FANAN OMAR BARBAR & AYUB KARLO O AN WAXBA ISKU REBAN😱 IYO IN AY ..!! DAWO ILA DHAMADKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 44

  • @somalitiktok232
    @somalitiktok232  2 роки тому +7

    Walaal hadad ku cusub tahay channel ka waa inoo muhiim: #subscribe #like #share adiga oo mahadsan😍

  • @mawlemagan
    @mawlemagan 2 роки тому +4

    Omar Shiikh Said. Waxaan hubaa inaad tahay dhal wadaad Aabahaa Alle ha u naxariisto aniga ayuu kutubta ii akhrin jirey Boosaaso...

  • @salmanuura8543
    @salmanuura8543 2 роки тому +5

    Wlhi ninka omar waa nin wngsn ilhy haso hanuniyo 🤲 abti ilhy hku hanuniyo qalbigagu wa wngsn yhe m.a hdlada wngsn adku hdleysa ❤🌹

  • @aminadhemansulub5661
    @aminadhemansulub5661 2 роки тому +5

    Haaa sax war sidaa barbar oo kale ma uciyartaan sida howga saaro qabiilade

  • @masaai-cw4lz
    @masaai-cw4lz 2 роки тому +7

    War Ayuubow sidii nin wayn ulahadal walaalkaa

  • @naimagulled2829
    @naimagulled2829 2 роки тому +4

    Omaar waa qof wanaagsan

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 2 роки тому +1

    Ayuub/ Omaar maasha allah idinka lee isla cayaara

  • @lookefr8741
    @lookefr8741 2 роки тому +5

    Labadoodaba iiman baa kujiro qofka haduu muslim yahay iiman cajiiba baa kujiro caasiba ha ahaado laakiin qof aan muslim aheen hadana isqarinaaya munaafaqnimadiisa hadalladiisa baad kagaranee haba isqariyee kibirka iyo islaweynidiisa baa kashifeysa

    • @maryanabdi6877
      @maryanabdi6877 2 роки тому

      M. A wllo waxbad ogtahy inan iyo inan kii aad tahayba Guulayso waliga caqligagu waligi hashaqeyo caafimad taama allh kusiyo wad ubahantahy mise wabentay wllo Waliga Qayr sheeg the one and only king @quen kad tahayba

  • @xamdicabdulahi3802
    @xamdicabdulahi3802 2 роки тому +3

    Waryaaa ale wad casisay hadad taqan quranka iyo axadiista ma heesbaa lagu yiri ale adku casisay warun

  • @hodanhuseb2044
    @hodanhuseb2044 2 роки тому +1

    Manshllah bro Omar wil qalibi fican

  • @banadirbos1781
    @banadirbos1781 2 роки тому +3

    Ayuub karlo waa caruur
    Kuwaan hawiye waxbaa khaladan

    • @omarbashiraweys4342
      @omarbashiraweys4342 2 роки тому

      Hooyadaa iyo cunsuriyadii Ku dhashay kaarlo waa ninka tiktok idinku haaya

  • @user-ic6em1nv5z
    @user-ic6em1nv5z 2 роки тому +2

    Ayuub carlo nin weyn hotel u soco

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 2 роки тому +5

    Waa Reermiyi kan Hawiye. Viva Cumar Barbaar.

  • @naciimonalka6661
    @naciimonalka6661 2 роки тому +1

    Salalaahu calayhi wasalam

  • @asiamohammed2428
    @asiamohammed2428 2 роки тому +2

    Waa lagacan kalay xey aheed ayuub karle

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 роки тому +1

    2 legend 🙌🇸🇴💝✌😀😅

  • @hodonabdullahi6382
    @hodonabdullahi6382 2 роки тому

    Masha allah
    Manta waa sheekado qaairbadan👏👏👏👍👍

  • @beerluula2390
    @beerluula2390 2 роки тому +1

    Ayuub waa imtixaan 🤣🤣🤣🤣

  • @imanmohamud5457
    @imanmohamud5457 2 роки тому +2

    Ma rwalba ayub waa ku wadanaa

  • @fartuunfarahfarah4729
    @fartuunfarahfarah4729 2 роки тому +1

    Ayuub karla caadi maaha kkk

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 2 роки тому +3

    Fanan ficil sheydaan alee ucasiyay ee utobadkeen Barbar

  • @amiinupdikadir9353
    @amiinupdikadir9353 2 роки тому +1

    Part 2

  • @zusaan12offcial46
    @zusaan12offcial46 2 роки тому +1

    Sax oomaar bar wan ku wataa sax

  • @safia43483
    @safia43483 2 роки тому +1

    Warya sheekadaan sheeko aqyaareedka way idhaaftay rag culus baa meesha ku kaftamay

  • @mandeeqmay5126
    @mandeeqmay5126 2 роки тому +2

    Space ay ku fakito kkkkkk

  • @salmanuura8543
    @salmanuura8543 2 роки тому +2

    Heesta mideda lpd kan qada iyo kan isku duba denbi wa lo qorin ☝🏻

  • @Jamalosman665
    @Jamalosman665 2 роки тому

    Two legendary kkkkkkkkkk

  • @deeqawarsame6082
    @deeqawarsame6082 2 роки тому +1

    Adeer ayub karlo barbar ogaden ma ahen miya

    • @salmanuura8543
      @salmanuura8543 2 роки тому

      Waa mj 🌹🇸🇴🇸🇱rer mudug hdlkiisa ka garan wll

  • @naciimonalka6661
    @naciimonalka6661 2 роки тому +2

    Nabiga ku Sali

    • @lookefr8741
      @lookefr8741 2 роки тому

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

    • @farxaanxirsi175
      @farxaanxirsi175 2 роки тому

      Scw

  • @meesheena620
    @meesheena620 2 роки тому

    😂😂😂😂

  • @ifraaxnou8272
    @ifraaxnou8272 Рік тому

    P⁵

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 2 роки тому +1

    ayuub foolxumo badnaa marku filtarka sartey 🤣🤣

  • @shirkaaraxuseen7739
    @shirkaaraxuseen7739 2 роки тому +1

    beenta eey isu sheegaayaan bal arka ma nin aan qabiil ku abtirsanin miyaa jira