Jabaq - Maxamed Saleebaan Tubeec - Muusig Cabdisalaan Jimmy

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 113

  • @aliosman8418
    @aliosman8418 10 місяців тому +5

    Original kii maaha ee waa mar labaad oo uu qaaday allaah ha u naxariistee maxamed saleebaan tubeec waxaa muusiga u tumaya cabdisalaan siciid jiimi 1998 kii ayaan dhagaysan jirey

  • @ahmedkaarshe4846
    @ahmedkaarshe4846 6 років тому +28

    fanaan qaliya
    iyo kabanyahan qaliya
    tubeec & cabdisalan jimy
    hadad labada tagerto like iisar

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 7 років тому +52

    Somali waligeed wax ay isku raacday waa Tubeec oo ay Boqor ku sheegeen
    Abdisalam Jimmy - Mudnaantii uu lahaa ma helin wlhi wlhi somali way hagratay Ustaad Jiimi

    • @GorGor2023
      @GorGor2023 3 роки тому +4

      Jimmy bilad zharaf buu mudnaa zxp wlh iyo in dawladu soo raadiso ninkaas hanti qaran buu ahaa anyway sorry

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 3 роки тому +2

      @@GorGor2023 Still waa dhalinyaro Music aan la isku ixtiraamayn ayuu arkay wuuna iska daayay

    • @GorGor2023
      @GorGor2023 3 роки тому +1

      @@wiilkaReerCigalle Haaa wlh wa runtaa zxp ha izla yaacdo pay noqdeen wax walpa
      Zxp meel aan kaalazoo xiriiro izheg 🙏🙏

    • @ahmedhibad620
      @ahmedhibad620 2 роки тому

      @@wiilkaReerCigalle pppp

    • @cabdishakuursheekh6106
      @cabdishakuursheekh6106 2 роки тому +1

      sida jimmy loo hagraday oon mudnaantiisa loo siin ayaa waxaa la mida hoobalka abditahliil Allaha u naxariistee

  • @madaxweneqaran6740
    @madaxweneqaran6740 3 роки тому +8

    Alle Ha U Naxariisto Qabrigana Ha u Nuuriyo Janatal Fardowsana Ha Ugu Deeqo Aamiin yaa rabi Adeerkay Mohamed Saleeban Tubeec

  • @YaxyeYamo-t5z
    @YaxyeYamo-t5z Рік тому +6

    Waa haben ann daremayo jaceeel iyo culeys xaga nolosha sababto oo ah
    Xoogsato ayan ahay ma haleli karo qofka
    Aan jeclahay lakin rafaad kasta raaxo aya ka danbeyn donta in sha allah❤❤

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 місяці тому +1

    Hees xusid mudan AHUN USTAAD MSTUBEEC

  • @bahdooncali7136
    @bahdooncali7136 9 років тому +15

    King voice maxamed saleban tubeec Alaha naxariistii Jano ka waraabiyo qabriga u nuuriyo

  • @jabirabdullahi5968
    @jabirabdullahi5968 3 роки тому +18

    Yaa ilaahal caalam😊 Muusig weey dhaaftay runtii. Ciyaalkan fanaaniinta sheeganaya sanado badan ayay ku qaadanee inay copy-yeeyaan 3:02-4:02 😂. Cabdisalaan Jimmy waa legend wlhi.

    • @AOH4963
      @AOH4963 2 місяці тому

      haa wlhi zxb jimmy legend bu aha😂

  • @YaxyeYamo-t5z
    @YaxyeYamo-t5z Рік тому +3

    Waa haben ann daremayo jaceeel iyo culeys xaga nolosha sababto oo ah
    Xoogsato ayan ahay ma haleli karo qofka
    Aan jeclahay lakin rafaad kasta raaxo aya ka danbeyn donta in sha allah

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 2 роки тому +4

    زمن الأساطير مستحيل يتكرر ،،،،، رحم الله الاسطوره محمد سليمان

  • @muxiyadinaden9564
    @muxiyadinaden9564 8 років тому +4

    Ahn maxed saleebaan tubeec....
    waxa uu ahaa faniin qaaliya isaga hobaladii somaliyeed odhan

