Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Dawo qaraxii xalay tirada dhimasho dhawac arin musiibo iyo barlamanka si adag xasan u cabareyey..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 21

  • @user-iv4pf4fe6c
    @user-iv4pf4fe6c Місяць тому +3

    Yaa ilaalinaayo Askartii waxeyba ku mashquulsan tahay isbaaro iyo Dil dadweyne wax ilaalinaayo majiraan Umada Rabi ha ugargaaro

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 Місяць тому +3

    Qolada ka Dambeysay iyo Kuwa soo Hubeeyay AS oo Dhiiga Soomaaliyeed Daadinaya Naarta Alle ha Geliyo Aduunkana Alle ha Fadeexeeyo oo Umadda ha u soo Bandhigo si iyagna Mudankooda loo Marsiiyo........

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc Місяць тому +1

    Ninkaan qadaadaad waynta sooqorayowow nacasbaatahay axmaqa ee wax iskufal adigoo kale ayaa kadanbaya😢

  • @user-yp1qg8ed5z
    @user-yp1qg8ed5z Місяць тому

    Okey

  • @aaa1211
    @aaa1211 Місяць тому

    Inaalillaahi waa inee ilaayhi Raajicuun

  • @DalmarXaashi
    @DalmarXaashi Місяць тому +1

    Walee umadeena iyo siyaasiyiinteenu sas bay rabaan in loolaayo way kufaraxsanyihiin alxaqiqa

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 Місяць тому

    BARLAMAANKA XASAN IYAGAA MEESHA KU HAYSTA EE WAX HA KA QABTAAAN

  • @aaa1211
    @aaa1211 Місяць тому

    Dawlada Hala baaro
    Waxani. Dowldey kudhexjiraan
    Xasan shiikh umada soomaaliyaed wuu dayacey
    Shacabka ilaahey hakadulqaado dhibaatada
    Cadowgaas Rabi inta Hartey hakaqabto😢

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Місяць тому

      Iyagoo dhan ayaaba ALSHABAAB AH

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw

  • @user-iv4pf4fe6c
    @user-iv4pf4fe6c Місяць тому

    Waxaa dhamaanaayo. Waa Hawiye

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Місяць тому

      WAX KA QABTA OO REER WAQOOYI ISKA QABTA

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Місяць тому

    DHAGARAHAA IS DABATAAGAN HALOO RAACO XASAN IYO XUKUUMADIISA. UMADA WAY KU DAAWANAYAAN QARAXYADA, RAALIBAYNA KA YAHIIN. WAXBA YAAN BEEN LAYSUGU SHEEKAYN

  • @MaxamedXasan-xx2se
    @MaxamedXasan-xx2se Місяць тому

    MAANSHA ALAA QADAADWAYN BAA GODAY XALAY XAMAR SIDAA AYAYKUSOCONAYSAA GUDHUU IYO QADAAD WAYN

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Місяць тому

      IDINKAA QARXINAAYA OO DADKA SOMALIYEED LAYNAAAYA EE WAA IN WAX ALAALE WIXII NAFTI NAGAA EE ISKA SOO BUUXIYAY MOGADISHU WAA IN LA IDINKA XAAABIYAAA LA IDIN ARUURIYAAA

  • @Umo580
    @Umo580 Місяць тому

    SUBXAANLAA QOFKANI CADOW SANAA MA AMXAARBA WUXU KUFARXAYAA QARAX DHACAY

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Місяць тому

      WAA NAFTI NAGAA

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Місяць тому

    WAR DAWLADII WEEYE WAXA TERRORISIM KUHAYA SHACABKII SOOMALIYEED. ARGAGAXISO IYO CABSI BAA LA RABAA IN DADKA LAGU BEERO, RUNTII😢. XAMAR WAY KU DEYSEY OO MAANTA MABA LAHA CIIDAN ILAALINAYA DADKA DEGAN. XUKUUMADA IYAA DHAGARTAAS LOO HAYSTAA

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc Місяць тому

    Cidwalba ayaa joogta muqdisho waa casimad adeer warka yuu kudooxin adne yaab waa 2way ubadantahay

  • @AbdiSaid-pj1qo
    @AbdiSaid-pj1qo Місяць тому

    Waxaa ka dambeyey cabdisiciid ee aha la taliyahi farmajo hala soo qabto

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому

    Subxanllh subxanllh acdubilh subxanllh subxanllh acdubilh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh Amin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin