Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

XASSAN ADAN SAMATAR & HEESTII " DOOXADA NUGAAL" BARAF DUUBAN IYO MAXAAN DHAXANTOP CLASSIC QAACI SONG

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 сер 2020
  • XASSAN ADAN SAMATAR & HEESTII " DOOXADA NUGAAL" BARAF DUUBAN IYO MAXAAN DHAXAN DAR-DHADEY...TOP CLASSIC QAACI SONG
    HEESTAN WAXAA AY SOO BAXDEY HORAANTII SANADKII SIDEETAMAADKII,
    WAXAA HEESTAN SAMEEYEY CABDI DHEERE OO REER SANAAG AH, HEESTAN WAA HEES DAREEN BADAN XAMBAARSAN, ABWAANKU WAXA UU KAGA HADLAYAA DURUUFTA ADUUNYADA KU HAREEREYSAN INTII UU LA KULMEY WAAYIHIISII.....
    HEESTAN WAXA AY KA MID TAHAY HEESAHA UGU DHAADHEER EE QAACIGA (KABANKA) AH EE UU QAADEY FANAAN XASSAN ADAN SAMATAR
    DAAWASHO IYO DHAGEYSI WANAAGSAN..... LIKE AND SHARE

КОМЕНТАРІ • 16

  • @abdnadirabdi2205
    @abdnadirabdi2205 8 місяців тому +2

    HEETAN WAXAA ALIFAY ABWAAN CALI SHIIIKH ( QUSADU WAXAY KU DHACDAY CABDILAAAHI INDHA BUUUR DHAMAAAM MACAA GABADHA HEESTU KU SOCOTO WAAA REER CEERIGAAABO

  • @aminfarah6667
    @aminfarah6667 3 роки тому +3

    Heestan hasuus gaara
    leh Wallahay Adduun

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 3 роки тому +3

    Mirihii cabdi dheere laxankii a.goobe codka x.a.samatar

  • @CabdiFitax-k5r
    @CabdiFitax-k5r 13 днів тому +1

    Asc

  • @abnuribrah1770
    @abnuribrah1770 3 роки тому +2

    It was me who uploaded thank you for the graphic good job

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 19 днів тому +1

    viking *❤£(wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.

  • @hassankhadarmohamed584
    @hassankhadarmohamed584 2 роки тому +2

    heestan xasuus garay ii ledahay waagan yuruub ku cusbaaban dhagaysan jiray walahay iyado clear ah ma la helay

  • @CabdiFitax-k5r
    @CabdiFitax-k5r 13 днів тому +1

    Hhhh❤❤❤

  • @xasanmagafe5780
    @xasanmagafe5780 4 роки тому +2

    C.dheere hada Hargeysuu ila joogaa ma waydiiyaa inuu leeyay

  • @ridwaanmaxamed7034
    @ridwaanmaxamed7034 3 роки тому +2

    Xasan ganay ayaa lahaa miraha miyaa