Var var 24:50 ahmed io mahrez sanjabiisha way qariyen saxafna wu arka 36:47 saxaaf iyo mohan waxa lo tashtay gabdhaha in la xado 37:07 mohan gabdhaha lacag lacag bu ka xaday Albitaraha cadalad maahyn wilashu la jiray sasoy tahay wa laga badiyay
Somlidu wa jahiliin markaad wax dubaysaan sanka faraha ka daya video markan dawanayno wax yar ayaaan iska cunayna wis wis k naaga daya adna la hadal sxb tada hello team wis wis 😭😀😀
Adnoy hada rabtid ina ku daawano ilmahan Hablaha la ficiltamaya Ha na soo hor istaajin ama usoo sheeg waxan in uu game yahy weliba kas yare Mohan la dhaho walalahii mu la ficil tami jiry mxa waaye kuleelka waxa wa game Wa baashal dhab aye ka tahy hablaha raali gelin Wayn aye raban gabar dhana la kabo tiray gabar dhana la boorso tiray waxan waa qalad nio saxaafow raga wax usheg qaladkoda usheeg 100% wa laga qaldan yahy Dumarka
Alaa gymkaan saa uraby wllhi lkni waxaa rabay amira iyo sundus iyo aisha wiilshana cyda slxjj iyo abdifatah plz adna saas kadhig xpptii😢😢
yess adna plizzzzz
Plizzzzzz adna😢😢
Wiilsha game ka. Waa ki heysi ayey naga aheeyd😂
Dumarland Hambalyo guusha Wano kenten lajamad Aya tahin wlhi Hambalyo❤❤❤❤
Saxaaf in uu dumarland la jiro wee ka muuqataaaaa 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Waa loo bahan yahy
😂😂tnk lajamad😂😂😂😂😂qac qaado
aan kuwada salino nabigen maxamed scw scw scw ❤❤🎉😢
ASd
SCW ❤❤
scw ❤❤❤🎉
Salalaahu calayhi wasalam
Scw❤
Wlh nimankan mesha aad kentay cawa waa cawaaaaan uffff
Aa qararta😅
Haa gcl
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️
لُعِنَ الَّذِيۡنَ كَفَرُوۡا مِنۡۢ بَنِىۡۤ اِسۡرَآءِيۡلَ عَلٰى لِسَانِ دَاوٗدَ وَعِيۡسَى ابۡنِ مَرۡيَمَ ؕ ذٰلِكَ بِمَا عَصَوْا وَّكَانُوۡا يَعۡتَدُوۡنَ
Dumarland hamplyo gusha wa uqalanten 🎉❤
Waxa dhadhamo miya gabar walashada inad unaxriisato laka rabey sida ula dhaqmeen arka 😮😢
𝐖𝐥𝐥𝐤𝐞𝐲 𝐠𝐚𝐦𝐞 𝐰𝐚𝐚𝐲𝐞 𝐲𝐞𝐲 𝐤𝐚𝐡𝐨𝐨𝐬 𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧😅😅
Ilaahaw cadawga naga qabo ilaahaw bari nabad noogu dhamee codaynta🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Amiin❤
Wiilashan waa cawaan qaylo badan dib ha noogu keenin
Nosobadi ❤❤ 😅Adna aqwaan geemkan soo badi wlh Amira, ceyda sundus, samiya , ladane, keen❤❤❤😢😢😢😢😊❤❤
Kusaliya xabibkena mohamed scw scw ❤
Sxp saxaaf var Ayaan arkay mahres hos Ayaa Loga dhibay kofilaha udhipay
Wu ujeday saxaaf isaga la jira
Wlhi Saxaf kuwan niman maeehee hanokeenin markalee
Raga aqliga lex like ceyda, cumer, zein , alpha ,beza ,Deqow dad ka nokeen wll qali nagadaf ragaan
abdulaahi binu abi salol Yahuud ma eheyn munafaq ayu aha
yahudka quranka lgu shegy wa qaruun ✅️
Wiilashan wlhi nacseen wey tlhi 😢 yaahuuu
Hormar wacan Adna quruxey🎉🎉🎉🎉🎉
Wllyaal quraanka lagamakaftamo quraanka hadaadan aqoon aamus ولاتكن على قبره❌️ولاتقم على قبره✅️
Ii so doceeya inuu ilhay imtixanka ii fududeeyo please 🥺❤️🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺
