Episode 40: Naf-Saamixid |Self-Forgiveness | Kabasho|

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • Weligaa ma doontay inaad naftaada saamaxdid? ma iswaydiisay halkee ayaan ka bilaabaa? xilqaddani waxay kaaga jawaabaysaa su'aalo laga yaabo inaad jawaab u la'ayd.
    Dhagaysi iyo Dhaqan-gelin wanaagsan.

КОМЕНТАРІ • 80

  • @almaba755529
    @almaba755529 Рік тому +15

    The day aan ku bartey waxeey aheeyd maalin aad u barakeeysan run aahntii abalkaaga Jannah Allaah ka dhigo adiga iyo walidkii u barbaariyeeyba you’re my favorite person in the world ❤❤❤

  • @Bashe12
    @Bashe12 Рік тому +10

    You are National asset to your Somali.
    Nooloow walaal qaali.

  • @abdiabduwahab7007
    @abdiabduwahab7007 Рік тому +11

    Xaasidnimada iyo dhulmiga aan ugeysaneyno nafteana sifcn uugahadashay,which is common to all human.Tnx ,may Allah reward uh with jannah and make us those who imply it in our lives

    • @yasmiindhowrsan
      @yasmiindhowrsan Рік тому +3

      That’s how we treat others too subhanallah I realised recently how I treated myself is how I would treat others and that’s dangerous to ourselves and others who are our beloved ones

  • @Siciid04
    @Siciid04 Рік тому +5

    Mahadsanid in badan Xamda. Barnaamijkaaga Kabasho caafimaadkeenna gudeed ayuu bacdallaahi meeshii u sarraysay gaarsiiyay. Eebbe ha kaa ajarsiiyo dadaalkaas aad ku bixisay in aad nala wadaagto.🤍

  • @khadardacar9455
    @khadardacar9455 Рік тому +11

    Nolashayda intaaan Nola ismaan Odhan Umada iyo Bila Aadanka ilaali oo ixtiraaam Una qiimeeee Dadka unaxariis Lakin waligay ismaan Odhan Naftada qiimeee nAftada unaxariiso oo Samax udul qaado oo Ka ilaali Naftada jacal Lakin wax kale isku day Inaad jeclaato Lakiin Runtii waxan Ogada Naftaydan Aniga igu nool in Aaan Anigu dulmiyay Waliba dulmi wayn ugaystay oo aan dhibay markastana Aan Naftayda Anu ku istaago oo Aan udiido waxay xaqa ulahayd manta markaaan dhagaystay Walshay course kaa aan ka qaaatay waxan Qiray waxay tahay Naftaydu waxan qiray In Aan samaxo guud Ahaan iyo Gaar ahaan Naftayda waxan qiimeeyay in Aan naftayda qiimeeyo jeclaado la tashado la fadhiisto markasta waxa dhibaya ama keenaya carqalada aan ka ilaaliyo naftayda oo aan noqdo qof Naftiisa la tashigeeda iyo baahi kasta in aan naftayda horta ka fuudhyeelo Wixi aan dhib iyo xaqdaro ku hayayna Aan ka samaxo Oo aan si Kal iyo laaab ah usamaxo Naftayda Una dareemo wax kasta oo ay ku sugan tahay kana biiyo damqasha kasta oo aan u gaystaya naftayda wa inan uga war helaaa sacad sacad Waa in aan Iska Sara wax kasta oo ku ahaa nafta lidi dhib carqalad iyo mashquul Aan anu ugaystay Naftayda Kuna Badala xashi cad oo whate ah waxan duco iyo wanag aakhiro ito aduunba uwaydiinayaaa walshay Hamda hussein oo Aan ka faaiiday wax Aan imika halkan ku qiyaasi Karin Rabi ha inagu kulmiyo Janatul fardawsul Acla yaa rahman

  • @rahma-mohamed
    @rahma-mohamed Рік тому +4

    Mncha Allah adaan kuu sugayey huno alhamdullah hadaad noo nabad qabta.❤️❤️❤️💯💯

  • @ninamh8840
    @ninamh8840 Рік тому +3

    Goat dhirigalinta Hamda Hussein ❤️

  • @hafsomataan463
    @hafsomataan463 Рік тому +4

    ماشاء الله جزاك الله خير الجزاء اختي

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 Рік тому +2

    Masha Allah abyo Allah ku sharfo🤲🤲

  • @ogow1877
    @ogow1877 Рік тому +6

    جزاكم الله خيرا أحسن الجزاء اسأل الله سبحانه وتعالى أن يثيبك خيرًا كثيرًا 🍂 لقد استمعت جيدًا إلى خطابك البليغ خلال ‏ثلاثة أسابيع حقيقةً لقد استفدت كثيرا من هذه المعلومات شكرًا جزاك ربي خيرًا كثيرًا وجعله في ميزان حسناتك.

