Waxaan Ku Dhaaranayaa in Hadi At Ku Duceysatid 3 Dan Duco Uu Alle Deg Deg Kuusiinayo Waxad Kadalbty

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024
  • #sheekh #riimi #channel

КОМЕНТАРІ • 283

  • @umusumayawabare3697
    @umusumayawabare3697 Місяць тому +21

    Walalahay iso ducaya gabar yar aya quranka aad ugu adag yahau in allah igu fududayo iso ducaya walalahay

  • @user-en5qx9qi3b
    @user-en5qx9qi3b 5 місяців тому +13

    Hadda ayaan ku ducaysanaya muraad degdegana wan leeyay ilaahay ha ii aqbalo aniga iyo intii ila mida ee muraad leh amiin.

  • @queenamira2830
    @queenamira2830 Рік тому +99

    3xda ducooyin
    ١.الدعاء الأول: "يا حي يا قيوم برحمتك أستغيث أصلح لي شأني كله ولا تكلني إلى نفسي طرفة عين".
    ٢. الدعاء الثاني: " لاإله إلاالله العظيم الحليم، لاإله إلاالله رب العرش العظيم، لاإله إلاالله رب السماوات ورب الأرض ورب العرش الكريم ".
    الدعاء الثالث: أللهم إني عبدك، ابن عبدك، ابن أمتك، ناصيتي بيدك ،ماض في حكمك، عدل في قضاؤك، أسألك بكل إسم هو لك، سميت به نفسك، أو أنزلته في كتابك، أو علمته أحدا من خلقك، أو إستأثرت به في علم الغيب عندك، أن تجعل القرآن ربيع قلبي، و نور صدري،وجلاء حزني، وذهاب همي".

  • @daafahachannell7622
    @daafahachannell7622 11 місяців тому +26

    Waan ki ducaystay waana helay waxan rabay alx wa ajar alah ka siiyo

  • @SucaadSaalax-iv1pk
    @SucaadSaalax-iv1pk Рік тому +15

    Maasha Allah sadexda ducoba waan aqaanaa waxaan ku jiraa dadka muslinka ah ee nasiibka leh adiguna idinkuna iigu so duceeya in rabi ii aqbalo ducooyinka qiimaha badan

    • @ashheart9761
      @ashheart9761 6 місяців тому

      Abaayo af-Soomaali iigu soo qo

  • @user-di5qn8bf1s
    @user-di5qn8bf1s Рік тому +24

    Sheikh JazakAllahu khair ILLAAHAY Subaaxnu watacaalaa, ayaan ku dhaartay ducadaa habeenkii ayaan akhriyey, subixii ama maalintii, ILLaahay Subaxaana Watacaala wixii and rabay waan ka helay, sheikh ILLaahay Subxaana Wataacla Raali ha kaa noqdo waan kuu soo ducaynayaa.

    • @suldaanapdullahi671
      @suldaanapdullahi671 6 місяців тому +4

      Walal qaali Anna isoo ducee waa xanuunsanahee ducaduna tee waaye wll ilaah baan kugu dharshee ii soo jawaab❤❤

    • @IfraahCabdi-yg3zx
      @IfraahCabdi-yg3zx 4 місяці тому

      ​@@suldaanapdullahi671alle hakucaafiyo wll mcn😢

    • @user-yl5dl4gw7r
      @user-yl5dl4gw7r 3 місяці тому

      Aamiin yaa allah aamiin Yaa rabi yaa allah yaa waduud Yaa rabi aamiin Yaa allah yaa allah yaa waduud

    • @raxmoabdi1771
      @raxmoabdi1771 Місяць тому

      @@suldaanapdullahi671 ilashay haku caafiyo

    • @RaxmaMuxamed
      @RaxmaMuxamed 21 день тому

      Anigu kama maqlin ducooyinkan sheekhan balse meelkalaan kamaqlay kadib maalin ayay dhib iyo murug cabsi iqabatay rabi ayaan baryay ducooyin farabadan kuducaystay ducooyin kayga waxaa ku jiray laa ilaaha ila laahul caddiimu lxaliim ducaad oo dhamaystiran isla markii ba daqiiqado kadib warbaa isoo gaadhay farxadleh oo arintii aan ka murugoo nayay waa la iga dulqaaday Alx waana yaqiinsanaa midkale ayaan kuugudari sheekh allah mid waxlugu tijaabiyo maaha

