Abayo waku salamay allaha ku xafido dabcan wad guulesatay masha allah Sual 1 abayo qaliinka markow dhamado isbucyada hore ma xanuun darana la darema 2 laba bil ka diib qaliinka ma safri kara calashaan Africa o dhowr sacad diyarad la sarnana ma adi kara iso jawaab abayo mahadsanid ❤❤❤love you my sister
Naima wa qof ad u wangsn o qalbi fican waji ka wiji ne wa u kulanay wa isku mid Mashlh sualahan anig xita wa is weydinay jawabahoda wana ku faraxsnhy sa ugu so jawbtay dadka dadka negative ha u jojnin dadka ku jacela ka badan ❤
Nacimay sister magacaygu waa khadar daahir waxaan ahay ruuxa suaalaha badan ku waydiiyay gabadhna ma-ahiye wiil baan ahay sister😂😂😂 Thank you Waxaan rabay oo kale in aan kuu sheego ani weight loss ma samaynayo 55kg ahay africa jooga😂😂😂 Kalia waxaan jeclaystay in aan wax ka ogaado gastric sleeve waxaan kaloo rabaa in cidkasta oo rabta in ay samayso qaliinkan ay ka faaiidaystaan suaalahaa aan ku waydiiyay Mahadsanid wllshy macan❤❤❤
سبحانالله soonaka waa cibaado waana daawo maalinatii ruxii sooma habenakiina biyo ìyo tmir iyo qudar bas cuna waxay ilatahay inuu caatobi la haa caafimadana heli lahaa qaliina uusan u baahaden ilaahay ka cabasada aduunakan waa laga tagi aakharo xisaabaajirata
Naciima abayo Allaha kuu dhibyareeyo.
Caafimaad taam ahna Allaha ku siiyo & cimri dheer.
Dhaxalsugaha Saudiga xita wuu cayilna wuuna iska soo jarey😊
Naago farobadan oo carab caan ah aya sameeye ,walibana uur xita wey qaadeen ,oo kheer niyadada u sheeg🌹
From muqdisho😘 ilaa meesha duni ka joogto abayo Salaam😍
Abayo waku salamay allaha ku xafido dabcan wad guulesatay masha allah Sual 1 abayo qaliinka markow dhamado isbucyada hore ma xanuun darana la darema 2 laba bil ka diib qaliinka ma safri kara calashaan Africa o dhowr sacad diyarad la sarnana ma adi kara iso jawaab abayo mahadsanid ❤❤❤love you my sister
Asc walalo Video ayaan kaga soo jawabaya walalo
Congrats sis❤. How is ramadan? Can u fast after surgery?
Thank you sis xx
Masha Allah ❤🎉❤ my favorite
Thank you my dhiiga walalo
Naima wa qof ad u wangsn o qalbi fican waji ka wiji ne wa u kulanay wa isku mid Mashlh sualahan anig xita wa is weydinay jawabahoda wana ku faraxsnhy sa ugu so jawbtay dadka dadka negative ha u jojnin dadka ku jacela ka badan ❤
Thank you soo much walalo qaaliyeey :) love u❤️❤️❤️
@ me too alpi 😘
Hi good luck with that and don’t give up hope you great 😊
Mansha Allaaha abaayo thanks noloowa ❤❤❤❤❤
Thanks walalo
Masha Allah hanbalyo wallo naciima❤🎉si wacan ayaad ugu jawaabtay dadki hadalku ka dhex guuxayay
Walaalo maxaad podcast u samayn wayday aad dadka caanka ku waraysato iyo dadka bulshada wax kusoo kordhiyay ileen say walahi iyo car iyo wirba waad fahmayss😂😂😂😂masha Allah aftahamad ayaad tahay inadero quruxey guurayso
Kkk InshaAllah walalo igu halee
Nacimay sister magacaygu waa khadar daahir waxaan ahay ruuxa suaalaha badan ku waydiiyay gabadhna ma-ahiye wiil baan ahay sister😂😂😂
Thank you
Waxaan rabay oo kale in aan kuu sheego ani weight loss ma samaynayo 55kg ahay africa jooga😂😂😂
Kalia waxaan jeclaystay in aan wax ka ogaado gastric sleeve waxaan kaloo rabaa in cidkasta oo rabta in ay samayso qaliinkan ay ka faaiidaystaan suaalahaa aan ku waydiiyay
Mahadsanid wllshy macan❤❤❤
Sorry walalo omg gabadha yaan ku Moday, InshaAllah wan soo wada duaalahagii
Mahadsanid ❤😊
Isku soo duuduub waa dadka buuŕ buuran waa cunto cun badan yihiin,😊 markaad intaad caloosha iska jari laheydeen cuntada iska yareeya, please caafimaad idinkuma jiro qaliin.
