Film Taxana Guri Barwaqo Iyo Hunle

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 133

  • @abdifatahkadaribrahim8150
    @abdifatahkadaribrahim8150 2 роки тому +3

    Tii xeebtaa igu dhaafi lahayd hanoqon
    Eraygaasi wuu iga gadmay gubarwaqo legend!!!

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 2 роки тому +5

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الله ❤💙💙Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲

  • @mariamhajji674
    @mariamhajji674 2 роки тому +4

    Guri barwaaqo Sidaad Nooga Qoslin Jirtay Baad qosliye Labaad noo keentay guulaysta ❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 2 роки тому +4

    Two legends always legends keeps goings guri barwaqo and hunle another's levels best films actions interests 💯💪

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 роки тому +2

    Ujeedado riwaayado waa uum
    Lacageey raga kala labeeyaay
    Haween lahashadoodaay
    Liitaha gargaaraay
    Kkkkkkk tan anigu loofaray
    Een hore u lumiyaay
    Guri barwaaqo wan ku salaamay
    Adi iyo walakaaba

  • @abdiahmed1733
    @abdiahmed1733 Рік тому

    Dadex bilood oo aan ku jiray xabsiga yapanci ee turkiga ku jiray waan uxiusay waxbadan ooay ka mid yihiin riwadaha guri barwaqo pila sttes

  • @Omhero17
    @Omhero17 2 роки тому

    Guriyoow sxb qaladaadkii noo soo dhig

  • @muhyadiinapdiaziiz4471
    @muhyadiinapdiaziiz4471 2 роки тому

    Gurow anigaa kaa fantastic ah

  • @xirfomedia3898
    @xirfomedia3898 2 роки тому +1

    Xaga hore caano muusku capto

  • @nawaalyuusuf7408
    @nawaalyuusuf7408 2 роки тому

    kkkkk kulahaa caruurta laso lugooyo baa ugu karti badan guri barwaaqo waa legend

  • @ilhaamilhaam8854
    @ilhaamilhaam8854 11 місяців тому

    😂😂😂😂😂 alla gurayoow inanta yar bu raba inu jar kala dego😂😂😂😂😂

  • @jimcaale7735
    @jimcaale7735 2 роки тому +3

    😂😂😂wxan way dhafty riwayad hah Pranke by ahyd KU teh😂😂 Legend noso badi bahsha

  • @abdiqani3478
    @abdiqani3478 2 роки тому +6

    hunle 3da markab ma rognaa 🤣😂😂😂

  • @qeysjb7785
    @qeysjb7785 2 роки тому +4

    Tageera xooGa From Bosaaso.😂😂🖐

    • @ahmedkhadar8698
      @ahmedkhadar8698 2 роки тому +1

      Korkad no zarantey from burco

    • @qeysjb7785
      @qeysjb7785 2 роки тому

      @@ahmedkhadar8698 mba aminsani qof aan Gurey barwaaqo ahyn inu iga qoslin karo much respect 🙏❤

  • @maxamedilkacaze3264
    @maxamedilkacaze3264 2 роки тому +1

    Gurow zhp filimada aad nacaska jilayso ayaa mcn kuwaa soo wad

  • @ahmethkaafiabdilahikhayre4102
    @ahmethkaafiabdilahikhayre4102 2 роки тому +10

    Hadad magaca allaah ujeedo lovka saar

  • @diazmahmoud3761
    @diazmahmoud3761 2 роки тому

    2023 inshaalah I have been maah for

  • @caesar2671
    @caesar2671 2 роки тому +2

    Hunle waa ciyaalkii hore kkk, bidhiq buu kusoo kaawiyadeeyay kkk. Waar gurow kaawiyad soo iibso

  • @ayaanlefaaraxcali7972
    @ayaanlefaaraxcali7972 2 роки тому

    Aar sharab lahayneH waanu idin fahanay ma ilma ciyaalad naga garan waydeen Legend GuribarwaaqoH😂

  • @guirre-bb1yw
    @guirre-bb1yw Рік тому +1

    Welcome

  • @HamzeOsman
    @HamzeOsman 2 роки тому

    99 wan ka cuni lahaa, 1na hamburger ban ugu qaadi lahaa😆😆😆 lol. Guribarwaqo, i am huge fan bro, never stop making us laugh.

