Cilaanke iga dalbatay iyo midkan umariyay | what she went & what she got most beautiful Sudan henna

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 426

  • @nimcoqaalic9065
    @nimcoqaalic9065 3 роки тому +5

    Mashaallah waa kentay horusoco mcnto
    10k kabadan ayee mudantahay an ushergareno somaliyeey hormar wacan

  • @nastehaismail7054
    @nastehaismail7054 3 роки тому

    M.a abyo aniga sudan joogo cilanka ayaana saara m.a wankaheli nashqadan in sha Allaaah waakuxirnana chanelkada keep going xbiibti

  • @mohammedabubakari2805
    @mohammedabubakari2805 3 роки тому +4

    Beautiful

  • @abdillahisaidossob3284
    @abdillahisaidossob3284 2 роки тому

    Gerber oo gali ah ad tahay .ani waan kuu tagersanah dessine la ad soo dhigtid lee baa marsala,salan sare jabuti aan uu dhashay. Good job abayo

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 роки тому +2

    Wow masha Allah tabrikllha aad u qurux badantahay Aabyo gacantada Allah haku barakeyo ❤❤❤❤

  • @hamdiwaayaarag8707
    @hamdiwaayaarag8707 3 роки тому

    Masha allah abyo waan ka hellay whi dad cadow ah ayaa jirro oo aana qofka Muslimka ah hor mar u ogalleen kuwaas alle ha ka qabto waa kuwa dislike ku sinayo abyo hormar wacan ayaan ku leyahay insha allah 100k iyo kabadanne waad gaareysa ❤❤❤❤❤❤💯

  • @roodanuura120
    @roodanuura120 3 роки тому +1

    Qlbi waaad keentay kagaaaba kasiu qurux badan fariiid baad thy alle haku barakeeyo

  • @hibomahamudrasmii6729
    @hibomahamudrasmii6729 3 роки тому +4

    Masha allah my sister Muno ibrahim Ahmed ku magac dher muno lucky❤❤gul wacan mcnto hormar hirgalay

    • @kinowyenam6469
      @kinowyenam6469 3 роки тому

      Masha allha habibti quruxhey intejogta

  • @xamdihassan1486
    @xamdihassan1486 3 роки тому +2

    Mansha Allah Xappti Maskaxdaada Allaha Kuu barakeeyo Barteeda aad dhigtay

  • @rumanahm5634
    @rumanahm5634 3 роки тому +1

    Ma shaa Allah
    ALLAH haku barakeyo gacantada abayo
    Aad bu u qurux badan yahay

  • @munamohamed6037
    @munamohamed6037 3 роки тому

    Walhi wllo qof kaa xine shidan abid ma arag anigu alle gacanta hakuu daayo role modelkyga tahy isku magacna waa nhny yaah ina henaha barto aad aan u xiseya

  • @faatmammm5604
    @faatmammm5604 3 роки тому

    Masha allaah gacanta alle haku barakeyo insha allaah yaarabi 🤲🥰uqti qaali adiga iyo familka alle ha idin xifdiyo insha allaah yaarabi 🤲🥰wad kenti aad ayan uga helay xage jogta uqti qaali 😘💐

  • @guirrehkadija4099
    @guirrehkadija4099 3 роки тому +1

    Wa bella❤ wayeh machallah🥰

  • @sahrosigalan9805
    @sahrosigalan9805 3 роки тому

    M.a Abaayo waxad that hirigti galiyahyga Alaska ah thanks

  • @jacfarabdi940
    @jacfarabdi940 3 роки тому +2

    Masha Allah aad iyo aad abaayo gacmaha allaha kuu barakeeyo

  • @qureshabdiladif9398
    @qureshabdiladif9398 3 роки тому

    Masha allah wlhi aad ayuu ushidanyahay waad keentey runtii gacantaada alle ha kuu barakeeyo sharafeey💗❤💯👌

  • @xafsacadeey2822
    @xafsacadeey2822 3 роки тому

    Masha Allah xabibtii wad kentay ilahay haku barakeyo Mar dhow Ayan kugu so biray waba ka helay cilanyashada wanba marsaday marsaday jazakallah muno cadey

  • @amuunmusacid5102
    @amuunmusacid5102 3 роки тому +1

    Masha alh wadkeyntaahay ilhey haku barkeyo kacantada

  • @umumaida6601
    @umumaida6601 3 роки тому

    Masha allh abayo qaali allh ku xifdiyo abayo plz asxaabtaada ku xiran abayo muno isoo booqo ina shergareey plz wllo