Fettsuging iyo bbl ka soo waran wllo Nicima
Inshallah walalo
Maashaa Allah.Naciima horey u soco Qalbiga wanaagsan waa hanti horimar wacan.
Thanks walalo
Nacima ana waxan idhi talow dibnaha may duratay e I cafi wll
Masha Allah naima sifiican baan u fahmey walashy baa tabta inay samayso midka bufinta waan kufahmey walal taadu waa kaduwantahy thanks
Thanks qaali walalo haye ❤️
Nacimo cadeey masha allah ❤❤
Thanks walalo
Naima abaayo
Oo afka iyo gacanta kala illaaliya
Kheir badan ku rajenaya walal
Thanks walalo aad iyo aad
Hadan cadi isku dhubo kwrn oo Ana is ba qalin nacimoy😂
Sida ugu fiican weeye macmacaanka iyo cuntada burka leh iska jooji
Habeenki 6 galabti wax ka danbeeya ha cuniin cunto jimisci samee ugu yaraan 30 daqiiqo malinti
Way fiicantahay walalo
MashAllah Allaha kugu nabad yeelo walal
Thank you walalo:)
Naciimay soonka kawaran sideed usoontaa sow gajo badan madaremeysid ileen calooshu keyd malehee dhaqso sow magaajoneysid
Video ayaan kaga soo jawabaya walalo
Qayr alaha kusiiyo
nimo abaayo waxaan ku weydiiyey qof xanuunsan oo fadhiya oo desa baalati haysta ma sameyn karaa
Haa qaali aad iyo aad lakiin dhakhtarka waydii
Subxaan Aallah Subxaan Aallah Subxaan Aallah
What did you mean subxaan, are you subconscious?
Wallo add baad u mahadsan tahay❤
Thanks qaali
Nacima you are beautiful Somali girl
Thank you walalo❤️❤️❤️
❤❤❤❤
Nimco dareen bad isku egtihiin
Dadka dhan way I dhahan qaali
@@NaeemaBrink waa run wll
Waqti gaga Lee la dhimanee mrki la gaaro xanun loma dhinto cafimadna loma nolado
Dameer haduu seexdo iyo haduu soo tooso waa kiisi
Damerkaba ilahay ayaa sameeyay, marka adiga maxa kaa galay 🤣🤣🤣🤣
Free atenada😂
Kkk dee wa run huuno
Naciimo wllo aniga suaasheyda waxaa waaye codkaaga miyuu is badalay aniga waxaan daremayaa codkaaga dhuubtay niqniq barigii hore cod weyn baa laheed sorry ha iga xanaaqin
Asc walalo qaaliyeey has qaali aad iyo aad dee wuu dhuubtay baruurtii aa ka baxday
Asc habo avance toi
Wsc wr wb
Dadka sokorta haysta masameen karaan midka islifka ah gastric ma le yahay
Fhakhtarka qaali waydii inshallah
Aad ayaad ugu mahad santahay sida fiican aad ugu jawabtay anigu 19/12/2024 markaa faa ido mooye wax yellow malaha medakale cuntada aynu cuna somali ahan waa qashin markaa qashinkii ayaynu isk xidhnay.nurtii intaa aan qalinka lagu sameyay kabac malinba malinta kadanbeya ayaan fududanayaa wali laba cisho kahpr ayaan bilabay jiimkii
Turkiga ayaan iskaga jaray wax wayn ma aha laguna baqo cafimadkena ayaaba ku jirta waayo cuntada badan ayaa cudurada kena ma joritiga
Dadka aad u buran waxaan ku diri galin lahaa rag iyo dumarkaba
Woow congratulations walalo:) ❤️❤️
Aad iyo aad
Gaal isu ekeysintu dhib ayay leedahay
Walaal Naciima macnuhu ma aha qofku in cimri 9 ilaa 10 sano ah ay kuugu darsameyso ee waxaa weeye caafimaad ayuu helayaa 10 sano gudaheed, Walaal Ilaahay wuxuu yiri qofna cimrigiisa looma dheereeyo hadii wakhtigiisu uu galo.
Abyo magash maha ee waxulahe amgalyo mardabe that’s no longer
Thanks walalo wa run:)