Wr horta suaal meeday xafladii dumarland😂🎉
🎉😂
🥺.🥺.🥺 . Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
zaxaafow heedhe wllo kuwan wiilasha cusub wllhi dhaqankooda uma bogin waayo kuwii hore la mid maaha plze anshaxa hagaaji ku dheH wllo mcn
Mehrez iyo mohaan ma cusba
Rag mesha jooga niman maha uff
Waa bila akhlaaq inanta sahaaf ku xigta hooyadeed collka jarysaa 😢
Adiga bila aqlakh ah indhaha miyad la,day sowte kaqabaty kuna tidhi hooyo mcn wn kuso wcaya video ban duubaye dadka ka dhac nio warjcli kuheese😏😏
Alla ba,ayey waxan rag maaha, wa kuwo gabdhaha u ciil qaba o cawaaana uff
Gab dhaha walaqiyaa may😮
Mooohaan waaa tuuuug lacaguuu ka xadey haplaha
Ma uujedaa tuuug waye kan 😅
All gabdhaa hooyded dhimteyyy qalpigedaH😢
Gabdhaha walaboojeey cabdulaahi ibnu ubaya ibnu salool wuxuu ahaa rasul munaafiqiin ama madaxa munafiqiinta yuhuudi ma ahayn
Wa la gadhi
Tafaiirka hdey baran lahayen kuma dhacden
Mxa meshakenay😢😂
@AhmeyAli-wz8ds hhhhh
Dumarland is not easy ❤
Adna Aqwaan Geemkan soo badi wlh Amiira ,Ceyda Sundus,Samiya keen❤
Var var 24:50 ahmed io mahrez sanjabiisha way qariyen saxafna wu arka
36:47 saxaaf iyo mohan waxa lo tashtay gabdhaha in la xado
37:07 mohan gabdhaha lacag lacag bu ka xaday
Albitaraha cadalad maahyn wilashu la jiray sasoy tahay wa laga badiyay
Rag mahe waaa naaag uf
Waxaan game waaye sidaas loogu tala galay in leys kulu leysto
Naaag ma caybaa doqonay
Naag caay mee noqotayy yaa😳
Uff waa doqomo😊😂
Bahashii ay cunaayeen qaar dhan ee ay tiureen
biyaha hafdhana dadisen iyo waxaa afka kuwaday
Gabdaha doqoma wye qasaara galen iney win raadhinaayen
Axmad woo qishe sanjabiilka madhameysaanin😢
Wiilashu waa waa ixtiraam la,aan mar dambe kuwaan yaan lala tartami
Axmed san jawiisha wuu qariyey wllhi asi iyo mahris yaa ila arkay
Anigga
Aniga doofaarada😂
Dumarland isn’t easy 💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻
😅Nosobadi❤
Ileen nimanka qaar waa niman lamood uf
Orad so xaar gabadhan xishonayn uma jedid miya 35:27
Saaan xeerka raga Maka mid Ahane borso io kabo la jaraa
dumarland is not easy❤🎉
Mahres quruxeey😂
Warag ceebays ragani dumarka waykula dhashen wanay kudhaleen inad ixtiiranta wa wajiib kuwani yaga kaliita dumarka muran badna waxay ragan madhani
Saxaf dhinaca gabdhaha at u jileecsantahy
🥺🥺🥺.🥺 Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Adna wxn malayacniga mardambe hana horkenen
wallaal lacag ta ayaa nigabadatey maanoqotaa sida koko qurux maashaa allaahee
Muqaalka shucaac waa zxp Dadaal Bro
Anu hablaha la jira sabbto ah ragii sas inay ula dhaqman ma.ahayn😢
M.a.wlkey saxaf thanks❤❤❤
Ahmed gave the SANJABIIL to Mahrez
Khiyaano kasocota dhinaca wilasha 💯 sanjabiisha muusan cumin qayb buu qariyay
Wiilasha qararkeygii oo dad ah wey 😂❤
adna is not easy❤
Adno reply xappiti ❤🎉
Masha allha ❤❤❤❤