  • @leaderzimba6121
    @leaderzimba6121 3 місяці тому

    Muqaalkaan aad buu ii caawiyay waad ku Mahadsantahay sida aad inoogu dadaashay ❤kheyr iyo barwaaqo alle haku siiyo abaayo.

  • @ishwaqlaky2444
    @ishwaqlaky2444 Рік тому +3

    Hamda wlaal eebe haku barakeeyo incha alaah if iyo aakhiraba ❤

  • @ibadofarah7152
    @ibadofarah7152 Рік тому +3

    Mansha Allaah tabaraka Allaah 💜💚💜💚💜💚Allaah. Haku. Barakeyo. Maskahda. Iyo Aqontaada. Adun. Akhiriba❤💚❤️

  • @rayanhasan2189
    @rayanhasan2189 Рік тому +2

    Mahadsanid wlll alle khayr ha ku siiyo❤🌺

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому +2

    Mahadsanid Indr qaali Hamda Hussein
    Keep going Shoodhe Alle haku sharfo🙏

  • @munaabdulahifarah4614
    @munaabdulahifarah4614 Рік тому +1

    Jazakallah abyo aad bn nogu nastexeysay alle ha kuu nastexeyo 🥰❤💯

  • @mohamedmohamed-vv6ds
    @mohamedmohamed-vv6ds Рік тому +1

    waa mahadsantahay walaashay runtii waxay erayadaada naftayda iyo ruuxdayda kaso saareen culayso iyo dareemo badan oo muddo ku kaydsanaa allah haku sharfo ❤

  • @saidabdidahir8550
    @saidabdidahir8550 Рік тому +1

    Mahadsanid walaal allah haku barakeeyo jasahaaga janno allah haka dhigo

  • @raqiaomar4781
    @raqiaomar4781 Рік тому +2

    Jazakallah khyran abaayo

  • @rudwaan
    @rudwaan Рік тому +1

    ❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥 Mahadsanid

  • @yayeboosh9556
    @yayeboosh9556 6 місяців тому

    Mahadsanid Walaale ,runtii akhayar laysku soo diray baad tahay❤

  • @princessofjanah829
    @princessofjanah829 Рік тому +2

    Masha alah aniga waa an ey iga jajabned wlhi waxa cafimad helay marka iska cafiyay qofkaas kadib nimco helay sidedsac habenimo eheed ilaha baryay ilahow icafi iga qabo qofkaas dhahy ilahow waa iska cafiyee iga cesho kadib waa ficnaday alhamdulilah ❤️

  • @Keena-diid
    @Keena-diid Рік тому +2

    Aad bd u mahadsantahay wllo

  • @maryanabdirahman3171
    @maryanabdirahman3171 Рік тому +1

    Shukran ustaad hamda ❤

  • @hikmaabdiadam4988
    @hikmaabdiadam4988 Рік тому +2

    Wa . Mahadsantahay abyo

  • @umumunasir1363
    @umumunasir1363 Рік тому +1

    Manshallah ❤

  • @mubarik41
    @mubarik41 Рік тому +2

    Macalin thanks walahi waxaan maqli jiray hebel baa lay baryey ee naftaydi baa maanta lay baryey hhh

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 Рік тому +1

    Mansh allah tabarak raxman wlo qaliyey mahadsanid

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 Рік тому

    aad ayaad u mahadsantahay xamda xuseen jazaakallah khayr walaal wax kale kuugu abaal gudo kale ma garanayo aan duco ahayn

  • @mukhtarkheyr7158
    @mukhtarkheyr7158 11 місяців тому

    Masha Allah thanks wll❤

  • @nagaadjamaal2778
    @nagaadjamaal2778 Рік тому +1

    Masha allaah wll xamda keep going 🥰

  • @hibomohamed2655
    @hibomohamed2655 Рік тому +1

    Maasha allh wlashay xamda xuseen

  • @nasrachoco6535
    @nasrachoco6535 Рік тому +1

    Hamda Hussein mahadsanid walal mcn 🥰 waxad dhista dareemo aan cidna hore ula tacaali jirin mahadsanid mar kale walal ❤️

  • @mukhtarmaxamuud7944
    @mukhtarmaxamuud7944 Рік тому +1

    Masha allah wan dhawnahy wll

  • @abdiqanifood7187
    @abdiqanifood7187 Рік тому +1

    Shukran walalo..

