Gabadhaan Cajiibka Ah Ayaan Nairobi Kula Kulmay !!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 кві 2024
  • Halkaan ka iibso Buugga Fardosa fardosahirsi.com/
    GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
    Halkaan Ka Iibso Cashirada :courses.hosowpro.com/
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : search/top?q...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com/@hosowpro?lang=en
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD UA-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...
  • Фільми й анімація

КОМЕНТАРІ • 361

  • @hosowpro
    @hosowpro  2 місяці тому +214

    Booqo Website-kaan si aad u iibsato buugga GO BEYOND fardosahirsi.com/
    Mpesa Number: +254 791 712663

    • @nuurzekingo
      @nuurzekingo 2 місяці тому +5

      Legend

    • @Abdebased
      @Abdebased 2 місяці тому +5

      Keep going sister 😊

    • @renaadruun940
      @renaadruun940 2 місяці тому +5

      Osman Abowe Adigoo Mahadsan Asagoo PDF aheyn Sidee ku heli karaa?

    • @abdifitahmohamed1720
      @abdifitahmohamed1720 2 місяці тому

      ​@@renaadruun940Commentiga ugu horeeyo fiiri walal

    • @aishamaalin7762
      @aishamaalin7762 2 місяці тому +6

      Nairobi hard copy intee laga helaa

  • @kaliforce7130
    @kaliforce7130 2 місяці тому +190

    "Dadka waxay ku dhahaayaan waxay ayaga umaleenayaan, cadow kuguma ahan" 🗣FARDOWSA YAR.

  • @maxameddeeqcali9462
    @maxameddeeqcali9462 2 місяці тому +90

    Hormarka Dumarkeena waxey inoo tahay
    Hadafka Hiigsiga bari❤
    Ragow Gabdhahena Fikirkooda Saliimka Kulagarab gala❤

  • @anaisdesjardins3282
    @anaisdesjardins3282 2 місяці тому +14

    Somalia need people like her, not the ones who waste their time on TikTok and tribalisme

  • @waaberimedicalcenter1014
    @waaberimedicalcenter1014 2 місяці тому +167

    Somaliyay tiktok ma la yacni qabyaalad lacag badan baad ku bixisaan ee gabdha walaasheen ah aan dhiira galino. I.a❤

    • @user-eg9fb2rn7t
      @user-eg9fb2rn7t 2 місяці тому +1

      Waasax

    • @ugaskawadanka2623
      @ugaskawadanka2623 2 місяці тому +3

      That's true xataa hadaanad akhrisanayn halaga iibsado

    • @jeeymaanbilow2587
      @jeeymaanbilow2587 2 місяці тому

      ​@@ugaskawadanka2623its kind of sadaqa waana dadka mudan always in lagarab istaago

  • @inaidriss
    @inaidriss 2 місяці тому +48

    Qof kaa qalbi wangsn oo social media kuu man arka Mashallah Allah kuu xafido 😊

    • @SomalianTime
      @SomalianTime 2 місяці тому

      Iyo Cumar ogaansho masha Allah

  • @Muunemedia
    @Muunemedia 2 місяці тому +31

    Wow! Waxay ku dhahaayan waxay umalweyan kuguma aha Cadow cajiiiib Masham allah

  • @abdirizakmohamed9954
    @abdirizakmohamed9954 2 місяці тому +12

    Waxaan ku tilmami karnaa shaqsiyad cajiib ha marka aan eegno da'deeda yar kartida iyo dhirananta ka muuqata wadanka maturatigiisu una somaliga hayn è ay ku kortay waxaan leyahay horay usoco sister insha allah
    she deserves more supports to go forward as young and amazing lady

  • @mohamedadan7815
    @mohamedadan7815 2 місяці тому +25

    ماشاء الله تبارك الله...
    Gabadh wanagsan waaye dadal badan ku rajeyna❤❤ wllshey

  • @Somaalimusic65
    @Somaalimusic65 2 місяці тому +35

    let us contribute to the girl rise please 1 million KSH.

  • @ubahomar8257
    @ubahomar8257 2 місяці тому +17

    Qof wax qoray hadaad aragto fikir baa kujira ee halaga faaiido gabadhana waxaaan leeyahay baayo horay u soco

  • @madinamaxamed4928
    @madinamaxamed4928 2 місяці тому +20

    She's inspiring me MASH Allah

  • @Naamir03
    @Naamir03 2 місяці тому +12

    She is intellegent Girl Masha allah,❤
    Even the video quality is Onother Level😮
    What a Video.

