Wararkii ugu Danbeeyey Hubka Ruushku uqaybinayo Dalalka ee Hada La Ogaaday

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 чер 2024
  • Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
    Subscribe Please | Share | Comments | Like
    Please follow us :
    Facebook : horufadhimedia

КОМЕНТАРІ • 66

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 26 днів тому +6

    Gaza Alaah badbaadiyo dhibkana dheef Alaaha ugu badalo inta dhimaty Alaaha unaxaristo amiin

  • @awalcabdi5143
    @awalcabdi5143 20 днів тому

    Waa run aduunkii wuu wa reeray

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 25 днів тому

    Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲😭 Allow xaqah adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin 😭🤲🤲🤲🤲🌺🕋💎🌺❤️🙏❣️💞🇸🇴

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 26 днів тому +2

    Doowlad madax banaan insha Alaah guul

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 25 днів тому

    Waa addunyo ay udhamaatay allow xaqqa noogu gargaar wa anta khayr naasiriin allahuma aamiin yaa rabbii

  • @user-vr5gm9ys1c
    @user-vr5gm9ys1c 25 днів тому

    Asc ciidmubaarik idaacada horfadhi hagaaja

  • @GeediFarayare-tm4fx
    @GeediFarayare-tm4fx 26 днів тому +1

    Asc Somalian waxay tiraahdaa cidii soo joog laga wayo soo jiifo ayaa laga helaa mareykan iyo xulufadiisa waxaa laga wanted war jooga hadda ayaa la helay wadadii ay ku jii fan lahaayeen

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 26 днів тому +1

    Muslimiinta meel walbaay joogaa c/fimad ku noolada

  • @findheofficial621
    @findheofficial621 25 днів тому

    Fircoon waxa uu bad baadiyey nebi muuse waa xajiib alle ayaa usakhiray.

  • @farhiaahmed6011
    @farhiaahmed6011 25 днів тому

    Ciid wanaagsan

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax 25 днів тому

    Mansha allaah thanks hashi

  • @fadumasheikhmahmuod3082
    @fadumasheikhmahmuod3082 25 днів тому

    Maashaa allaah jasaaka allaah khayr sidaad wararka noogu keento❤

  • @user-mt9nk2rk4e
    @user-mt9nk2rk4e 24 дні тому

    Allaahu akbar dulmigii ayaadhintay

  • @abdullahisheikh5822
    @abdullahisheikh5822 25 днів тому

    asc allaah wa siduu doono yeele duud aabe aan Muslim aheyn kasosaara nabi,alle weyne waa faccaalun,limaa yuriid

  • @yusufcabdilahi3815
    @yusufcabdilahi3815 25 днів тому

    Ilaahay lama malayn Karo. Hadii cid aad jeceshahay cadow weeraro gurmadka aad u diri lahayd wuxuu noqon lahaa inaad u dirto ciidan ka awood badan oo colkaa muquunin kara, ilaahay (SWT) u ka deeqtoon yahay taasi, markuu u gurmanayey xabiibkiisa & saaxiibkii Muxammad & Abuubakar (caleyhi salaatu wa salaam, wa radiyallaahu canhu) oo ahaa 2dii uu ugu jeclaa waxa oogada ku sugnaa colkii raadkooda ku taagnaa wuxuu kaga difaacay 2da ugu itaal yar oo ah xamaam & caaro.

  • @MohamedHassan-bn4zs
    @MohamedHassan-bn4zs 25 днів тому

    Eid Mubarak bahda warbaahinta horfadhi madia

  • @daareyayale7013
    @daareyayale7013 25 днів тому

    Wamaa Huwa ilaa junuudu ilaa Huu

  • @aliabdalla8647
    @aliabdalla8647 25 днів тому

    Eid Mubarak mudane haishi

  • @abdirahimomar6900
    @abdirahimomar6900 26 днів тому

    Eid Mubarak

  • @user-dm3mr3ny3l
    @user-dm3mr3ny3l 25 днів тому

    Ma waxaad
    Ka hadleysey
    Xamid karzai mise xasan sheekh,

  • @sahalmahamed7719
    @sahalmahamed7719 26 днів тому +1

    Anaga Waxaan ka dhimanay ogaanka madaxda

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 26 днів тому

    Galadan tirada badan Alaaha baabi,iyo falastiin guul Alaahayow gaarsii

  • @HindaWarsame
    @HindaWarsame 25 днів тому

    Redbotton

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 25 днів тому

    akh

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 26 днів тому

    Waadaa mahadsan tahay

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax 25 днів тому

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-wh5mr4tr8u
    @user-wh5mr4tr8u 25 днів тому

    😊 Russia will get gift from Somali diaspora in Europe soon Turkey should be in that deal too

  • @CabdiJamac-ih4uf
    @CabdiJamac-ih4uf 26 днів тому

    Saban vs vinalis

  • @user-it1pe9ew3l
    @user-it1pe9ew3l 25 днів тому

    Wadamada Yurub way xisaabtamaan Sida Soomaalida $ 500 Dolar & Xil Ad Waxku Xado Aya Lagu Siinàyaa Wax Kuma Doortaan 😂😂😂😂😂

  • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487
    @abdiwahabadanabdiwahababdi1487 25 днів тому

    Waa xaqeeqada dabta ah waa marka somalida tirahdo illahaye maa nixii waa naxarestaa waa dab watano kalii galadii odan aya u doodaya rer falastin halka islamkena iska aamunsan yiehen cajeb

  • @Bashiradanbarre2024
    @Bashiradanbarre2024 26 днів тому

    Billowgi dagalka yuknein aan xasustaa qabka horufadi usadalisay qabka mustaqbalka yukrein nogandono hubka rushka

  • @mohaindho7537
    @mohaindho7537 26 днів тому

    Saleeban aad bad umahadsan thy sida ad xogaha calaamka nola socod sisay ✋

  • @user-np4uo1dn9q
    @user-np4uo1dn9q 26 днів тому

    Ascww

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 23 дні тому

    kkkkkk war soomaliya cidna wax siinmaayso inta xasan xabaalo qote joogo waxba laguma aaminayo mooryaankan

  • @XamseCalaydh
    @XamseCalaydh 25 днів тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 25 днів тому

    maraykan maanta waxay kala dooranayaan laba isku mid ah tramp iyo Biden!!!!!!!!

  • @anfaalosman3572
    @anfaalosman3572 25 днів тому

    Ilaahay amarkii war heedhe xasan sheekh miyaa lagugu sirxay?maad hal mar uun ka boodid.

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m 23 дні тому

      xasan xabaalo qote adeer isagaa tuug ah oon wixii loodoortay fulin oo dalkii baabi iyay oo xitaa yidhi aduunka dhibka kajirawaa islaamka xayawaankaa maad udoodi ma qabiilbaad kudifaaci adeer orod haduukula qabiilyahay reerkiina ugee hakuu taliyee adeer soomaliya ayuu madaxwaayne uyahay oo uu.atalaa ee reerkiina mamatalo aamintaa cidna kama xigtid

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 26 днів тому

    Fursadaha so rashka kama faaidaysto wa duli bakhti ah bal garabsiyo Iran Iran Palestine n Korea wa nacas rushka

  • @HindaWarsame
    @HindaWarsame 25 днів тому

    777,the dead day of the doomday

  • @macruufsheikh4449
    @macruufsheikh4449 25 днів тому

    هو ألله الذي لا إله إلا هو الرحمن الرحيم الملك القدوس السلام المؤمن المهيمن العزيز الجبار المتكبر الخالق البارئ المصور الغفار القهار الوهاب الرزاق الفتاح العليم القابض الباسط الرافع المعز المذل
    السميع البصير الحكم العدل اللطيف
    الخبير الحليم العظيم الغفور الشكور
    العلي الكبير الحفيظ المقيت الحسيب
    الجليل الكريم الرقيب المجيب الواسع
    الحكيم الودود المجيد الباعث الشهيد
    الحق الوكيل القوي المتين الولي الحميد
    المحصي المبدئ المعيد المحيى المميت الحي القيوم الواجد الماجد الواحد الأحد الصمد الفرد القادر المقتدر المقدم المؤخر الأول الأخر الظاهر الباطن والي المتعال البر التواب المنتقم العفو الرءوف المالك الملك ذوالجلال والإكرام المقسط الجامع الغني المغني المانع الضار النافع النور الهادي الباقي الوارث الرشيد الصبور iyo kuwa kaloobadan ayuu leyyhy sida xadhiithka kusoo aroorty

  • @user-xi9ld2vz9r
    @user-xi9ld2vz9r 25 днів тому

    Russia Ivery nice country

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 25 днів тому

    Lakiin somaliya ayuu ?hub geeyay maxad u tidhi

  • @mukhtaarjama258
    @mukhtaarjama258 25 днів тому

    Asc walal waxaan kugula tanlin lahaa Somali ayaad wax u so gudbinnaysaa English kadaysid . Mise dadka English kuhadla ayaad wararka u so gudbisaa. ? Waxaan rabnaa in aan luuqadena Somali warka ku dhagaysano, hadii aan English rabno TV yada English ayaan war u raadsan lahayne. Iga talo kolay Somali ayaa nahe mahadsanid

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 26 днів тому

    Ciid wanagsan ciid mubaarak

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 26 днів тому

    KKKKKKK KHAATUMO MAKUJIRTAA MAAMULLADA UU HUBKA SIINAYO SALAAMAAD HADDUU NASOO GAADHO SNM WAA LOO BAQAA

    • @Apdi_maalik
      @Apdi_maalik 26 днів тому

      Ak47 iyo gaadhi cabdi bile wax inoo tarimaaye inaga aamus qudaarland way inaga jaakiraysaaye lkn awood ahaan axata buntland way qabsan kartaa ee sababo kale ayay inooga jaakiraysaa lpx

