Maxad ka taqaanaa taariikhda magaalada beer

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 9

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 8 місяців тому +1

    G togdheer wa meesha ugu horeysaay dheh
    Somalind beero bdn oo galbeedka ayaa ingriska ka horeeyay

  • @muhamedhusseinjama2007
    @muhamedhusseinjama2007 8 місяців тому

    Ruwaadaha gaagabn , suuganta iyo wacyigalinta ba indr soo gali , teeda kle Siyaasada hdanhy somali ama Reer somaliland dadku way ku kla aragti duwan yihiin , wax ina mideeya ku dadaal , wan ku grab tagnhy , umadana waan ku shere grsynaya asxaabta , sidasn Abdisslan herari ba aan ugu dadaalay horey u soco indr

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 8 місяців тому

    Waa sax waxaan fiican in aan dhulkeena beerano.
    Bariis iyo baasto wada sun oo qurbaha fog laga soo waariday wax tar ma leh waana lagu wada xannuunsaday oo xannuuno badan baa laga qaaday.

  • @faisaahmed2087
    @faisaahmed2087 8 місяців тому

    Masha Allah

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 8 місяців тому

    Beertii Aw Hasan nur ee dhinaca bariga Beer ma shaqaysaa weli?
    Mase baa ba'day.

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 8 місяців тому

    Maxaa jira meesha waa laysku xaasiday?

  • @kaalufshinni3576
    @kaalufshinni3576 8 місяців тому

    Beer Dhulbahante baa leh

  • @kaalufshinni3576
    @kaalufshinni3576 8 місяців тому

    Beer Dhulbahante baa leh