Qumbo caano | macmacaanka ciida 🎆

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 432

  • @CafimatFican
    @CafimatFican 8 років тому +53

    If you only know how much we love qumbo mashaallah mashaallah

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  8 років тому +2

      Anaka ne sidaas an ujecelnahay💖

    • @Ugbaadnuura
      @Ugbaadnuura 8 років тому +1

      yaaska cadey habo usamee he ciyalka macmacaanki soomaliya from suleiman to sharifo we jeclanayan am sure

    • @feysalgedow6352
      @feysalgedow6352 7 років тому +1

      macmacaan

    • @xaawoxasankuuloow3697
      @xaawoxasankuuloow3697 7 років тому +1

      Ugbaad .

    • @josineidesantos9395
      @josineidesantos9395 7 років тому

      Cafimat Fican fais um pramin eu moro en pretrolina na rua 3 quanto e ai falai que eu vo paga

  • @saara1296
    @saara1296 6 років тому +30

    the recipe in english:
    1 litre and half cup of milk
    1 kg of sugar
    6.5 cups of coconut
    5 spoon of custard powder
    2 spoon of flour
    1 cup of mixed butter and oil ( you will not use all at once)
    and also make sure you have oiled where you are putting the cooked coconut recipe.
    You're welcome 😊 ( sorry if my english is broken )

    • @begoodtoyourself9591
      @begoodtoyourself9591 6 років тому +1

      Queenie ZL Jazak’Allaahu Khayran!!! ☺️☺️☺️ Yay I took. Screen shot! 😂👍

    • @pinkposh9748
      @pinkposh9748 6 років тому +2

      Me too took a screenshot 😁

    • @giaagha4640
      @giaagha4640 6 років тому

      Can we leave out flour?

    • @shairnikhan5621
      @shairnikhan5621 6 років тому

      Queenie ZL - thanks 🙏

    • @shairnikhan5621
      @shairnikhan5621 6 років тому

      Queenie ZL - can we use any flavour custard powder?

  • @rofidatibin9849
    @rofidatibin9849 5 років тому +1

    تسلم إيديك بحب الحلوة الصومالية كتير

  • @saabirahussein8137
    @saabirahussein8137 8 років тому

    maasha alaaah qayr alaah ku siiyo ciid mubaark xabiibty qumbaha noocii kale aan jeclahy ee juus kuuska gaduudka ma soo gelin kartaa macanto thanks

  • @hawash4217
    @hawash4217 6 років тому

    Asc walaley jizaakalahu qeer jazaa macmacanka iyo cutada ad sameysid oo kaa bartay mahadsani ramadan karim waa 10 dabeyo sanadkan sanadkeda qer ilaah hana garsiyo yarab iyo ciid mubara mar lawat jizakalaahu qeer masha allaah masha allaah asc 🧕

  • @ayaanabdullahi5742
    @ayaanabdullahi5742 8 років тому +3

    ad ayd u mahadsan tahay waxaana boqolkiiba boqol kaga mahad Celina hadii an nahay dadka jooga Somalia koobka aad cabirka u isticmaleysid oo ah aan ku wareerinin oo dadka xamar jooga Ay shaah ku caban taasna waan ka faa iidnay kheyr badan Allaha ku siiyo abayo mcn.

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  8 років тому

      Masha Allah qaali Aad ayad ugu mahadsantahay waxan kudadala ina niiso gudbiyo waxa dalka laga helo aana kudhibtooneenin Inshaa Allah

  • @qadroumueyman5463
    @qadroumueyman5463 8 років тому

    masha Allah macaanto ilaaheey gacantaa habarakeeyo aamin aamin aamin

  • @mohamedali-hr6gm
    @mohamedali-hr6gm 8 років тому

    masha allah walshey mcn aad ayaa oga helay insha allah waan isku dayaa wax waliba aad so galiso wan isku daya masha allah wuuna ii tosa xabiibti shugran xawlo ayaa ino dhiman

  • @fadma638
    @fadma638 7 років тому

    Mshllah macaanto qunbihii somali lagu sameyn jiray gaduudka ahaa ma inoo soo sameyn kartaa jzkllah