  • @maryanabdimaalin8062
    @maryanabdimaalin8062 3 роки тому

    Maasha allaaah xabibti Horay u soco waad keentay walahi guuleyso

  • @naanii1878
    @naanii1878 3 роки тому

    Masha Allh illh haku barakeyo Gacan tada Sis insha allh Xamar markaa imado kuu iman donaa

  • @queenbellla1945
    @queenbellla1945 3 роки тому

    Haaaa masha allaah qali inan barto aad uu jclhy cilanka dhorjer kula soo xiriray lkn fursad kugu wayy qali

  • @inmadey9019
    @inmadey9019 3 роки тому

    Masha allah alle maskaxdaada ha ku barakeyo hadii aan muqdisho jogi laha wanbo ku iman laha😪

  • @munaabdi8803
    @munaabdi8803 3 роки тому +1

    Manshallah tabaraklaah xabbti ilaaheey gacantada haku bara keeyo

  • @naimo3372
    @naimo3372 3 роки тому +5

    Masha allah tabarakallah xabibti wa Qurux badan yahay ♥️🌹

  • @daadirmaxamed75
    @daadirmaxamed75 3 роки тому +1

    Abyo waa gabar kutagerto oo hoyo 2 cunug hesato ah waxan rabaa inan cilaanka barto blz icaawi abyo intee kala soo xiriira🥺

  • @samiiraxasan8928
    @samiiraxasan8928 3 роки тому +1

    Maasha Allaah gacanta Alle hakuu barakeeyo

  • @iftinoumar5486
    @iftinoumar5486 3 роки тому +2

    MashaAllah gacanta Allaha kuu barakeeyo Abayo

  • @xaawomahamadkulane5906
    @xaawomahamadkulane5906 3 роки тому +1

    M.a abayo wankahelay cilaanka ilahey haku barageeyo gacantaada

  • @fardowsa2236
    @fardowsa2236 3 роки тому

    Maasha alaah gacataada ale hakuu barakeeyo ee abaayo halkee lagaa helaa jawaab wacan

  • @اسراءعليحسين-ظ7و
    @اسراءعليحسين-ظ7و 3 роки тому +6

    Masha Allah abaayo waa kasi qurxisay Alle haku ziyadiyo

  • @deeqadagan2113
    @deeqadagan2113 2 роки тому

    M.a abyo Allah ku barakeyo gacntada Queen 👸 🥰💯👌

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 2 роки тому

    Haa m.a wkentey mcalimadena illhy gacantda hku prakeyo🥺🤲

  • @bishaarobuulaay42
    @bishaarobuulaay42 3 роки тому +3

    Masha Allah qurux qurux dhaaftay ❤❤❤💯

  • @xaawokiin1790
    @xaawokiin1790 3 роки тому +3

    Masha allaah abaayo waakeentey keep going guuleeyso

  • @umumaqsuudofficial
    @umumaqsuudofficial 3 роки тому +1

    Wow Beautiful ❤️ henna thanks abaayo wllhi m.a gacantada allah haku barakeeyo xapiipti

  • @khadiijabintuadam6069
    @khadiijabintuadam6069 3 роки тому

    Masha allah wlhi waad kentey illah gacantada haku barakeeyo

  • @sacdiyosuusuuchannel2457
    @sacdiyosuusuuchannel2457 3 роки тому

    Masha allah waa qurux aniga cilankan waa ku hestimodi lkin cid iisarta waaye

  • @qureshaymaruuf9679
    @qureshaymaruuf9679 2 роки тому

    M.a gacantada allah kubarakeyo wadkenty hore usoco abyo😍

  • @aishacuud2932
    @aishacuud2932 3 роки тому +4

    Mashallah Allah haku barakeeyo gacantaada

  • @fatmagul464
    @fatmagul464 3 роки тому +1

    can you do the leg design

  • @munamohamedsharif3512
    @munamohamedsharif3512 3 роки тому +4

    Muna abaayo Nairobi jogaa buuga cilaanka intee ka helaa please

  • @iidomaxamuud9050
    @iidomaxamuud9050 3 роки тому +1

    Masha Allah wllo gacmaha alle ha kuu barakeeyo

  • @fatumacabdifaaraxfatuma4959
    @fatumacabdifaaraxfatuma4959 3 роки тому

    Mash allah midkaagag aa ka sii qurux badan oo walaahi no nacmleen

  • @munahussein6588
    @munahussein6588 3 роки тому

    Abaayo mahadsanid laakiin qaabkaa uduubayso aan fadhinin

  • @jojoabdi3634
    @jojoabdi3634 3 роки тому

    Maasha Allah muno wlhi aad iyo ad ayaan ujeclahay cilan kaada wna jeclahay in aan barto insha Allah qurux wlhi 💉❤