Wilashan qarkood akhlaaqda ku yar sida ka yare moha waba ciyaal hadana bila akhlaaqa 😂
Qayaano bey sameyen wiilasha sanjibisha lama wada cunin qaar baa la qariyey lkn wan u qabnaa hadanba kabadiney😂😂❤❤🎉🎉
Masha allah adna qurux keemkaan soobadi abaayo amiira sundus cayda saalax keen abaayo adna qalbi ❤love 🎉🎉❤❤❤❤😊
Saxaafow xafladii dumarland aawey😢
Kuwan xasid sana wiilal noocee wye amxaro mee la ciyarayan
Adnoy abaayo wilishan qiiyaano miiran waaye 😂
Lkn intoo Soo badiya Mohan io mahres haku soo ilawwin
Horey u soco boqoradeena 💖🎉
Moohan lacagtii ayuu haday saxaafoow😮😮😮
😂
Iscadees diideen'rooseeto ayee ogoladeen'Aduunyo gadoon
caway ragan gem bay dhag kafahmen xeerkii ragnimada way iloben😂😂
Vaar ahmed sanjabiishii mahres buu u dhiibay😂😂
Fadlan gameka ma xumaa Lakin israfka halagadafo xolaha Yan laguciyarin
Dumarland isn't easy ❤️ 😮
Saxaaf waxad sameneysid wan ujednaa xaq maahan waxaas iskadaa sxb
Axmed iyo mahrez 2 tuug😂
wiilasha waainta uku ciyaal suuqsned maleeshiya 😂
Axmed sanjabiisa wuu turay
Yahuuu
Adnaay xbbTy sundus ladan kiki iya samia pls next kasoo dhik wiilashana jestole mohan deeQow iya wiilkale soo Qawo pls xbbTyyyyy adnaaaaaY
Team jeestoole
Like
Walhi wiilasha walaqiyany😊
Wiilashan ciyaal suuqiin waaye xushamada dumarka wxba Kama yaqanan uff kuwan
Lacag bay xadeyn muhan
Qayaano qaran aakadhacdey
Dumarku wey badiyeen lkn qasaaraha ugu badan ayaguu soo gaaray😂😂
Muhiimadu waa guusha 😂😂
Saxaaf waxiisa dhex dhexaad ma ahan mida kale qoftan taraxada madow waa reer badiyo ka daaya chalenge ayadaaba u nacee chanelkan
Wilka sanjabisha cunqyay madamaynin maharis bu udibay
20 basbas marke gabdhaha dhahen wilasha inee kusoceliyan basbas waka diiday saxafoow garsorenimada iska casil😊
24:48 waa khiyaamo😢
Somlidu wa jahiliin markaad wax dubaysaan sanka faraha ka daya video markan dawanayno wax yar ayaaan iska cunayna wis wis k naaga daya adna la hadal sxb tada hello team wis wis 😭😀😀
hhh ha walaahay
24:52😂😂mehris qiyaano ayuu sameyay
Adnoy hada rabtid ina ku daawano ilmahan Hablaha la ficiltamaya Ha na soo hor istaajin ama usoo sheeg waxan in uu game yahy weliba kas yare Mohan la dhaho walalahii mu la ficil tami jiry mxa waaye kuleelka waxa wa game Wa baashal dhab aye ka tahy hablaha raali gelin Wayn aye raban gabar dhana la kabo tiray gabar dhana la boorso tiray waxan waa qalad nio saxaafow raga wax usheg qaladkoda usheeg 100% wa laga qaldan yahy Dumarka
Bro wax qasaba majiran hadey rabin lacagtey celin lahaayen marka qofkasta guushuu udagalamaa
Team barnamijkan kuma ficno iska dhafa dhha gbdha io wilasha
Adna gemkan noo soo badi plz
Nosobadi
Gabdaha ham baliyo ❤❤❤🎉🎉🎉
Waaw❤
24:49 qiyaano cad dhacde if you know you know
aan ku salino nabigen maxamed
Kuwan rag maaha saxaaf
Nimanka Waa kuwo Akhlaaq Ahaan Aan Tarbiyaysnyn Naga dhaaf Adno geemkan
🥺..🥺 . Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho