ALI BAABA OO PRANK ANUSH MOHAZ UGU OYSIYAY 😥🥺❤️😱

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 1,4 тис.

  • @alibaaba11
    @alibaaba11 3 роки тому +2470

    Waa aroosi rawa 😂😂😂👸❤️

    • @Roblox-qx5pi
      @Roblox-qx5pi 3 роки тому +176

      Waryaaa Haysku dayiin innaad Anuush cidleesoo 🤣🤣😂😂😂🙏🏻❤

    • @xaliimocadey5558
      @xaliimocadey5558 3 роки тому +79

      Anuusheey waan rajeyneynaa inaad noosoo aarto

    • @anizamohamed5053
      @anizamohamed5053  3 роки тому +581

      Waa balan inaa kaa aaro 🧐

    • @xaliimocadey5558
      @xaliimocadey5558 3 роки тому +55

      @@anizamohamed5053 abaayo isku day inaad noosoo Aarto wlhi adi iska dhaafee anoo og iney prankthy ayaan qalbiga kailmeeyayh

    • @haniaxmed6728
      @haniaxmed6728 3 роки тому +32

      Yarow gabdha kadaa ciyaarta waxaas cml laguma kaftamo 😥😥

  • @naimaabdimohamed5698
    @naimaabdimohamed5698 3 роки тому +332

    Wlhi mrka ee dhahdy ani Nasiib ma lihi miyaa aneh waaa iska ooyy sorry anush noso aar😫😭😰💃

    • @Jamalosman665
      @Jamalosman665 3 роки тому

      Asc sister ❤️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️

    • @nimcoabdirahman3224
      @nimcoabdirahman3224 3 роки тому

      Kkkkkkkkk

    • @mushtaaqsayd587
      @mushtaaqsayd587 3 роки тому +2

      Doqon badatahay

    • @shukrikumade6605
      @shukrikumade6605 3 роки тому

      Wlhi sidokle 😰

    • @shanzbwoi9272
      @shanzbwoi9272 3 роки тому +1

      Wlh srry anush bbe noso ar jar

  • @haniyaxye1874
    @haniyaxye1874 3 роки тому +902

    Inta tiktok kaso aragtay oo so carartay like ii sra😂😂💃

    • @shuaibboy549
      @shuaibboy549 3 роки тому +1

      Ani cml😂😂

    • @ak-di9nn
      @ak-di9nn 3 роки тому +4

      Tiktok AAA walhi sidii ramadaan u bilowday ma furin

    • @Jamalosman665
      @Jamalosman665 3 роки тому +1

      Asc sister ❤️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️

    • @Jamalosman665
      @Jamalosman665 3 роки тому +2

      @@ak-di9nn asc brother

    • @yuuycoco467
      @yuuycoco467 3 роки тому +2

      @@ak-di9nn aniga xitaa

  • @rojochannel
    @rojochannel 3 роки тому +434

    Saa u jeceshahay qof ii jecel Allah ha I sahlo

  • @qumyo_qaldheer6543
    @qumyo_qaldheer6543 3 роки тому +470

    Hadanhy team anush wan arsaneyna👊👊🥺🥺sorry anush🥺🥺🥺😘

    • @Jamalosman665
      @Jamalosman665 3 роки тому +3

      Asc walal

    • @anisocali9745
      @anisocali9745 3 роки тому +1

      Lkn waxaan rabaa hadad kenyow

    • @Jamalosman665
      @Jamalosman665 3 роки тому

      @@anisocali9745 guriceel 1990 official my youtube pin 📌🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @samiiraYusuf01
      @samiiraYusuf01 3 роки тому +1

      Anuush arso mcney is adkey anaga aya kula jirno

    • @Jamalosman665
      @Jamalosman665 3 роки тому

      @@samiiraYusuf01 asc sister ❤️❣️❣️❣️

  • @shoaibsheikhabdullahi7828
    @shoaibsheikhabdullahi7828 2 роки тому +27

    Inta prank gaan dib u searching garaystay like 👍 dheh

  • @arphahabdi6654
    @arphahabdi6654 2 роки тому +13

    Who is here after they're married and got a son ManshaAllah

  • @ifrahfann6438
    @ifrahfann6438 3 роки тому +193

    😥😥 dadka intaa qanci is ledahy gabadha qalbiga haka dhawicin waa miskiin ee ilasho hada wx fhmeyso wll😥