  • @queenneyruush
    @queenneyruush 5 місяців тому +7

    Hadan ku duceysanaa ilahey sida wax u rabo ha iiga dhigo😭🤲

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 Рік тому +49

    Shiikh illaahay dhamaanteen xaqa haynagu sugo laakiin shiikh dhaarta haku dheerayn aqbalka illaahay baa iska leh illaahay niyada wanaag san iyo waafajinta illaahay hayna waafajiyo

  • @user-bg2wm7cx5r
    @user-bg2wm7cx5r 7 місяців тому +7

    Ana ku duceestay allah woona ii aqbabalay alx alx
    Aduunyo iyo aakhiro allah ku jeclado shiikh❤️

  • @FadumoXamze
    @FadumoXamze 21 день тому +1

    Masha allah sheikh iso ducee waxaa ahay gabar rabto in qofky jeceshahay inay isguursadan igu so ducee so guurkeena nogu so dagdago❤❤

  • @ramlacraxamn4672
    @ramlacraxamn4672 Рік тому +11

    Suuratul ambiya hala ogaado kolkaad muraad leedahy weliba kolkaad la kulmaysid qof aad haw uga bahantahy
    Sadaqona ka horaysii haba yaraatee
    Shekh riimi khyr alla haysiiyo
    Arin aan sadex sano sugayey malintii aan akhristay ba alle isahlay SW

  • @gabadhiqalpigalagajabiye7011
    @gabadhiqalpigalagajabiye7011 Рік тому +33

    Rabiyow hadaa ku duceysanaaye ii aqbal oo kurbada ii heyso farxd igu badal maaantay iyo markasta 😢🤲🏾😭

  • @fatumaabdi6854
    @fatumaabdi6854 Рік тому +15

    Insha Allah qofwalba siduu jecelyahay rabi ha u sahlo

  • @yaxyeahmed4170
    @yaxyeahmed4170 9 місяців тому +3

    sheekh alle ha kaa abaal mariyo aad ayaan ducooyikaa uga helay qalbiga ayaan kaaga duceeyey Sheekh abaalkaaga Jano alle ha kaaga dhigo aduunkana cisi iyo Sharaf ku noolow sheekh qu,aanka ayaa igu adage ii soo ducee

  • @ibtisamvideos946
    @ibtisamvideos946 Рік тому +14

    Allha noo aqbalo ducooyinka anagane kuwii hanuunsan hanaga dhigo Aamiin

  • @hoyomcn9769
    @hoyomcn9769 Рік тому +14

    ALXMDULLILLAH 3 duco baa wan aqaan ALLOW RAXMANOW na wafaji hono aqbaal baryada
    ALLAHUMMA QAWIYUU waa naaxnuu ducafa uu'ileik

    • @MaariyoMaariyi-rv7go
      @MaariyoMaariyi-rv7go 9 місяців тому

      Mida udanbeeysa abyo somali maigu soo qori karta adoo raaliya😢😢

  • @naciimoHusein-h5j
    @naciimoHusein-h5j 4 дні тому +1

    Thanks shiq wllhi waa ubaahnaa ilaahay hakaa abaal mariyo amaalkaga jano❤

  • @safiyoxasanmaxamed8325
    @safiyoxasanmaxamed8325 Рік тому +5

    Aaan kusalino nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw allha janada nagukulmiyo inshallah

  • @user-ue6jq3ff8n
    @user-ue6jq3ff8n 9 місяців тому +3

    Yaarabi iga aqbal ducadeda yaarabi niyadeyda wax ku jiro waa ujedaa yaarbi 😭🤲🏻

  • @maxamedaxmed1933
    @maxamedaxmed1933 Рік тому +3

    جزاك الله خير الجزاء فضيلة الشيخ خير الكلام ما قل ودل

    • @juweyriyokhalif8415
      @juweyriyokhalif8415 Рік тому

      Ilahey Hana waafujiyo qeyrka zheekhow isooduceya walalyaal Murad ayaan leeyhy qofaan jeclahy ika tagay jiro Ilahey quluubtiisa naxariiz haku beero insha alaah