  • @aishamohamed8662
    @aishamohamed8662 8 років тому

    Masha alah I liked the way you made thnks for sharing jzakilah kher ukhti

  • @shukridecheezy6088
    @shukridecheezy6088 8 років тому +1

    marki aan sameye wxey naqtay gaduud wuuna iga jilcay lkn marka labad ayuu ii ficnaday..wxan isticmaalay custard vanilla and it turned out to be very awesome. .pink in colour with a nice smell...Thanks ukhtii

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  8 років тому +3

      Masha Allah happy that you give it a try twice cause when u do something dat you never did sometimes its hard to be perfect for de first time.

  • @malmo4235
    @malmo4235 8 років тому +4

    Simple And clean Thanks Macaantooy Next Time Subtitle Hadaa Isoo Sameen Kartid Would Be nice My Neighbors Are All Ajnabi so They Like You Channel

  • @Ahmed-hi3zl
    @Ahmed-hi3zl 6 років тому +1

    شكرن يا احلي طباقه استمري يا مبدعه

  • @ironlady2590
    @ironlady2590 8 років тому

    Waw frist comment thanks quruxeey

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  8 років тому

      Masha Allah 💕

    • @ubahsaid6514
      @ubahsaid6514 7 років тому

      Cunto Reerxamar
      habiti ik heb 2kg suiker hoeveel koptjes moet ik daarvan gebruiken
      dankjewel alvast

  • @umukhaalid5810
    @umukhaalid5810 8 років тому

    waaw maasha alah abaayo xalwo aa noodhiman noo soo gali adoo mahadsanid qaaliyey gacantaada alah kuubara keeyo macaanto

  • @143ladan
    @143ladan 8 років тому

    manshallah xayati allaha ku dhooro macanto buskut qatar eh hadaa noso galin karti adoo mahadsan shukran jizakallah 😙

  • @safiyomohamed9677
    @safiyomohamed9677 8 років тому

    masha Allah mcnto wax badan a ya a a kabartay jazakallaah kheyr walashey

  • @qalinle1231
    @qalinle1231 4 роки тому

    Best Somali cooking channel

  • @fartuunjimale2658
    @fartuunjimale2658 8 років тому

    Masha alah. mcnto adban uga helay recipe dhaman abaayo xalwo easy losameynayo noso geli qeyr alaha kusiyee.

  • @luuleyhaaji7668
    @luuleyhaaji7668 8 років тому +5

    Cunto Reerxamar
    asc .sister weli waxa isameysmi weysan qumbo sidasheegtay Wa u kariyay ma i hagagin jil.jileec iganoqona

    • @luckylady4236
      @luckylady4236 7 років тому +4

      WaLaaLo Waxaan arkaaye 1KG SONKOR IYO CAANO (Maxasuusto) IYO SUBAG IYO BUR YAR iyo KASTAR YAR < Marka waxaan umaLeeynaa ama Dabkaad ka hor qaaday ama wax baad ka tagtay baL ku noqo Videowga ee iska sax .. Sababtoo ah anaka jakatam uu noo noqdaye < :D
      ( Qish Yar xoogaa jab Liimo dhanaan eh xitaa Waa Loo Qariyaa hadaad Rabto inuu isku kaa Raaco Saaid ) < :D

  • @shamsoahmed3484
    @shamsoahmed3484 8 років тому

    waad mahsen tahey wlshe qeyrka ramadaanka alle nawafajiyo codsige ii tixgelisa waad ku mahsen tahey inbadan wlshe wlh wax iku dambeysa xamer weyno marke jooge kootke

  • @umuabdallaah4251
    @umuabdallaah4251 8 років тому

    masha allaah xabibti jasaaka laah Wan kaa ga mahad celinayaa sida wanagsan ee aad noo cawinaysit shukran allaa yaxfadak xabibti

  • @sumayoxubi9897
    @sumayoxubi9897 3 роки тому

    Mahadsanid abaayo waxbadan ayaa kaafaaidey thanks my sister ❤

  • @kadijaosman3411
    @kadijaosman3411 7 років тому +2

    kastarkaan inteen kahelaa adigo raali ah jazaaka allaahu qeyr

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  7 років тому

      kadija osman dukamada turkida iyo Chinese ka adka heli karta abayo

  • @ibtisammohamed847
    @ibtisammohamed847 8 років тому

    Manshallah Allah Ku xifdiyo walal. Wax badan ka bartay

  • @aaliyah6421
    @aaliyah6421 7 років тому +8

    you can translate into english for me jazaka Allah. .