  • @ayshaalii33
    @ayshaalii33 3 роки тому +298

    11:09 Walhi ilin iga imaataay yarow mardanbe gabdhan waxas cml haku samaynin 😥😥😥😥

    • @Jamalosman665
      @Jamalosman665 3 роки тому +1

      Asc sister ❤️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️

    • @aaminacabdi9777
      @aaminacabdi9777 3 роки тому +3

      Saxa waaye mardanbe waxas cml haku sameynin😭😭😧😧

    • @mohayare5923
      @mohayare5923 3 роки тому

      Beent naga dhaaf

    • @kowsarabdirihmanjama8502
      @kowsarabdirihmanjama8502 3 роки тому +1

      @@aaminacabdi9777 bb

    • @nuurcabdiyare9001
      @nuurcabdiyare9001 3 роки тому

      Kan waa lox gabadha caadi usasab

  • @muxiyadiinabdi1188
    @muxiyadiinabdi1188 3 роки тому +123

    Nio mar danbe gabadha prank haku sameyn runtii anaaba ilin iga timaadey mrkey tiri nasiib xumiyaa 😔😔😔😔

    • @Jamalosman665
      @Jamalosman665 3 роки тому

      Asc brother 👍👍💪👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

    • @Jamalosman665
      @Jamalosman665 3 роки тому

      Guriceel 1990 official my youtube pin 📌🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @aragsanmohaa6327
    @aragsanmohaa6327 3 роки тому +99

    😥😥😥Gawadan adaay Wll jacayl+Sxp wehelka sidaa hooyada ahaa ka dhiganeysay Adna Qalbiga hauga ciyarin Cali🥺😩Gabadhan ilali bila caleyk

    • @huuskaamannen4558
      @huuskaamannen4558 3 роки тому

      Xa ka galay adiga siigadada iska wado hawl aadan laheyn ha galin shuupyhy

    • @Jamalosman665
      @Jamalosman665 3 роки тому

      Asc sister ❤️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️

    • @aragsanmohaa6327
      @aragsanmohaa6327 3 роки тому +2

      @@huuskaamannen4558 hooyada shuba ah dhilayow adigu maxa ka galay o ya reply iso Gaal ku dhahy donfarka tahy waase Garac zinno lagu dhalay

    • @aragsanmohaa6327
      @aragsanmohaa6327 3 роки тому +1

      @@Jamalosman665 wcs

    • @huuskaamannen4558
      @huuskaamannen4558 3 роки тому +1

      @@aragsanmohaa6327 ada wecel eh saxibtininmo lugu dhalay dhilyhy ma qubeysatada

  • @qaaliaxmadaxmad8291
    @qaaliaxmadaxmad8291 3 роки тому +141

    Walhi markey dhahday aniga nasiib malihi miyaa ilmada isku celiwayay😭😢 abaayo amuush intaa noshahy farxad ku noolow mcnto ❤waku jeclahay darilahey

  • @Ayaanalandhe79
    @Ayaanalandhe79 3 роки тому +196

    Qalbi ku jecel ciyaar magalo wllhi😥🥺♥️

  • @quenquman7548
    @quenquman7548 3 роки тому +150

    😭😭😭😭wan la oyay wlhi ala nasiib xumiya markay dhahdy 😭😭😭

    • @jazminali9119
      @jazminali9119 3 роки тому

      Haaa wlha😭😭😭

    • @mastar_mofficiallwadidawes5248
      @mastar_mofficiallwadidawes5248 3 роки тому

      Keep gonig

    • @kowsarabdiwali2295
      @kowsarabdiwali2295 3 роки тому +2

      Haa runti waa xanuusaday waayo nin khiyaanadi waa badantahay gabadh baa 4sano wiil wada socdeen daacad ahaan isku ahaayeen
      Balse wiilki gabdh hbaryarti dhashay aatiri swenden kugayn isguursano wiilki hunguri qaaday ok dhahay gabadhii 4sano daacada ahaayeena cidllo dhigay jcylku waa xanuun xun
      Lkn hada kuwan waa iscalmadeen waana reer dhisan alx iskuwara prankigan oo kalena iskailaasha wlhi dad quruxbadan baatihiin jcylku dhab kayahay qoys ah hada