  • @abdullahmohamed4179
    @abdullahmohamed4179 2 роки тому +4

    Waxaan billaabey dhageysigeeda 1996 upto now is like new song to me Alle ha u danbi dhaafo

  • @GorGor2023
    @GorGor2023 3 роки тому +8

    Cabdisalaam Siciid Xasan 《 Jimmy 》ilaa hada qof keenay lama hayo muusiga uu tumay Jimmy wa Another Level
    Jimmy wuxu ahaa mar la arag
    Muusiga uu tumay ilaa hada quluub teena kama pixin ee ninkaas zhucaac puu noo tumay waxaas muusig lama oran karo 🤣🤣🤣🤣🤣
    1997 puu muusiga noocaan ah uu tumaya,
    Muusig noocee ah ayuu tumi lahaa hada 2021 ???
    Jimmy muusiga wan ku ixtiraamaa cimri dheer iyo caafimaad pan ilaahay kaaga paryay aapo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏

    • @AbdiAliSalad53
      @AbdiAliSalad53 3 роки тому +2

      Waa nin bananka ku dhacay
      The best music 🎶
      Abdisalam Jimmy
      Horta ma noolyahay

    • @GorGor2023
      @GorGor2023 3 роки тому +1

      @@AbdiAliSalad53 Haaa zxp wuu noolyaha wuxu dagan yaha carriga ingiriizka

    • @cabdirahmanhamud4802
      @cabdirahmanhamud4802 6 місяців тому

      ​@@AbdiAliSalad53haa wuu nool yahay cabdisalan siad hazzan waxanu jogay burhaan oo ah bariga sanag wana nin ka soo jeda boqortoyada warsangali

  • @hersi6773
    @hersi6773 Рік тому

    Abdisalan jimmy, tumistiisu waaa another level. Faruhu kaga shaqaysiiyay

  • @sayidcumar5206
    @sayidcumar5206 6 років тому +5

    Allah hakuu naxriisto.mahammed tubeec

  • @cabdirahmanhamud4802
    @cabdirahmanhamud4802 3 місяці тому

    King of voice allee qabriga ha u nuuriyo dhaxaal aan dugobayn ayuu inoga tagay in yar dhagaha isii waxad aad u dhagaysta music. Qaabka lo tunayo waxa. Si tos ah aad isku khaldaysa codka tubeec iyo music oo kolba labada dhagood isku qabsanayan kaydhagaysan iyo macansiga codka iyo music
    17/07/2024

  • @RichieBarre
    @RichieBarre Місяць тому

    Fanaan codmacaan allaha u naxariisto

  • @ghostshooter6242
    @ghostshooter6242 2 роки тому +6

    Jimmy greatest music producer
    Legendary wallahi

  • @daljirbuureed8397
    @daljirbuureed8397 4 роки тому +5

    Jimmy bal musickasta u fiirsada hees walba wax kale ayuu ka dhiganaya

  • @cabdiqadaraboosto2972
    @cabdiqadaraboosto2972 10 місяців тому +2

    Allaha unaxariisto 🥲

  • @haniibrahim5930
    @haniibrahim5930 8 років тому +25

    Inshalah jano Aya ku daambyisa
    Salaban tuubec

  • @darmaanismaan6817
    @darmaanismaan6817 3 роки тому +2

    Allah Raxmah Raaximiin Boqorka Codka Soomaaliyeed.

