Universe-yada isku Midka ah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • Asc daawadaheyga sharafta leh.
    Ku soo dhawow channelka wll 🙏🏽♥️
    Subscribe. Like. Share. ♥️
    Macluumaad
    www.space.com/...
    www.forbes.com...
    www.npr.org/20...
    www.wired.com/...
    www.merriam-we...
    www.britannica...
    physicsworld.c...
    courses.lumenl...
    • Breathtaking Mirage Ap...
    Social media ⤵️
    / mieraaj.hamada
    ...
    / mieraaj
    vm.tiktok.com/...
    📧
    mieraajhamada96@gmail.com

КОМЕНТАРІ • 326

  • @KASKEYPRODUCTION
    @KASKEYPRODUCTION 3 роки тому +71

    Jamaal oo jamiilo isku badalay waaba sheeko kalee 🤣🤣

  • @barkhad1176
    @barkhad1176 3 роки тому +7

    You are a talented man👊Awdheere

  • @munamohamed3167
    @munamohamed3167 3 роки тому +13

    Asc habo wax badan ayaan ka bartay ee Ilahay haku barakeeyo waalidiintan ilahay janada hageeyo iyo dhamaanteeba. Kumanan adigoo kale ilahay soomali hawso saro 💓💓aamiin yaa Rabi

  • @abdifetahx
    @abdifetahx 3 роки тому +14

    i feel like im watching the FLSH series

  • @yh___yinhbr1876
    @yh___yinhbr1876 3 роки тому +2

    HorTa Awdheerow Sax waaye our planet is true just inkastoo ingriisku aan aqoon Waxas la helay Koon la mid koonka aan ku nool nahay Biyana leh Meeshii biyo laga helaana Nololi iney ka jirTo Ma sax baa

  • @korodhsoaqoon
    @korodhsoaqoon 3 роки тому +1

    Aw dheere hana waalin

  • @ibrahimroomiya
    @ibrahimroomiya 3 роки тому +10

    AWDHEERE Musasal Camal Baan Kuu Sugaa 🔥❤sxb Keep Goin

  • @Alasinho
    @Alasinho 3 роки тому +1

    Qodoni kuma salaanto hade ku salaanto neh ............ meshan hala buxiyo

  • @ibraofficial7761
    @ibraofficial7761 3 роки тому +14

    Aw-dheere doqoni kuma salaanto malmahn dhan baan ku sugaynay ayeeyana malmahan ma isku dhacdeen ma sheegtide ❤😂

  • @abdiqani3260
    @abdiqani3260 3 роки тому +1

    Hamada lgnd walaahi warkaaaga wuxuu iiiigu socdaaaa faleeeenbo camal 💌💌💌💌💌

  • @epow_adde1
    @epow_adde1 3 роки тому +2

    Video luguma caajiso

  • @hamzabeshir3152
    @hamzabeshir3152 3 роки тому +2

    الدحيح فرع الصومال

  • @Thommack
    @Thommack 3 роки тому +1

    Jamaal waakasii jeesatay jamiil waaye kulahaa 😂😂😂😂😂😂😂

  • @hellaznaaji6018
    @hellaznaaji6018 3 роки тому +8

    I feel happy when i saw you uploaded new video

  • @zhimaaliofficial9264
    @zhimaaliofficial9264 3 роки тому +1

    Wlhi waxaad tahy youtuberka kaliyaata een ka daawado youtuberada kaleeto
    Keep going bro

  • @wardifilims
    @wardifilims 3 роки тому +1

    anigu waxan islaha copy gaaga CHINE ayaad ka helaysaaye ma DUNI KALUU BOQO KAYAHAY
    Haduu jiro oon dunida kale boqor kahay waxaan iska COD SANYA INUU ISO GURMADO WAAYO AFRICAN KU GADON SANY
    DUNI KALE BOQOR BAN KA AHAY

  • @Ladan-gs1zg
    @Ladan-gs1zg 3 роки тому +2

    From hoosow

  • @sagalsicid1492
    @sagalsicid1492 3 роки тому +2

    From hoosow

  • @sirahmed4348
    @sirahmed4348 3 роки тому +1

    Multiverses
    الاكوان المتوازنه

  • @cabdisalammohamed7110
    @cabdisalammohamed7110 3 роки тому +2

    I am the first one awdheere🤩🤩

  • @khalidsmart6397
    @khalidsmart6397 3 роки тому +2

    Hamada muqaladad habka ad usameyso iyo habka ad uso jediso intaba cadi maa'ha🙏👍👋👏