  • @mohamedomar610
    @mohamedomar610 2 місяці тому +16

    MASHA ALAAH GABAR LEH MIDABKII SOOMAALIDA XISHOODKII GABDHAHA SOOMAALIYEED /XIJAABKA WAA SHARAF

  • @moussanourmoussa5290
    @moussanourmoussa5290 2 місяці тому +9

    DADKA MARMARKA QAAR WAXAY KU DHAHAYAAN WAXA AY IYAKU U MALEENAYAAN IYAKA ON CADW KUGU AHEEN. MASHALLAH HADAL DHAXAL GAL AH

  • @sabdullahi5292
    @sabdullahi5292 2 місяці тому +9

    Fardosa has great potential, writing a book at that young age. The sky is the limit habo go ahead. I will buy few books from you.

  • @madinamacow8776
    @madinamacow8776 2 місяці тому +7

    Hosow wllo wad mahdsantahy inaad soo bandhigtay qof brilliant ah oo dadkeena ah, wlhi wa wax aan ubaahanahy dadkaanoo kale, sababtoo ah somali society creative ma ahan inteena badan. I love it wlhi keep going fardooso yar ❤❤❤❤❤❤.

  • @IndhagaduudOfficial
    @IndhagaduudOfficial 2 місяці тому +35

    Fardowso waxan ku kulanay BSS MALL gar ahaan maqayada DAY DREAMS ayadu iso bandhigtay book number ayana kaqaday anigu ku dhahay malinta diyar uso noqto kusowaca qorshaheygana way iku jirta inan kaibsado

    • @haniihm
      @haniihm 2 місяці тому

      Wll nubarkeeda ma isiin kartaa amba ciwaankeeda plz

    • @Shukriya_01
      @Shukriya_01 2 місяці тому

      @@haniihmkalay aniga ku sinaayo

    • @ayhanhussein9635
      @ayhanhussein9635 2 місяці тому

      Comments ka uhore aya laguso qoray​@@haniihm

  • @fadumajama7122
    @fadumajama7122 2 місяці тому +14

    Mashallaah waa hormar guul ah horey u soco habo❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪✍️✍️✍️

  • @dalxiis254
    @dalxiis254 2 місяці тому +14

    Masha Allah she is very beautiful #HİJABİ SOMALİ GİRL.
    #GOBEYOND.❤❤❤
    Very talented

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 2 місяці тому +11

    Maasha Allah liked runtii iyo sida aad u xijaaban tahay Allah ha ku xifdiyo maama kugu guuleysiiyo hadafkaaga and keep going thanks walaal sidad u dhiirigelisay

  • @shariifomar
    @shariifomar 2 місяці тому +11

    masha Alllah waa gabar aanku faani karno pls keep going our sister thanks

  • @maankaciise1954
    @maankaciise1954 2 місяці тому +5

    Wow aad baan uga helay wll hosow video gan iyo sida aad u faafisay gabadhaa yar guusheda wll ilaah hakuu abaal gudo runtii waan kufarxay shekadan dhirigelinta leh ee aad nala sowadagtay. جزاك الله خير

  • @Mila_Ahmed
    @Mila_Ahmed 2 місяці тому +22

    Masha allaah 500×7
    5,000 oo lacag ah ayay shaqeysatay❤ keep going sister💪
    Edit 1: 3,500 ayaan kawadaa guys🥰

    • @mohamedadan7815
      @mohamedadan7815 2 місяці тому

      Waa 3,500 waaye akhi

    • @Mila_Ahmed
      @Mila_Ahmed 2 місяці тому +1

      @@mohamedadan7815 haa sax 3,500 waaye🥰

    • @user-xd7gf4yh9w
      @user-xd7gf4yh9w 2 місяці тому

      3750$ waye m,a alle ubarakeyo❤

    • @Mila_Ahmed
      @Mila_Ahmed 2 місяці тому +1

      @@user-xd7gf4yh9w maaha 3,500 waaye💁‍♀️

  • @Arimaheena_fans
    @Arimaheena_fans 2 місяці тому +9

    Maasha Allah keep going waa gabadh hami & himilo fog leh🎉🎉

  • @zuuzuu3606
    @zuuzuu3606 2 місяці тому +8

    Masha Allah hormar wacan fardowsa yar

  • @The-Abshir-mohamud
    @The-Abshir-mohamud 2 місяці тому +14

    Go beyond 🥰

  • @iqraxaajiibraahim9944
    @iqraxaajiibraahim9944 2 місяці тому

    maashaa Allaah firdowsa,
    Thank you #Hosow pro.