  • @nimcoxasan7359
    @nimcoxasan7359 3 роки тому +288

    Anuushaa arso plz👊👊

  • @kowsarahmed5805
    @kowsarahmed5805 3 роки тому +85

    Si xun baa gbdha ula hdshay qofkii xanunkas so arkay lee daremi karo gbdha ilaali darenkeda haku ciyarin😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @updiwahidaxmed326
    @updiwahidaxmed326 3 роки тому +57

    Sorry Anush wlhi wan ka xumahaay 😭 Alibaba kadaa zhpow qalbi qof jcl waye ee

  • @Libanmoha252
    @Libanmoha252 3 роки тому +58

    Dhadhanow qof ku jecel haku dhelin maskintan hoyadeda kama qan dhipatada kada ee farxad tus adaba nasibleH oo iyada si dhab ku jecel 🙏🥰

  • @bushracali9823
    @bushracali9823 3 роки тому +23

    5 months zingaL just married mazha allh🥀♥️🥰

  • @nabiihamoha8123
    @nabiihamoha8123 3 роки тому +309

    I'm crying wlhi😭😭 abyo si kasto ujeceshahay is adkee walasha o kala ahay wn oghy jclka❤ ma sahlana asagana ku hagaya lkn ku dadaal sidaad naag adag u noqo lahed be strong abyo waa so marne xldan 😨 ali adneh gabadha qalbigeda ilaali hadalada adag uma wacna qalbiga. ❤ alle calaf isku kiin daro waxaan kalo kugu ducen hooyo inad is heshan ramadankan dhexdiisa o farxada ciida isla qaadataan i.a manta 6 ayu maraya alle ha aqpalo ducada
    Amen somaliye adinakana so duceeya 🤲🤲🤲

  • @farahdeyfrank4868
    @farahdeyfrank4868 3 роки тому +71

    I literally cried with her …….bro never ever leave this lady’s side 🙏

  • @Mieaneyy
    @Mieaneyy 3 роки тому +77

    Maskiinta weeku jeceshahy haku ciyaarin😭

  • @mariamabshir5009
    @mariamabshir5009 3 роки тому +55

    Omg 🥺❤️marry her wallahi

    • @zuhaybaxmed777
      @zuhaybaxmed777 3 роки тому

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @sumayahnuur7960
    @sumayahnuur7960 3 роки тому +74

    Wllhi anoo og inaa prank thy ayaan ilmeeyey😪😭

  • @farthusmohamud9291
    @farthusmohamud9291 3 роки тому +106

    Qof kujecel wlhi aduunyadah hal mar ayu kuso mara hadanah wad haysata wllky ali Marnah hadayicin wlky anuuzh😭😭

    • @xasanaadan6585
      @xasanaadan6585 3 роки тому +1

      Wllhi oo bllhi oo tllhi beenta ma ahan

  • @ubaxiinalove951
    @ubaxiinalove951 3 роки тому +79

    Wlhi waan ilmeye Anuush Abyo mcn wlhi markad dhahde Ani nasib xumiyaa waan ilmeye😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔

  • @nimcoladan2560
    @nimcoladan2560 3 роки тому +25

    Ali don't do this again wlhi she is innocent sorry Anush abyo

  • @samiraabdirashid6097
    @samiraabdirashid6097 3 роки тому +22

    Oh qalbiga i xanuunay 😭😭💔 ugu dambayn ilahay calaf waa iskugu kiin daray wada noolaada inta nolol niiga dhiman 🥺❤️

  • @osmanotigo7
    @osmanotigo7 3 роки тому +28

    Ax abwe gabdhha haka oohisiin pleas way oynysa alh qalbiga haku cayrin naxriisteeda😭😭🥰🥰

  • @abdullahikashka6739
    @abdullahikashka6739 3 роки тому +84

    Ka arso hadii kale Aniga igu daay xabsi ayaan Galina Mise wan d....