  • @ibrahimsaid4346
    @ibrahimsaid4346 2 роки тому +1

    1st view plus 1st like

  • @faarisyare7242
    @faarisyare7242 2 роки тому +2

    Legend pin 📌 iigu qabo pro
    Nooso badi Videos kaa oo KaLe pro keep going ❤❤❤❤❤

  • @apdisamedhashi1288
    @apdisamedhashi1288 2 роки тому

    Memeri hore hunle

  • @xamdasagalxasan8329
    @xamdasagalxasan8329 2 роки тому +1

    Kkkk legen gurey barwaaqo😃kulahaa xagana lacg kaga muutagin xagna wuuku qaybinayaa

  • @suhaybmuxumed1933
    @suhaybmuxumed1933 2 роки тому +1

    Yaa salaam huuunle

  • @craxmaandhago6813
    @craxmaandhago6813 2 роки тому

    guri barwaaqo waxani waa gumaysiye ma,aha shaqo legend Aar dumarku lacag ku laalmi ogaaa 😂😂😂

  • @abdiqani3478
    @abdiqani3478 2 роки тому +2

    hunle waa another one 😂😂❤

  • @samatarahmed1345
    @samatarahmed1345 2 роки тому +1

    Gurey bay godkiisa biyo ugu galeeen

  • @mabruukamuhumed6980
    @mabruukamuhumed6980 Рік тому

    alla guri barwaaqo aaaa

  • @abdihakiinmuktar9888
    @abdihakiinmuktar9888 2 роки тому

    Hhh so badiya from jigjiga

  • @commentikuxoogle
    @commentikuxoogle 2 роки тому

    Tanoo kale waa tii laysku feedhi jiray 😁😁

  • @sagalali3067
    @sagalali3067 2 роки тому

    guri barwaaqo bixnad wlhi wan ku amin sany

  • @hd_5081
    @hd_5081 2 роки тому +7

    Guray ujeedada film ku aad iyo aad ayuu isoo jiitay mawduuca aad ka hadlayseen, laakiin fikir ahaan tayda waxa qurux badnayn
    1. In aad film ka soo koobida isbarashada aad Macaanaysaan waayo markaba saaxiibkaagii taajirka ahaa wuu kugu qabsaday.
    2. Mida labaad nin jacaylkiisi ag fadhido in uu nin kale u calaacalo waa laga qurux badan yahay waayo damiirka ayaan ku siinayn in aad jacaylkaaga hortiisa nin shaqo iyo wax fudud ku hor waydiisato. Waxay ahayd in aad siyaabo kale samaysaan.
    3. In Hunle iyo Landa isku bartaan meel kale, sida iyada oo wadada maraysa ama meel ka cuntaynaysa ama alaabsoo iibsanaysa. Ka dibna halkaa iskala jaan qaadaan.
    4. Ugu dambayn Hunle ha joojiyo dagdaga waayo qaabka uu u hadlaayey iyo ficilkiisu wuu degdegayaa. Anagu waxa aanu nahay daawadayaal markaa aad ayaan ugu fiirsanaa ficilada ay samaynayaan majaajilaystayaasho(actors)
    Mahadsanidiin

  • @hessinjannojoog835
    @hessinjannojoog835 2 роки тому

    Waan kuufiicanahay kulahaa

  • @bashiirdiinaari4684
    @bashiirdiinaari4684 2 роки тому +1

    Guray kulaha wan kula ciyaarayey guurku wa prank 😅 Hunle na wa ber casad kulaha waxay mobile kad sida ta

  • @bktechnology762
    @bktechnology762 2 роки тому +2

    Guri szp pun igu qabo

  • @TawakalAadam
    @TawakalAadam 22 дні тому

    ❤🎉

  • @kingak6053
    @kingak6053 2 роки тому

    Guri barwaaqo waxbaaa helaye🤣🤣🤣🤣🤣

  • @xaliimo5422
    @xaliimo5422 2 роки тому +2

    Guribarwaaqo sharukhanka burco

  • @Biigle-abdi
    @Biigle-abdi 2 роки тому

    Shoodhahaagu waaba another level

  • @mahadmuumin9561
    @mahadmuumin9561 2 роки тому

    brank Bay ahayd kulahaa legend

  • @ahmedahir
    @ahmedahir 2 роки тому

    Guribarwaaqoy way ku haysata😂, balse wd guulaysan ugu dambayn

  • @saalax702
    @saalax702 2 роки тому

    Wixi hore prankbay ahayd🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maxamedmuxumed3423
    @maxamedmuxumed3423 2 роки тому

