabdi7476
    @saynabasheekhcabdi7476 Місяць тому +1

    ❤❤❤❤

  • @abdirahmanmaxamed2061
    @abdirahmanmaxamed2061 3 роки тому

    Maansha allaah

  • @khadaryuusuf1695
    @khadaryuusuf1695 3 роки тому

    OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
    daaaru Tajwiid online quraan wuxu ku ogaysiinayaa inuu online kudhigo quraanka waxa kuu diyaara ( macalin khadar yuusuf xasan oo Ilaahay hibo usiiyay Tajwiidka kuna kuna takhasusay hadaba halkan ka akhriso qaabka laguugu dhigayo
    1. makhaarijul xuruuf ayaa lagu fahamsiinayaa 28 xaraf ee higaada ayaa Tajwiid ahaan laguu barayaa adoo gurigaa jooga adoon dugsi aadin
    2 adigoon kutubta Tajwiidka wadan ayaa lagaa saxayaa xuruufta
    4 carrabka ayaa laguu toosinayaa
    5 tasxiix ayaa laguu bilaabaya tiiyoo 28 xaraf ee higaada lagaa saxayo
    kafaaiidayso fursada qaaliga ah
    waqti ayaa jiri aad ubaahan doonto
    (aduunyada tacliin iyo cilmaa lagu barwaaqoobaa kuwa samada tagay waa aqoon waxay ku taamaane dadaalka badiya somaliday walagaayagaye
    kala soo xiriir what's upp 0633385843
    ama so garac khadka telesom 0634086910
    ama Facebook Khadar ibnu yousuf
    وبالله توفيق....

  • @raaxomclnaxmed929
    @raaxomclnaxmed929 3 роки тому

    masha alah

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 3 роки тому

    Jasaka Allah

  • @yazzinkeyjama9853
    @yazzinkeyjama9853 3 роки тому

    Scw

  • @siraadlemedia4231
    @siraadlemedia4231 3 роки тому +1

    Mashallah

  • @abdillahijeylan9912
    @abdillahijeylan9912 3 роки тому

    لكم الجنة 8 xaraf ayuu ka kooban y ereygaan oo xanbaarsan micno wayn oo hadii lays dhaho waa la sharxi oo cilmiga ay xanbaarsan yihiin sideedaa xarfood malaha kumanaan book ka badan ayaa laga qori lahaa

  • @jamacclaahi3012
    @jamacclaahi3012 3 роки тому

    manshlh

  • @apuumuuzil7464
    @apuumuuzil7464 3 роки тому +1

    mnzha aLh

  • @ikransaed3314
    @ikransaed3314 3 роки тому

    Jaasakuma laah sheekh ❤️🥰

  • @mawliidpare5245
    @mawliidpare5245 3 роки тому

    M.a🌸🤲💗

  • @bashiirmohametyousuf8165
    @bashiirmohametyousuf8165 3 роки тому +2

    Mudane and marwo marabtaa adoo jooga gurigaaga, goobtaada shaqada inaad barato qur"aanka Kareem ka ah????hadey jawaabtaadu tahay haa fadlan lasoo xiriir machadka barashada quranka ee Aflah online +252634820515 ama +252657419833

  • @makiali5773
    @makiali5773 3 роки тому

    Maah allah

  • @acenutrition6218
    @acenutrition6218 2 роки тому

    uurka ka hor intaan samee
    ua-cam.com/video/lbhX7Lf1x2s/v-deo.html

  • @hamsamohamedomar5557
    @hamsamohamedomar5557 3 роки тому

    Ma

  • @saynabasheekhcabdi7476
    @saynabasheekhcabdi7476 Місяць тому

    ❤shms

  • @acenutrition6218
    @acenutrition6218 2 роки тому

    sirta ku jirtaa cabitaanada?
    ua-cam.com/video/DsJwvXqus9o/v-deo.html

  • @qeyladhaanmedia4316
    @qeyladhaanmedia4316 3 роки тому

    Masha allah

  • @khadaryuusuf1695
    @khadaryuusuf1695 3 роки тому

    OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
    daaaru Tajwiid online quraan wuxu ku ogaysiinayaa inuu online kudhigo quraanka waxa kuu diyaara ( macalin khadar yuusuf xasan oo Ilaahay hibo usiiyay Tajwiidka kuna kuna takhasusay hadaba halkan ka akhriso qaabka laguugu dhigayo
    1. makhaarijul xuruuf ayaa lagu fahamsiinayaa 28 xaraf ee higaada ayaa Tajwiid ahaan laguu barayaa adoo gurigaa jooga adoon dugsi aadin
    2 adigoon kutubta Tajwiidka wadan ayaa lagaa saxayaa xuruufta
    4 carrabka ayaa laguu toosinayaa
    5 tasxiix ayaa laguu bilaabaya tiiyoo 28 xaraf ee higaada lagaa saxayo
    kafaaiidayso fursada qaaliga ah
    waqti ayaa jiri aad ubaahan doonto
    (aduunyada tacliin iyo cilmaa lagu barwaaqoobaa kuwa samada tagay waa aqoon waxay ku taamaane dadaalka badiya somaliday walagaayagaye
    kala soo xiriir what's upp 0633385843
    ama so garac khadka telesom 0634086910
    ama Facebook Khadar ibnu yousuf
    وبالله توفيق..

  • @saynabasheekhcabdi7476
    @saynabasheekhcabdi7476 Місяць тому +1

    ❤❤❤❤

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 роки тому +1

    Jazakalah

  • @khadaryuusuf1695
    @khadaryuusuf1695 3 роки тому

    OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
    daaaru Tajwiid online quraan wuxu ku ogaysiinayaa inuu online kudhigo quraanka waxa kuu diyaara ( macalin khadar yuusuf xasan oo Ilaahay hibo usiiyay Tajwiidka kuna kuna takhasusay hadaba halkan ka akhriso qaabka laguugu dhigayo
    1. makhaarijul xuruuf ayaa lagu fahamsiinayaa 28 xaraf ee higaada ayaa Tajwiid ahaan laguu barayaa adoo gurigaa jooga adoon dugsi aadin
    2 adigoon kutubta Tajwiidka wadan ayaa lagaa saxayaa xuruufta
    4 carrabka ayaa laguu toosinayaa
    5 tasxiix ayaa laguu bilaabaya tiiyoo 28 xaraf ee higaada lagaa saxayo
    kafaaiidayso fursada qaaliga ah
    waqti ayaa jiri aad ubaahan doonto
    (aduunyada tacliin iyo cilmaa lagu barwaaqoobaa kuwa samada tagay waa aqoon waxay ku taamaane dadaalka badiya somaliday walagaayagaye
    kala soo xiriir what's upp 0633385843
    ama so garac khadka telesom 0634086910
    ama Facebook Khadar ibnu yousuf
    وبالله توفيق.....

    وبالله توفيق.

    وبالله توفيق...