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 25 днів тому

    Iidoor waa garac oo garacna maalin walba qoluu la tol yahay oo taas waxaa somalida u cadaynaya mar waa ash-sharaaf oo mar waa ahalubayd oo mar waa ingiriis oo mar waa dir oo mar waa yaman oo mar waa oromo iyo lafti nagaa oo mar waa amxaar oo mar waa uqsimaat iyo tigreey oo maanta wakaas canfar sheegtay laakiin ogow garxajistu inay dir tahay oo biyomaal walaalki dhalay oo yihiin dad reer samaale ah oo reer shiikh isaxaaq ay yihiin laakiin ay iidoor iyo garxajis isku yihiin huwan isaaq isku bahaystay oo huwaantaas la isku dhaho "ISAAQ" oo iidoor wuxuu ka kooban yahay garacyadii ingiriiska iyo adoontiisii uu aduunka ka kala keensaday ee uu somaliya uga tagay iyo wixii huwanta isaaq garacyo ay dhaleen oo culimada iyo wargaradka isaaq iyo iidoor iyo garxajis way ka sharfan yihiin runtaan halkaan ku qorayn oo habaryoonis in kastooy ogolaatay in iidoor ku kaleetiyo sharaftii iyo haybadii iyo walinimadii wiilkii direed ee daarood ku soo dhaweeyey oo ku caleemo saaray dhulkaan daarood ee ah somali waqooyi oo deegaamada ay u ah hiraab iyo daaroodba inay wasakhda iidoor ka dhawraan oo durriyyadda daarood ee ay dhaleen gabdhaha garxajis eedeeynayaan in wali shiikh isaxaaq ay u ogolaadeen iidoortu inay qashin qub ka dhigato oo kuna sifeeyaan wuxuusan nasab iyo mansab toona uusan asal iyo cirib u lahayn oo ay iidoortu isku dayeen inay najaaseeyaan wali shiikh isaxaaq laakiin wali cabdimaalik shiikh muuse coldoonba shiikhu dhal oo isagaa dhashii gabdhihii shiikhu dhaleen ee daarood ugu filan maanta ceeb ka mayrida shiikh isaxaaq oo cabdimaalik coldoonow bowe barakow.

    • @sharmakeofficial4254
      @sharmakeofficial4254 25 днів тому

      😏😏😏. Adunyo. Idooor. Hoyada. Iyo isirkinaba. Wanu wasi. Jirney malaye😂😂😂. Wale. Idoor ba qalbada ku jabiyey😂

  • @rafiq5722
    @rafiq5722 26 днів тому +1

    Ruushka ka dhaqaale badan

  • @xasanjamac855
    @xasanjamac855 25 днів тому

    Keligii wax yapaan xaashi laba wadan ayaad necebtahay waana Laban dal ee soomali Layne lasaaxiibka ah dawlada xasan shiikh waa waad necebtahay dawladii farmaajana waad jecleyd

  • @HindaWarsame
    @HindaWarsame 25 днів тому

    Puttin wuxu xaq uleeyahay inuu nuclearkiisa isticmaalo

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 25 днів тому

    Sax dadkan dagaal majeclo dhimashada somaliday lafududahay inanay nooladan 100 sanay jecelyihin Alla ucabidiye inay bananka uso baxan dagaalaman

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 25 днів тому

    waad fiicnaan lahayd xaashiyoow haddii aad iska yarayn lahayd taageerada farmaajo ee indho la aanta !!! farmaajo waa dambiile adigu dambiile matihid ee ka hadh dambiilaha !!

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 22 дні тому

      Qofka bani aadamka ah xumaan iyo wanaag intaba wuu leeyahay farmaajo hada dambi ku haysid maxkamada aad wll

    • @abdimohamedabdulahi2994
      @abdimohamedabdulahi2994 22 дні тому

      adigu hadaad xasan sh dambi ku hayso maxkamada maad aadid waa adiga ku wardiyaya magaciisa nac nac nac nac maxay kuu tari !!!???

    • @abdimohamedabdulahi2994
      @abdimohamedabdulahi2994 22 дні тому

      farmaajo xumaan mooye wanaag malaha gabi ahaanba waa ibliis shaydaan !!!

  • @sacdiyoxuseen6951
    @sacdiyoxuseen6951 25 днів тому

    Russia hubkaa maxeysinee aQawiil miisee dowlad somalia hubyaan laasiin waa animals

  • @abdifatahahmad8338
    @abdifatahahmad8338 26 днів тому

    Been OO dhan waa isku dhamatay runta ayaa lays kugu tagay

  • @nasirfarah3860
    @nasirfarah3860 25 днів тому

    Niyaw weriyaad tahay yaa kugu yidhi bal dib isu dhegaayso waxan werin lama odhan karo waxaagu waa sheeko waxan u arka warkaaga inaad ku nefisto ood jeceshuun inaad dadka u sheekeyso waa iga talo ee nuxur iyo qorshe u yeel waxan aad soo geliso meesha cantara baqash fara badan wakhtiga dadka ha kaga qaadin

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 22 дні тому

      Dhibka ku heysta maxaa waaye tartiib meesha iskaga bax wariyaha haku dacdaacsanine😂

  • @Iimaancalibarre
    @Iimaancalibarre 25 днів тому

    Beenaale soodaa bentii alalae waad kafogtay caafifi xun

  • @user-np4uo1dn9q
    @user-np4uo1dn9q 26 днів тому

    Ascww