  • @arahmanalahi3974
    @arahmanalahi3974 8 років тому +4

    Allaah yaa cisak heestan adduunkaan ugu jeclahay

  • @khalidgoole7010
    @khalidgoole7010 8 років тому +3

    Fanaan wa dhaafay Alle haunxariistee wuxu nooga tagay heeso tamashkayneed oo cod iyo miro u dheeryiihin

  • @faisaladamvij9268
    @faisaladamvij9268 7 років тому +6

    Alle ha u naxariisto
    Amii ii ii ii iiiiiiiiiiiii n

  • @nabihailyass6495
    @nabihailyass6495 6 місяців тому +1

    Allah ha u naxariisto

  • @officialahmedlamaane1278
    @officialahmedlamaane1278 Рік тому +1

    Boqorka Codka Allaha kunaxaristo🤲

  • @cholakuany5989
    @cholakuany5989 Рік тому +2

    A great song that just warms the heart for a better tomorrow...😊

  • @AliKeynan
    @AliKeynan 5 місяців тому

    Allaha unaxariisto al fanaan tubec 😢

  • @kingkhalidmustafa1914
    @kingkhalidmustafa1914 7 років тому +3

    woow masha Allah king of voice tubeec

  • @HaashimyareHaashimyare
    @HaashimyareHaashimyare 4 місяці тому

    Qarami tubeec alla ya raaxma iyo Jimmy

  • @abdullahinur12
    @abdullahinur12 8 років тому +3

    heestan waxan ku xasuusta abtigay alle hawnaxariisto tw twle

  • @cabdisaleban4145
    @cabdisaleban4145 7 років тому +3

    insha Allah janadii waad heshaan filayaa

  • @عابرةسبيل-ب4م
    @عابرةسبيل-ب4م 6 років тому +4

    Allow kuu naxariiso ♥️👐🏾 King MST

  • @blackynajah2778
    @blackynajah2778 Місяць тому

    Khamis 12 september 2024
    Saacada 3:09 habeenimo
    Goobta hargaysa
    Waxaan dareemyaa jawi aan jeclayn lkn waxkasta waxaan filyaa in ay sax noqon donaan
    Yaa rabbi intii ciil lanba ciilka ka dulqaad

  • @xubidaud
    @xubidaud 7 років тому +7

    cawa heestani waa iga soctaa runtii

  • @abdirahmanahmeddacaam2183
    @abdirahmanahmeddacaam2183 3 роки тому +2

    Abdisalaam saed jimmy no.1 musician

  • @abdilahiabdi1254
    @abdilahiabdi1254 8 років тому +1

    Allaha yaa arxam janatul fardowsa Insha alah

  • @faisalhirssi7367
    @faisalhirssi7367 2 роки тому +1

    Waaaw eesh calaa hees boqorkii codka maxamed saleeban tubeec
    Inta dhagaysanysa 14/01/2022 like saara

  • @shaaficihassan1936
    @shaaficihassan1936 7 років тому

    ilaahay ha unaxariisto fanaankeenii waynaa boqorka codka ilaahayow janada gee

  • @almisdalalchannel211
    @almisdalalchannel211 4 місяці тому

    King of voice who’s listening 16/06/2024 21:05 aid aladaha

  • @libanfarah5892
    @libanfarah5892 9 років тому +1

    Janada Allah ha geeyo aamiin

  • @husseinomarganeey4455
    @husseinomarganeey4455 2 роки тому +2

    Jimmy waan kaa hayaa musicka

  • @qanixasan9788
    @qanixasan9788 8 років тому +1

    wan ku haystaa heestan amarka ilahay................

  • @qaasimi21
    @qaasimi21 7 років тому +4

    heesaha labta rogroga tubeec baa lagu xusustaa.

  • @jacfaribraahim5988
    @jacfaribraahim5988 2 роки тому

    Rabi naxariisti jano hakaawarabiyo boqorka codka

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 7 років тому +19

    Jacayl wadaajin maahee
    cilmi kii la jaqaf yidhi
    jaafaajug lay heley
    Xadhig igu jirdhaayoo
    igu jiririqsiiyoo
    feedhahay i jajabayee
    Jugna igama daayoo
    Kanu waa jariyee
    jiljileec ha noqon buu
    jabaq iigu sheegaayee
    Jana kuu danbeyso
    jawharad la moodbaad
    jareheeda noqon buu
    jabaq iigu sheegaa
    Jaruu igu kaxaystoo
    orod jagaca mooyee
    socod waan ka jiitee
    Waan jidiin qalalayoo
    sidii jibini ay dhici
    dhegahey i jawlee
    Juqna igama daayee
    koluun waad jariyee
    jiljileec ha noqon buu
    jabaq iigu sheegaayee
    Jana kuu danbeyso
    jawharad la moodbaad
    jareheeda noqon buu
    jabaq iigu sheegaa

