Dooddii Biden Lagaga Adkaaday iyo Baaqyadda ah Inuu Tartanka Ka Hadho

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 чер 2024
  • #SubcribeHashi

КОМЕНТАРІ • 34

  • @MiadSabire-bx8yn
    @MiadSabire-bx8yn 5 днів тому

    Guul falaastin inchalla

  • @AbdiazizMohamed-cf1uq
    @AbdiazizMohamed-cf1uq 6 днів тому

    Hashi walaal mahadseeniid

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 6 днів тому +2

    Walaal waad mahadsantahay

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 4 дні тому

    Cnn guul

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 6 днів тому +1

    Thank U Mr Hashi

  • @user-mt9nk2rk4e
    @user-mt9nk2rk4e 6 днів тому

    Allaahu akbar xaqii ayaa guulaystay allaamahadleh

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 6 днів тому

    Asc mudane

  • @macruufsheikh4449
    @macruufsheikh4449 6 днів тому +1

    Kkkkkkkkk odayga waxbaa kudhacee

  • @cabdiwahaabnadaara7945
    @cabdiwahaabnadaara7945 6 днів тому +2

    Labada gaal way is dhaman Trump baa la qaatay fekirkayga...

  • @kaamilodhorre
    @kaamilodhorre 6 днів тому

    Budu bada 😊

  • @haldhaahaashi4057
    @haldhaahaashi4057 6 днів тому

    waa duni ay u dhamate reer galbeed wadanki ay ku daba fayleen waka laba oday oo asaasaqa aya ku hardamaya, dunidi ka tashate calamki Islamaku ma ka tashanaya ..

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 6 днів тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 budu badaa

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 6 днів тому +2

    Trump ayaa xagga nabada aduunka u fiican lkn xoogaa waa cunsuri balse Biden xataa maskixiyan ma fiyooba waxaana ku jira Muslim naceyb labadaba in doorashada laga reebo ayaa fiican

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 6 днів тому +1

    Biden waa nin liita inkasta oo aanay isdhaamin isaga iyo traam.

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 6 днів тому

    Labadaooda uma qalmaan maxayeelay waa da

  • @tawxiidabdullahi2927
    @tawxiidabdullahi2927 5 днів тому

    Alla war maheysiin somaliyeey trumb waa ciyal suuq sixiroole ah. qalqal gelinta iyo gulufka wa waxa ay yahudu kala shaqeyan, Waa tii xitaa is qarin weysay fooxashadisa sixirka xiligi dorashada. Lkn anaga labadoda waa no galo an wax weyn isdhamin.

  • @user-kz1qz5gc8q
    @user-kz1qz5gc8q 6 днів тому +2

    Waxaa ku dhacay nabsigii uu ka galay caruurti falastiin ee uu xasuuqa uu u gaystay

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 5 днів тому

    Kud ka guur oo qanjo u guur weeye 2dooduba,inyar ayay isyara dhaamaan Alle cadaab

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 6 днів тому +3

    Waayeel waaye
    Labadood islaam na Uma roono

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 6 днів тому

    Biden waa oday is där daray.? Kan kalena waxuu soo wado ma jirto. Waa dameer iyo labadiisa dhagood.?

  • @Sarta100
    @Sarta100 5 днів тому

    Sandeers dimoraadiga ha keenaan kaasaa 100 /100 dhaama zSanders halagu bedelo hadii mel cid ah ayuu qaadanaa Trump. 3:09

  • @hilwaamanamankiyar-pp5bf
    @hilwaamanamankiyar-pp5bf 3 дні тому

    NPS

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 4 дні тому

    Ka waramma ninka noocaas ahi umaddi uu dadkoodi laayey sida reer falastiin iwm xagee ku aragteen madaxweeyne bixiya oo hal qaran siiya 64 bilyan

  • @abdullahhussein9638
    @abdullahhussein9638 6 днів тому +1

    Labadoodq Biden ayaaba si sax ah suaalaha ugu jawaabay.
    Halka teump suaaalahii la weydiyay ayaan si sax ugu jawaabin

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 6 днів тому

      Isfaham kaaga yar dib udhageyso doodi mohadsanid wbt

    • @Arabduur
      @Arabduur 5 днів тому

      Bal adigana Naxwaha somaliga iska sax, 😂
      [Your text]
      Hadalkaagan : " labadooda Biden ayaaba si sax ah su'aalaha ugu jawaabay
      Halka trump su'aalihii lawaydiiyay ayaan si sax ah ugu jawaabin"
      [My text]
      Bal maxay tahay "ayaan" ?
      Maa tiraahdid "uusan si sax ah uga jawaabin" ?

  • @axmeddaahir9459
    @axmeddaahir9459 6 днів тому

    Team darbi iyaga maxa u yaala ? 😮

  • @maxamed798hasan7
    @maxamed798hasan7 4 дні тому

    SHACABKA SOMALIYEED adiga waxay kaa aminsanyahiin in aad ushaqayso farmaajo
    Mardanbe ayaan ogaaday in aad wariye SOMALIYEED a aheen ee aad rahay qabiiliste waliba ay ku gaamurtay

  • @MuparikMohamoud
    @MuparikMohamoud 6 днів тому

    Jonbeyden.waa.nin.xun..oonaca.islaamka..labaduba..naaha..isksm.lakiin.hih.cadawtinimada.ku.cadeynaayo