Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Maxaad doonaysaa inaad lumiso si aad u noqoto qof wanaagsan?Noo sheeg qaybta faallooyinka.la wadaag asxaabtaada iyo qoyskaaga.
ustaadoow ani is bedelka waaba ka cabsadaaa 😢 wax cusub inaa bilaabo welibo
@@ramlomohamedfarah5670 Cabsidaas awood u beddel. U isticmaal dhiirigelin ahaan
Masha Allah Jazkllah
Masha Allah ❤
Thanks you for teacher ❤❤❤❤❤
You are very welcome
Yes, chance is not easy mashallah❤❤❤❤❤
thank you
Thanks Coach farxaan I get More advantage your Podcast
thank you walal stay tuned for more and kindly share it with your friends and families
❤❤❤❤❤
shukran
Haye wallo
fican walal
thanks walaal
Walaal keep going
shukran walal
👍🏽
Mahad sanid wlhi waa cashar aad u muhiim ah runtii illaah haakaa abaal mariyo wllky
aamin walal shukran fadlan u gudbi dadka si ay uga faidaan
waa xaqiiq xanuun ayaan dareema marka aan talaabo qaado waana markaan isku dayo inaan luqad barto
waa ok inaad dareento cabsi laakiin waxaad u baahan tahay inaad cabsidaas u beddesho awood Liiskan heesaha ayaa kaa caawin doona inaad ka gudubto cabsidaadaua-cam.com/play/PLD84A_qnMmu3YqVsu-LPbOPPItwGkDSuh.htmlfadlan la wadaag asxaabtaada iyo qoyskaaga oo soo noqo oo la wadaag horumarkaaga mahadsanid
walal tilaabo kasto waxaa ay leedahay challenges balse adkeysi iyo dabar adeeg muuji wax fudud majirohaka cabsanin ee tilaabadaas qaad
Marka hore JasakaAllah wll. Talo: fadlan Af-soomaaliga ka saar waxan oo eray qalaad ah oo isku day casharada dambe in aad af keliya nagu la hadashid intii karaankaaga ah, uma baahnid waxan oo erayo qalaad ah.
walal dawadayaasheena waa somali iyo kuwa afka englishka aqaano walal
M.a
Aad iyo aad umahadsantahy waxbadan aan lasow koobi Karin ayaa kafaaiday illah kusharfo
shukran walal fadlan u gudbi dadka si ay uga faidaan damaan tood
Waxaad tahay dhiirigaliye Aad u wanaagsan wllky ilahay haka abaal mariyo anagana ha nagu anfoco
thank you walal fadlan u gudbi dadka kale si ay uga faidaan damaantood
macalin adigo rali ah anaga waxa nahay somali marka wax no sharaxeesho english naga dhaf adigo raali ah macalin mahadsanid
Walal englishka markuu farhan ku hadlo wuxuu ku fahfaahiyaa afsomaali waayo dawadayaasheena waxay isugu jiran dad luuqada hooyo aqaana iyo kuwa englishka yaqaana
Ad ayad umahad santahay marka kowad walal waxkasta an bilaabo meldhexe ayan uga tagaa wana fahmiwayay caqabada iheysa
walal ku celcelis ayaad u baahantahay
Iskumid 😢😢
Somaaalina kumad hadal English kumad hadal
englishka iyo somaliga waaniskudarnaa waaye daawashaheena waa mix nations waaye
Maadaama aad luqadda Soomaaliga ku hadlayso, maxaad English-ka u isticmaalaysaa adiga oo helo kara kuna hadli kara Soomaali faseexa?
It's also for English audiences, my friend.
Ader ma english Ayaad Ku hadlaysaa Mise af soomaali Mid u go
both walal
Maxaad doonaysaa inaad lumiso si aad u noqoto qof wanaagsan?
Noo sheeg qaybta faallooyinka.
la wadaag asxaabtaada iyo qoyskaaga.
ustaadoow ani is bedelka waaba ka cabsadaaa 😢 wax cusub inaa bilaabo welibo
@@ramlomohamedfarah5670 Cabsidaas awood u beddel. U isticmaal dhiirigelin ahaan
Masha Allah Jazkllah
Masha Allah ❤
Thanks you for teacher ❤❤❤❤❤
You are very welcome
Yes, chance is not easy mashallah❤❤❤❤❤
thank you
Thanks Coach farxaan I get More advantage your Podcast
thank you walal stay tuned for more and kindly share it with your friends and families
❤❤❤❤❤
shukran
Haye wallo
fican walal
thanks walaal
shukran
Walaal keep going
shukran walal
👍🏽
Mahad sanid wlhi waa cashar aad u muhiim ah runtii illaah haakaa abaal mariyo wllky
aamin walal shukran fadlan u gudbi dadka si ay uga faidaan
waa xaqiiq xanuun ayaan dareema marka aan talaabo qaado waana markaan isku dayo inaan luqad barto
waa ok inaad dareento cabsi laakiin waxaad u baahan tahay inaad cabsidaas u beddesho awood
Liiskan heesaha ayaa kaa caawin doona inaad ka gudubto cabsidaada
ua-cam.com/play/PLD84A_qnMmu3YqVsu-LPbOPPItwGkDSuh.html
fadlan la wadaag asxaabtaada iyo qoyskaaga oo soo noqo oo la wadaag horumarkaaga
mahadsanid
walal tilaabo kasto waxaa ay leedahay challenges balse adkeysi iyo dabar adeeg muuji
wax fudud majiro
haka cabsanin ee tilaabadaas qaad
Marka hore JasakaAllah wll.
Talo: fadlan Af-soomaaliga ka saar waxan oo eray qalaad ah oo isku day casharada dambe in aad af keliya nagu la hadashid intii karaankaaga ah, uma baahnid waxan oo erayo qalaad ah.
walal dawadayaasheena waa somali iyo kuwa afka englishka aqaano walal
M.a
Aad iyo aad umahadsantahy waxbadan aan lasow koobi Karin ayaa kafaaiday illah kusharfo
shukran walal fadlan u gudbi dadka si ay uga faidaan damaan tood
Waxaad tahay dhiirigaliye
Aad u wanaagsan wllky ilahay haka abaal mariyo anagana ha nagu anfoco