  • @fure9777
    @fure9777 3 роки тому +1

    Jamal oo jamila iskubadalay wa sheko kale 🤣🤣

  • @saadaqdaahir4801
    @saadaqdaahir4801 3 роки тому +2

    Ani vidio gaan ma fahmib

  • @aliaraleali2626
    @aliaraleali2626 3 роки тому +1

    Awdheere dowladii cuthmaaniyiinta ka soo hadal

  • @mmxvmia
    @mmxvmia Рік тому +1

    6:30 Suaal . Murayad hadaa kordhigo object macquul maahan inaa u arko image-ka qaab gadisan waxa kaliya Kala rogi karo kana dhigi karo mid gadisan waa water-ka ...so .. macquul sidee Ku noqonaysaa🙂?? My minde be like 📈📈📈

  • @salmoabdi7780
    @salmoabdi7780 3 роки тому +1

    Hhh neefso nafbad ledahaye horey usoco wan cusbahay channelkaga

  • @updyrahmanaaran1790
    @updyrahmanaaran1790 3 роки тому +1

    Cilmi dad so jidasho ilabaxnimo wlhi intaz bu isku darsaday brother hamada ibrahim guulezo wliga zxp

  • @muhanadckariin9042
    @muhanadckariin9042 3 роки тому +1

    Oowdhere cilmi laguu daa adiga👍👍👍👍

  • @muhanat_
    @muhanat_ 3 роки тому +6

    Waaaa wareey markaan Ku fiirsanaayo qosolka celis maleh 😂

  • @aminbanooda1
    @aminbanooda1 3 роки тому +1

    Ow dheere mid koowaad alla Naag haku sahalo mid labaad barnaamijkaga waa shidan yahay

  • @suleiamannofficial4670
    @suleiamannofficial4670 3 роки тому +1

    Ow dheere zhp 3 bari baa maqneed vidoeyada la so dhaqso doqoni kuma salaanto

  • @husseinmohamrdancer8378
    @husseinmohamrdancer8378 3 роки тому +7

    Aqoon lasocoto Funny
    Wllhi intaasa waligey kugu jecandona

  • @walledesaa575
    @walledesaa575 3 роки тому +2

    ان شاءالله نشوفك متزوج وعندك ٣ بنات يارب 😊

  • @mohamadkhadar2220
    @mohamadkhadar2220 3 роки тому +1

    Sxb waad dhaantaa (you tuberakale) qaabka aad wax usoogudbiso waa inabacaadi aheen

  • @drmohamedastronomer6597
    @drmohamedastronomer6597 3 роки тому +1

    Sxb hoey u soco sxb sare waan la dhacay cilmigaaga 🚀🛰️🔭

  • @khaalidgeeddi4284
    @khaalidgeeddi4284 3 роки тому +1

    Waxa aan aad uga helayaa tixraaca aad soo raacineyso. Ilaa maalinka aan ku xidhnaa

  • @claahicmmc4868
    @claahicmmc4868 3 роки тому +1

    Xitaa soomalia waa lagu arkay 2 years ago bal ee magaaladii guuraysay ee barigii

  • @abdiwahaabmaxamuud7932
    @abdiwahaabmaxamuud7932 3 роки тому +1

    Oowdheere waad nawaashay bis 😂😂😂

  • @عبدالرحمنبنجده
    @عبدالرحمنبنجده 3 роки тому +1

    اه يا ورده حماده اخبارك جمعه طيبه الفيديو الحلو

  • @smile-fv2pe
    @smile-fv2pe 3 роки тому +1

    Awdheere magalada dulaysay e somalia lagu arkay bal ka hadal taasna

  • @ifrahxaaji2917
    @ifrahxaaji2917 3 роки тому +1

    Walalo maano tartiibisid mxa ku helay

  • @cumarkumaandoyare497
    @cumarkumaandoyare497 3 роки тому +10

    Hamada legand tahee keep going for your progress

  • @juweriamo1494
    @juweriamo1494 3 роки тому +1

    Muqaal fican waxa kahor 2 sano dhacay in meel miah oo jalaqsi lagu sheego ay arkeen magaalo guuraysa markuu roobku istaagay 🙏haday aragtidu sheegayso nuu reflection yahay meesha wxa ka dhacay miigaa say uga dhici kartaa🤔

