КОМЕНТАРІ •

  • @IlhaM_651
    @IlhaM_651 Рік тому +11

    Wiilkaan cajiib siduu iso jiito codkiisa hees usan asaga leheen meel ma sarto wlhy dadka waxey idhahan wiilkan kuma ogo lkn ana codkiisa xaqiren My favorite voice Liiban ❤❤❤

    • @suleekhosiman3490
      @suleekhosiman3490 6 місяців тому +1

      Hesihisa odhan waa qalbi tabaad wilkan runti

  • @marwaanyareofficial7642
    @marwaanyareofficial7642 2 роки тому +32

    Maankaaga oo nool yaan ruux kuu maamulin talented🔥🙏liibaan door,Burmax and Kaskey well done 👍

  • @ugaazahmedshire91
    @ugaazahmedshire91 2 роки тому +21

    Maankaaga oo nool Ayaan ruux ku maanulin😰💯💔
    Libaan Door golden voice horay usoco bro💥❤

  • @ahzaabosman7448
    @ahzaabosman7448 2 роки тому +29

    Ilaa xad Buu cod macaan yahay liibaan cajiib cajiib.❤️
    Maalin uun Buu fanka u talin doonaa insha Allah waynu arki .❤️🖐️

    • @amiincabdi2204
      @amiincabdi2204 2 роки тому

      Keeping scp liban cod halaasiya runtii

  • @adirecc6200
    @adirecc6200 2 роки тому +13

    You are not the only artist. You are the motivator

  • @bilebaari864
    @bilebaari864 2 роки тому +3

    Best fanaan legend keep going maan kaaga oo nool yaan ruux ku maamulin tukan laga mu raadsado macnahaagu yuu noqon

  • @nahimaabdulle2624
    @nahimaabdulle2624 2 роки тому +3

    Maarti adigo haa u noqon waxa mudanaheeda tahey 💔adigo mulkilaa magaan yaan laga dhigin😭💔👏👏

  • @muniirjamaalabdilahi833
    @muniirjamaalabdilahi833 2 роки тому +6

    Maankaga oo nool yaanu ruux ku maaamulin 🙏🥰

  • @mshuuriye8760
    @mshuuriye8760 2 роки тому +3

    Fanaan cod macaan ayaadthy wlahi zxb
    Waxad tahy qof loo xiiso lakiin heesahy soo badi zxb waan ku tageernye
    Heesahn niyadnaa ku hayy walhi zxb
    Wllda somaliyee sabusagreeb iisoosaar wll 😭

  • @Ayaanwadani
    @Ayaanwadani 2 роки тому +2

    Cajiib Cajiib door soo daaray🔥

  • @bashiirnur
    @bashiirnur 2 роки тому +4

    This young man need some attention
    Please support him

  • @sumayamohamed21
    @sumayamohamed21 2 роки тому +2

    Maankaagaa oo nool yaan ruux kuu maamuli Al fanan liiban dor Axsan cod 🔥

  • @nadargarrade9543
    @nadargarrade9543 2 роки тому +1

    Waaaaw boqortooyo waaa iga gadanyahay codkan iyo erayada iyo fanaankuba best 💎💎👑👑❤️

  • @Qani_10
    @Qani_10 2 роки тому +1

    Illaah baa ku muujiyaye
    Adigu meel xun heys geyn
    Axsan ereyo libaan door✌🥰🔥

  • @muhiimziciid1124
    @muhiimziciid1124 2 роки тому +1

    Wlllo heees tiii hore hakaaa ahtoooo eee izkyaraaa nazo

  • @wayahamedia5536
    @wayahamedia5536 2 роки тому +4

    Legend liban door poqorka codka mustaqbalka fanka

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 Рік тому +1

    Anaa xaladaas ku sugan allhmdulilha for everything caku jecl

  • @kawsarmaxamed1866
    @kawsarmaxamed1866 2 роки тому +1

    Ay ay fanankan waa top wllhi codkiisu waa 100 kiiba 100 wllhiya 😪😍😍

  • @xoxo-yg6gb
    @xoxo-yg6gb Рік тому +1

    Alla wiilkaan u Ekaa walaalKay Liibaan 🙏

  • @Eng_ahmed_Dj
    @Eng_ahmed_Dj 2 роки тому +15

    Hamiga iyo Hiigsiga Aad leedahay Allah ku sahlo wll hadii aad subscribe ii saarto mahadsanid
    wll please pin.