  • @nasraibrahim527
    @nasraibrahim527 Рік тому +1

    Mansha allah tabarakallah jazakallahu khayr abayo

  • @barwaqoali8274
    @barwaqoali8274 Рік тому +1

    Jazakallah

  • @rahmamohamed2744
    @rahmamohamed2744 Рік тому +1

    Mahadsanid ustaad Allah hakaa abaal mariyo miisanka xasanaadka na hakugu sarı🥰

  • @shukrimahamud6454
    @shukrimahamud6454 Рік тому +1

    Shukran

  • @cafiifa241
    @cafiifa241 Рік тому

    M.Allah shukran xbbty jazakillahu kheir

  • @SagalcabdicasiisMaxamed
    @SagalcabdicasiisMaxamed Рік тому

    ❤❤ جزاك الله خيرا ❤❤

  • @kowzarupdisicith621
    @kowzarupdisicith621 Рік тому +2

    M.a page kan shptay baa igu isoo xidhay wax badana waa ka faaiday🥰

  • @AishaKayf
    @AishaKayf 7 місяців тому

    Hamdaay wllo mhdsnd❤

  • @bilan2493
    @bilan2493 Рік тому +3

    Assalama alykum sis can you please do a video on the 3 nafs nafsu lawama nafs mudmaina can you connect it to self actulization please jizakallah khair

  • @suadfarole5136
    @suadfarole5136 Рік тому +2

    Ustadah! I missed you! Thank you so much for this message.

  • @yayeboosh9556
    @yayeboosh9556 6 місяців тому

    7 barri kadib baan haddana isla casharkaan ku ceshtay si aan ugu raaxaysto❤

  • @AliAli-xm8bj
    @AliAli-xm8bj Рік тому +1

    ما شاء الله تبارك الله

  • @ridwaanasad985
    @ridwaanasad985 Рік тому +1

    Masha Allah

  • @fartun9503
    @fartun9503 7 годин тому

    wcs wlc abaayo ❤

  • @user-go1rs8ie6u
    @user-go1rs8ie6u 7 місяців тому

    Thank you

  • @fatumamohamed9545
    @fatumamohamed9545 Рік тому

    Marsha Allah❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰

  • @hibomohamed2655
    @hibomohamed2655 Рік тому +2

    Xamda inaan kula hadlaan raabaa halkeenkaalasoo xiriira fadlan wll

  • @Fad-p4i
    @Fad-p4i 7 місяців тому

    Subxanalah xalqadan aniga ayey ila Hadle shugran xamda wallo❤🎉

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 8 місяців тому

    Hamday Allah kudhowro.

  • @fatimahahmed2038
    @fatimahahmed2038 Рік тому +1

    Apyo waad mahadsanthy lkn waxan rapa inan kula soo xidhiidho inteen kala soo xiriri kara

  • @nashmimahdi7790
    @nashmimahdi7790 Рік тому

    hdlkaDa naxarista iyo wnga ku dhehan xasiloni aya dremayaa mrka ku dhageysanayo tnx abyo mcn wligey qof ma xasfin lkn wa arkay qof ixasdayo lkn anaa wnga tuso kuma daydo alxmdulhi

  • @amatarahmaancraxmaan5597
    @amatarahmaancraxmaan5597 Рік тому

    Asalaamu calykum warxma tulahi wa barkaatu wall xamday walhi aad baan kuu tageeraa runtii xamday wallo waxan kaa cod sanynaa inaad no soo gud biso course podcast ah iyo qaabka loo is ticmaalo waad mahadsabtahy wallo naxarista rabi baan kugu ogahy

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 Рік тому +1

    naf saamixidda waa xalqad aad u qiimo badan qofkana aad wax u taraysa kana qayb qaadanaysa nolol maalmeedkiisa