    • @mustafabidhaan9504
      @mustafabidhaan9504 6 років тому +1

      Jugna igama daayoo
      Anuu waan jareeyee
      Jiljileec ha noqon buu
      Jabaq igu sheegaa
      Sidaa weeye walaal erey bixinta saxda ahi mhd snid

    • @abdallaahmed3034
      @abdallaahmed3034 6 років тому

      Wiilka Reer Cigalle TV thnks

    • @somali-techcenter6824
      @somali-techcenter6824 5 років тому +1

      waar sideed wax u qortay ereyada heesta waad khaladay
      jacayl wadaajin hamee (wadaajin waxa loga jeedaa dhow nagood nin leh)
      cilmi kii la jaqaf yidhi
      jafaa juglaa i heley (jaafaa jugle waa ruuxa hadalka badan ee waxkasta ku marsiista )
      sxb ereyada ku labo dib u sax ad qortay fanankana Rabbi janadii fardusa haka warabiyo hada wuu dhintay

    • @mohamedkaapa4762
      @mohamedkaapa4762 4 роки тому

      janna kuu danbeysoo
      jowharad la moodbaa
      jaaleheeda noqonbuu
      jabaq iigu sheegaaa

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 2 роки тому

      Wixii khaldan hoos kusoo qora si aan iskula saxno - Anigu abwaan maahi kaliya waan dadaalay un 😂🙌

  • @ikraamahmed8845
    @ikraamahmed8845 5 років тому +2

    Pppppp wlhi hees cajiib 2005 igu danbeysay c.salam jimmy caadi ma ahan musigada

  • @FaisalGadhka
    @FaisalGadhka 3 місяці тому

    Ereyada ama midhaha ya laha

  • @amaaldaahir3579
    @amaaldaahir3579 2 роки тому

    Ilaahow kuu naxariiso codka iyo muusigu waa isku mid jemmy

  • @amiinjama2370
    @amiinjama2370 6 років тому

    maxamed ilahay janada ha Ku geeyo Adeer

  • @abshirpepe4130
    @abshirpepe4130 3 роки тому +2

    Ninka music tumaayo jini miyaa la shaqeeya cajiib runtii

  • @rashidhassan6801
    @rashidhassan6801 3 роки тому +1

    Boqorka muusiga cabdisalaan jiimi

  • @Nur-t1o
    @Nur-t1o 2 місяці тому

    Alaha unaharista

  • @cabdikhalaqmaxamed6974
    @cabdikhalaqmaxamed6974 2 роки тому

    Hesta isla xadirkan aan kaba xiso dhicin alle ha u naxariisto 2021

  • @avtarmedia5521
    @avtarmedia5521 5 років тому +1

    Aun Legend Maxamed Saleebaan Tubeec Eid Mubarak Somaalay 2019

  • @khadiirmuhumed5310
    @khadiirmuhumed5310 3 роки тому

    Alle ha u naxariisto m s l

  • @officialahmedlamaane1278
    @officialahmedlamaane1278 Рік тому

    Allaha kunaxaristo

  • @ciidcabdicateye6551
    @ciidcabdicateye6551 9 місяців тому +1

  • @AhmadAhmad-bu8ip
    @AhmadAhmad-bu8ip 6 років тому

    Ilahy ha u raxnariyo amiin

  • @miiraalmiiraal9880
    @miiraalmiiraal9880 Рік тому

    CILMI KIII LA.JAQAF YIRI JAFA JUHLEY HELAY JUGNA IGAMA.DAAYO KANI WAA JIRIIIIR JIIIL JILEEEC HANOQOM BUU JABAG IGU SHEEGAAAA

