Abwaan axmed Salebaan bide alle cafimaad taam ah ayaan uga baryayaa, Abwaan hadraawina alle jano fardawsa inu geeliyo ayaan uga baryayaa Amiin Amiin Amiin
Inaalilaahi wa Inaa ileyhi rajucuun. Allah naxariistii jano haka waraabiyo abwaan Hadraawe. Allah qabriga ha u nuuriyo. Allah kataabkiisa midigta haka siiyo. Ehelkiisina Allah samir iyo imaan haka siiyo. Abwaan Axmed Salebaan Bide Allah cafimaad dhakhso ah ha siiyo Amiin
Alla mxaa geed balaadhnaa iyo gob inaga baxay iyo in inagasii socotaba leyihin Yaa rabbi u naxariiso abwaan mxed ibrahim warsame siciid hadrawi Axmed saleban biddena noo caafi aaaamin axmed saleban biddena wlhi il qurux badani kama muuqato yaa rabbi cafimqd tam ah
Tani waa aduunyoo ileen aayo malehee ilaahay caafiaad ha ku siiyo axmed saleeban geerida ku timi hadraawi waa xaq qof kastana uu dhimanaya ilaahay waxaan u weydiinaya danbi dhaaf naxariistii jana ha siiyo
Hadraawi, Ahmed Saleban Bidde, iyo rag badan oo la mid ah, cid baddali kartaa ma jirto, waana la tabi doonaa, adderaal abaal weyn baan idiin haynaa xigmaddiinii aan ku soo naaloonnay, iska dulqaata Somali uun baad ka dhalateen oo nin qiime leh ku dhex lumay, nin xunna meel sare la geeyey
Ilahay ha ku cafiiyo Adigana
Abwaan Hadrawi na ilahay ha u naxariisto
Alle ha cfiyo Abwan ahmed saleban sdo kle alla ya rxma hadraawi amin
Long live to Ahmed Salman Bide one of the best arts of somaliland
Ilaahay haku caafiyo axmed saleeban bide
Alle haw naxariisto abwaan hadraawi alle abwaan axmed saleban alle haku caafiyo 🤲😭
Ilahaay ha cafiyo isagana Amiin Yaa Rabi🤲
Aaamiin
@@vidasi7735 kkk
@@vidasi7735 kk
Alle ha caviyo abwaan xasan saleban bide ,Allena ha u naxariisto
Abwaan Hadraawi Allah ha u Naxaristo janadisa haka warabiyo Amiin Yaa Rabi🤲🤲🤲
Ilaahay ha unaxariisto qabrigana ilaahay ha u waasiciyo abwaanka
Alle Haku Caafiyo Abwaan Dee Abwaankeenana Ee Dadraawi Alle ha caafiyo
Abwaan Axmed Saleban caafimad taam ah Allah ha siiyo. Abwaan Hadrawi Allah ha u naxariisto.
Alle haynoo caafiyo Apwaan Ahmett Saleeban Bidde 🤲
Rappi Isaga iyo intii dhimatayba ha unaxariisto Abwaan Mohamett Iprahim Warsame Saciid “Hadraawi” Alle godka haku janeeyo Amiin ya rabi 🤲🥲
Aaamiin aaamiin walaal
Alle caafiyo abwaan axmed saleebaan bide
Alle ha unaxariisto abwaan hadraawi
Allow u naxariiso Abwaankeennii Prof: Maxamed Ibraahim Warsame. Hadraawi
Sheekh Islaama oo adduunka magac kulahaa buu ahaa aakhirana ilahay idanki ku leh mid lamida kaas
Abwaan Hadraawi Illhy Ha cafiiyo Cafiimad taam ah hasiiyo Axmed saleban Biide Alle haku cafiiyo Adiigan
Wuuba dhintey hadraawiye caafimaad kaad ugu ducayn
@@rahmaahmed1836 alle ha u naxtiisto Ayn wll ka wada
Axmed saleban Biide Ayn ku wadaay Cafiimdka Thnkz hno
@@mustafeciise8343 👍
Abwaan hadraawi allaha u naxariisto.
Abwaan axmed saleebaan bidde asagana allaha caafiyo
Adeerkay ilaahay janadii haku geeyo aamiin.🤲🤲🤲🤲 Ahmed saleebaan bidde adigana adeer ilaahay caafimaad ha Ku siiyo.
Alle haw naxaristo Abwaanka Rabbina ha caafiyo Abwaan Axmed
Alle yaa raxma ilahoow u naxariista adna ku caafi adeer
Alle cafiyo abwaan ahmed salaman 🤲🤲🤲🤲 ilaahay naxariisto abwaan Mohamed hadarwa samiir kaasii umad somali
Ilaahay janadii fardawsa hageeyo debigiisa hadhaafo hadraawi adna axmed saleeban caafimaad deg deg ah rabi haku siiyo waa laba abwaan oo aan aad murtidooda u jecelahay
Isagan illahaya ha ku cafiyo amiin ayaallaah
Alle hashaafiyo abwaanka ,Hadraawina alle hawgu deeqo naxariistiisa.
