wan ku salamay ustadii. waxanka mid ahay ardaya ku xiran bogada waxan hay arday jamacadeed dhıgta CİVİL ENGİNERİN dalka dibadiisa ayana kabarta waxan maraya sanadKİİ 2baad madama aad adiga tahay engineerin civil ah waxan raba in aad isiiso aniga iyo sxbadeyda dhisga civila talo ku aadan sida aan u heli laha wax barasho ka baxsan jamacada jamacad na kuma baran sida saxda ah inta aan dhameynin jamacad waa maxay wax yalah xooga aan saro liiga bahan yahay ha ahaato softwarada cashirada iyo waxii la xariira . markan jamacad dhameyo maxaa ligaga bahanyahay in aan aqoon u lahado ana ku shaqeysan karo markan suuqa galo . ilaa intee aan ku noqon kara enginerin sax ah ? mahadsanid hadii aad arokto farinteyda
شكرا شكرا شكرا الف الف الفففف💯💯💯💯💯Thanks Ustaad and Wll Abdiweli 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
Jazakallah Ustd Illaaheey haku Xafido.
Ahlu ducaad iyo dadka wanaaga jacel hadad kamid tahay inaad iso booqato ayan danaynaya wll rabina haku dhowro.
shukran macalin adiga iyo aas aasaha channelkuba aadbaad i mahadsantihiin waxaan idiinku abaal gudno garan mayno lkn Allaah ayaanu wax khayrleh idiinka baryaynaa
wllayaal waliba waxaan idinka baryaynaa inaad noo sii wadaan tabarucaadkaa bini aadamnimo ee dhalinyarad soomaaliyeed u fidisaan
Jazaakallaahu khayr😍
Masha allah macalin
Mahadsanid ustaad
Waxaad talent ku tahay wax fahaan siim ta masha allah
Aad iyo aad aya u maahdsan tahay excellencie teacher
Waxan ka codsanaa in aad no so diyaariso English articles
English articles
Maansha alaah al ustaad ilahay hakaa abaal mariyo waxaa inoo biloowdaa casharo luqada carabiga
Yippee!
La yaab ama Amakaag!!
asc
Macalin
Waxaaloobaa hanyahay
Tilifoon lam bar kaaa ga
Wetzab kaaga
Waxaa jira dad badan
Oodoonaya
Inaad cashiro
Badan ufaa iiday so
wan ku salamay ustadii. waxanka mid ahay ardaya ku xiran bogada waxan hay arday jamacadeed dhıgta CİVİL ENGİNERİN dalka dibadiisa ayana kabarta waxan maraya sanadKİİ 2baad madama aad adiga tahay engineerin civil ah waxan raba in aad isiiso aniga iyo sxbadeyda dhisga civila talo ku aadan sida aan u heli laha wax barasho ka baxsan jamacada jamacad na kuma baran sida saxda ah inta aan dhameynin jamacad waa maxay wax yalah xooga aan saro liiga bahan yahay ha ahaato softwarada cashirada iyo waxii la xariira . markan jamacad dhameyo maxaa ligaga bahanyahay in aan aqoon u lahado ana ku shaqeysan karo markan suuqa galo . ilaa intee aan ku noqon kara enginerin sax ah ? mahadsanid hadii aad arokto farinteyda
Aad baad umahadsan tihiin macalimiin
Asc numbarkada sen kuhelaa plz
Maclin 12tance nogu dar adoo raliya
Asc ustaad 12 tenses ka noogu daro mahadsanid
War chanelkan kor haloqaado
Mcalainka. Korao english uu dhigayo maheli kara