  • @raagemm5534
    @raagemm5534 3 роки тому +1

    Oosheere doqni kuma salanto

  • @bashkaabdi1418
    @bashkaabdi1418 3 роки тому +1

    masuul vinkings iyagana kasoo hdl

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 3 роки тому +27

    UA-camr da, yar OO isla weyneen
    The one and only
    Hamada Ibrahim 🤔🤣

  • @playmovies8209
    @playmovies8209 3 роки тому +1

    Yaaqi hamada isku xishood meeday love

  • @cabdiqaadircirro228
    @cabdiqaadircirro228 3 роки тому +1

    awdheere doqoni kuma salaantee fadlan casharada soo badi shaahana caano isaga dar ama iska cadee💙👏

  • @drhassan2369
    @drhassan2369 3 роки тому +2

    hamaada plz hada ka dib xikmadaha vedioyaashaada kusoo darto noo tarjum 😩waana ku jeclhy ilaahey dartiis walibo

  • @shaqalleibnuaar7090
    @shaqalleibnuaar7090 3 роки тому +1

    Aar waa runTaa zxp bari saas u horeysay baa waxaaso kale waaan aragney magalo guureysa

  • @jamaaltube8153
    @jamaaltube8153 3 роки тому +1

    Waraa awdheere ani maa isoo gashay caawa nio magaca kharash badan ayaa iga galay sxb jamiilada igareeb adoo raaliya keep going nio

  • @mohaboyboy7977
    @mohaboyboy7977 3 роки тому +1

    Reaction kusoodar please

  • @hanadabdulkadir9142
    @hanadabdulkadir9142 3 роки тому +1

    odey dheere maanta cup shaaha ahaa waad ilowdey

  • @boqoradaofficial2209
    @boqoradaofficial2209 3 роки тому

    Walaalayaal subscribe iisaara waxaan ciyaaraa pubg games
    💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞🙏🙏💞💞💞💞💞💞💞

  • @abassizze5621
    @abassizze5621 3 роки тому +1

    Awdheere waa isa soo adkeysey iga raali noqo

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 3 роки тому +2

    Kaamarada hadii aad hoos dhigto kuma wada qabaneyso miyaa😂

  • @awilabdullahimohamed4898
    @awilabdullahimohamed4898 3 роки тому +1

    Kusoco awdheere🤸‍♂️

  • @majiid1
    @majiid1 3 роки тому +2

    Jawiga no badal qolka ka bax

  • @ifrahabdi6124
    @ifrahabdi6124 3 роки тому +1

    from hosow keep going bro

  • @Mo7wolfy
    @Mo7wolfy 3 роки тому +1

    Somalia marbay ka dhacday 😅

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 3 роки тому +2

    😅 ninyahow maxad sheegte
    Xabad kaama fahminee

  • @nabiilyare6139
    @nabiilyare6139 3 роки тому +1

    😂😂

  • @hanafihassan2327
    @hanafihassan2327 3 роки тому +1

    from hosow pro hormar wacan

  • @mxmed5179
    @mxmed5179 3 роки тому +2

    100kun subc ayuu u qalba chanaalkan

  • @maysarchannel2419
    @maysarchannel2419 3 роки тому +1

    Muqalada noso badi masuul

  • @mohamedAhmed-eh6kv
    @mohamedAhmed-eh6kv 3 роки тому +4

    Joog joog awdhere ani ha I wareerine 😂 anyway Keep going bro hormar wacan Aqoon fiican ba Kaa faaidaysanay mahadsanid ❤

  • @harbistudio8755
    @harbistudio8755 3 роки тому +1

    Hamda Ibraahim waxaad ka soo hadashaa qaarada Africa

  • @iqraanaali2077
    @iqraanaali2077 3 роки тому +2

    iyo mid aan ani xaasle ahay 3 caruurana ii joogto kulahaa😭😂😂😂 wlhy ow dheeer waqti hore inaa ku bartee eheed wll qaali

  • @boqoradaofficial2209
    @boqoradaofficial2209 3 роки тому +1

    From hosow pro

  • @cabdiwali8205
    @cabdiwali8205 3 роки тому +1

    Mazul sare horay usoco

  • @filsancabdiraxman7675
    @filsancabdiraxman7675 3 роки тому +1

    Wa sheeko kale 😁🚶‍♀️

  • @abdirasaqabdi4546
    @abdirasaqabdi4546 3 роки тому +2

    Wiilkan hada ayan ku soo biraye fadlan wxayo badan ayaad kaa faidaysaye 100k haa laa garsiyo waa fuunyy tnks 🤳🤳🤳

  • @NAQEEYE
    @NAQEEYE 3 роки тому +1

    Halyeey waxaad tahay dadkaan u baahnaa sxbkeen hosow ayaan ku mahadiyaa oo kaa keenay adiga duni kale boqor ka ah

  • @AxmedGaraadka
    @AxmedGaraadka 3 роки тому +10

    Muuqaalka Awdheere: Riwaayad iyo macluumaad muhim ah.