    Qofki ugu horeyy ahy 🥰

  • @aamiinsaadiq2425
    @aamiinsaadiq2425 2 роки тому

    Askiriimkay ku hadasha sa wa nin shanboqol oo dollar sita😅😅😅🤪🤪

  • @SHAAFICIYMW
    @SHAAFICIYMW 2 роки тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @walaalak1976
    @walaalak1976 2 роки тому +1

    𝚑𝚊𝚍𝚊𝚍 𝚑𝚊𝚍𝚑𝚘𝚠 𝚑𝚊𝚊𝚛𝚘 𝚢𝚎𝚎𝚕𝚊𝚗😂

  • @cjgirmidh5724
    @cjgirmidh5724 2 роки тому

    Xayran uu jaceyl dardaray

  • @Tabiye466
    @Tabiye466 2 роки тому +1

    Wlhi manooli alla beerka 2 kala daran ee walalahaa 🤣🤣🤣🤣

  • @abdiraxmaan5099
    @abdiraxmaan5099 2 роки тому

    Show Qaaaqpad aHyd kulaHa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SomaliTv.
    @SomaliTv. 2 роки тому +1

    Pin gurayoow

  • @heerzare_chanel9306
    @heerzare_chanel9306 2 роки тому

    Odeygi maxad kala hadhay 😅😅😅😅😅

  • @fadxibineuro7110
    @fadxibineuro7110 2 роки тому

    reactions kii soo celi guroow Lpx

  • @qeysjb7785
    @qeysjb7785 2 роки тому +3

    ina xaaji Burus.😂😂😂

  • @redwanali6750
    @redwanali6750 2 роки тому +1

    War gabadhan magaceeda isheega

  • @xamdaxarago2544
    @xamdaxarago2544 2 роки тому

    Kkkk ilmaHan an habaryarka u ahay wa mucjisooyin kkkk hurle io ismaciil kkkkkk

  • @Abdiqaadir4880
    @Abdiqaadir4880 2 роки тому

    Woow guri barwaaqo pro

  • @djmuhsinsingerofficial3244
    @djmuhsinsingerofficial3244 2 роки тому +1

    Hamda kalgacal soqapta

  • @hanadabdi6147
    @hanadabdi6147 2 роки тому

    Kkk weliga kaliga ayaa latagaa maxaad kala dontay guri bareaqo

  • @ayaanlefaaraxcali7972
    @ayaanlefaaraxcali7972 2 роки тому +1

    waxan xajo rag wax ka aqoon ayuuH ahaa gurow
    Ma markab ayaaH dumar laga hordhahaa 😂

  • @abdirahman2569
    @abdirahman2569 2 роки тому

    Naag la aan iyo dhaxan isku ka raacdey waa habaar walhi😂😂😂😂

  • @EfootballGame-nd8id
    @EfootballGame-nd8id 2 роки тому

    xaggana waxba kagama tagin xagaana wuu ku qaybinayaa😅

  • @mohamedofficial3146
    @mohamedofficial3146 2 роки тому

    Sxb horey u soco

  • @onlinebusinessmanagementtu5703
    @onlinebusinessmanagementtu5703 2 роки тому