  • @farxiyoaxmed741
    @farxiyoaxmed741 3 роки тому

    Asc abayo halkee kuyal salonku sowxamar majogtid isojawab

  • @samawadeinaxasan5798
    @samawadeinaxasan5798 3 роки тому +1

    Msha allah waa qurux allaah haku barakeyo gacantada👌👍👍

  • @sacdioabdi8166
    @sacdioabdi8166 3 роки тому

    Abaayo Ana qofiska bilow ahay waxkafudut fasion ma isogelinkartaa

  • @hodanmahamed3190
    @hodanmahamed3190 3 роки тому

    Manshaa allh xbbti qurux walhi qaybta lugtan noso gali plz mcnto🤩😍😍😍😍😍😍

  • @ilkacasinackarim4635
    @ilkacasinackarim4635 3 роки тому

    Mashallh waad keentay sifiican cilankagana ad ban ujeclahay wlhi lkn isk meel majogno

  • @ifraaxcali9787
    @ifraaxcali9787 3 роки тому

    Asc wllo waaw aadbaad usaxday wuun quruc badanyahay

  • @cashaxayir7224
    @cashaxayir7224 2 роки тому

    Maashaa adiga 100k waaba uqalantay muno quruxley

  • @siradmohamed799
    @siradmohamed799 3 роки тому

    Maashaa alaah tabaaraka cacabtaada alaah hakuubarakeeyo aamiin waadkeentay

  • @sacdiyohaji4780
    @sacdiyohaji4780 3 роки тому

    Maashaa allah tabaaraka raxman adaan ugu heesataa disaanadaada

  • @hodonmaxamed786
    @hodonmaxamed786 3 роки тому

    Abaayo wey isleeyihiin masha allah

  • @fadumoladane4153
    @fadumoladane4153 3 роки тому +4

    Masha allah gacmaha allaha kuu barakeyo

  • @maqdismaxamudcali8766
    @maqdismaxamudcali8766 3 роки тому +1

    Maansha allaah abaayo allaha ku barakeeyo

  • @sagalomar9166
    @sagalomar9166 3 роки тому

    ManshaAllah waad keentay runti wuuba kaquruxbadanyahay ka mesha ku sawiran

  • @rodajameyusuf9539
    @rodajameyusuf9539 2 роки тому

    Masha allah qurux ale haa ku barkeyo gacantada

  • @bishaarobuulaay42
    @bishaarobuulaay42 3 роки тому

    Waa keentay wiliba si qurux bdn 🏆🏆

  • @bisharoabshir3811
    @bisharoabshir3811 3 роки тому

    Maasha allah laaquwata illaa billaah allah yaxfadaka yaa rabbi habo

  • @فوزيةخليف-ذ6ظ
    @فوزيةخليف-ذ6ظ 3 роки тому +1

    Maansha alaah beutiful henna

  • @kalsonabdullahi7892
    @kalsonabdullahi7892 3 роки тому +1

    Masha Allah so beautiful

  • @nadaahmed6908
    @nadaahmed6908 3 роки тому

    Waaaaaw masha allaha qurux abaayo gacantaada allaha ku barkeeyo

  • @oudbiharedwaiss3528
    @oudbiharedwaiss3528 2 роки тому

    Mashallah wllo Allah haaku barakeyo

  • @dahraanmohamed2239
    @dahraanmohamed2239 3 роки тому

    Haaa msha allh wey isleyihiin abaayo hore u soco

  • @minamicraashchennel5182
    @minamicraashchennel5182 3 роки тому

    Mn sh allh abyoh ani ardyad ayan ahy in sh allh waan kafa idaysanaa lkn kistoo siloola socdo qabkagah camerada hagaaji

  • @queenaisha8930
    @queenaisha8930 3 роки тому

    Masha allah waa keentay ilaahay haku barakeeyo gacmahaa

  • @cayuunisheikhun5748
    @cayuunisheikhun5748 3 роки тому

    Masha allh waad kugulesaty guul wacn mcn bdne aniga xitaa wan kahelay

  • @suldaanomaxamed470
    @suldaanomaxamed470 3 роки тому +1

    ma shaa allaa

  • @munocalimunocali52
    @munocalimunocali52 3 роки тому

    abaayo xakee jooktaa numberkaaka comentika nookusoo qor hada

  • @caaishocali9306
    @caaishocali9306 2 роки тому

    Haa m.a ilaahy hakudhoowro mCaanto waad keentey💋🌸

  • @nuurocusmaan3884
    @nuurocusmaan3884 3 роки тому

    Ww mash allh adiga sameysay ka qurux badan mcnto

  • @zahraAbdalah4724
    @zahraAbdalah4724 3 роки тому

    Mash Allah xbbti gantada allah ku barakeyo hormar wacan ❤️

  • @sahraabdirahman4888
    @sahraabdirahman4888 3 роки тому +2

    Sideed usaratay abaayo waan kaheelay wllhi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @drsnimcodheeman8916
    @drsnimcodheeman8916 3 роки тому +1

