Asc. Bro waxan akhristey jawaabta aad siisey wiilka ku yidhi igu salaan ayeeyo ee aad dhahdey way xijaabatey. Haddey sidaas tahey oo ay xijaabatey ayeeyo awalan alle ha u naxariisto marka xigtana ka saar muqaalkeedan youyube bro.
Somalimedia wll wa caynkaa qoral kale ban arkay ad leedahay way xijabatay illahay haw naxariisto janadii fardawsa ha ka waraabiyo aamiin aamiin ya rabi.
maan shaa alaah dhul ay gara nayso bay ka jeceshahay meeshaan xabsiga ah qof reer miyi ah hadii magaalo la keeno waa isagoo xabsi ku Jira oo kale
waalid ilahow unaxariiso hooyo waa qáali.waa hoyooyinkii qiimaha lahaa. masha aĺlah.
Walaal ruqayi halkay ku daala ilaahay hakuu xafido hooyo dadkaan ku jiro oo ay labadiiba dhindee. Ilaahay hawnaxariisdo amiin
Masha allaaah Hooyo macan Allow ino xafid
Hooyadey baan xasuustay ilaahow u naxariisto hooyooyinka somaliyeed qiima badnaa
Ascseed Faarax Alle ha u naxariistu yaa rabi
Ascseed Faarax aamin 😢😢😢
masha allh masha Allh Alle ha dayo all hoyo oo dhan ❤❤❤
Maasha allaah waa hooyoyinkii hore hooyo macaan illaahay khayr haiku siiyo aamiin
illah ha unaxariisto hoyo qabrigana allaha uwasaciyo kitabkedana midigta allaha kasiiyo amiin
maasha allaah ayeeyooyinka qayr allaha siiyo
.Mansha allah agego mcn allow kudwr
illahow unaxariisto ayeyo wllhi ayeydaay baan soxasusustay wllhi rabiyow waliidinda udaanbii dhaaf
Inaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun ilaahay ha unaxariisto ayeeyo janadiisana haku soo dhaweeyo walaalow adna ka saar maamada meesha please
Rabi ha unaxariisto ayeeyo baan sooxasuustay yaraan taydii
mshllh hooyo ilahow janadi gee hooyo walba
Wa xage xagani wllo
Hooyo mcn ilahoow dambigaaga dhàf wlhi waa qali
Ilaahay haaw naxariisto waa dadkii hore ee nasabka ahaa ilaahaw janatul fardaawsa gee
Masha allah ayeeyo macaan alloow ku dhowr
Daacadsanaa hooyo macaan allah hawnaxaristo intii dhimatay inta noola haxiftiyo amiin
Hooyo macan ilaahayo xiftiyo 😘
Alla haunaxariisto janadi ha geeyo#codsi video ga plz haka saarin wa waxfiicane
Asc. Bro waxan akhristey jawaabta aad siisey wiilka ku yidhi igu salaan ayeeyo ee aad dhahdey way xijaabatey. Haddey sidaas tahey oo ay xijaabatey ayeeyo awalan alle ha u naxariisto marka xigtana ka saar muqaalkeedan youyube bro.
Alle haku xifdiyo ayeeyo
malayka channel aamiin
❤❤❤❤❤❤
waxay kasheekaynaysa dhul an garan bulale iyo ceel ogaden
Mash Allah tabar Allah
Hooyo Macan allow daaaa
Allow u naxariiso qabrigeedana u waa sici
Allow dhowr hooyo mcn amiin amiin yaa rabi
Aamiin yaarabi
Hooyo Macaaan Allow ku xifdi aduun iyo aakhiraba
Mash allah hooyo
2:27 yaa ila qoslay haday ku bararugtay ilahow waalidinten u naxariiso inta nolna camal suban iyo cimri dher ku managso
all waxan xasustay ayaydey alowo ku naxriso allah hau naxristo yaoyo adna
Samsam nuura ghjvml
waxaa naxasusisay ayeeyaday markay xaga sokale nofadhisan jirtay oo kolba Qof uyedhijirtay allaha unaxaristo dhaman ayeeyoyinkii dhintay
Ilove mom
Wall alha unaxariisto mamada lakiin meshaan waa xagee waxan ka maqlay cod aan aqaane
Kkkkk mumada meshay ku noolayd wax ay ka jeceshahay maleh nasinada iyo halkan ay hada joogto kuma socoto illahow xafid waa asal.
Somalimedia wll wa caynkaa qoral kale ban arkay ad leedahay way xijabatay illahay haw naxariisto janadii fardawsa ha ka waraabiyo aamiin aamiin ya rabi.
meeshu majijiga
Mami laahow kuxifti
The
Hala igu salamo ayeyada. bahal kanaad igu haysaa wamaxay wanku qoslay.
Somalimedia ilahay hawnaxaristo waa Hooyo somaliyed💔
Somalimedia wll alle hownaxariisto lkn yeeyada Simaliyed hday dhimatay kasar yutube ka adoraali ah
ماشاء اللة الله يوباك فيك امك ورحمة أمهاتنا جميع
Mnchlah