  • @Najma-n1
    @Najma-n1 8 років тому

    Easy to follow, baraka Allah. I enjoyed this. Thank you

  • @sowdahaji-mohamud6932
    @sowdahaji-mohamud6932 8 років тому

    masha allaaaah walasheyda halwa iyo burkut ayaa No dheman

  • @sakhawathussain6527
    @sakhawathussain6527 7 років тому +5

    salam please can I have the recipe in English I love coconut

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  7 років тому

      Sakhawat Hussain wslm, Insha Allah we will upload this recipe again with English subtitles. Subscribe for more new videos with English subtitles 😊

  • @zamzamahmed2905
    @zamzamahmed2905 8 років тому

    asc jzkallh ukhti
    ado rali ah tukanken ka helaya qunbaha iyo kostarka nocad ad isticmashay Naderlands ayan kula joga dankjewel

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  8 років тому

      Wcs abayo lamadood ba dukamada Chinese ka adka heli karta

  • @sumayaabdi6188
    @sumayaabdi6188 8 років тому

    maasha Allaah schatje waxan kaga mahadcelinaya sida wanagsan aad nogu sogudbiso iyo sida wngsn aad noogu sharaxdo cabirka danke u wel ❤

  • @aminafarah1457
    @aminafarah1457 7 років тому

    maanshaa alaah ilaahey ha ku xafido inshaa alaah markiin dabka ka dejiyo oo googooyo intow ku adkaahaayaa pls sister let me know i need to make it before the iid inshaa alaah

  • @maazmohiuddin4040
    @maazmohiuddin4040 7 років тому +16

    Please put sub titles in English for all your videos.....I subscribed just by seeing the English subtitles....

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  7 років тому +4

      Maaz Mohiuddin thank you for that . We will upload all our new videos with English subtitles Insha Allah

    • @akmohamed781
      @akmohamed781 6 років тому

      KKKLL?
      L

  • @khalidatabassum7024
    @khalidatabassum7024 7 років тому

    you are excellent cook. i and my daughters love you very much.

  • @queenlubna2435
    @queenlubna2435 8 років тому

    mashallah xabibti channel kaga kama daalo Allaha ku barakeyo ya ukhty wax badan aa ka faidoonaa walashe😘😘😘😘

  • @faizasheikh699
    @faizasheikh699 8 років тому

    abayo adiga xagee kumaqneed hada kahor masha allah waxbadan aya kafaidee bishan بارك الله فيك waxan ka codsanayaa ilaah dartii in aadan joojiniin shaqadan انشاء الله

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  8 років тому

      Inshaa Allah walaasheeydi Aad ayad u mahadsantahay idinka hada iwadan wansocona qaali Inshaa Allah

  • @nafisafarah616
    @nafisafarah616 8 років тому +1

    asc I always try and it never comes out like that what should I do maqalalo keyga aad sogt uunoqda

  • @raxmoaxmed3593
    @raxmoaxmed3593 8 років тому

    mansllh abyo walhi illahay waxwuuku baray allaha kuusiyaadsho

  • @sacdiyocigaal1237
    @sacdiyocigaal1237 8 років тому

    masha allah yum yum waye qunbaha wan jeclahay ulmahega ayan ugu tuuraa wan tijabinaa wa wax macan o hadana fudud jasakalah qer abaayo