    • @deeqomahad744
      @deeqomahad744 3 роки тому

      Hhhhhhh adi ani i aroos nh 🤣😁kashka i love you😁🥰💖

    • @queensowda5866
      @queensowda5866 3 роки тому

      Afka adnah goorma naagtadah pranki ku sameen deh 🤣🤣

  • @aishaosman8693
    @aishaosman8693 3 роки тому +81

    If this couples break up I’m not ever gonna blv in love 😂✊

  • @munomaxamed8940
    @munomaxamed8940 3 роки тому +24

    Ali mar dambo saan haku sameynin 🥺😰plz qof ku jcl heysataah alxm dheh 😣

  • @fathiali4949
    @fathiali4949 3 роки тому +15

    Wlhi asi xata wu oyn rabay mrkey tiri qof idnenayo Mlhn miyaa 😫♥️♥️omg true lov wlhi calafku haduu gob yahay haisku Kin simo guuleysta yaq inshalh🌎♥️

  • @fardawsomaxamed4867
    @fardawsomaxamed4867 3 роки тому +59

    Saas mxaa ugu galee gbrtenaa ano og prank tahy anoo waliba liigu samenenin ayaa la ooyay 😥😥kwrn ayada qalbigeda sidu noqon lahaa noo ilaali gbrta ilaahiba wx ilaalinkare lkn alle kasoke adaa wehelkeda ah nokolkooli blana iiga qaad midaas♥️🥀♥️🥰

  • @xaliimoxassan8697
    @xaliimoxassan8697 3 роки тому +61

    😭😭😭wiilka Af Adkaa subxana allh gabadha waa la ooyay wllh 😓

  • @boobkaboobka54
    @boobkaboobka54 3 роки тому +8

    ALi baaba Gawadhena Xaa San UGu Gashey San Xaq Mahan WLLHI 😢❤

  • @wllnaaji4987
    @wllnaaji4987 3 роки тому +72

    Anuush naag naagti arsato waye😂😂😂

  • @queenniishcadey6332
    @queenniishcadey6332 3 роки тому +36

    Time anuush hadan nahay wan arsaneynaa 😍🥰❤💕💋

  • @izraali9569
    @izraali9569 3 роки тому +29

    branki waliah anuushmohas Walshy qali ❤👸😭

  • @amounppe495
    @amounppe495 3 роки тому +21

    😭😭😭maxd gabdha dacfigeeda umuujin ogthy iny dhab kujeceshahy wallhy kxumhy waxd sameysey qalbigeeda kamuhiimsan veiw iyo wax lmida raalih glin buuxda waliba siih hna samyn mardanbe wan jeclhy wan tgeera ANIISO illhy hku xifdiyo abayo

  • @moohassan6941
    @moohassan6941 3 роки тому +43

    Wlhi blhi qof si dhab ah wax u jcl hdlkan adag kuma hdli karo wll gabadha ha qiyaamin plz

  • @amranjama7912
    @amranjama7912 3 роки тому +30

    Alla maskiin waxe dhahdy aktada farxad kahela mar walbo🥺❣ali baba gabadha ilasho 🤞❤🥺

  • @zowdahassan5585
    @zowdahassan5585 3 роки тому +92

    Gabadha mar danbo saas ha u galin waryaa🥺

  • @mohamedabey2223
    @mohamedabey2223 3 роки тому +15

    Prank to this extent 😥sorry Anuush wakanaxi😰😰😰

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 3 роки тому +71

    Nasiiib xumiyaaaheee dhahde inteee kadhashe😭😭😭

  • @juweriyaahmed9088
    @juweriyaahmed9088 3 роки тому +76

    Please don’t break her heart 🥺

  • @gaduudocarwo8026
    @gaduudocarwo8026 3 роки тому +68

    😩💔 Ani nasiib malihi myaa marky dhahdy calooshaa i xanunty Wlh 😭sorry prnk noloshyda ku wayay sanadkii hore 2020/8/21 😭😭😭😭😭😭

    • @huuskaamannen4558
      @huuskaamannen4558 3 роки тому

      Shuupyhy iska sigeyso wa fcnane i.a

    • @Jamalosman665
      @Jamalosman665 3 роки тому

      Asc sister ❤️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️

    • @janaatrashiid8774
      @janaatrashiid8774 3 роки тому

      Guduudo bea💔😭

    • @gaduudocarwo8026
      @gaduudocarwo8026 3 роки тому

      @@janaatrashiid8774 meow 😫

  • @filsandiamond2668
    @filsandiamond2668 3 роки тому +47

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    Anuush xaqiq wan kula ilmey marka dhahday nasib malihi xage ka dhashy 😭😭 gadalne wan la qpslay walshin usheega kulaha hhhhhhhhh
    sorry wlhi qrxy jclkina ha waro wada jiro abid ❤❤❤💋💋💋💋