  • @khadaryareofficial6578
    @khadaryareofficial6578 2 роки тому +1

    M.a wilkan codkisa wa Anothe level pro kep going

  • @Hoygaaflaanta219
    @Hoygaaflaanta219 11 місяців тому

    Yaa salaam liibaan door fanaan laga yaabay

  • @c-rxmnalmania
    @c-rxmnalmania 2 роки тому +2

    Liibaan Door waa markaagi Alfanaan 🦁❤️

  • @maxamedcabduqadir4505
    @maxamedcabduqadir4505 2 роки тому

    Illaah baa ku muujiyay adigu meel xun ha is geeen /// dukaan laga muraadsado macnahaadu yuu noqon 💯👌👌

  • @xafsamoh6195
    @xafsamoh6195 Рік тому

    Heesta kama daalo come haragysa one day u will become big famous wlhy

  • @xasanmohan237
    @xasanmohan237 2 роки тому +1

    Mankaga o nol yan rux kumamulin Erayada aya iga gadan runti saxix ✍✍👌😰

  • @HIFTEMEDIA5881
    @HIFTEMEDIA5881 2 роки тому +1

    Adeer hore soco good song 🎵 👌 🎶 👏 ♥ 🙌 🎵

  • @khaalidy
    @khaalidy 2 роки тому

    Wewe doorka manta kaskey iyo serabta wad na washen❤

  • @hodanhonesty7627
    @hodanhonesty7627 2 роки тому +1

    Codku WA Hebe alla Ku siisay🥰

  • @zuheyb_nur
    @zuheyb_nur 2 роки тому +1

    Kaskey Production the legend always

  • @sadaaminholyrics2086
    @sadaaminholyrics2086 2 роки тому +2

    Ninka Fanka Codkiisa Ku Qabsan Doono👑🔥👑

  • @faatimadiamond7301
    @faatimadiamond7301 2 роки тому +2

    😱😱Dukaan laga muraadsado macnahaagu yu noqon😱😭

  • @mohamedqani593
    @mohamedqani593 2 роки тому +1

    Mansha alla waxa tahay fanaan talent leh
    Keep going brother

  • @zahuurcadeey6706
    @zahuurcadeey6706 Рік тому

    Been lama sheege aad buu u cod mcn yahay horay u soco wll

  • @nalkanuurnalka4447
    @nalkanuurnalka4447 2 роки тому

    Woooow liibaan door iyo wlky kasktey horey u socda my prathars❤💯🙏

  • @nasriaxmednuur9887
    @nasriaxmednuur9887 2 роки тому

    Waaw hees iyo aabaheed legnd liibaaban

  • @hodonfaahiye4885
    @hodonfaahiye4885 2 роки тому

    Yarka caadi maha any way wl guulayso❤❤❤🥰🥰waa dheeri galiye cod tolmoon

  • @faatimadiamond7301
    @faatimadiamond7301 2 роки тому

    🥺🥺maankaga oo nool yan ruux kumaamuilin😭😭🥺

  • @shucaybshataa4500
    @shucaybshataa4500 2 роки тому

    Yaa salaam, cod macaan iyo midho culus, abwaan sare buurmaax yare and liban door.

  • @diyosamara3893
    @diyosamara3893 2 роки тому +1

    geep going 2 wadeyda garbood🥰🥰

  • @suniitaahajji3918
    @suniitaahajji3918 2 роки тому

    Siduu gacmaha dhaho maalmaha adkaada yey madiidin kaa dhigin heesti horena wuu dhahayay waanka helay wlhi siduu u kala furaayo cajiib ah

