''Kaniini bili bili iyo taramadool magaalada haaf waa laga isticmaala, Gabdhihi...”.Saan Miyaa.
Вставка
- Опубліковано 7 лют 2025
- ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
/ @shabelletv5037
runta wayqareer thy guul awoowe kolley muqdisho bad joogtaaye ilaahey hakugu amaasado
Shabeele. Ninkaan wa in ey mishaar siisaa
Maadaama u bariiskeeda dhiciyo😂
Nimaanwaxsiin intokutaganyahay ninfiyaaw iskahadlimaayo hakafaideystaan asiga caanimaleba kutaagaN
Cirkaa maraya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤣🤣🤣🤣🤣
Kan dhiiqaa u diyaarsan ha dhowaato ama ha dheeraato dhiquu galaa
Ninkaan idaaacad weliba taagan muxuu magaalada ka qabtaa?
❤❤❤❤❤❤ waa talo fiican goaan Adag ayaa loo baahanyahay
Kkkkkkkk waan nin qalbi fiican nin kaan
Hay xashiish johar kabaxoyaaba dukaanleyda laguheystahe dakad xakugaraayo talaabogaaban kamadartawaaye cidgadaya cidcunta hadalawaayo cidkeynimeyso tabartoda hatilaabsadaan hungurigaya waxdhefkoda dhibatadoda kaweeN
Maska xageee laga Dilaaa, madaxa 01:59
WALAHI WAA RUNTII KOW QAADKA HALLA JOOJIYO MARKAS INTA KALE WABA LA DHAMEYN KARAA
Kkkkkkl
Ninkaan beezaani waaye
wax dakada iyo eraborka aya laga soo dajiya doowlada wax haka qabato waxan dhalinyaradi waa dhameyay warkan wax halga qabto
waa runti gudomiye madale waa ladiriri jiray
Oday dhaqameed waaye sixirfadaysan ula taliyo dhalinyarada
War kiniinka is daaya waxa idin seexiyay waa waxa ee aad deegaanadiina aad u xoraysan laadihiiin
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Love❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
darogada laga hadlayo oo ardaydi jamacadaha garay doowlada wax haka qabato
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Love❤❤❤❤
Kuwiin ma diido
wale waa libaax runta anagaa kugu jecel
Lol@ iga fuji waxaan & anni ma baxar igalline
Tramadol waa xanuun baabiye weliba marku xanuunku aad u daranyahay
Kkkk
Ganacsade qamiis uxeranyahay iyo xilibaan xaar ka uraayo ayaa wadanka wax kasto kasoo dajiyo! Then they point fingers at ciyaal weero bocboc shito!
ILAHAY MAHAD ISKA LEH OO NAGA HORWADAY KUFAARTA KUFAAR FIRGAAJO SHARBO YAHUUD TUUGSADE CABTOY XABIBUL QANISIIN AND XABIBUL MAJNUUN DUMAR DIILE GUURI II DHISA SHACABKA BAHAAN AA WAXAS OO DHAN NO KENAY XATA IN ALSHABAB DEKADA AIRPORT LACAG KA QATAAN ASAGA NAGU ABUREEY NIN AARSI U S9CDO U AHA LAKIIN WALAGU FAHMEY NIN CABTOY SAQRAAN AH OO MAGACA HOYADIIS HILMAMAYO BUSHRO ADAAN ABSHIR ADAAN ABSHIRO ADAAN DHAHAAYO AA MADAXWEYNE KA DH8ANAY😅😮😢😂
@ why all this qeelo and bad language? Must be cambuulo fermenting in your uus!