Maxamed Yuusuf Cabdi Iyo Seynab X Cali Baxsan 🔥Iyo Heesta "WAAYEEL WAX SAAR MA LEEYAHAY"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лют 2025
  • 🌟Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
    A/ Axmed Saleebaan Bidde 1964
    🌟Laxanka
    U/ Maxamed Cige Ilbir AHN

КОМЕНТАРІ • 34

  • @cabdiqaadirayaanle8382
    @cabdiqaadirayaanle8382 3 роки тому +10

    Laxanka abwaanka heesta sameeyey iyo sanadkii ay soo baxday intaba waad sheegteene aan raaciyo Waana riwaayadii Alla Aamin Ma Iisho

  • @Cabdisalan-p7p
    @Cabdisalan-p7p 5 місяців тому +3

    Ilahay hawnaxariisto ool fanaan wixii.dhintay inta noola hadoo hadeeyo😢😭😭😭

  • @yusufsaid2730
    @yusufsaid2730 Рік тому

    Aww xasuus iyo maalinteedii 1964 Alla aamin ma iisho riwayadaan waxay kamid ahayd riwayadahii ugu muga waynaa 60kii sidokale riwayado badan sida Indho Sarcaad, Kala-haab, Shabeel nagood, lamood noqonse wayday, talo iyo tawaawac, iyo riwayadii riwayahaas dhan afka u dhigatay ee Yaxaas dhaga duub. Allaha caafiyo abwaan Axmed Salebaan Bidé . AUN Maxamed Yusuf iyo Wadaniyadii waynayd Saynab Xaaji Cali Siigaale Baxsan. Waa riwayadahaan dhamaantood bari samaadkii kuso marnay iyo aduunyo tagtay. Mahadsanid Jaale

  • @cabdixakiimcareefe1835
    @cabdixakiimcareefe1835 3 роки тому +4

    alle ha unaxariisto labada fananba w axay ahayeen dad qiimo Waynele abwaankana cimriga alle ha ubarakeyo

  • @BashiirSalad
    @BashiirSalad 3 роки тому +3

    Ereyadi Axmed Saleebaan Bidde
    Laxankii maxamed cige ilbir
    Riwaayadii Alla aaamin Ma,iisho

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled 3 роки тому +5

    Labadoodaba ILaahay ha u naxariisto mohamed Yusuf iyo saynab haji Ali baxsan

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 Рік тому

    Allah,bless Baxsan,fanaanad taariikhi ah,cod,qurux, performance..cidna mey dilinee dadka ayeey ka farxisay oo u heestay..Jannada kuwaar oo dhax hees.

  • @geesigunirifayso305
    @geesigunirifayso305 3 роки тому +7

    AUN laba Legend. Baxsan iyo maxamed Yuusuf Jacaylkii iigu horeeyay 1982. Ayaan uqaaday

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 3 роки тому

      😆😀😀😂😅😅😃😂 sawirka profilka iyo magaca iga qosliyey

  • @ZakariyeAxmed-c7y
    @ZakariyeAxmed-c7y 11 місяців тому

    Walla siaan uxusuusto waa waqtigaan dhashey anigu by c.nssir Alcantara allow ka aal aamiin.

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib1916 3 роки тому +4

    Super weeye si wacan baa loo duubay heestan

  • @Tubeec699
    @Tubeec699 3 роки тому +6

    Allow kawarabi xoowdkii nabiga scw Amiin yaa rabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @maogtahay4999
    @maogtahay4999 3 роки тому +5

    Alla aamin ma iisho

  • @alishilmohamed7368
    @alishilmohamed7368 3 роки тому +3

    Allah ha u Naxariisto

  • @alihanash9726
    @alihanash9726 3 роки тому +3

    Nergis and sonil dutt oo jishay film la oran jiray mother india waa Sanjay dutt waalidkii..
    Baxsann waxay jishay wad iyo wacad...
    Alla aamin ma iisho oo ay ku noqotay super star hobolad..
    M.Yusuf iyo baxsan AUN

  • @YA-lv2xg
    @YA-lv2xg 10 місяців тому +2

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abwaanheersare1
    @abwaanheersare1 3 роки тому +2

    Ilahow unaxriiso rabiyow🤲🤲

  • @abdishakurabdullahi578
    @abdishakurabdullahi578 3 роки тому +4

    Second comment ⬆️⬆️⬆️🌶😳🥰😳

  • @YA-lv2xg
    @YA-lv2xg 10 місяців тому

    AUN 🤲🤲🤲

  • @dhuunjaan7752
    @dhuunjaan7752 10 місяців тому

    Eesh calaa hees waaye

  • @user-xq6og4or6j
    @user-xq6og4or6j 3 роки тому +2

    Nice Song 👍

  • @ZakariyeAxmed-c7y
    @ZakariyeAxmed-c7y 11 місяців тому

    1964 goortii heesta laqaadey .

  • @cmcseylici6972
    @cmcseylici6972 3 роки тому +3

    allow aun maxaa cod iyo miro laxan music leysku laray meeshan leyskugu keenay

  • @AsadAf-rs1mm
    @AsadAf-rs1mm 5 місяців тому

    ilahow labada u naxariiso.

  • @mukhutarnour0983
    @mukhutarnour0983 3 роки тому +1

    Waaoyo

  • @maogtahay4999
    @maogtahay4999 3 роки тому +2

    Waah waah

  • @husseinibrahim2294
    @husseinibrahim2294 3 роки тому

    Waad mahadsantahay walaalkey

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 3 роки тому

    Wow🎻🎻

  • @HasanAli-nj9wq
    @HasanAli-nj9wq 3 роки тому +3

    Alla maxaan raadiyay orginalkeeda in badan mahdsanid sxb

  • @ashaabdilahi9914
    @ashaabdilahi9914 2 роки тому

    Made in Somaliland axmed s bide