VLOG - IDIL AYRUUSH & AXMED EESH CALAA | HAL XIDHAALE | HORDHACA RAMADAANTA - 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024
  • Bisha bara kaysan in sha alaah murti iyo madadaalo badan ayaan halkan diinkusoo bandhigi doonaaye yaynaan ismooganaanin sha alah
    Si aad noogu xidhnaato SUBSCRIBE hanala dhaafin mahadsanid

КОМЕНТАРІ • 293

  • @AHMEDEESHCALAA
    @AHMEDEESHCALAA  2 роки тому +43

    Akhyaarta qiimaha iyo tixgalinta iga mudan ee aanu haybta soomaalinimo ku walaalownay aad baan idiinku mahad naqayaa ugu horay
    Marka labaad su aalihii muuqaalkan ku jiray sida quruxda badan ee aad jawaabohooda isagu daydeen waan idiinka mahad naqayaa
    Ta xigta waxaan idiin balan qaadayaa insha alaah bisha barakaysan ee Ramadaan in aan murti iyo madadaalo idiinsoo gudbin doono hadii uuna Allaha awooda lihi maya dhihin
    E idinkuna SUBSCRIBE ta iyo LIKE ta ha ila mooganaanina
    Sharaf korkiina ha ahaato my team 🙋🙋🙋

    • @suldangodane9775
      @suldangodane9775 2 роки тому +2

      Insha allha abawaan waad mahsthy wllky

    • @abdikanisuleimam9543
      @abdikanisuleimam9543 2 роки тому +3

      Haybta somaalinimo aan ku walaalownay eraygaas ba igadan
      Hiilka iyo gargaarka afkayga hooyo ee afsomaliga baa idinka sugaynaa abwaan sare❤

    • @suldaanbashiirhusen2953
      @suldaanbashiirhusen2953 2 роки тому +1

      Sidokle abwaan Ahmed eeshcalaa iyo dhaan asxaabta taageerta m.a thanks my bulshoy waa abwankeenii ee aan taageero buuxda siino marwlba garabjiisa aanahaano inshlah waa wadani dadka iyo dalkaba jecele m.a abwaan.maskaxda ale.kuudaayo.aamiin

    • @fatimaahmed6359
      @fatimaahmed6359 Рік тому

      Haddu alle idmo wllo qali ilaah cafimad taam.ah ha nagu wada garsiyo

    • @user-xg6jo7bo8v
      @user-xg6jo7bo8v 4 місяці тому

      Mahad sanid

  • @miskihassan5580
    @miskihassan5580 2 роки тому +20

    Suasha kowad waa hoyo cunug sidata cunugna calosha ugu jiro waa ku mahadsantihiin muqalka quruxda badan ad nala wadagteen nooso badiya muqalada wn idin salamaya dhamantin qa satan eeshcala iyo idil ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @geeljirepro
    @geeljirepro 2 роки тому +7

    Magacaygu Abdi Jama from Holland, 3 qof ee biyaha dhaaftay waa Hooyo uur leh oo ilmo kale na tunka ama tuurta ku sida. Laakiin noolaha bishoi mar kaadhsha ma garankaro!

  • @dayaxteamkaazow2841
    @dayaxteamkaazow2841 2 роки тому +13

    Daad an aad u jaclahay baad tihiin ❤️❤️❤️ May Allah bless you all amiin amiin

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 2 роки тому +10

    Gebedhaan rekord beey jebisay xagga dhaantada wa cajiib idil ayruush. Codkeeda iyo habka dhaantadeeda waan jeclahay ❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @foosiyacumar2698
    @foosiyacumar2698 2 роки тому +6

    Masha allh reer midnimaqararn wan jecelahy walahy wayo heesohoga Ayaa lasocda swan eeshcalaa iyo idil💕❣❣ bashiir aba dil ayruush iyo c hargyse wan jeclahy 💕