  • @mohanaliproduction75
    @mohanaliproduction75 2 роки тому

    kaskey zxb tageero kuu ahay love hala ila dhaafin

  • @abdirahmaancadceed2325
    @abdirahmaancadceed2325 2 роки тому +1

    Welldone my brother,s kaskey&liban door

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 2 роки тому

    mankagag o nool yan ruux ku mamulin ✅✅✅✅

  • @maibeautychannel1904
    @maibeautychannel1904 2 роки тому +1

    Another level voice lii door

  • @mumtazkhadar1239
    @mumtazkhadar1239 2 роки тому

    Yaa leh ereyada wllo

  • @jaabirmohamed5765
    @jaabirmohamed5765 Рік тому

    DhanizH Boy 🇸🇽⛴️
    Liban door Carry On Bro

  • @JOHNJOHN-hl6jg
    @JOHNJOHN-hl6jg 2 роки тому

    Wooooww yes

  • @khaalidxidiga7600
    @khaalidxidiga7600 2 роки тому

    Abwaan qaliya keep up pro

  • @cfataaxcali253
    @cfataaxcali253 2 роки тому

    Sxb sre liiban nolow bro

  • @daadirofficial3294
    @daadirofficial3294 2 роки тому

    mankaga oo nol yan ruux kale ku mamulin

  • @majeerteengirl5182
    @majeerteengirl5182 2 роки тому

    Jah anthr lever 💔💯

  • @cabdiladhiifxasan796
    @cabdiladhiifxasan796 2 роки тому

    Abwaan laxamiste fanaan legend

  • @nuuramaxamuud5805
    @nuuramaxamuud5805 Рік тому

    Top words ❤

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qanljoayanjamayousuf3615
    @qanljoayanjamayousuf3615 2 роки тому

    That’s true wlh may allah keep him away from me

  • @eidlemoha3972
    @eidlemoha3972 2 роки тому +1

    Yaan ruux ku maamulin

  • @khaalitt_ali7404
    @khaalitt_ali7404 2 роки тому

    wll Liiban door fan hormareY ku rjayna zanadaHa zo socda

  • @farduuscabdiraxmaan885
    @farduuscabdiraxmaan885 2 роки тому

    Mankaaga o nuul yu ruux ku mamulin

  • @mohacadde5369
    @mohacadde5369 2 роки тому

    Alfaan libaan Door Sxb aaan uxıısay agjoogıısa Sxb hormar wacan

  • @kingasadlove3411
    @kingasadlove3411 2 роки тому

    Horey usoco pro

  • @muuseyusuf631
    @muuseyusuf631 2 роки тому

    mncha allH waxan jeclahay ina ardaydii khalid kamil tahay

  • @suniitaahajji3918
    @suniitaahajji3918 2 роки тому

    Ninka heeso macno wayn leh buu qaadaa, Laxamadiisana waa cajiib, Maalmaha Adkaada Yeey Madiidin kaa dhigin! Madiidin waa ( qofka xoolaha uusan lahayn ilaaliya)

    • @apdirisakaadam4496
      @apdirisakaadam4496 2 роки тому

      thnks wll ereygaaa micnihiisa ayaan malmo dhan raadinayey

  • @XanaanJamac-yz1no
    @XanaanJamac-yz1no 3 дні тому

    Marti adugu hawnoqon waxa mudanaheda tahay😢

  • @farduusupdy__rahmaan__herz1242
    @farduusupdy__rahmaan__herz1242 2 роки тому

    Ezh cala heez😋😋🥰🥰🥰

  • @fahadmohamed1416
    @fahadmohamed1416 2 роки тому +1

    Libaan fanan talent leh

  • @seeynabcali7250
    @seeynabcali7250 2 роки тому +1

    M. Dumshi soro usoco

  • @cadownuur3427
    @cadownuur3427 2 роки тому

    Legendary liibaan door

  • @fadumoaden3080
    @fadumoaden3080 Рік тому +1

    More motivation please

  • @qanciyelove.7channel474
    @qanciyelove.7channel474 2 роки тому

    Please please
    Alfanan Libaan door
    Sidan lee ku wad
    Wali wax badan ayaa ku dhiman
    Hajifan madax ayaa iisaran tahy
    Sharaf iyo karaamo

  • @GoodmorningDubai-vr8ve
    @GoodmorningDubai-vr8ve Рік тому

    Legend iga dhe ninki garanaya garan

  • @rahmoduran3913
    @rahmoduran3913 2 роки тому

    Really🥰

  • @MunoMaanka-hz5bm
    @MunoMaanka-hz5bm Рік тому

    War wiil kan io samiir saam isku cod mo ohow ani isku qaldaa wllhi

  • @FAAD21
    @FAAD21 Рік тому

    Nice song

  • @shamsomaxamud950
    @shamsomaxamud950 2 роки тому

    ❤❤❤❤❤🔥

  • @samsamduale7721
    @samsamduale7721 Рік тому

    Ahow qof klsooni leh

  • @saidmohamed1064
    @saidmohamed1064 2 роки тому

    Mansha alh

  • @baabaahassan7
    @baabaahassan7 2 роки тому

    🔥🔥🔥🔥

  • @naimamohamed1822
    @naimamohamed1822 2 роки тому

    Cod miro laxan video dubida 💯 nolow fanaane🥰

  • @ayuub17
    @ayuub17 2 роки тому

    naga soodhiga🙋🙋

  • @fartunabdulahi8052
    @fartunabdulahi8052 2 роки тому

    Waxaa tahay quf magac leh usku eeg muraayada wow the

  • @alimohamedali5449
    @alimohamedali5449 2 роки тому

    Wa Fanaan Cod Iyo Hibo Faneed leg Lkn Ubaahan Cid Hibadiisa Investment Gareysa.