  • @zeynababdullahiadanali1446
    @zeynababdullahiadanali1446 Рік тому +32

    جزاك الله خيرا يا شيخ وجعله الله في ميزان حسناتك سهل الله أمورك وامورنا و المسلمين

  • @nimcoaxmed6711
    @nimcoaxmed6711 4 місяці тому +4

    Imtixanka dowlada gali rabaa isoo duceya walalayàal

  • @suusuukhalif1209
    @suusuukhalif1209 Рік тому +3

    Wcs shiiq riimi Alla ajar hakaasiiyo
    Sidaad noogu soogudbise qerka Allana hakujeclado sidaad qeerka noolajaceshahe❤❤💯

  • @munamanisha2579
    @munamanisha2579 Рік тому +6

    Asc Sheekh Riimi aad ayaa u mahadsan tahay Alle kasokow adiga dartada ayaan ku heley waxan raway saliga nabiga video ad so dhigese an aqristay wana helay alxm ina ku mahad celiyo an rawe lkn mel an kala so xariro wan waye thanks Sheekh

    • @fartuunaadam9097
      @fartuunaadam9097 Рік тому

      M.a abyo ana iso ducy inan murdkyga helo🥺🤲

    • @munamanisha2579
      @munamanisha2579 Рік тому

      Insha allah abyo wad helesa

    • @safiyomaxuuud4584
      @safiyomaxuuud4584 Рік тому

      Abayo saliga wa kee an anaguna Ku fa idnee

    • @SheekhRiimiChannel
      @SheekhRiimiChannel  Рік тому +2

      Masha alaah ilaahay hakuu ziyaadiyo hana joojinin saliga mahadsanid qaali

    • @munamanisha2579
      @munamanisha2579 Рік тому +1

      @@SheekhRiimiChannel Sheekh saliga nabi wax an filanenin anku helay o anka rajo dhige mudo Sheekh waxan kugu mahad celiyo magaranayo mana jojin dono inta nolahay insha allah mahadsanid Sheekh janada alle haku geeyo anigo murugsan dartada wax ku helay hada sodhigi lahen maheli laheen waxan kaniyad jawe saliga nawiga waxan raway wax kabadan aya kuhelay hal waxa raway ku ducestay 3 jibaar liyey dhigay waxan raway subhanallah wa mucjiso ween ilaa hada wan layabahay sheekh 😢 waxan filanenin aya dhacay alxm 🤲🏻

  • @muna2730
    @muna2730 Рік тому +4

    Ajar iyo xasanaad alle hakasiyo sheeqow kheerka umada uwadid

  • @AsmaXirsi-ky4es
    @AsmaXirsi-ky4es 14 днів тому

    Manshalah tabarakalaha sheikh alle haku xafido iOS ducee wllkay iga xanusanaya

  • @Salmanuur-c3r
    @Salmanuur-c3r 4 дні тому

    Jazaka LaaHu khayr❤

  • @HindaMahamud-uc7nn
    @HindaMahamud-uc7nn 5 місяців тому +1

    masha alah ale hayno aqbalo shekh mahadsanid

  • @aminafarah2318
    @aminafarah2318 Рік тому +3

    Maasha ALAAH Maasha ALAAH Sheekh ILAAHAY Jizaa'igaaga Janno ha kaaga dhigo ALLAAHUMA amiin amiin

  • @xabiibaxaashi3560
    @xabiibaxaashi3560 7 місяців тому

    Jasa ka allah khayr sheikh, waadkumahadsantahay sidaadnoogu fa iidaysay
    Waxaan kamid ahay dadka qoraalka waxku xifdiya siiba carabiga .

  • @zaynab8741
    @zaynab8741 6 місяців тому +2

    Iso duceeya wlalayaal😢🙏i.a Alah ina wada aqbalee🤲🤲

  • @afrahhussein3136
    @afrahhussein3136 Рік тому +3

    Ilhaya ha inaga aqbalo ducadan jazakalah khayr shiik

  • @cumaribraahim7327
    @cumaribraahim7327 Рік тому +1

    Jasaka laahu qeer sheekh riimi ilaahey haku barakeeyo qeerka aad noo soogud bisidne kuwii kafaa iideysto illahey hanaga dhigo

  • @katrinahaji5620
    @katrinahaji5620 Рік тому +3

    Jazakallah qhyr jazaa shqena shq rimi rabi fardowzul aclaa hanagukulmiyo sidan chanalkena qimaha badan ogukulanay Allahuma amin yarabi 🤲 rabiyow jimcada fadligeda nasii amin.yarabi

  • @zahranoora6101
    @zahranoora6101 Рік тому +1

    Jazaka Allah kheer shekh!