  • @omarkadarabdi5936
    @omarkadarabdi5936 2 роки тому +5

    Abwaan eesh,calaa iyo dhamaan koxda midnimo,qaran waan idin,wataa from mudisho

  • @mahamedzhukri9322
    @mahamedzhukri9322 2 роки тому +5

    Abwaan axmad eshclaa. dhaantooyinka muuqaal uyeel zxp keep going

  • @ikraansaciid6575
    @ikraansaciid6575 2 роки тому +8

    Suasha kowad waa hoyo cunug sidata cunugna calosha ugu jiro dee hhhhhhh❤❤❤❤❤❤

  • @adenabdiyussuf5921
    @adenabdiyussuf5921 2 роки тому +7

    Yep we need such beautiful stories

  • @yurbax2909
    @yurbax2909 2 роки тому +7

    Waaaaw idil ayruush iyo eshcala salaan sare

  • @salaxabdiaden8552
    @salaxabdiaden8552 2 роки тому +6

    Suasha idil hadan kajawaba
    Waa bahalka diidinka ladhaha ama
    Diin sidaa utaqanaba✔️☑️

  • @nimcaancabdinimcaancabdi8304
    @nimcaancabdinimcaancabdi8304 2 роки тому +5

    su aasha abwaanka magaranayo ee isagu ha noomacneeyo su aasha 2 ee idil ayrush noolaha aan kaajin waa diinka

  • @mursalabdirahman4127
    @mursalabdirahman4127 2 роки тому +4

    Waan salamayaa dhamaan kooxda midnimo qaran

  • @ibrahimhassan644
    @ibrahimhassan644 2 роки тому +6

    M,a geep up brothers
    Axmadow adigune nomber 10 miyaad kaciyarata & No 11

  • @maamecade5864
    @maamecade5864 Рік тому +1

    Aad bd u mahadsan tihiin niyaw
    Idilna waan u bogay noona soo hadhay sheekooyin nooca ah

  • @abdirahmanmahmud7012
    @abdirahmanmahmud7012 2 роки тому +2

    Mansha allah marka kobad koxdina midnimo xoogban idin jeclahay dudub ahana waan idinsalamay sualaha murtida iyo madadalada waban kahela ee suasha ee abwn esha ala wan islagaranayo waa hoyadi wilasheda biyaha marisay midna gacanta kuwadatay midna dhabadka midna calosho ee suasha idil ayrush nososhega

  • @Dhaantostudio
    @Dhaantostudio 2 роки тому +5

    Su aasha abwaan eshcalaa
    1= waa hooyo
    2=waa ilmo aysiday
    3=waa ilmo ay uurka kusiday
    Kawarama jawaabtaa. M.a waad
    MAHADSANIDIIN

  • @abdifataax8093
    @abdifataax8093 2 роки тому +5

    Asc kooxda midnimo qaran waan idin salamay salan kadib inaga su alaha ma idin kudarsanaa

  • @mohamudhajji8710
    @mohamudhajji8710 2 роки тому +5

    Idil ayuush iyo abwaan waan idin salamay 👍

  • @mshariif6683
    @mshariif6683 2 роки тому +3

    Su aashaa gabadh iyo caruur ay xambaarsanayd iyo midkale oo caloosha ay kusido

  • @umalkhyr1507
    @umalkhyr1507 2 роки тому +2

    Mshaa allah abwan Ahmed eeshcalaa and teamkiisa alle haydin xfdo

  • @suldangodane9775
    @suldangodane9775 2 роки тому +5

    Abawaan nosheeg

  • @maryamahashi1232
    @maryamahashi1232 2 роки тому +3

    Mnsha allaah wllahay keep going wlhi eesh calaa iyo idin ayruush in ay isqaban baa moodi jiray

  • @osamaabdi6136
    @osamaabdi6136 2 роки тому +4

    Soo badiya muuqaalada

  • @suldangodane9775
    @suldangodane9775 2 роки тому +3

    Waa diika

  • @fatushahmed771
    @fatushahmed771 2 роки тому +3

    ManshAll dada keygi wan idin wata 🥰

  • @foosiyacumar2698
    @foosiyacumar2698 2 роки тому +2

    Walalo wan gu jeclahy❣💕❣ idil❣💕❣ bashiir wan gudageera walalo idilaa 💕❣❣❣ilaahow igada