  • @maarsopoi8402
    @maarsopoi8402 2 роки тому

    Fanka oo qubtay ninka ka dawa tagay

  • @HodanDegan-ei9cz
    @HodanDegan-ei9cz Рік тому

    What hand some faarax

  • @yuusufyare6176
    @yuusufyare6176 2 роки тому

    Sooo daadee

  • @saciidcali5192
    @saciidcali5192 2 роки тому

    Fananka Codkisa 😢

  • @nimcojibriil7958
    @nimcojibriil7958 10 місяців тому

    Ilh baa ku mujiye adigu melxun hays gayn

  • @shukrimohamud4189
    @shukrimohamud4189 2 роки тому

    Wow

  • @malyaan-karoon
    @malyaan-karoon 7 місяців тому

    😢❤

  • @fatush6711
    @fatush6711 2 роки тому

    cajiib

  • @JOHNJOHN-hl6jg
    @JOHNJOHN-hl6jg 2 роки тому

    👌👌👌🙋🙋‍♂️🙋‍♂️🙋🙋

  • @muhanadali5932
    @muhanadali5932 2 роки тому

    Marti ha u noqon waxaa mudana heeda tahay boqorka codka nio fanka iftiin u thy

  • @ducaalenur6922
    @ducaalenur6922 2 роки тому +1

    Horay midaa ii mamushay
    Lkn hada may🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mustafjamal6219
    @mustafjamal6219 2 роки тому +2

    Can you listen 🛌🛌😆😆😆👎🇸🇴

  • @nadiraibraahin5769
    @nadiraibraahin5769 2 роки тому +4

    Ani heesdi hore ayaa samayin wayn igu yelatay qof an si dhiba u.jcelahay o marwalba ku dhawacaya hadna ku aflagadaynaya waliba ad thy qof an si naba goaan uga qadan karin
    Markasda ana rali galiya si anan u kala tagiin lkn waxan niyda ku haya malin malmah ka mida inan kala.dhamanayno lkn qalbigayga doqonka goaan ma qadan karo ilhayaow adiga raxmane ii naxariso oo I dhay bogaha ii balbalyo

    • @zeynuushsiman9381
      @zeynuushsiman9381 2 роки тому

      Abyo fiiri nin erey qaldan haduu afkisa ka maqlo jecelkaa uqawe wan jari lahay😎 wayo kaas faido haka sugin kow naftada qimaheda garo kow hawicin hana ralli galin ninku wuxu jecel yahay inuu asaga wax uu radiyo oo uu asaga arkaa awodada maserka ah inte jirte telka yala hadleyde maxa uqawan weyde waxas maser ma ahan lkn nag haduu soo sarte adna usan ku xushmeynen jar oo midkale lajan qaad ugu danbeyntii danahada ku mashqul oo qimahada garo calafkada wa hele lkn joji jiljileca kasna melkasta ka block qoraladisana delete by

    • @suadoabdirizackmayow4113
      @suadoabdirizackmayow4113 2 роки тому

      @@zeynuushsiman9381 aad io aad abaayo qof aanan laga maarmi karin majiro

    • @suadoabdirizackmayow4113
      @suadoabdirizackmayow4113 2 роки тому +1

      Ka mayro waxii kusoo maray jooji jiljileeca dukaan laga muraadsado macnahaada yuu noqom abaayoo qiimaad leedahy keligiisa un nin dunida tan masaarno kun asaga ka wanaagsan oo ku sharaf ayaa joogto kii kugu haboon wuu imaani ha deg deg isna adkey mid aflagaado io wax lamid ah kuu quurin ayaad heli I.a Allah talo saaro abaayo Nadiiraay

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 2 роки тому

    Wilkan heesihisa waxba lagama qaban karo

  • @ubahhussin1885
    @ubahhussin1885 Рік тому

    🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🤯🤯🤯👈

  • @AxmedNuur-ub5su
    @AxmedNuur-ub5su 9 місяців тому

    Aaaa

  • @fadumomohamed2968
    @fadumomohamed2968 2 роки тому

    "Mankaga oo nool yaan ruux ku mamulin" hadal micno weyn leh

  • @nasriaxmed9519
    @nasriaxmed9519 2 роки тому +1

    ma dhagysan karysaan ?