  • @AliMohamed-g4v
    @AliMohamed-g4v 18 днів тому

    Jazaakumu laah

  • @M.khaliij.
    @M.khaliij. Рік тому +3

    Mansha Allh ku saliya xabiibkayna Scw

  • @user-du2ni2qp8c
    @user-du2ni2qp8c 13 днів тому

    Alle ha ku barakeeyo ❤❤❤❤

  • @Farduzqalif-hv1zx
    @Farduzqalif-hv1zx Рік тому +1

    Masha Allah shikh alle hakaa jisaayi mariyo anagana muraad kayo San alle Hana siiyo amiin amiin

  • @saynabqurux7916
    @saynabqurux7916 Рік тому +1

    Maasha Allah sheekh riimi alle haku xafido wax badan kaafaaiday jazaakallahu khayra jazaa

  • @Janna9756
    @Janna9756 Рік тому +3

    Masha Allah ilaahay haku barkeyo shiekh jazaklhu khayr

  • @maaidamaanka2881
    @maaidamaanka2881 Рік тому +2

    Asc shiiq Alle haku barakeyo sheegow waxan isku arky dhibato jogto ah xaas ayan ahay ani iyo ninkeyga buuq iyo dagal marwalba waxo idhaha wa ku fura anineh waxa isku arky marwalba dhagaha Aya iqelinayo iyo madax aya iwareganayo iyo naxdin iyo walaal iyo guriga ishanqarayo iyo culees badan iyo Dhiig kala jogsanenin OO mudo 2bilod ah iga socdo iyo ani dhan wa jareena shiiqow Alle haku barakeyo iga sojawab insha allaah

    • @barooaflax
      @barooaflax Рік тому +2

      Qul huwala ku celceli oo wardigada ka dhiga inaad aqrisa inta meel fadhiisato inta kartid joogteyna in cayin maalinkasto ka aqri.

    • @rayaansaid3961
      @rayaansaid3961 Рік тому

      Abyo quran isku akhariya dhibta allha kaqAdo

    • @maymahassan8711
      @maymahassan8711 Рік тому

      Abaayo quran aqriso mar walbo saliga nabigana jogte rerkana alaha kudajiyo

    • @riyaadofficial9978
      @riyaadofficial9978 Рік тому

      Wllo quran akhriso gurigaa kuu akhri adan iskuu akhri saligaa nabigaa badso sallhu calayhi wasalam asraqfartaa ilhayn talo saaro Inshallh farxad bad kunolan

  • @lamellaspars9186
    @lamellaspars9186 Рік тому +2

    MASHA ALLAH jasaa kallaah wll dhamantena ilahey adun iyo anqiro hanoo dambi dhaafo

  • @fatimamohamednuur6008
    @fatimamohamednuur6008 Рік тому +1

    Mashaa allaah allaah haku xafido shekh jasaakallaah khyr

  • @cumarmohamedsharif-es4vc
    @cumarmohamedsharif-es4vc Рік тому +1

    jasakumulah qeyr sheeq ❤

  • @HiboAbdilahi-h8c
    @HiboAbdilahi-h8c Місяць тому +1

    Wllo 40 qof ducadooda waala aqbala plz iso duceeya❤

  • @faizahassen4725
    @faizahassen4725 Рік тому +1

    Masha Allaah jazaakalahu kheyr

  • @user-lx3ev4yf4j
    @user-lx3ev4yf4j 8 місяців тому

    ilahayoow kuwa hanunsa Naga dhig rabiyoow 😢😢🤲🤲🤲aamiin aamiin aamiin yaa rabi

  • @cabdullhinuur8906
    @cabdullhinuur8906 Рік тому +2

    M.a shiiqow ina so duce Alle inow iaqbalo

  • @fahma2209
    @fahma2209 Рік тому

    Shiikh alle haku barakeeyo waxaan ku riyooday gabadhayda yartaa oo waalan 2 jeer baa kuriyooday iifasir

