Asc shiiq aniga qaarka danbe sinaha xitaa Nuux nusiga dhan wuu idhibaa ninka xagiisa waan Dhib sanaa dareenka dhan wuu iga tagaa markan quran isa saaro daremaha wey Ii Soo noqadan
Wlhi calaamadaha wan leeyahay waxana isku arkay 2023 bishii 6sanadka ban xanun dareemayay ilaahay baa xaqiiqada og qofdumaro la ila qabo xitaa wey igu soo duushay ana xiliga wn ku riyooday iyado isixraysa aa afar jeer
Waa sax dadkii heestay labo sadax afar dhalmo ma jiro Sheik xaaskeyga maba qaadeso uur ilahey hana badbaadiyo dhamaanteen ❤❤❤
Amiin
@@qaaliadoontialle3706 walal cadow sokeeye waye aneey iheesataa hda 3 canug baa iskukeyxegaty kadib 5 sana fadhiye alx quran balaisaray anoo waliba aanan fahansanen in sixir ihaayo baa ilhey iwaafajye in quran la isaro alx wiil baa dhalay hdana wan isquramiye wiilkii oo hal sano jiro uur baan helay waiga soo daatay kadib qofkii idaba joogay anoo umalenin buu guriga iiyimid. ilmaha aabahood bukiyiro adiga iyo gadhaba inta adan isku tagin xaga sariirta baan quran idinsaraa ileen wa sixir tafriiq waxa ana mafahmsanen waxba lasixraa kadib malin talaado ah buu tahliil igu qasbay ana asi kama shakin qofka wa qof walid ah talishii baan cabay islamarkiiba buuuq ani xaajiga isla markiiba furiin baadhacay kadib ani wan is daremay in la igalay o surah albaqara iyo yaasiin baa haben malin aqrinaye kadi duqii wa dhintay 3sano kadib waa isku so noqonay hda 8 sano madhalin o tahliishii baa sabababsanaa 😢hda dr kaan tago waxbo maqabtit buu ileeyhy mrka walalow naagtaada haka dheeran dadaal lasameey oo haujabin xasadkii dhalamada kagalay plz
Amiin Ya Rabi
Shiikh allh qeyr haku siiiyo waxbadan ogan wayay xanunkeyga maanta allh i ifiyay
JZQ BARAKALLAHU FEEKUM SHEIK BACADLE ❤❤❤
Sheik bacadle allaha ku xifdiyo
Waa Runtaa Sheik ❤❤❤ masha Allah
Asc wr wb shugran jazalakhyr wajazakum shiikhow sikhasankurabaa wsp maledahy adoraliyah
Shugran inta qabto Shekhow Allaha Kadulqaado
Mshllh Shugran sheikh Bacadle wll
Amiin ya Allah
Asc shiiq aniga qaarka danbe sinaha xitaa Nuux nusiga dhan wuu idhibaa ninka xagiisa waan Dhib sanaa dareenka dhan wuu iga tagaa markan quran isa saaro daremaha wey Ii Soo noqadan
Subxana allh abayo lknse anigana sas aya ahay arosbana ahay waxana cadaw igu ah nag walashay ah oo utagta dadka wax sheg shega wana qof an ilahay aqoon😢
Shiiqow waan leyahay kuli xataa dhaqatiir waan kasoo dalay tuboyinkaa ku xiran ayaa laidhahay ila tali
aad ayd ugu mhadsan thy waqtigaaga sharafta badan ee aad noogu tabarucday
asc sheekh jazaaklaahu kheyra waxan ku weydina aniga ma isku akhrinkara aayadaha sixirka hadan waayo quf igu akhriyo
Haa Gabdho badan Ayaa Ladhiban Allaha kacaafiyo
Aniga 13sano wax madhin markan uur qaado wan dilmaa mar mar waxaan mooda inay ilmo 5bilood ugu dhexsocdaa 😢 ii soo duceeya
ilaahay ha ku sugo ilmaha wll lakin Malaga yaaba inaad irbad u baahan tahay adiga iyo ninkagu isku dhiig ma tihin 4-5 haddi uurku kaaga dilma dhakhatirta waydi arinka
@@munahassan4153 abayo laba nin oo Kala duwan waaye markan dhakhtar utago waxay leyihiin dhahaan aad baad ufiicantaha
Walo dikri badan same, saliga iyo istiqfaarta ugu horeyaan, la xawla wala quwata ila billah
@@qaaliadoontialle3706 haye abayo mahadsanid
Maryan.abaayo.allaha.raxmaanka.hakucaafiyo.saliga.nabiga.ibrahiyada.badi.waad.caafimaade.inshalaah
