Isuma jeedaa Islaam laayay! Qeylo dhaanta Xabsiyadii Wadanka kasoo yeereysa ma maqashay horta?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 28

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  4 години тому +2

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @SaalaxCabdiraxmaan-fu1lf
    @SaalaxCabdiraxmaan-fu1lf Годину тому +1

    ان الله ليملي للظالم حتي اخذه لم يفلته😢😢😢😢😢😢😢😢😢 الصومال سجونها فيه ظلم كثير الله اكبر😢

  • @cismadali
    @cismadali 3 години тому

    Subxanalaah ilhy agtiisa ayaa cadalad talaa qofkii qof xaqdaro ku dulmiyo
    Ha ogado in aqiro jirto
    Dad laga diro badanyhy ma jiraan
    Dadka dhaman wa isku mid cibadada unba lagu Kala sareyaa
    Ilhy ha ugargaaro inta dhibaan insha allh

  • @YurubCabdiqafar
    @YurubCabdiqafar 4 години тому +1

    Ilaahayoow ugargaar wlaleheen ree falstiin 🤲😭

  • @امحماده-ر7ق
    @امحماده-ر7ق 4 години тому +1

    حسبنا الله ونعم الوكيل 😢

  • @AbucubaydaDiin
    @AbucubaydaDiin Годину тому

    Shikhan runta ayaan kujecalahay ayaa wadanka madax wayne ugu dhiga shikh waxas iyo wax kadaran ayay sameyaan

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 3 години тому

    Asc sheekh waa runtaa annaga isma aragno

  • @calasowcalas6583
    @calasowcalas6583 3 години тому

    Munaafaq dulmi doona.

  • @Amaar21
    @Amaar21 2 години тому

    💔💔

  • @samira-141
    @samira-141 21 хвилина тому

    👍🏽👍🏽👍🏽❤️❤️❤️👍🏽👍🏽🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @IsmailA-b2g
    @IsmailA-b2g 3 години тому

    Sax weeye akhiro war baa yaal

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 4 години тому

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @et9055
    @et9055 3 години тому

    Jailka Somaliya iyo mawaxad ka suriya waxane layabaye media

  • @MaamaLeyla-sp5rb
    @MaamaLeyla-sp5rb Годину тому

    Soomalida waa dad ayaga qabiil isku laayey naceyb isku laayey qolo qolo isku laayey alshaabab iyo dowlada isku laayey lkn Syria waa ka naxay wllhi xabsiyadaas soomalina manta waaba fcnthy m.a nabad waa heshey

  • @ruqiyoxajii2989
    @ruqiyoxajii2989 3 години тому

    Asc Waad mahadsantahay sida aad uga hashay xabsiyada laakiin minfadlig hakadaalin kucelceli CID og malahan dadkaas ilaa Allah mooyaane

  • @zahramaow2052
    @zahramaow2052 3 години тому +1

    Suuriya sijinka sayidnaya waxalagu arkey iyo cadaabka dadka lamariyey iyo weli sijin kaas kasii hooseeya ayaa jiro oo la la'ayahey furihisa iyo sijinka soomaaliyed miyad isbarbar dhigtey, soomaali wey isdisha is gumaadaa e sida suriya ookale kama dhicin xitaa xukuumadii Maxamed siyad 😢.

    • @rahmafarah6892
      @rahmafarah6892 Годину тому +1

      Wa runta somali sidas iskulama dhaqanto tan suuriyana laguma matali karo teena

    • @zahramaow2052
      @zahramaow2052 Годину тому

      @rahmafarah6892 ma xabsiyada soomaaliyed ayaa marna kadhacdey amaba kuyaaliin meel qof markii sikasto loo cadaabo dhiman waayo shiideysa kadibna bulaacada kushubeyso😭.

  • @MaxamedCabaasabuukar-lw8zi
    @MaxamedCabaasabuukar-lw8zi 4 години тому +1

    Waxan kawar hayaa nin maamule iskuul ahaa gowolka shawelaha hoose ka ahaa ninkii yaqano ayaa yaqaano maano xajoow Allah unaxristee ayuu lashaqen. Jirey 16 sano hadeysan kabaneen inta LA layaway afduubkii 16 sano ka hor LA afduwy nolol iyo geeri meel lagu ma shego famlkisa way ka qusteen waxaa LA dhahaa caki macow

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 4 години тому +1

    yasitaanka qabyalada xiqdiga qabliga ah qarmuunka kajira somaliya kama jiro suuriya wa cano lagu sii

  • @Seynab-c9h
    @Seynab-c9h 3 години тому

    Somali anaga iyo yuhuud waxay sameyneysa is uma jeedno maxaan asad ka buunbunineyna, asad kuwaas waxa laga yaaba iney yihiin kuwi yuhuuda u shaqeynaayey iney yihiin

  • @yayayacin
    @yayayacin 3 години тому

    Kudarsoo waliba la iskumahayo kursi madaxwayne haday kursinoqonlahayd sida suuriya wayka xumaanlahayd

  • @hawakiin6410
    @hawakiin6410 4 години тому

    Xabsigi Somalia 🇸🇴 waxa ka buuxo argagaxiso

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 48 хвилин тому

    Sheikh Maxamed Dulmidiid, Maashaa Allaah, waa arin xaq ah ayaad ka dhawaajisey, lkn ninka cnn waxan xasusuniyaa jeelashii abu garaib iyo guantanmo, kuwo kale oo qarsoon, markey dadka ku dhibataynayeen, miyeysan ogeyn dadka inuu baniaadam yahey, mise waa aniga isma arko lkn dadkale baan arkaa, waa in loo ka caa shacabka ku xiran xabsiyada iyo dhibatoyinka heysta

  • @ضيالقمر-ح6ذ
    @ضيالقمر-ح6ذ 51 хвилина тому

    😂