  • @HanaAmiin
    @HanaAmiin 16 днів тому

    Imika ku ducaysanya illahayna ha ii aqbalo aniga iyo intii natiijo exam sugaysa
    😢😢

  • @user-ko6vh4vl5g
    @user-ko6vh4vl5g Місяць тому

    Mashaa alah

  • @milgoaressaress7674
    @milgoaressaress7674 Рік тому +1

    Mansha allah jazakumulahu kheyr

  • @abdulkadirabdullahi-lg6wf
    @abdulkadirabdullahi-lg6wf 2 місяці тому

    Masha allah sheikh

  • @zahraahmed9702
    @zahraahmed9702 Рік тому +1

    Mansha allah Sheekh allaha kubakeyo

  • @zaharentertainment225
    @zaharentertainment225 Рік тому +8

    ماشاء الله تبارك الله ربنا يسهل الأمور يارب العالمين وإياكم مرحبا مليون مره

  • @fadumayusuf2423
    @fadumayusuf2423 Рік тому +1

    Shukran shiiq jasakah

  • @rayanmah4645
    @rayanmah4645 Рік тому +1

    i’m so happy

  • @SafiyaCumar-oy3mn
    @SafiyaCumar-oy3mn 2 місяці тому +1

    Aamiin yaa rabbi

  • @saynabfarax791
    @saynabfarax791 Рік тому +4

    Sh.ii duceen ilaahay dartii

  • @user-hd3qh1pd3s
    @user-hd3qh1pd3s Рік тому

    Maasha Allah jaza aka allaahu kheer

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Рік тому +1

    Masha allah

  • @heyitsme90
    @heyitsme90 4 місяці тому +1

    آمين يارب العالمين 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @asyeshasuudi4684
    @asyeshasuudi4684 Рік тому +1

    Asc sheekh riimi ilaahey hakubarakeyo hanakuxifdiyo waxn raba kaga barye janatul fardos cala ino ilahi ku galiyo sheekh waxn ku riyodaye anigo tiimahega ganteda marki an saro ama an salaxo we iga so goyan wana tima qurux badan lakin we gaagabn yihin wana oynaaya marka iga so jwab wan ku sugoya

  • @user-gx8cy9vp6l
    @user-gx8cy9vp6l Рік тому +1

    -. ما شاء الله تعالى

  • @halimabille3045
    @halimabille3045 Рік тому +2

    Shekh Asc waan ku dhagayta Allah ha ku xiftey isoo fasir Riyada labada ah waxan ka baxay xafada waxan ubaxay mal an ka dharayn xabfada oo roob lah waan haraday mal biyo cad oo xarada ayan arkay wan cabay kadib waxan ku dhaxarkay ree baqtiya marke hora kumajin hadana waxaan arkay islaan walala ah oo ur ah isoo fasir shekh mahad sanid

    • @halimabille3045
      @halimabille3045 Рік тому

      Shekh mal ayaan khalday waxaan arkay islaan wayal ah oo uur ah

  • @user-cq5vq6hn6d
    @user-cq5vq6hn6d 11 місяців тому +2

    Aamin yaa rapi isoo duceya sanadkan 8aad ahay wllyal😢

  • @user-qs7wt5jf3i
    @user-qs7wt5jf3i Рік тому

    jazakumulah khyrn wll❤

  • @ifrahdahir5514
    @ifrahdahir5514 7 місяців тому +1

    Iso duceya muradpan leyhy 😢

  • @user-qs1dq7dq8f
    @user-qs1dq7dq8f Місяць тому

    shukran Sheekh

  • @xaawaxaawo945
    @xaawaxaawo945 Рік тому +2

    Awc shekh jazaakallahu kheyr wa axsana laahu ilayka waqafaralahu dambaka ducooyinka sidee loo akhrinaa misa ayaa laga akhrinaa?

