Oodawayne Wixi Ay Xaq Ugu Lahayd Dawlada Ila 2000 Ilaa Hada Ma Helin Xaqedi Wa Laqaty Ilaahay Waxan Ka Baryayah in uu ituso Oodwayne Oo New York Ah Waa Gopolka Kaliya Ee Ay Hparyonis Leedahay Incha Waxan Rajaynayah Sida Muse Gabily U Dhistay In Uu Cirrona U Dhisto Goolkisa Idamka Alle❤
MashaAllah Oodwayne magaalo xadarad iyo fac wayn eh
Oodawayne Wixi Ay Xaq Ugu Lahayd Dawlada Ila 2000 Ilaa Hada Ma Helin Xaqedi Wa Laqaty Ilaahay Waxan Ka Baryayah in uu ituso Oodwayne Oo New York Ah Waa Gopolka Kaliya Ee Ay Hparyonis Leedahay Incha Waxan Rajaynayah Sida Muse Gabily U Dhistay In Uu Cirrona U Dhisto Goolkisa Idamka Alle❤
Habaryoonis tii wada youtuber bay noqdeen, hereri ,qays qaysar , dhakhtar, kan x hargaysa isna malaa waa Habaryoonis
Oodweyne Mashallah
مسقط رأسى😂😂
Oodweyne mar baan soo booqan incha Allah ❤
m allah gobalkii wa socday inoso badi zhp
Libaaxyadii Bisaday noqdeen Baran-Baro Ururtay Baraa Lagu sheegay ceerigaabo meeday?
Oodweyne waa xarruntii mujaahidiin ta habaryoonis iyada iyo ceerigaabo sida madaxdiin, haragwaafi, maxamed cali, axmed mire, gurey dawaare, talaabo , jigraale
X hargeisa waa qoloma? Ma xirsi cismaan baa
masha allah gobalkan ku dhasay
Magaladiina ku faana intaad hargaisa 2000 isku soo gurteen ayad ilowdeen dhulkiini
meeshu waa cidla oodweyne oon cidifadhiyin yaad kucaaridin dhismeyaashan kamuuqda waxa dhisay muusahan ay caayaan
Beenta jooji Muuse wax ma dhisine
BDB ✌️😂
X hargysa
X oodwayne 😂
Magaladaydii🦁💪🏿🤍