  • @keenannourofficial8321
    @keenannourofficial8321 Рік тому +1

    M.A walashey ada ku tagera🫡

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Рік тому +1

    Wad mahadsan tahay Wlloh

  • @hakiimiali3606
    @hakiimiali3606 Рік тому

    Hamda Hussein thanks

  • @mohamoudabdisalanmohamed9650

    100 buug ayaanan ka faaiidin inta aan ka helay 33daan daqiiqo walaal illaah janadiisa haku geeyo

  • @zamiiramaxamed7318
    @zamiiramaxamed7318 Рік тому

    M.n qofka klaiya aan youtube ka si muhiima aan u dhageysto

  • @abdijaliilsultaan1943
    @abdijaliilsultaan1943 Рік тому

    Shoodhe nasri

  • @HamdaQalanjo
    @HamdaQalanjo 5 місяців тому

    wll marka hore wan ku salaamay anigu barnaamijkan waxan dhagaysty xili aad soo duubtay bari hore , wan ku ducaynayaa alle abaalkaga jano ha ka dhigo , waxd i noqotay wehel xili aan dareemayy niyad jab bahsan mhdsanid wll hamda❤

  • @Sanaaaxmad79
    @Sanaaaxmad79 Рік тому +1

    Hagasin: isheg macnihisa

    • @mustaphelegendary548
      @mustaphelegendary548 Рік тому +1

      Hagasin waxa laga wadaa in qofku isbadalo oo uu noqdo qof dhibaato oo dhan ku dhacday tusaale inuu noqdo qof welwelsan niyad jabsan haduu buurna dhuubto hadii uu ahaan jiray qof faraxsan aad aragtid isagoo murugsan yacni sidee qof isbadalay oo waxbadan kasii noqdeen sidaas weeye wllo qof waxbadan ka buuxsameen noloshiisa waxaana sababa qofka oo isnaca ama welwel ku nool

    • @mohamedmohamed-vv6ds
      @mohamedmohamed-vv6ds Рік тому +1

      hagaasin micnaheedu waa liidin ama hoos u dhigid in my opinion

    • @ugbaadeisa7870
      @ugbaadeisa7870 Рік тому +1

      Walal haagasid macnaha halkan waxay ugu jirtaa waxa hoos u dhacay ama hoos u dhac ku yimid koridii ogaalkaga,fikradahaaga,dareemadada.
      Badana sida caadiga hagaasid waxa loo isticmala ilmaha aan jidh ahaan korin ama niska yar ama sido kale xoolahu markay xumaadan ama wayd noqdaan wakhtiga jilaalko kale uu dhasho hadhow xita adhiga wuu ka nis/arag yaraanayaa;sido kale hadhuudhka ama waxyabaha aynu beerano marka abaari ku dhacdo uu soo saari waayo wixii la rabay ayaa la yidhaa beerta dalagii ka baxay wuu hagaasay.
      Isku soo duudubo waa wax soo saarkii shayga hoos u dhacay weeyi.
      Mahadsanid walal.

    • @Sanaaaxmad79
      @Sanaaaxmad79 Рік тому +1

      @@mustaphelegendary548
      Mahad sanid wll

    • @Sanaaaxmad79
      @Sanaaaxmad79 Рік тому +1

      @@mohamedmohamed-vv6ds
      Mahad sanid wll

  • @rahmaissllaam4089
    @rahmaissllaam4089 Рік тому

    #letitgo

  • @fatimaquruxwanaag7203
    @fatimaquruxwanaag7203 Рік тому

    Walaal maxad Facebook dadka ugala hadli weydaa?

  • @ibraahinhassansheikh6204
    @ibraahinhassansheikh6204 Рік тому

    Ustaad Adigoo Mahadsan Manoo Sharraxi Kartaa wax Loola Jeedo ( Toxic masculinity)

  • @queen-nb6uq
    @queen-nb6uq Рік тому

    Thank you hamda ilahye ha ka raalinoqdo adna❤️🤍

  • @sadamhussein4816
    @sadamhussein4816 Рік тому

    Waa maalintii 1aad een nafteyda u fiirsado oon walipa gacmahyga dhunkado 😑

  • @miskicadey-p2y
    @miskicadey-p2y Рік тому +1

    Masha allah abaayo mahadsanid

  • @fatimahahmed2038
    @fatimahahmed2038 Рік тому

    Apyo waad mahadsanthy lkn waxan rapa inan kula soo xidhiidho inteen kala soo xiriri kara