Allahu Akbar wllhi anigaa sidaas ah
Abayo maxaa dareenta
Abyo waa iska xunuunsan nahay dilan ayaa I dhibay timaamahan ayaa isku arkay lkn Alxamdullillah abyo quraaka ayaa aqristaa inta badan lkn waa dambi dhaaf wllhi
aamiin yaa rabi
Suratul baqra 102
Suratul acraf 117 69
Sheikh asc waxaad mooda in ad iga hadlayso aniga xageen kala soxiriira wax dhalka waxaa IgA daran in an halo cafimad
Thanks sheikh 🤲😭
Wlhi calaamadaha wan leeyahay waxana isku arkay 2023 bishii 6sanadka ban xanun dareemayay ilaahay baa xaqiiqada og qofdumaro la ila qabo xitaa wey igu soo duushay ana xiliga wn ku riyooday iyado isixraysa aa afar jeer
AAL SEEQOW RUN BADNIDA 😢
alloow aduunyo iyo aaqiro kaamil ka dhig
Walaahi in ad iga hadlayso ayaa lamoda sheikh
1gabar ba haystaa alhamdulillah Ya Rab idaa Amine lakin kadib 9sano ma dhalin inchallah khaire
Aamiin yaa rabi🤲🤲
Jizakala Kher Sheick ❤
Amiin amin yarabi
Subtasks laah sheekhow anigaa qaba xanuunkaa Ale ha iga caafiyee
جزاكم الله خيرا 🙏
Sheekh aniga maisku aqrin karaa qof igu aqriya hadanan heysan
10 ka calamododba wan leyay 4 sano xaas ahay wali ma dhalin riyada xata wan ku riyoda hada kahor ninba ihanjabay hadan adiga io carurtadaba idin babinwayo ano gabdh ah iska diiday ayuu idhi manta ilaa malintii wan xanusaya iso ducee sheekh
Sheikh cilaj aya riyo ku deegay nin aya ida soosaray
Ani naago leyla qabaa cunugi u danbeyay 6 ku dhiciyay ilaa hada minka i xanunayo sanad iyo 10 uur ma qaadin isbitalki ur ma jiro la i dhahy
Ilaahow nagaqabo balaayo idin kashif dheh subxanllaahaa😢
Sheeq jazaaka laah ani kaligey ma aqrisan karaa
Awxaynaa ilaa musaa. Watabicuu waqalaa fircawna tuunii qaluu yaamuusa imaa antulqii qaluu yaamuusaa mikuli nabi in mustaqar fasawfa taclamuun kadaalika linusabit bihi fuaadaka waratalaahi tartiilaa qulmuutu bikhaydikum fabisharnahu biqulaamin caliim aa antum ashadun qalqan amisamaau banaahaa
Shiq sax waaye.calaamadahadhan.wan.qawaa.eemaxaansameeyaaa.
WCWRWB Sheik bacadle
Asc 16 ayan deganahay 2 aya ijogta ilahay unada hacafiyo
Walahi waa sax uultumane waan kaltanay
Amiin
Saxwaye aniga ihasata
Aamiin yaa rabi ❤️
Shiikh 18 sano baalay qabaa waxana madhin
😢
Aamiin
Amiin amiin amiin allow ka cafi
Wlhi waxaas oo dhan waan arkay dhamaan whi been masheegasyeee😢
Shiikh intee lagala xariira
Shikh.mararka.qaar.geerida.aan.dooor.bidaa
Allah sheqow tun badnida😢 walahi
Adi noo soo duub aayadaha
Shikh aad ayaa u mahad san tahay
Walaahi aniga I haystaaa
Asc dhibadan arkay
😢😢😢😢 whli wn isku arkay allh mina jana
AMIIN amiin
Aamiin yaa rapi 🤲🤲🤲
Yaa Allah
Amiin ana Ka mida
Asc
Wax kale ka sheekee dumarkii somalidu waxay isu haytaan in ay wada sixranyihiine miyaanad arag rusheeyeyaasha dhibka haysta dumarkii hadaba naga daa sixir ayey sheekadaadii noqotaye iska dhaaf
K
A
😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲
Ani hal cunug ayaan dhalay 208 kadib uur aayan qaday 2011 wayna iga dilaaceen ayagoo 3 caloosha kujira hada wxn isku arkay mudo dhiigu inuu xuub isku badalo oon dhiig caadiya iga imaan waxaa kalo jira caloosha dhanka bidix ineey iiga jiraan wax iga xoog badan waxaa kaloo jira dadka wan kabaqa dadka inaan dhex galo marabo
Subtasks laah sheekhow anigaa qaba xanuunkaa Ale ha iga caafiyee
Aamiin yaa Allah
Asc
K