  • @liza0zmanofficial841
    @liza0zmanofficial841 3 роки тому +17

    Ani nasiib xumiyaa horta intee kadhashay mrkee dhahday ilinaa iga imaaday wlhi😔😥😥

  • @abdihafidahmed5492
    @abdihafidahmed5492 3 роки тому +27

    I feel bad for that lady 👩 😕 😞 😔

  • @falismaxamud8404
    @falismaxamud8404 3 роки тому +26

    Wll ali jecel waa la samen karaa palse waxaa adag sidii lagu heli lahaa qof si dacada kuu jecel marka inoo ilali gbdha qalpigeda

  • @najmamuse4677
    @najmamuse4677 3 роки тому +10

    Wllhi qof si dhab ah wax ujecel ada adegan maleh please wllo gabdha ha khiyanin🥺🥺😥

  • @qanciyeofficial1249
    @qanciyeofficial1249 3 роки тому +40

    Aliyow saas ma aheyn kaptan wlhi anaa ilmeeyay Anush Sorry BaaYo💕🖖

  • @kafiyocadey2866
    @kafiyocadey2866 3 роки тому +19

    Soory Dumashi 😭😭😭😭

  • @mohainaabdullahi5575
    @mohainaabdullahi5575 3 роки тому +32

    Wiiilkan indho Adeeg 😅 welcome from kashka

  • @fatushahmed1271
    @fatushahmed1271 3 роки тому +69

    Anuush soo aarso asna ka oysiii mcny😂

  • @yuusufmaxamuud3059
    @yuusufmaxamuud3059 3 роки тому +5

    11:10 ali baba anush manta wa xaskaga alx dheh dunida inta noshahay ilali kana taxadar wax walba o dhaco manta ha u istajinina noloshina wadajirkina ka muhim san allah isku kiin deysto😍🤲

  • @sihaamabuukar4930
    @sihaamabuukar4930 3 роки тому +36

    Maskiin🥺🥺 wlhi waa la ooyay
    Marke tiri qof idaneynayo maleh wlhi waan ooyay

  • @faizsheikh8495
    @faizsheikh8495 3 роки тому +8

    9:23 best part ever😅💖💞🥀

  • @Cumarcodey
    @Cumarcodey 3 роки тому +45

    This heart-break is not worth something ✖
    No one would ever take it ✔
    A moment or a second should never be a time of messing with someone who had given you all that counts 💯
    Just cease this thing please ✔

  • @aishaabdallah1717
    @aishaabdallah1717 3 роки тому +45

    Abyo waa codsi wlh waxaan kuuma fiicno kabixi wayo waalid iyo walal ayaa kufiisankaro waakubaryaa wlh majecli kominti inaa qoro lkn wlh waxaa thy qof aan jeclhy

    • @suwara863
      @suwara863 3 роки тому +1

      Maxey sameysay
      Qof qof jeceyl ma qaladn yahay
      Anah dhan wan oynaa hada wan dhola cadeyna

  • @niniikaaj7030
    @niniikaaj7030 3 роки тому +34

    Maskiin sanaa anuu ani hadaan ahaan intaan ku demiyo ayaan isbuuc silcin lahaa😒😂

    • @xaliimosacdiyo84
      @xaliimosacdiyo84 3 роки тому +5

      ANI CML 🤩

    • @suwara863
      @suwara863 3 роки тому +4

      Anigbah Xataa hadii an Oynayoh ma tusi kan an jeclahay. Mad oydey maya an dhaha 👋👏

    • @idirisdeckz2126
      @idirisdeckz2126 3 роки тому

      Oo yaku rawa

  • @iskufilaninasacdiyo4382
    @iskufilaninasacdiyo4382 3 роки тому +27

    Ax sorry wllhi ano og ine prank thy kula ilmeye hadana noso aar xbbti

  • @queencaaliya9812
    @queencaaliya9812 3 роки тому +24

    Keeep up my fav couple🥰🥰

    • @abdifataahabdullahi3152
      @abdifataahabdullahi3152 3 роки тому +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😅😅😅😅😭😭😭😭 walaahi anaaa oyn rawe

  • @maxamedsaalax2477
    @maxamedsaalax2477 3 роки тому +23

    Alla ragu digasho jecla sxb isku dirnimo igama ahn lkn be carefull for u lyf👏xita ani wxan qaby inaadan so dhigin iga rali ahaada hdi hadlkyga qald aad u fahmtyn nlosha raaxo iyo isfaham ku dhamysta❤