  • @mubaarikshukri206
    @mubaarikshukri206 2 роки тому +4

    Man sh allh soo badiya niw from hargysa

  • @abwaandaajiyeofficial3377
    @abwaandaajiyeofficial3377 2 роки тому +4

    idil hala igu salaamo

    • @aryuush
      @aryuush 2 роки тому

      Waankaqaday huno

  • @suldaanbashiirhusen2953
    @suldaanbashiirhusen2953 2 роки тому +3

    Manshlh wlllo.aan.jeclhay.farxadkuwaara.m.a.1000.farxdiinu.waa.tayda.ana.taydu.waatiina.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤

  • @cawilcadde3749
    @cawilcadde3749 2 роки тому +3

    Masha allah maasha allah

  • @mustafemustfe1341
    @mustafemustfe1341 2 роки тому +3

    Mashalh axmed esh cala esh cal 🔐abwam

  • @macalingarada.m.g6590
    @macalingarada.m.g6590 2 роки тому +5

    Magalada Garissa imada

  • @MissSaraa2
    @MissSaraa2 2 роки тому +1

    Suasha abwanka waa hooyo cunug dusha ku sida midna calosha ku sida soo maha dhamaantin aad baan idin jecelnhy ❤❤

  • @cabdulaahimawsa4460
    @cabdulaahimawsa4460 2 роки тому +4

    ax wan uxiisay jarar allaw ha idilin anoon tagin

  • @farxaanbuladari4133
    @farxaanbuladari4133 2 роки тому +4

    AdiL ayruush sheekada wax yar ay katagty LKin m.a

  • @AxmadXusenNuux
    @AxmadXusenNuux 6 днів тому

    Masham alah idiĺ isha calaa

  • @calikaar5246
    @calikaar5246 Рік тому +2

    Weydin salaamay dhamaan marka hore midnimo qarn waxaad tusaale. utihiin marki leego magaciina umada soomaliyeed Halkiina kasii wada waxaan rejeynaa in leynikaagadaydo magacaa wanaagsan is tan 2 bad Abwanka & idil eyrush waxan idin weydiinayaa shimaa imaaneysiin muqdisho waxaan idin arkaaya adinkoo tegaayo Kenya kismayo hargeesa anaga manahilmaamteen mise wadadaa kusoojirtiin?

  • @hassanabshir2897
    @hassanabshir2897 2 роки тому +3

    Waa Canada dumarka

  • @abwaantabiye
    @abwaantabiye 2 роки тому +3

    Aad iyo aad aabo guleysta

  • @nasirgurey3706
    @nasirgurey3706 2 роки тому +4

    Sheekada idil ullajeedbaa kujira kkkkkkkkkk

  • @user-mj4nm5ii3r
    @user-mj4nm5ii3r 2 роки тому +2

    Miidi hoyada1ilmaha dhabarka
    Iyo ilmaha
    Urkakujira

  • @qadanismacil1421
    @qadanismacil1421 2 роки тому +2

    Waaa hooyo iyo ilmahedi iyo ka uurkakujira

  • @zamzamcali7938
    @zamzamcali7938 2 роки тому +3

    So badiya

  • @fanaxcabdi4579
    @fanaxcabdi4579 2 роки тому +3

    M.a koxda midnima qaran waxan idin leyahy jiro joga

  • @abwaangunudpro4682
    @abwaangunudpro4682 2 роки тому +4

    Masha alaah

  • @fatushinaaebdi9698
    @fatushinaaebdi9698 2 роки тому +2

    M.a boqortooya weye gabadheena iyo wiila sheena

  • @axmeddayrmaxamuud8016
    @axmeddayrmaxamuud8016 2 роки тому +3

    Idil noosheeg waxa bisha aan kaajin

  • @jawharahmed6050
    @jawharahmed6050 2 роки тому +3

    Soo badiya abwaan

  • @musacali6056
    @musacali6056 2 роки тому +1

    Lam bar 9 waan Kuwtaa idil ayruush

  • @maxmedaadangorod2060
    @maxmedaadangorod2060 2 роки тому +3

    ♥️♥️♥️✅

  • @haawocawilsalaad8097
    @haawocawilsalaad8097 7 місяців тому

    Waa islaan ilmo sidata ilmana uurka ugu jiro😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @foosiyacumar2698
    @foosiyacumar2698 2 роки тому +1