  • @fahimaebreezygwl5007
    @fahimaebreezygwl5007 7 років тому +2

    wow cjb I like you my sister

  • @tomnana8258
    @tomnana8258 6 років тому +1

    Masha alaah qunbaha subiskiis wankugulestay mahadsanid

  • @suhailah7170
    @suhailah7170 8 років тому +2

    my son is the same way he love coconut

  • @saynabidle136
    @saynabidle136 6 років тому

    Jazaakalaahu kheyr please ingredients pablic comments so sodhiga sidabdadka bussy ah ay u qortaa void mubaarak waxbadan baan idika faidnay

  • @zainabmohamud7314
    @zainabmohamud7314 8 років тому

    masha allah xbbt hadana kaster haysan ma iska dhafi karaa ama mabadala karaa

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  8 років тому

      Maya ukhti mabadali kartit Lakin iska dhaaf waxa u badisa burka nis koob kushub ukhti

  • @ayaanmaxamuud7442
    @ayaanmaxamuud7442 8 років тому

    asc manshallah abayo waan tijabiyay wan ku gulaystay gurigayga ayn ku samaystay awal lacag ayn ku bixin jiray aad ayd ugu mahadsan tahay faidayntad noo faidaysay

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  8 років тому

      Wcs ukhti wanku farxay macanteeydi Shukran 💖 ciid mubarak

  • @shukridecheezy6088
    @shukridecheezy6088 8 років тому

    Assalam aleykum abyo...aad iyo aad ayad umahadsan tahay...madaama aad nasoo xsusisey macmacankeena wanagsanaa

  • @amiraharakow344
    @amiraharakow344 7 років тому

    How much does it equal the cups that you are using with the regular measurement cups that we use because i only have meaurment cups is it ok to use that insted the cups that you are using jazak allh qair please i want to maks it today and i am confused

  • @143ladan
    @143ladan 8 років тому +1

    shukran jizakallah xabiibti😍😙😙

  • @haniyare5777
    @haniyare5777 8 років тому

    mashallha my sis nice en lekker

  • @ahlamyusuf4940
    @ahlamyusuf4940 8 років тому

    oh my god! ukhti waxaan mahadcelin weyn kaaga wadaa ilmaheyga oo dhan, waana kuu soo duceynay muraadkaaga jano abaayo.

  • @ayaanmaxamed6268
    @ayaanmaxamed6268 8 років тому

    qumbo caana iyo caana baraawe isku mid miyaaa adoo mahadsan cunto reer xamar

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  8 років тому

      Maya qaali caano baraawo gooni waye kaas waxa laga sameeyo caano iyo sokor bes Inshaa Allah hadan fursad helo wanso galina

    • @ayaanmaxamed6268
      @ayaanmaxamed6268 8 років тому

      +Cunto Reerxamar inshaa allaah mahadsanid

  • @nasirabdi3883
    @nasirabdi3883 8 років тому

    Mash.alaah thanks walaal busakud nogu dar plz cunatdaada cadi mahan Mash.alaah 👍

  • @umbassaamsaleh2418
    @umbassaamsaleh2418 6 років тому

    ماشاءالله تبارك الله الى امام حياتى👏

  • @zarazara718
    @zarazara718 7 років тому

    last u add white powder which powder is that...i dont understand language

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  7 років тому

      Zara Zara it's custard sister, watch our last videos. It's with English subtitles. Subscribe to our channel for more amazing videos with English subtitles 😊

  • @mariansheemile5953
    @mariansheemile5953 6 років тому

    Can you please write down all the ingredients that you used some of the things you added no name Jzk kheir

  • @ayanosmaan2424
    @ayanosmaan2424 8 років тому

    mash alla qurux waaye ilaahey ha guxafido gacmahaaga

  • @anisaabdi4593
    @anisaabdi4593 4 роки тому

    Tolow qoftan halkey kabaxdey

  • @harunomar5421
    @harunomar5421 8 років тому

    masha allah uqti qaali cafimad ku cun Insha allah

  • @jannatabdi4835
    @jannatabdi4835 8 років тому

    you did it again well done my abaayo I love it Allah haku barakeeyo gacaantaada.....