Alha u naxariisto abwaan maxamed ibraahim adna Allah ku caafiyo
InaaNilaahi Wa Ina Ilayhi Raajicuun Ilaahow Naxariista Waasica Ah Sii Oo Janatul Firdowsa Gee Abwaan Hadraawi.
Ahmed Saleebaan Bidde Caafimaad Taama Iyo Cimri dherer ayaan Ilaahay Kaaga Baryaya.
Dadkii Inoogu Qiimaha Badna Ayaa Daryeel La,aan Iyo Dayac inoogu Hor Silcaya.
Alle haunaxaristo Adna ilahay haku caafio
Inaalilaahu waa inaalilaahu raajucuun illaahay how naxariisto qabriiga how nuuro ki taabkobkiisa midigta how ga dhiibo aamiin aamiin yaa Allah
Ilaahay haku bogsiiyo abwaan.
Abwaan Hadraawi ilaahay haw naxariisto, Ilaahay qabriga haw nuursho, Ilaahay haw dambi dhaafo.
Allah ku cafiyo Ahmed Souleiman Bideh ameen ameen ameen ya Rab.
Ilahay ha naxariisto axmedna alle ha cafiyo
إناللّه وإنا إليه راجعون
Allah ha U naxariiso qabrigana Alle Beer janaad ha uga dhigo Abwaan hadraawi
Alleh ha u naxariisto Abwaan Hadraawi
Alle ha naxriisto abwan Hadrawi iyo Abwan Axmed s bide alle ha ku caafiyo adiga umadtu muxamed
Abwaan axmed Salebaan bide alle cafimaad taam ah ayaan uga baryayaa, Abwaan hadraawina alle jano fardawsa inu geeliyo ayaan uga baryayaa Amiin Amiin Amiin
Alle ha unaxariisto janadii fardawsana hageeyo Hadraawi Axmed Saleebaan Bide isna Alle hacaafiyo
Alle ha u naxariisto
ALLAAH U NAXARIISTO SAMIR IYO IIMAAN ALLAHA KA SIIYO EHELKII IYO SOMALI OO IDIL . MAANTA TIIR WEYN BAA LIICAY. GEERIDUNA WAA XAQ
Rabbi ha u naxariisto mohamed Ibrahim warsame HADRAAWI
Ahmed saleeban biddena rabbi ha siiyo caafimaad degdeg ah oo ay naftiisu ku RaaLi Noqoto
Allah ha ku caafiyo abwaan Ahmed Saleban Bide
Alle has naxariisto abwaan hadraawi
Alla ha u xariisto mxamed ibraahim warsame hadraawi
Allah unaxriisto Abe Hadrawina Allaha ku caafiyo abo adinh
ALLAHA ha caafiyo abwaanka
Ilaahay ha uu naxaariisto hadrawi janada ilaahay ha geeyo
Ilaahay ha ku caafiyo abwaan Yaa rabi 😭😭🤲🤲
Alleh ha caafiyo Abwaan Axmed Saleebaan bide
Ilaahay ha caafiyo axmed Saleban Bide Hadraawina ilaahay Ha aun
Alle haku cafiyo
Illahaya ha ku naxristo amiin ayaallaah amiin
Alah ha.cafiyo yaa rabi
Marxuunkana Alah haw naxaristo Yaa rabi
HAADRAW ILLAHEY HAA UU NXARIISTO QABRIGA ALLAH HAA NUURO
Allah ha unaxariisto hadraawi amiin
Ilahay ha cafiyo Ahmed Saleeman
Amiina Amiina Amiina adiigan rabii haaku caafiiyo
Isagana Allah haku naxariisto
AXMED SALAABANA ILLAHEYE CAAFIMAD SARACAN ALLAH SIIYO
SIIDHAKHSA
Alle haw naxariisto abwaan maxamed ibraahim hadraawi
ilaahay ha u naxarristo abwaan hadraawi
abwaan axmed s. bide allah haku cafiyo aaaamin اللهم اشف انت شافى لا شفاء الا شفاؤك aaamiin aaaaamiin
Aaamiin Alle hau naxariisto 😭😭
Illahay haw naxaristo
allah u naxriisto janada ha geeyo
Inaalilaahi wa Inaa ileyhi rajucuun. Allah naxariistii jano haka waraabiyo abwaan Hadraawe. Allah qabriga ha u nuuriyo. Allah kataabkiisa midigta haka siiyo. Ehelkiisina Allah samir iyo imaan haka siiyo. Abwaan Axmed Salebaan Bide Allah cafimaad dhakhso ah ha siiyo Amiin
allaha unaxariisto abwaan hadraawi 🙏
Ilaahow asna caafimaadi hadraawina unaxariisto
Aaamiin
Wlhi wan arko A.SALEEBAN WU XANUUNSANAYA 2022 waxad moda in haldoorki inaga baxayan
الله يعافيه ويشفيه و يرحم هدراوي
Alle ha caafiyo isagana
Amiin 😭 😭 😭 amiin 😭 amiin ayaallaah
Alla mxaa geed balaadhnaa iyo gob inaga baxay iyo in inagasii socotaba leyihin
Yaa rabbi u naxariiso abwaan mxed ibrahim warsame siciid hadrawi
Axmed saleban biddena noo caafi aaaamin axmed saleban biddena wlhi il qurux badani kama muuqato yaa rabbi cafimqd tam ah
Allah haw naxariistoh abwaan hadraawi , abwaan axmed saleebaan bidena caafimaad sariica oo taam ah allah ha siiyo , waa rag qiimo badan runtii , waa haldoorka soomaaliyi lahayd.
