Asc dhmn dhalinyarada eid mubarik Somalida bilaa calayk inaga daaya Caadifada oo hadalada xun xun madia ha kadaya waqooyi iyo koonfur ba just wanag uun qora Iam from Hargeisa cuqdad na maqabo. Ajakis cid waloo afsomaliga ku hadasha way ku qososhaa ee Misajidka ciyaarta kadaaya wllyaal
Waxa fiicnan laheyd in lagala saaro dadka daawashada u tago iyo dadka u tagaan in ey wax soo jeediyan.Meeshane la wey neeyo. Markaas buu qatar sii noqon laha dadka cabsida ka daaya oo random ka leyska soo istaajinaayo dadba iman laha xita oo baqaayo ama rabin masraxa oo daawasho fun lee u iman laha.
Ajakis waan Ku salamay tageerahaga ayaan ahay horay usoco shacabka soomaliyeed wax badan ayaa uheesaa m.a sxb qof mesha Ku jirto ayaan ka helay magaceeda waa sucdi abdi Cali my number is 0795063528
Qali Ahmed oo gabdhedha buranburka uqadeysee wlhy wan kahele ❤️❤️ manshallah
aduuna xamar cadey kajog aqiro jano inta iga danbeydo like ugu sharfa
bad maceye 2
Ciyaal cagaaran waaye ayuu dhahay inta fahanty farta taaaga👆☝
Like iisaara qof kiii 7 asn ahay cml
cadi mihin masraxa furan insha allah one day wan ka qeybgalaya eid Mubarak all 😗😍
Sanad ka dib haye maka qeyb gashe hee mise wali waaye
Asc dhmn dhalinyarada eid mubarik Somalida bilaa calayk inaga daaya Caadifada oo hadalada xun xun madia ha kadaya waqooyi iyo koonfur ba just wanag uun qora Iam from Hargeisa cuqdad na maqabo.
Ajakis cid waloo afsomaliga ku hadasha way ku qososhaa ee Misajidka ciyaarta kadaaya wllyaal
Abdi Kariim Ali
Abdi Kariim Ali wllhi hadaa cuqdad qabto waalgu bursanaa ilaa xamar jajab
cawa waa liiga hormaray qofkii 4aad ayaan noqday
Ma sha ALLAH, masraxa furan waa madadaalo iyo isdhexgel bulsho waa ka Helay ajakis nin waxgarad waaye.
Masha Allah ciid Mubarak shakos iyo masrax furan is alweys Very funny
waan taageeraa masraxa furun
hadaa nahay ciyal xamar uqdad mana qano
That is true
Addirisaq Mohamud so true
Addirisaq Mohamud walle beyn madan sheekin
abdi riize waxaa nahay ciyaal xamar we are ☝️☝️☝️☝️☝️☝️💪🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
Waaa run
Masraxa furan
Alle ha u naxariisto Ajakis
140 likes Wash wash
rer kismyo ada u jclhy viiva kismyo wilshens
Masha Allah masraxa furan aad ayaa u jecelahy
Ajakis aniga waba layabe indhakuul miyu marsada
Gabadha dharka calanka somalia xidhan Yaa yaqana mela laga helo.Qosal wanag walahi wana uu bahananhay
Shixaari waa la qabaa ka xishoooo
Ineey dhalinyarta is dhexgalaan aa yaa kala saaraya hadhoow. ???
Caisha Bintu Rassulilh Kulhaaa Ajakisaaaa Hahaha
karataay kanacay
Barnaamij fiican nice barnaamij
Qofkiii 777777777777
laa ilaaha ila laahu war w=meshan xishood kama jiro dumarna wey fadhiyaan subxaanalah
Mashalah caadi maha
Waad Lasoo raagteen yaqey 😈😈
Maanta iyo shal mashquul hadaa fursat loo helay dhaman ii wanaagasan somsmaliya hanolaato
waa so raagteen
Waxa fiicnan laheyd in lagala saaro dadka daawashada u tago iyo dadka u tagaan in ey wax soo jeediyan.Meeshane la wey neeyo. Markaas buu qatar sii noqon laha dadka cabsida ka daaya oo random ka leyska soo istaajinaayo dadba iman laha xita oo baqaayo ama rabin masraxa oo daawasho fun lee u iman laha.
Ajakis wan uxiisay masraxa wl
Ala qosol badana macmacanka usocda kulaha ma nooli
Masha allah
Asc
Hhhhhhhh aajakis caadi matihid wlhi Allah haidin xafido adiga iyo inta barnaamijkan qeeb ka ah
Karatega aya iga qosliyey wlhi
maxamed juba salaan sare bro
Macmacaanks
ciid wanaagsan gyz
Amiina
Macmacaanka aan u socdaa funny waaye odayga
Gabay bilaash ah oo xikmad wayn leheen
yarka heesay cod mcn buu leeyahay runti
Kkk jaajuumow billkisa uu xaskisa siinayo 2 dollar uu ka dhigy baarlamaanka soo ansixiyay
Yaa moshin ka wado cidi moshin ka wado ha ila so xirirto
samsam waa nuureysa mslh
Ciida iyo xamar macaan badanaa ajaa
waakaso daahay
Beenaale
Sxb meesha ka carar
Hadii aad talent uu haayo
Muxuu dadka hortooda ugu subin waayey
Ajakis waan Ku salamay tageerahaga ayaan ahay horay usoco shacabka soomaliyeed wax badan ayaa uheesaa m.a sxb qof mesha Ku jirto ayaan ka helay magaceeda waa sucdi abdi Cali my number is 0795063528
Hhhhhhhh wlhi xariif waye wiilkani
Jaajuumoow 😂😂😂
This lady is making fun of jayjay
j64
@@shamsumohamed6636 kkk
😀😀😀😀😀
hhhhhhhhhh kuwaan really kun fu ee ceebeyen
Kkkkkkkkkkkkkk
Masraxa furan