  • @ramladerock7857
    @ramladerock7857 6 років тому

    Masha allah i rilly like it and i can make my own one Jazakallah siz Allaha kuxafido abayo

  • @qureyshomaxamed3386
    @qureyshomaxamed3386 8 років тому

    Masha allaah ilaahey ku xifdiyo

  • @hawaabu8596
    @hawaabu8596 8 років тому +1

    masha Allah they look good yummy

  • @foos7330
    @foos7330 6 років тому

    Maashaalah gacantada alah ku xifdiyo

  • @shamsoaliyabarow237
    @shamsoaliyabarow237 8 років тому

    mcnto thanks lnk dadka soomaaliya joogaan ma heli karaan qubo shiidan .abaayo giyaas ahaan imisa qube ayaa loo baahanyahay iyo qiyasta canaha. soomaalida waxa ay ku daraan bur instead of custer so maxaa difference ah burka iyo custerka. waxaad kaloo ii sheegtaa markii uu bislaado sidee ku ogaankaraa. in uu jilicsanyahay iyo in uu yahay sidii loogu tala galay sidee baan ku ogaan karaa mcnt.thanks jazaka allah

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  8 років тому

      Abayo qumbaha mid lahoolaayo mid waa badan yahay midna waa yar yahay waxan kudhahi lahay marka hooshit bakeeri ku abir markaas qiyaastan RAC habibty. Kastarka qaali waalo baahanyahay maxa yeeli jaalo ayu kadhiga waane kakina burka ne haka badinin bur badan kuma fiicno

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  8 років тому

      Abayo hadu diyaar naqdo na waxa ku fahme asigo dhan waa isku immaaana qumbaha

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 8 років тому

    Masha Allah walaaley yaan daris lanoqdaa adiga mise walaashen.Yaasmiin 😍😍😘😘👏👏💖💞

  • @Beauty-zc9nq
    @Beauty-zc9nq 7 років тому

    PLS explain to me what did you just make?

  • @hiboahmed5967
    @hiboahmed5967 7 років тому

    mash allah wlhi wan radi nayay mudo tnks wll

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  7 років тому

      Hibo Ahmed Adiga mudan xabibti

    • @monamaxamed5857
      @monamaxamed5857 7 років тому

      Cunto Reerxamar لو ما عندي كسترت وش استعمل وشكرا

  • @naciimofarax8115
    @naciimofarax8115 6 років тому +1

    maasha allaah

  • @maryanmohamed4096
    @maryanmohamed4096 8 років тому

    Masha allah Xabibti hdi uu iga jilco siden yela Maxan ku adken kara

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  8 років тому

      Bur kudar qaali oo an wax badan eheen cabirkan raac sister

  • @nafisaaweis4457
    @nafisaaweis4457 8 років тому

    mashaa Allah xabibti aad iyo aad umahdsantahy 👏👏👏😍😍😍

  • @halimadiriye9650
    @halimadiriye9650 8 років тому

    maasha allaah shukran ukhti

  • @fatoufall9688
    @fatoufall9688 7 років тому

    Merci pour la recette

  • @shukriabdi4345
    @shukriabdi4345 8 років тому

    aad ujecla hay qumba cano jazaka Allah ❤❤❤❤💚💚💚💚

  • @fatumamohamed3125
    @fatumamohamed3125 8 років тому

    Mashallah you make it look easy my sister🌹🌹🌹

  • @hawash4217
    @hawash4217 6 років тому

    Mar lawat jizakalaahu qeer

  • @nateexonateexo3097
    @nateexonateexo3097 8 років тому

    maansha allaah abaayo qubo caadi meeqa xabo aalaga sameen karaa?

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  8 років тому

      Abayo qumbaha caadiga mid ween waye Wax badan aya kaso baxa mid ne wuu yaryahay waxan kudhahi lahay marka hooshit bakeeri gan Oo kale ku abir qaali