    Haa qali Qurux waad keentahy

  • @faadumoaadan7521
    @faadumoaadan7521 2 роки тому +1

    Maashaa alaah tabaaraka laah

  • @umuahmed4253
    @umuahmed4253 3 роки тому

    Waaw maasha allah 🥰cilaan walba aad soo dhigtid waan sameeyaa xbbti insha allah bari ban kana marsan wuùuuuuuuuuuuuw kala daran

  • @fadumocabdirixman590
    @fadumocabdirixman590 2 роки тому

    Alle gacanta hakuu dhawro cimriga alle hakuu dheereeya

  • @fatxiabdalla4371
    @fatxiabdalla4371 3 роки тому +8

    Zaaid ayaad u keentay m.a🥰

  • @fozyhsaauude9866
    @fozyhsaauude9866 3 роки тому

    Masha allh walal qaliyey allha ku barakeyo

  • @deqomohamud5008
    @deqomohamud5008 3 роки тому

    Masha allha allha kuxafido abayo aad ayuu uqurxoon yahay jasaaka allha

  • @jamiilajasair2134
    @jamiilajasair2134 3 роки тому

    Mashaa allah ilaahay gacantaada haku barakeeyo. Xabiibti lugahane soo saar runtii waan ka helay si aan usoo saarto mana ihi qof cilaanka si fiican u taqaano lakin waa isku dayaa nuucaan

  • @roodanuura120
    @roodanuura120 3 роки тому

    Munaaay markuu kan ka dhqmana mid kale oo cusub umari gabadha

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 3 роки тому

    Asc sister ma sha Allah tabaarakallh ha waad keentay👍👍👍

  • @shoobtoshacir5109
    @shoobtoshacir5109 3 роки тому

    Cilaankaa and iyo aad ayaa uguhelay waamaadsan tahay muna

  • @sahraxasan8201
    @sahraxasan8201 3 роки тому

    Masha alaah alaahku barakeeyo gacan taada abaayo

  • @naciimo_cabdisahal1625
    @naciimo_cabdisahal1625 3 роки тому

    Waad kenty qali ani anoo kaaga firsanayan marsady waxan ka xumahy kuma tusi karo waan soo dhaeyey

  • @izabellabeauty1002
    @izabellabeauty1002 3 роки тому

    Maaaasha allllha walhi waaa isla asag qaaliyeeeey

  • @zakariyezakariye6590
    @zakariyezakariye6590 3 роки тому +2

    ما شاء الله تبارك الرحمن مره يجنن

  • @sahraabdirahman4888
    @sahraabdirahman4888 3 роки тому

    Wooowo abaayo qaali waa masha aallh

  • @JAMIILAIPRAHIMSHIRE
    @JAMIILAIPRAHIMSHIRE 11 місяців тому

    Masha alh walahi abayedey wan ku sheclahay

  • @zamzamshire4832
    @zamzamshire4832 3 роки тому

    Abayo mcnto ilahay haku xifdiyo shaqada mansh Allah

  • @munocabdirisaq7359
    @munocabdirisaq7359 3 роки тому

    ماشاء الله aad baad ugu ficanthy kobiga

  • @maryamamaxamed7095
    @maryamamaxamed7095 3 роки тому

    Masha Allah Uqati qali Allah ahku barakaayo

  • @sagalcali7910
    @sagalcali7910 3 роки тому

    Wcs masha allah wan kahely waadna lentay mhdsnid xbbti ee noso badi

  • @hoodanahmed2323
    @hoodanahmed2323 3 роки тому

    Apaayo wlhy Dr ilaahey kujeclahay wxan jeclanlaha ina lnprkga izoo dhigto apaayo mcn

  • @zeinabasahane1238
    @zeinabasahane1238 3 роки тому +3

    Manshaa alaah wll qali ❤️❤️👋

  • @faizamehndiartist9279
    @faizamehndiartist9279 2 роки тому

    Very nice sis ☺️😊😊😊 keep it up