  • @leylanur3645
    @leylanur3645 Рік тому +1

    Mashaa Allaah Tabaarakalaah

  • @shugrioffical2808
    @shugrioffical2808 Рік тому +2

    Masha allh shugran

  • @sucadahmedismail9218
    @sucadahmedismail9218 Рік тому +2

    amiin dhamaan teenba sheekh

  • @rahmocali2942
    @rahmocali2942 Рік тому +2

    Sheeq waxn ku riyoday nin sheeq an jecelahy ano aroos islagalbeyno marku dhamaday arooska iso kaaday arkay wan lahadalay isnee ilahadlay iso fasiir sheeq qeer Allah haku siyo

  • @user-oy2wm8sv3w
    @user-oy2wm8sv3w 5 місяців тому

    Mahadsnd sheq allh haku xifdiyo

  • @user-ri1cs9nt1v
    @user-ri1cs9nt1v Місяць тому

    Amiin yaa Allah

  • @omarawow7777
    @omarawow7777 Рік тому

    asc shekha iyo ducey wllhega raga iyo duamar iso ducey abe iga xanunsan ina Alle cfimdk isiyo yeah raabi yaa mujibo

  • @aminaabdi1295
    @aminaabdi1295 Рік тому +2

    Allow culays yada aduun yo naga feda ayaa rabi allow ducdayad anag qabal ayaa alah

  • @ayaanaxuseen1408
    @ayaanaxuseen1408 Рік тому +1

    Anaa markhaatitmya walee ducooyinkani walahi waa cajiib weeyaan

  • @aishagedisheikh8568
    @aishagedisheikh8568 Рік тому +3

    Asc sheikh rimii aniga waxan kamid ahy asxabtadha ila mudo lawa sano eh ♥ ad ayan ugufaraxsanahy lakulankaga waxajirta mudo sanad kasowaregata Inan salada istiqaradha bathiye waxan tukani jire barqankii sidhi salada duxadha waxan kuriyodhe riya ila hder maskaxdheydha kamabaxdho waxana isawarin sidhi ey udacdhe fadlan inad igasojawabto ayan donaya wana kuaminey xaqiqdhii xagen kala soxirira

  • @yurubkulane2717
    @yurubkulane2717 Рік тому +3

    Aamiin aamiin yaa allaah yaa rahman

  • @user-jw6xd1eh2k
    @user-jw6xd1eh2k 6 місяців тому

    Alle haku barakeeyo sheikh

  • @FadumoCabdi-sp6hz
    @FadumoCabdi-sp6hz Місяць тому

    Maansha allah

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Рік тому +3

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha gulinshallh

  • @user-ur1gy2re3r
    @user-ur1gy2re3r 5 місяців тому

    Masha Allah

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 Рік тому

    Mashallah sheikhana jasakallahu kheyr

  • @muhiodenahmed8706
    @muhiodenahmed8706 Рік тому

    Ilhy ha kuxafido shekh❤

  • @ShukriAhmed-dd6zk
    @ShukriAhmed-dd6zk 11 днів тому

    Amiin 100

  • @ruweydoali6479
    @ruweydoali6479 7 місяців тому +2

    Anigoo dahir aheen maku duceesan kara duco walbo aan rabo plz ijawaab sheikh

    • @aragsangaas5191
      @aragsangaas5191 Місяць тому

      Ducada ilaahey marwalba wu inoo furey duceyso marwalba ilaahey ha kuu aqbale

  • @ayuushahmedelmi8191
    @ayuushahmedelmi8191 Рік тому +1

    masha allah😍🥰

  • @xaliimocabdi5238
    @xaliimocabdi5238 Рік тому +1

    mash allah xafida allaha sheq

  • @sadaqalialiosman8802
    @sadaqalialiosman8802 Рік тому +1

    Asc shikh waanku jeclahay ileehey dartis ayaan Ku jeclahay

  • @fadumoabshir2167
    @fadumoabshir2167 Рік тому

    Mashalah jzk aluqeyr

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Рік тому +2

    Aamiin Aamiin Allhuma Aamiin

  • @nasroyuusuf4950
    @nasroyuusuf4950 Рік тому +1

    Alaha kaa abaal maryo khayr ka aad dadka u hayso

  • @MaslaxXasan-iu1it
    @MaslaxXasan-iu1it Місяць тому

    Allah akbar❤❤

  • @user-kd6yr2ht9o
    @user-kd6yr2ht9o 6 місяців тому

    Adna alle ha ku siiyo

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Рік тому

    Wcs sheeq riimi masha allha jizakallha qeern allha haku barkeeyo allhuma aamina Yaa rabi 🤲🤲🤲❤❤❤

  • @xafsa687
    @xafsa687 Рік тому +1

    Mansha allah