    • @Nasra_Abdirahin1
      @Nasra_Abdirahin1 3 роки тому

      Excellent. Anba wan kula qabaa inanta qalbigey ka hadashay

  • @queenzahra2742
    @queenzahra2742 3 роки тому +30

    I'm crying wlhii🥺😭😭😭

  • @coofaadanamiin7824
    @coofaadanamiin7824 3 роки тому +42

    wllhi pllhi anigey iga oysisi bro weligaaba ha dayacin minid xitaa haka mashquulin wllhi ma heleysid wax saan kuu jecel😭😭😭

  • @yuusufcade965
    @yuusufcade965 2 роки тому +8

    Ayy.😟Haddane cunug aya lo dhalay🔥❣

  • @Fatima-qw8yj
    @Fatima-qw8yj 3 роки тому +8

    Asc walalahy Ramadaan kaarim fadlan iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo inshallh walashin ayan aahee fadlan 💖❤❤🙏🙏🙏

  • @asmaaibraahimcali4381
    @asmaaibraahimcali4381 3 роки тому +17

    Ali😰gabadha mxaa SAS ugu kelli walhi saaid ugu naxey ax 😰abowe prnk qaar wlhi dhib wayo

  • @yusufabukaraweys6266
    @yusufabukaraweys6266 3 роки тому +24

    First video aa leehidiin aan Dawado WayeH subscribe neH waan idin Saray lKn oNe Think my brother ali ula talinaa neveR Anuush sidaan Oo kle inaadan ugula hadlin even hadii ee prank thy xitaa see ku ogolaty jecelkaaga ilinteeda inaa social media Tusto bluddy waan dareemi kartaa mesha kaala hadloyo kuuma diidani prank lkn prank kala wacaN I Hope inaa hadalkeyga kusoo gaaro Isku Waara Abid 🖤 MantaH laga bilaabo Taxane idinku ahaY 💯

  • @sundusmiraf3313
    @sundusmiraf3313 3 роки тому +13

    Saad ha ula.hadlin wll gabdha 😭😭
    Adigan adkaysi wll saas dhan ha u jilicsanaan pleas

  • @nacimashariff3550
    @nacimashariff3550 3 роки тому +30

    Wan daremonaa waxa naguzameneziin🤣🤣🤣prank ma durbabo nagubilawden

  • @zamzamapdirisak1785
    @zamzamapdirisak1785 3 роки тому +19

    Anuush abyo ka aarso🥰

  • @princesscayzaab6545
    @princesscayzaab6545 3 роки тому +18

    M.a cuoples allh iskukiin daayo😍🕊💋🥰

  • @cabdikaafiofficial4120
    @cabdikaafiofficial4120 3 роки тому

    Jaceyl inti aan nasiib uyeelan sideyda oo kale like ii saara hadiiba ay jiraan

  • @abdirizakgedi7
    @abdirizakgedi7 3 роки тому +12

    WaLhi waan la ooyi rabee😣😣😣waxn dampe ha sameenin ali

  • @najiaosmanmohamud1045
    @najiaosmanmohamud1045 3 роки тому +6

    😭😭😭😭😭😭😭wlhi wa ilmayeyay markee dhahday Ani nasiib xumiyaa🥺🥺🥺Nina marka jacayl Uqado sasleewaye miya Caafio lkn waxkasto dulqaadka kaween

    • @ahmednuur564
      @ahmednuur564 3 роки тому

      Mantay wa isqabaan waxba hanoo jilican anaga kkkkk

  • @i_am_aisha1515
    @i_am_aisha1515 3 роки тому +28

    Somali maxad shimey hindi isku badashy comment ga dhãñ wàa wllhi ana ilmiyy iyo qararac😂

  • @armaanmk1377
    @armaanmk1377 3 роки тому +3

    War ali saxib anigoo rag ah ayey caloosha ihurtay anuush kkkkkk idhaaro inay prank tahay anuush isku waara ku wii is hela allahayow idinka yeel the best cables in somali my team go forward 🥰🥰🥰

  • @anazcaatoofficial5660
    @anazcaatoofficial5660 3 роки тому +6

    Apyo Aniso jaceylka xanuun waayey wllhi allah iskeyn barkeyo labdena ha guuleysto jaceylka apyo