  • @Thelrry
    @Thelrry 3 роки тому +1

    Xamaada nin wax badan og

  • @mohamadahmed1669
    @mohamadahmed1669 3 роки тому +5

    يا والله انت دمك خفيف احبك في الله. قدام يا خي معك رحمان دووووس ولا يوقف 😅✌

  • @zilfahsaid786
    @zilfahsaid786 3 роки тому +1

    From hosow 😀😀😀

  • @abdiraxiinwarbaca9254
    @abdiraxiinwarbaca9254 3 роки тому +2

    Xaasle aan nahay dheh hee

  • @thamir4918
    @thamir4918 3 роки тому +1

    😂😂

  • @hodoali250
    @hodoali250 3 роки тому +1

    Form hasow aw dheere

  • @mulkianwar4421
    @mulkianwar4421 3 роки тому +2

    Saa u ogaay lee inaa soowadid ineysan waxaas waxbo kajirin😂😂😂😂😂

  • @arabsonyt1903
    @arabsonyt1903 3 роки тому +1

    Nio xabad kaama Fahmo, Yaab

  • @cabdaladalmar5620
    @cabdaladalmar5620 3 роки тому +6

    3:38 Awdheeree Awdheereeeh😅

  • @hazancesc1432
    @hazancesc1432 3 роки тому +1

    Reply isoo gal hamada 🥰🥰

  • @missmushtaq6566
    @missmushtaq6566 3 роки тому +1

    Am from hosow ✌️😃

  • @Ahmed_somali_6
    @Ahmed_somali_6 3 роки тому +1

    Aw dheere ayeeyo waa u xiisey nio
    Igu salaan ✅💯

  • @ahlamomane6172
    @ahlamomane6172 3 роки тому +5

    Man this guy is funny
    Am happy I found this UA-cam channel
    My fav somali UA-camr

  • @ayuushayuusha4543
    @ayuushayuusha4543 3 роки тому +1

    From hossow pro

  • @kowsarjama4317
    @kowsarjama4317 3 роки тому +1

    From hossow pro

  • @saedmohamed1559
    @saedmohamed1559 3 роки тому +1

    thanks pro

  • @abdirizakosmansuleiman
    @abdirizakosmansuleiman 3 роки тому +1

    From hosow pro

  • @rodaomar4445
    @rodaomar4445 3 роки тому +1

    From hosow pro

  • @worldscore-xb2km
    @worldscore-xb2km 3 роки тому +1

    from hosow pro

  • @252callmezalaz4
    @252callmezalaz4 3 роки тому +5

    Zxp shaqadada iyo abalgudkena isma lahan wllhi wan hupa somali oodhan hadey kuwada arki lehyd cid kula dhafi lehed subscribe ka mlhn lkn aniga iyo kuwas isku shaqsi manihin in.a iyagana wey ka heli donan doqoni kuma salanto pro

  • @moonomar4615
    @moonomar4615 3 роки тому +1

    From hoosow🥰

  • @khadiijodhagajuun4959
    @khadiijodhagajuun4959 3 роки тому +1

    From hossow

  • @Abdirahman...
    @Abdirahman... 3 роки тому +1

    Hamada production😁

  • @AxmedGaraadka
    @AxmedGaraadka 3 роки тому +1

    Hhhhhh Jamaal IYO jamiilo

  • @naciimaxaange2450
    @naciimaxaange2450 3 роки тому +5

    Ow dheero like isaar zxp waan ku wataa

  • @abdalle7191
    @abdalle7191 3 роки тому +1

    Oow dheere kuma hayno FADHLAN Update Ka soo badi 🙏🙏🙏

    • @abdalle7191
      @abdalle7191 3 роки тому

      Hhh waa garatay o maclumaad ba la leyhy Moyee owdheere Wu jogaa m.a bro keep going vidioyashaduna biloow ilaa dhamaad WAan dawadey inkastoo engriska iyo arabiga aan Ka booday 😅🙏❤️