Xasan Gurgurato Quus Gooyey DHEXDHEXAD inta Turkiiga.Gortu dhacayio Heshiiska Ethiopia& Somaliland.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 9

  • @ShabcaanYousuf
    @ShabcaanYousuf 3 місяці тому

    Guul.guul.guul.inshalh

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 3 місяці тому

    Aslcaleykum soomaaliland ha noolaato guuleysta guul.iyo.gobanimo ilaahow cadawga umada Reer Soomaaliland cadawgeena jebi aamiin aamiin aamiin aamiin yaarabi guuleysta inshalaah umada Reer soomaaliland guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @DheemanDheeman-q5n
    @DheemanDheeman-q5n 3 місяці тому +2

    Madadx weene.muuse bixi sababah dagalka shinnca walaba dagaalka looga furay way waxa laogagaday inuu yahay madaxweeyne gooni iskutaagu kadhab.yahay

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 3 місяці тому

    SXB WARKASGU WUU DANBEEYAA ABY MAANTA AYUU LASHIRAH BAALAMAANKIISA SU’ALIHIINAA WAA LAWEYDIIYEY
    HADABA WARKAAGU WUU DAN EEYAA EE SOO GAADH DADKA????? ????? !!!!!!

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 3 місяці тому

    Abii wuxuu yiri cintiraaf mahayo qudaar ayaan hayaa

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 3 місяці тому

    Xaalku maa kii lagaa helay ma lagugu horay baa wax baa ka dhacay indr sideedaba Qadaad weyn ceebaw dey e malaa hada waxa u khayr badan in ay dhanka daadku u socdo isu raaciyaan biyaha Iskana Aqoonsadaan Jamhuuriyadda Somaliland Nimanku caqli buuran ma laha e kol haday 33 sanadood Jamhuuriyadda Somaliland laan ka koyn waayeen waxaa u sharaf badan una ceeb yar iyaga Oo Istaaq furanlaysta Iskana Aqoonsada Jamhuuriyadda barakaysan Ilayn indhihii casaade Oo haatan Waali ayey ku dhaw yihiina meesha miyaan dad siyaasiyiin ah Oo diplomacy yada wax ka yaqaanaa joogin Oo siyaasadoodu ma qabiil qoys iyo wax iska dhiciya baa miyaanay Aqoonin in siyaasadu ka guuri karto halkii ay hore u joogtey Oo Aanay lahayn Saaxiib joogto ah balse leedahay dan joogto ah miyaanay ogayn in Erritrea iyo Ethiopia isku dawlad ahaayeen maantana laba dawladood Oo jaar ah yihiin miyaanay Ogayn in Sudan maanta kala tahay South Sudan iyo North Sudan xagay ka nasakhan yihiin nimanku ma waxaan quus aqoonbaa

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 3 місяці тому

    Cintiraaf kii ma qudaar ayuu noqday

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 3 місяці тому

    Beenaale beenaale dhalay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk laba wadan. Allow maxaa ku haysta beenaale beenaale dhalay
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ,agee dalku ahayd war dadka run u sheeg. Beeaale beenaale dhalay

  • @Apdifatahmahamed129n
    @Apdifatahmahamed129n 3 місяці тому

    BEENAALE XOG MIYAAD KU XUKUMI AWDAL IYO LAAS CAANO HARGAYSA IYO BURCO DAWLAD KADHIG !!!!!