ciyaartoyda ugu fiican ee January lala soo saxeexday aubamiyang coutnho suarez vandijk luiz diaz evra waxaa flop wayn noqday January torres oo chelsea ku biiray 2011
Arsenal hada Striker ma heli karto mana u muuqato mid Liverpool la Tartami karta. Weerarkii ay ku soo Galeen Kulankii Tottenham ee Trossard Havertz Sterling wuxuu ahaa Weerar Koox yar ee waxay Nasiib ku lahaayeen inay Tottenham la ciyaarayeen ee koox kale waxba Kamay tareen 😊.
Martin Odigaard waa best midfielder cidii dood wada waa meesheeda mana taageero Arsenal oo wlh ah lkn I like type of Martin🎉
Kk boska uu ka ciyaro xita top 3 epl maka so galay right 😂
Top3 waa macqul pl inuu kasoo galo blse 1 iyo 2 magalayo@@IbraahimMowliid-y9t
Ibrahim carab waa legend runtaa ka hadlaaa kooxdaa taageera uma hadlo
guul wacan insha'Allah ❤
Qofka y
Ugu horeeya😂❤41 sec
Zhamakh wlcm back gazen
Asxaabta hadalka kala hela one by one ❤
Aston vila mings baa u soo laabtay inkastoo isaga lagtiisa iska average yahay hadane isaga iyo martinez markay is kaashadaan way adag yihiin.
Fc prank waa la cabaaa
Aston villa 2 arsenal 1
Come on gunners ❤
ciyaartoyda ugu fiican ee January lala soo saxeexday
aubamiyang
coutnho
suarez
vandijk
luiz diaz
evra
waxaa flop wayn noqday January torres oo chelsea ku biiray 2011
Wixii buuq ka dhigteene naga kale aamusa
Hh😂😂
Arsenal hada Striker ma heli karto mana u muuqato mid Liverpool la Tartami karta.
Weerarkii ay ku soo Galeen Kulankii Tottenham ee Trossard Havertz Sterling wuxuu ahaa Weerar Koox yar ee waxay Nasiib ku lahaayeen inay Tottenham la ciyaarayeen ee koox kale waxba Kamay tareen 😊.
Mr calaacal waaye waa carab maanta dhan weerar yahan meesha ma joogo lee kusoo celcelinee
2. 2
Islow lbx waa ku salamy
Odigard vesion malahan
Saaqid weeye
😂😂😂@@Funyshort_1
Arsenal 2
Astonvilla 2
Chamakh jini wyo qac ayu kayersiyey arka 😂😂😂😂😂
Aston 2 1
Arsenal 2 astvila
Gunners 1 Aston Villa 3
Realistic ninkaan ma fahansano miyaa waa xaar caadiya
Ciwaanka kulankiina ma aadan sitoos ah uga hadlin (Yay soo qaadan kartaa Arsenal?)
Arsenal 1 Aston villa 1
Liverpool 2 brenford 1
Chelsea 3 wolves 1
Tottenham 3 Everton 0
Man united 1 Berington 2
City 3 Ipswich 0
Meel ku qorta notenham forest ayaa qaadaysa horyaalkan .
Arsenal 1_1 Astonvila
Arsenal 3 Aston villa 1 mancity 3 upswich 0 Liverpool 2 p 0 mutd 2 Brighton 2 Tottenham 1 Everton 0
Arsenal 1=2 villa
Kulanka Aston villa gambar ayaa ii yaala , 90% kalsooni ayaan ku qabaa in Arsenal la qaban karo.
Khabiir chamackh channel malahan miyah
Arab fuley waye football kaa mararka qaar gesinimo u ba haan tahy
Yarkan aarka sanbuusle ayaa u ah sidane oo kale
Sanbusle ninkas isagaba ku dhegan lkn odergard waxas laga shegay dhan waa run
Arsenal 2__0 villa
Arsenal 1 Aston villa 0
Arsenal 1 vz astonvila 3
War arka 1:1 maqadatid yahoo
Arsinal 1vs astonvilla 2
Arsenal 1 v Aston villa 1
ciyaarta arsenal waala dilaa 1:0 iga qor tan
Ars:2 ASV:0
Ciyaartan astonvilla waala dilaya arsenal weliba 2-1 come on aston villa❤
Aston villa 3-1 arsenal
Arsenal 1-2 Astonvilla 😂😂😂
Arsenal 1 aston viallla 0
Arsenal o vs Aston vill 3
Sawe👍
Kkk xaqiq
Arsenal 3 Aston Villa 1
Arsenal v2.Aston vill 0
Arsenal 3 Aston Villa 1
Arsenal 0. vs Aston 3
Arsenal 4 vs aston villa 0