    Mash allh wan jeclahy walahy walalahy abwaan eesh cala iyo idil ayruush c hargyse wan jeclahy ilaahow ida

  • @abdirizaqahmed2995
    @abdirizaqahmed2995 2 роки тому +3

    Sir bilcan iyo Sagara duqoodi midna lama arka suashi Ahmed way cusubta

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 2 роки тому +2

    Xamse yare waa nin diinta aad u fahansan, walaalaheena kale eeshcalaa, idil iyo rabaani ma fahsana inaan la qalayn 15ka bisha u danbaysa ee shabcaan inaan la soomin

  • @user-ww1rx9tq2r
    @user-ww1rx9tq2r 6 місяців тому

    Marwo iyo seygeda sharaf bad ledahiin🎉

  • @umufitax6402
    @umufitax6402 2 роки тому +3

    Waa hooyo uurle midna saarsan

  • @axmednuurdhuux
    @axmednuurdhuux 2 роки тому +3

    Sulaalsha idil waa fiidmerta weyo

  • @rashkaaadan1659
    @rashkaaadan1659 2 роки тому +3

    war shaabcaan.haday gaadho 15 kadib lama soomo nafta walasiidhawra 15 udambeeya si,aad Rabadaanta ugu adkaysato

  • @omarabdulahi5810
    @omarabdulahi5810 Рік тому +1

    Nooolaha Aaan kaadinin. Waaa raha
    Waaayo bishii ba Ma buu kaaadiyaaa

  • @aasiyacabdilayl4146
    @aasiyacabdilayl4146 2 роки тому +3

    Masha Allah soobadiya

  • @XasanMaxamuud-js1qr
    @XasanMaxamuud-js1qr 3 місяці тому

    Maasha allaah alleh hay su kiin daayo idil iyo axmed eeshcalaa

  • @sowdodaahir4777
    @sowdodaahir4777 2 роки тому +3

    Mn sha allah

  • @salaxabdiaden8552
    @salaxabdiaden8552 2 роки тому +2

    Gudin means masaar kawadan miyaana

  • @casaanyomahal3373
    @casaanyomahal3373 Рік тому +1

    Waa nin dabashy nin doonsarn nin diyaarsn

  • @deekhmohamed3614
    @deekhmohamed3614 2 роки тому +2

    masha Allah walaalhey aad ayaa u mahadsantihiin runtii dhaqankii barisamaadkij lugu dharma jiray ayaa soo nooleyseen aad ayaa u mahadsantihiin su aasa hadaan usku dayo wexey noqoneysaa in ey tahay abeesa lugaaleydA beesha aad kati sudonka biri waxaan umaleynaa in ey tahay agartala biri in aad iga saxantihiina waa lagayaabaa marka waxaan leeyahay sidaas iyo nabad galyo isma dhaafno walaalehy qaali ah by by by byby by by

  • @suldangodane9775
    @suldangodane9775 2 роки тому +4

    Kkkkkkkkk waa rotiisa halafiro

  • @maayam.xed1342
    @maayam.xed1342 2 роки тому +4

    Idil ceyruush prank ku soo sameeya

  • @NasroCabdiaxmad1-wl8rd
    @NasroCabdiaxmad1-wl8rd 7 місяців тому

    Masha Allah ilahaya aidin xiftiyoh ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @user-bb7ml2oh1k
    @user-bb7ml2oh1k 9 місяців тому +1

    Mashallah❤❤❤❤

  • @XassanMahamed-jr3hq
    @XassanMahamed-jr3hq 6 місяців тому

    Axmed walaal wankujeclahay❤su,aashan was cumar midnasidita midna burke kusidata (adiga keebaatahay 1dir 2Hanoi 3daarood

  • @dawodagan7098
    @dawodagan7098 2 роки тому +3

    Wan idna salamy midnim qaran

  • @weheliyechannel2759
    @weheliyechannel2759 Рік тому +1

    M.a abay

  • @happyyare2315
    @happyyare2315 2 роки тому +2

    Abwaan wan kusalamay marka waxan kaa rabaa in aad igu sameyso gabar aan jeclahay hees aad u macaan isoo qabo si aan kuula wadaago abwaan waa iga codsi