  • @umibashiiraxmed459
    @umibashiiraxmed459 3 роки тому +6

    Wllhy midaa idiinshegaa prankiga iska ilaaliya in uu noqdo mid aad isku xanaaqdaan shaydaana yuu inka dhexshaqaysan (keep goin wllhy)

  • @samacadey784
    @samacadey784 3 роки тому +8

    Asc quruxey waa inad aarsta qalbiga ayuu ka jawiyy 💔💔💔💔😭😭😭

  • @anisocabdicasiis5195
    @anisocabdicasiis5195 3 роки тому +8

    Ali gabadha mardanbe haku samay prankigan oo kale wlhiwaan ooyay markay tiri ani nasiib xumiy😢😢

  • @nasrodagan7293
    @nasrodagan7293 3 роки тому +11

    Oh!walaal gabadha hanaga niyad jabin waa codsi😔☹😘❤

  • @zhadiyaupdi5082
    @zhadiyaupdi5082 3 роки тому +12

    Soomaali Mxamed Goormaa Hindida isku Badasheen Comments ka dhn Oohin io calaacal ka dhigteene Wah 😂😂😂😂

  • @ifraahmohamed7204
    @ifraahmohamed7204 3 роки тому +26

    Wlhi ana ilin iga imate😥😭😭😭

  • @mohamednuradan7858
    @mohamednuradan7858 3 роки тому +25

    Brue she told you have a symapathy for her😢💔it hurts wlhu

  • @nasteexomaxamuud5355
    @nasteexomaxamuud5355 3 роки тому +7

    Jeceel run❤💝💥💯💯 eh jeceelkaan ayan ka arkay Ali baba ❤iyo anush waxa aan sugno waa❤ guurkiina

    • @aaminocrisaaq4465
      @aaminocrisaaq4465 2 роки тому

      💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💚💛🧡❤💖💓💝❣🤎💜💙💚💛🧡❤💖💗💓💕❣🤎💙💗💖❤🧡🤍

  • @cabdiyomaxamudmaxamed9691
    @cabdiyomaxamudmaxamed9691 3 роки тому +7

    Wllhi waankaa naxy anoosh ka aarso cali ha udeynin 😭😭😭

  • @foosiyaaxmed4290
    @foosiyaaxmed4290 3 роки тому +6

    Miskiinta inay oyso ma ahayn 😭😭😭

  • @cabdiraxmaansaleebaan9732
    @cabdiraxmaansaleebaan9732 3 роки тому

    Msha allah qoys sidaa isu jecel waa yar yahay
    Waa jeclahy qoyskan
    Alle ha isu kiin daayo wll
    Wada noolada abid
    Noloshana kuwii isku dhamaysta alle ha idin ka dhigo

  • @jamiloibrahim6559
    @jamiloibrahim6559 3 роки тому +11

    Alx hadaa wey is gursaden ❤️

  • @HassanAhmed-oh6lt
    @HassanAhmed-oh6lt 3 роки тому +2

    Hadda isguursatii mar walbo UA-camka islasoo fadhiista 🥰🥰🥰🥰

  • @amritamn4141
    @amritamn4141 3 роки тому +7

    Walhi wey iga ilmeysisay markey tiri ani quf idaneynaya malha miya markey tiri😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @khadijamuxiyadiin6366
    @khadijamuxiyadiin6366 3 роки тому +3

    Wlhi bilaahi wali gee prank Kuma ooyin lkn wan ooyaya wlhi 😭😭😭😭😭anuush alle waxan kabaryaa qalibigaa ino dhowro

  • @ruweydaisse3701
    @ruweydaisse3701 3 роки тому +12

    Allah apowe wllhi waan la ooyay gabadha ilahey kabaqa. Aliyow

  • @ruweydaisse3701
    @ruweydaisse3701 3 роки тому +10

    Apowe cailyow af adkedii wllhi gabadha waa la.oyay😭😭😭😭😭

  • @neehaaqurux3429
    @neehaaqurux3429 3 роки тому +9

    Ali gabdha markle hakusameynin calosha ihurty wlhi anuush abaa so arso ali asina ka oysii

  • @aishaabdullahi4346
    @aishaabdullahi4346 3 роки тому +10

    Ala wllhi ilin iga imaatey😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥Anuusha arso abaa😥