  • @jakeyphillip3031
    @jakeyphillip3031 2 роки тому +1

    Musigga Soomalida (1)- Jimmi (2)- Iidle Farax Gaas ..... laba nin oo Harti ah

  • @mahdiubaxside3779
    @mahdiubaxside3779 7 років тому +1

    alla heestaan maxay kaligee qaaaday xasuuuus walhi 200u

  • @cabdiqadaraboosto2972
    @cabdiqadaraboosto2972 2 роки тому

    Allaha unaxriisto 🥲

  • @kivanc1089
    @kivanc1089 4 роки тому +2

    jimmy salute

  • @deeqmawliid2451
    @deeqmawliid2451 5 років тому

    Allah unaxriistoo wlkeen mxmd slbn

  • @YaxyeYamo-t5z
    @YaxyeYamo-t5z Рік тому

    Wakhtigu cajiib weyan

  • @baylebilaal9103
    @baylebilaal9103 5 років тому +1

    King of vice all yaraxma

  • @maxamuudxanaale9641
    @maxamuudxanaale9641 2 роки тому

    Maxamuud xinale

  • @aqafarmohamed9597
    @aqafarmohamed9597 2 роки тому

    Allah ha unassisted aamiin aamiin

  • @obkajr4588
    @obkajr4588 6 років тому

    Ilhy ku naxaraiiso boqorka codka

  • @abdulahikeno7092
    @abdulahikeno7092 3 роки тому

    Ax waxaan hees maaha waxbaa dareemayaa ax

  • @somalisujuu2592
    @somalisujuu2592 5 років тому +1

    2019 Garissa

  • @sucdiafnaan9870
    @sucdiafnaan9870 8 років тому +16

    Allah Yaraxma king of voice

  • @sakisalah6554
    @sakisalah6554 5 років тому

    Woooow

  • @zakiabdale9327
    @zakiabdale9327 8 років тому

    ala heesa maaha waa heeso ala yaaa dgagaysa uu meel aan arkayo ayay iga gashaaaa

  • @sakisalah6554
    @sakisalah6554 5 років тому

    Wooow king in song

  • @mubaramahemed2075
    @mubaramahemed2075 2 роки тому

    Marka aan dhgsanayo heestan jabaq wax an Xmas xasusta For death my dear father ALSO I LIKED 👍 ❤ SO THAT

  • @nasirhussein9484
    @nasirhussein9484 5 років тому

    100 % my hero

  • @somalisujuu2592
    @somalisujuu2592 4 роки тому

    2020❣️❣️❣️❣️❣️

  • @naasircena2435
    @naasircena2435 6 років тому +1

    Good somali

  • @ashaahmedsiad
    @ashaahmedsiad Місяць тому

    5

  • @sakisalah6554
    @sakisalah6554 5 років тому

    Boqorka codka

  • @noorqalbi6983
    @noorqalbi6983 9 років тому

    good

  • @hamdajama8080
    @hamdajama8080 2 роки тому

    Ññ

  • @aminpepechannel
    @aminpepechannel 2 роки тому

    Sooo daawo
    ua-cam.com/video/GK2ByIFB20U/v-deo.html

  • @YaxyeYamo-t5z
    @YaxyeYamo-t5z Рік тому +1

    Waa haben ann daremayo jaceeel iyo culeys xaga nolosha sababto oo ah
    Xoogsato ayan ahay ma haleli karo qofka
    Aan jeclahay lakin rafaad kasta raaxo aya ka danbeyn donta in sha allah❤❤

  • @cabdiqadaraboosto2972
    @cabdiqadaraboosto2972 10 місяців тому

    Allaha unaxariisto 🥲

  • @ikraamahmed8845
    @ikraamahmed8845 5 років тому

    Pppppp wlhi hees cajiib 2005 igu danbeysay c.salam jimmy caadi ma ahan musigada