    Waxanoo walaahiya inader iska yareeya

  • @hanadabdi6147
    @hanadabdi6147 2 роки тому

    Guri barwaqo

  • @kingak6053
    @kingak6053 2 роки тому

    Bal waxay sidato eeeg kulahaaa faataale🤣🤣🤣🤣😱

  • @mukhtarfidhiidhe18
    @mukhtarfidhiidhe18 2 роки тому

    Hunle in the building

  • @khaderomaripraahim6244
    @khaderomaripraahim6244 2 роки тому

    ISKU DARLE😂😂

  • @muscabmahad9967
    @muscabmahad9967 2 роки тому

    LEGEND GURI BARWAAQO

  • @maxamedbritishchennel3371
    @maxamedbritishchennel3371 2 роки тому +1

    Qofta so karoos hadalkana pause😂🤣

  • @mohzinzaedazhrafzaed8322
    @mohzinzaedazhrafzaed8322 2 роки тому

    Mar bay dantu danyer ka dhigay nio

  • @shucaybaadam3413
    @shucaybaadam3413 2 роки тому

    Hunle nin adiag weeye markii ba wuu diraya

  • @nuradinxassan9863
    @nuradinxassan9863 2 роки тому +3

    Hunle hhhhhhhhhh

  • @MohamedAli-bt6uy
    @MohamedAli-bt6uy 2 роки тому

    Guriyow zhp reactionadii kaama hyne

  • @abdikanikayse5312
    @abdikanikayse5312 2 роки тому

    Naaguu weji male dee hhhh

  • @maahirosman2886
    @maahirosman2886 2 роки тому

    😁😁😁😁

  • @aaminanuur7335
    @aaminanuur7335 2 роки тому

    Goray marku kacay waxay ahayd inuu dhagaysto kk

  • @Suhaibtv.
    @Suhaibtv. 2 роки тому

    Ilahay miyu Lacagta Nagu dhibayba😂

  • @mustafecabdicasiismaxamed9547
    @mustafecabdicasiismaxamed9547 2 роки тому

    Odyga hareerha laga yaacy gurey

  • @mohanahmed7736
    @mohanahmed7736 2 роки тому

    #Ismaaciil waxa wax xaqiiqo ah ka matal dee
    Huunlo xaaskiisa inay mudo kugu qaadato ayey ahayd.. ama xaalada dambe inaaad hesho ayey ahayd..

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 8 місяців тому

    Waynu isku imanaynaa waad sii Socon kartaa

  • @timocadehshow2942
    @timocadehshow2942 2 роки тому +1

    Waxan ku qosol kii kiini jira buskulka

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 2 роки тому

    😅😅

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 роки тому

    Dumarka waa lacag

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 роки тому

    Caruur La so lugoyay kulaha 😂😂

  • @shucaybadan
    @shucaybadan 2 роки тому +1

    Hhhh wr odygii guray wxpaa qabsady 😤

  • @cagazulupladage833
    @cagazulupladage833 2 роки тому

    Olol isku guursadey😂😂😂

  • @themohad5028
    @themohad5028 2 роки тому

    SAKADO QODHAN 5 GADHI SINAY QAAR ILMADANAHAY SINAY KULAHA🤣

  • @ridwaanhaji3054
    @ridwaanhaji3054 2 роки тому

    😂😂wlhi beryahaas sidan aan u qoslay uma qoslin

  • @cabdishakuurcarmiye9331
    @cabdishakuurcarmiye9331 2 роки тому +1

    Taxane kaso dhiga gurayoow filimanta

  • @salebanali8944
    @salebanali8944 2 роки тому +1

    Hhhhh

  • @aliomar4830
    @aliomar4830 2 роки тому +1

    Ina Cabdi Qowsaar😅

  • @sakariyemuuse1377
    @sakariyemuuse1377 2 роки тому

    Hunle waaba garac hhhhh

  • @mubarikyousuf219
    @mubarikyousuf219 2 роки тому

    Ice Cream Kay ku hadashaa lol

  • @abdirahmancaydiid623
    @abdirahmancaydiid623 2 роки тому

    Oo dumurku maa ay xiiirtaan hhh waxa aan kuu dirayaa lacag yar oo xiir xiirasho ah

    • @Bulxan5089
      @Bulxan5089 2 роки тому

      Maya sxb ,waxani waa af-suuqqi niyow .

    • @Abdiqanisaleban8154
      @Abdiqanisaleban8154 2 роки тому +1

      Waa af reer magaal afka reer magaalka bar nio😁😁

  • @osman.b.b
    @osman.b.b 2 роки тому +1

    😂😂😂😂

  • @mubarakmahadmohamed
    @mubarakmahadmohamed 2 роки тому

    Guroow waa kugu jiq xaalku😄😄😄

  • @ayaanabdi9538
    @ayaanabdi9538 2 роки тому +1

    Sorry I'm not believe love 😅😅😅😅

  • @Mahiigaan1398
    @Mahiigaan1398 2 роки тому

    Reactionkii noo soo celi