Guul Guul Faano oo la Wareegtay Caasimada,Hubkii ugu Badnaa oo Xuduuda laga Soo Gudbiyay,Jabka Abiy.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 22

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 Годину тому +1

    Illaahow Soomaalida midey , kana badbaadi sharta iyo dhibaatada Itoobiyaanka.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 48 хвилин тому +2

    BEEL WEYNTA DAGOODIYE IYO WABARKOODA, WEY KU MAHADSAN YUHIIN, IN AY HUBKI XABASHIDA SOO WADDAY, DALKENNA KA JOOJIYEEN.

  • @AbdiShakur-f1s
    @AbdiShakur-f1s 2 години тому

    Maasha alkah guul
    Allow jebi cadowga

  • @daimentraymi7962
    @daimentraymi7962 Годину тому

    Mashallah 🇸🇴 allah Somali isku keeno 🤲🏼 waa laga dhax adeeganooya

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 16 секунд тому

    Mama waxaan 67 jir waxaan nahay Soomaali dadka ugu fiican een Jahbad dalka lagu dumiyo Iyagoo doonayay inay madax noqdaan keliya dad iyo dalba sidaas haad arkayso een laga soo kaban laayahay gaystaday kuma jiraan Koonfurgalbeed iyo Reer Awdal degani waa dadka dalkooga iyo dadka Soomaaliyeed wax u gaysan.
    Mama Hawiye waa dad aad u xun waxay duulaan ku yihiina dhulka Ilaahii Ina Abuuray Qaybiyay ee Reerba meel dejiyay Magacan Qabiilka ahan u dooray Cid walba Alle ayaana Ilaalin wuxuu Hawiye ku sameeyay Koonfurgalbeed Ilaahay ayuu u Xisaab sanyahay.

  • @mrwadaniciilan8799
    @mrwadaniciilan8799 Годину тому

    Sirta hubka Ka dambeyso hadaan kuu sheegi faano ayaa lagala soo cararey

  • @Maxamadyusur
    @Maxamadyusur Годину тому

    Adigu soomaali ma ihid amxaar baakusookoriyey amxaarna waa ushaqeesaa maxaa kaa galay soomali

  • @MUSLIMGIGACHAD2
    @MUSLIMGIGACHAD2 Годину тому

    Alshabaab guul

  • @MuxdiinSalaad-w9y
    @MuxdiinSalaad-w9y Годину тому

    Qoriga uu sito wiilkan rer baydhabo wa hubka cusub ee Ethiopia ay wadanka so galisay

  • @musehassan6691
    @musehassan6691 6 хвилин тому

    warka fano 3, 10,2024

  • @Ahmed-u7w1f
    @Ahmed-u7w1f Годину тому

    Awoolna way ku wasin jirte😅😅😅

  • @mahamoudali9397
    @mahamoudali9397 Годину тому

    Waxaaas ayaaadka dhaadhicin

  • @Ahmed-u7w1f
    @Ahmed-u7w1f Годину тому

    Fano Somali maxan wa Ethiopian abashi war kale Somali qosayso ka hadal warna mataqanid 😅😅😅😅😅😅😅

  • @AbdiShakur-f1s
    @AbdiShakur-f1s 2 години тому

    ❤❤🇸🇴❤❤🇸🇴🇸🇴❤

  • @Ahmed-u7w1f
    @Ahmed-u7w1f Годину тому

    Amaharadu hakuwasto😅😅😅😅

  • @AbdulahiQaliifmaxamed
    @AbdulahiQaliifmaxamed Годину тому

    Hooraa loodhahay damerki faras ladaqo faras buu ismodaa tankale niin elaaya oo xamar marti ku ah oo bahi kunolay daadkisana xamar katuugsadan hhhhhhh Asagaba liite maxuu somaliya ugafa asalbu seenta kagayalay elaay somaliya eleey losses

  • @MunaJama-n9j
    @MunaJama-n9j 2 години тому

    Hooyadaa u sheeg nacasow