  • @amalcabdi9683
    @amalcabdi9683 8 років тому

    Masha allah tabarakalah jizakalah

  • @nini1038
    @nini1038 8 років тому

    😋😋😋 thank you for sharing

  • @haajarahassan4852
    @haajarahassan4852 7 років тому

    Shukran sis caanaha noocee waye abyo mcn

  • @fatimamohamed3607
    @fatimamohamed3607 8 років тому

    Maasha allaah habibti
    Jazakillaahu kheyr okhti
    I love u 😘😍

  • @sumayaahmed5264
    @sumayaahmed5264 8 років тому +1

    شكرآ يابنت العم

  • @shurinuurilmi9758
    @shurinuurilmi9758 8 років тому

    Masha allaah sis thnkz

  • @nimnimca6986
    @nimnimca6986 8 років тому

    Masha Allaah

  • @queencadey3981
    @queencadey3981 3 роки тому

    Masha allh macto 😘😘😘😘

  • @lailamuhammed8965
    @lailamuhammed8965 7 років тому

    Macha Allah. great job 👌👍

  • @NutritionbyRahma
    @NutritionbyRahma 6 років тому +1

    MashaAllah

  • @naimaismail9454
    @naimaismail9454 7 років тому

    Abaayo waxaan rabnay ciidul adxaa mac macaan noo soo sameey mida kale qunbaha bajaq moohoo mise waa loogu talagalay anaga akteen koo adeeg eh aa laga helaa jwb walaal

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 7 років тому

    insha allaaah waan sameeynaa haduu alle ka raali noqdo kastar ka abaayo dukamada carabta mayaalaa macaaanto subaga subda waaan arkay wuu yaalaa meesheena turki kuma arkin arab lee ku leh mayaalaa quruxeey jwb

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  7 років тому

      aragsan irshaad my mom qofaras haa walal kastar ka iyo subaga wu yalaa dukamada carabta.

  • @banandababa
    @banandababa 8 років тому

    mashallah looks great! but please stop using this nasheed it gives me a headache

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  8 років тому

      Thanks honey for de nasheed keep it Silent i think its not necessarily to listen it much love sweety💖

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 8 років тому

    Masha Allah Ilaahey gacmahaaga hakuu dhafo 😍😍❤❤💞

  • @munirashid1063
    @munirashid1063 6 років тому

    May Allah recompense you. Please just help with english subtitles. Jazakallah khair. very nice coco sweets

  • @begoodtoyourself9591
    @begoodtoyourself9591 6 років тому

    Add English subtitle please Walaashe my Somali is not good ! 🤣😘 Jazak’Allaahu Khayran. From London. I want to try this Eid In Shaa Allaah!! 💕👋👋

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  6 років тому +1

      Be Good To Yourself there's another video of this with English subtitles on my UA-cam channel. Qumbo caano you can search it out 😊

    • @begoodtoyourself9591
      @begoodtoyourself9591 6 років тому

      Cunto Reerxamar Maa Shaa Allaah! 👍 will do Walaashe 😘👋

  • @munaomarali466
    @munaomarali466 4 роки тому

    Maansha Allah Maansha Allah Maansha Allah

  • @rahimaismailali1176
    @rahimaismailali1176 7 років тому

    maashaa alaah jazakillaahu qary yaa uqti

  • @suadahmed_6
    @suadahmed_6 7 років тому

    May I use without kastar wllo

  • @fowziamohamed2849
    @fowziamohamed2849 8 років тому

    Masha allh wa jecelhy wlh thnks xayatii 😘😘😘

  • @rumaysahbintm5695
    @rumaysahbintm5695 8 років тому

    Assalamu Alaykum abaay, dabka maka demisay markad butter ka iyo custard ka ku daraysay?

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  8 років тому

      Wacaleykum salaam dabka madaminesid ila Oo ka adkaado xooga marka Wax walbo kudareesit waaino shidnaado

  • @ceynidahir742
    @ceynidahir742 5 років тому

    I love

  • @zamzamsharif9776
    @zamzamsharif9776 8 років тому +1

    ma sha ALLAH

  • @maxamedxuseenhaybeqaalib6713
    @maxamedxuseenhaybeqaalib6713 6 років тому +2

    Qumbo ma daqiiq ayaad ujeedaa

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  6 років тому

      Maxamed Xuseen Haybe Qaalib coconut ayan kawadaa walal

    • @F13500
      @F13500 5 років тому

      Maxamed Xuseen Haybe Qaalib 🤔🙄