Alle qabriga haw nuuriyo abwaan hadraawi.
Axmed sulaymaan biddena ALLOW CAAFI ADAA RAXMAANEE
Ilahay ha ku caafiyo ya rabi
Alle caafimaad hakusiiyo aamiin yaa rabbi
ala haku cafiyo abwaan isagana alle haw naxriisto
Allaha caafiyo
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi rajicuun
Tani waa aduunyoo ileen aayo malehee ilaahay caafiaad ha ku siiyo axmed saleeban geerida ku timi hadraawi waa xaq qof kastana uu dhimanaya ilaahay waxaan u weydiinaya danbi dhaaf naxariistii jana ha siiyo
Ahmed saleeban bide illaahay ha caafiiyo illaahay hanoo kala reebo abwaabinta waa maxadeeni
Innah laah waa inna lilahi raajucuun my Allah breng hem to jannah farduus amiin Allahu akbar
Ilaahay ha caafiyo
Allahu yarhamo Mohamed Ibrahim
اللهم آمين
Inaa lilaah wa Inaa ilayhi raajicuun 😭
Ninkaa aad waraysanaysid (Axmed Saleeban) qudhiisa ma sahlana, Hadraawi ka ma dhaco. Eebbe ha boksiiyo, Hadraawina Alle ha u naxariisto.
Aamiin aamiin
Alle haw naxaristo
Ilaay adna Haku caafiyo axmed saleebaan bide
Hadraawi, Ahmed Saleban Bidde, iyo rag badan oo la mid ah, cid baddali kartaa ma jirto, waana la tabi doonaa, adderaal abaal weyn baan idiin haynaa xigmaddiinii aan ku soo naaloonnay, iska dulqaata Somali uun baad ka dhalateen oo nin qiime leh ku dhex lumay, nin xunna meel sare la geeyey
Ilhaw u naxariso hadraawi
Adna ha ku caafimadiyo
Ilaahay ha ku caafiyo adiga wixii muslin bukaba
Tolow dad wanaagsan oo dun leh buu ka dhashaye yuu reer ahaan ahaa!
Qabyaaladdaa xune qalbiilku waa isku aqoonsada Qur'aanku sidaasuu yiri!.
Maxaa kaa galley
Ciddu ahaa
@@AAAbdi-eb2of
Xoolo nool! Baad tahaye iska aammu'
@@zaarahussein4705
Adaa xoolo .ah
Hadraawi maaha qadaadweyn
maanta walashayeey
mansab wax u tarimaayoo
waa marxuume
habar jeclo ayu ahaa ilaahay godka h nuuriyo ilaaahay janatul fardawsa ha ku casuumo
Maxay tacsiyi taraysaa dadkii halyeetada ahaa baa agteena dayac iyo darxumo ugu dhimanaya oo aynaan waxba tarayn markay dhintaana tacsi baynu ku wada waalanaa iyo xabaalo qudbad iyo faan siyaasadeed lala dul tago, waar umad waxaynu nahay haldoorkeedii dawo la aan iyo niyad jab jab u dhinteen
Wallee waa runtaa
BARASHADA AQOONTA ISLAAMKA
Allalh Acaafiyo
Inaalilaah waa inaa ilayhi raajucuun midhan yar ayaan duco ahaan ugu dhaafayaa dhagaysi wacan ua-cam.com/video/r7k4KHb-HNM/v-deo.html
SCW SCW SCW
Ax. Ax. Ax
Ilaahey beesha xaaraanta ah ee habaryoonis haka qabto qaranka somaliland mariixaan ayaa dhex jooga somaliland waana xaaraanta habaryoonis umada reer somaliland waa in ay dagaal mideysan la galaan xaaraanta habaryoonis wixii dhacay 1994 ayaa maanta loo baahan yahay mariixaan wuxuu jooga hargeisa Burco berbera waxaa wakiil u beesha habaryoonis waa in aynu xasuuqnaa oo somaliland ka raraa xaaraanta habaryoonis
1964