  • @aadancabdi7171
    @aadancabdi7171 Рік тому

    Waa hooyo ilmo xambaarsan uurleh

  • @suldaanbashiirhusen2953
    @suldaanbashiirhusen2953 2 роки тому +2

    Kaliyo laab.ayaan.idiin.jeclhy

  • @suldangodane9775
    @suldangodane9775 2 роки тому +2

    Xabiibi inamari waan kuraaciye

  • @GARAADFARXAAN
    @GARAADFARXAAN 2 роки тому +2

    Keep going sxb

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 2 роки тому +4

    Say #Ramadan Mubarak guys inshallah guuleysta #Kareem “generous” #Mubarak “blessed” that right blessed which stands for #mubarak Asc

  • @mahamedzhukri9322
    @mahamedzhukri9322 2 роки тому +3

    Kooxdaydii noolaada

  • @shukrinuur8628
    @shukrinuur8628 2 роки тому +2

    Waa hoyo uncle congrats sida hoyada way aragtay way ina taabteen cunuga la sido o arkay iyo kan uur jiifka on arkinba

  • @shkr489
    @shkr489 2 роки тому +3

    Waa hooyo ilmo sidata uurnale tan biyaha

  • @mohamedateyeh
    @mohamedateyeh 4 місяці тому

    Masha allah sheko qimabadan ayay idil nosojedisay

  • @NuuxCali-ez6tr
    @NuuxCali-ez6tr Рік тому

    Waa hooyo iyo ilma ey dusha ku sido iyo mid caloosha ku jirta

  • @milgosare3448
    @milgosare3448 Рік тому +1

    Aad iyo aad
    Baan idiin Salaamaa
    QARAABO

  • @bareahmedfarax7159
    @bareahmedfarax7159 2 роки тому +3

    Waa hooyo mar cunug dusha ku sidda marna caloosha ku sidda
    Hooyada waa taabtaan waana aragtaa waana taabtaan waana ka tallaabtaa
    Cunuga dusha lagu sido wuu arkaa Mana taabtaan waana ka tallaabaa Kan caloosha lagu sido wuu ka tallaabaa Mana arko Mana taabtaan wa bullaahi toqfiiq

  • @HaruunCade-tq7lu
    @HaruunCade-tq7lu Рік тому +1

    Waa ilmaha caloosha kujira

  • @niciimaaxmed9360
    @niciimaaxmed9360 2 роки тому +3

    👍👍👍👍

  • @happyyarkanabadajecel9551
    @happyyarkanabadajecel9551 2 роки тому +3

    Mansha Allah Hambalyo

  • @OskaboymanOska143-sq2cj
    @OskaboymanOska143-sq2cj Рік тому +1

    Waa island urka ilma urka kuwado mid na dabarka kuwado

  • @AWALDHAANTO
    @AWALDHAANTO 2 роки тому +2

    Noso badiyaaa shekhadaa

  • @rahmaahmed4563
    @rahmaahmed4563 2 роки тому +2

    Huno idil ayruush Masha allah

  • @axmeddalmar1220
    @axmeddalmar1220 2 роки тому +2

    Su aashii saxiibkeen eesh calaa fakarkayga anoo ah abwaan dalmar ninka biyuhu taabteen arkayna wa kan dabashay ninka arkayna aysana taban wa kandoonta kagagudbay ninka aan arag tabana wa kan diyarada kagagudbay wll iyo Asc

  • @xidiggodleeye9838
    @xidiggodleeye9838 Рік тому +1

    Wa mascagaley

  • @abdirahmanmohamed1621
    @abdirahmanmohamed1621 2 роки тому +3

    Mashallah dadkeygii

  • @geelleafrax8238
    @geelleafrax8238 2 роки тому +2

    Waan iidiin xiisidoonaa

  • @SulubzeSaska-xx2yr
    @SulubzeSaska-xx2yr Рік тому +1

    Nio cesh cala idil magursatay

  • @samsamcabdi4069
    @samsamcabdi4069 2 роки тому +1

    Sheer

  • @fatushinaaebdi9698
    @fatushinaaebdi9698 2 роки тому +3

    👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