  • @luulabdullahi8498
    @luulabdullahi8498 2 місяці тому +2

    Masha Allah Tabarakallah Illahey ha ku barakeyo

  • @sadamsolteko8483
    @sadamsolteko8483 2 місяці тому

    Thank you Osman for your encouragement and support.
    fardowso keep it up the hard work huuno❤
    #GoBeyond

  • @engrabdihassanlodoon6840
    @engrabdihassanlodoon6840 2 місяці тому +1

    Masha Allah Tabarakalah The best Somali Girl Hore u Soco

  • @abdihamidmohamedhashi3218
    @abdihamidmohamedhashi3218 2 місяці тому +2

    Masha Allah
    Allaha barakeeyo fardawsa

  • @ardivamohamed3897
    @ardivamohamed3897 2 місяці тому +6

    Mashallah abayo anagana waxa kulenahay Go beyond

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 2 місяці тому +2

    Maasha alaah tabarak raxmaan raxiim waa fariidad ee hala dhiirin galiyo hosow habbo ajir iyo xasanaad aan dhamaanin ilaah ha kaasiiyo horo u soco fariid baa tahay asc

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 2 місяці тому

    Mashallah mahadsanid cusmaan iyo fardowsa❤

  • @xafsawacys4830
    @xafsawacys4830 2 місяці тому +2

    Msha allah abyo aniguna wxan ku leeyahy GO BEYOND

  • @user-bh3oq9ko8h
    @user-bh3oq9ko8h 2 місяці тому

    Midka vedioyada ugufiican ee page hosow Pro.
    Thanks pro for sharing with us ❤

  • @canabcnuur535
    @canabcnuur535 2 місяці тому

    Mashallah tabarkallah allah ha ku barakeeyo wllshy qaali

  • @anaisdesjardins3282
    @anaisdesjardins3282 2 місяці тому

    Thank you sister , I needed that today.

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah6892 2 місяці тому +1

    Masha alaah wa gabar yar o fariid ah habo adna horey usoco insha alaah guul an ku rajaynaa

  • @ayaanmohamad6015
    @ayaanmohamad6015 2 місяці тому +1

    Masha alh Keep going habo waan jeclahey gabadh hor mar sameyneysa❤❤

  • @caashofaarax2523
    @caashofaarax2523 2 місяці тому +2

    Mashalaah waxaan kufarxy asturkeda dayarideda iyo figradeda waxaane mahad ucelinayaa alaah kasoke cisman hossow fariid daacade ayaa thy

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 2 місяці тому

    Masha alaah ilaahey ha barakeeyo adigana waad ku mahad santahay inaad fardowso nabartay ❤❤

  • @XASAAASI
    @XASAAASI 2 місяці тому +3

    Masha allah keep going walshayyyyyy

  • @user-fj2sq6wo6p
    @user-fj2sq6wo6p 2 місяці тому

    Maashaa ALLAAH tabaaraka ALLAAH habo horay u soco il insi iyo mid jinba ALLAAH hakaa hayo waad guulaysan بإذن الله

  • @Dawaalmedia
    @Dawaalmedia 2 місяці тому +2

    Thnks hosow masul sare sida gabdha u caabisay hdaadan manta adiga so gudbin lahyn frdowsa cawda ka hor ma barteyn m.a fardowsa abaayo u welcome baaga waa ibsanaya waxa rjeyna ina somalia gobaladeyda idil ina keynto waliba caasimada ummda somaliyed mogadisho adigane horay usoco sister ❤❤❤ Nolaw waliga dhaman inta muqaal ka qeyb qaadatay diyarintisa thnks xita website ka gelle bashir thnks

  • @hafzaabdelkariim8925
    @hafzaabdelkariim8925 2 місяці тому +2

    Masha Allah go beyond abyo❤

  • @Saalima_
    @Saalima_ 2 місяці тому

    Masha allah alle ha barakeeyo xishood iyo harumar 😊

  • @muqtarkhaire
    @muqtarkhaire 2 місяці тому

    Masha Allah fardowsa horay u soco ku leeyahay 👏

  • @salahkir-sim5225
    @salahkir-sim5225 2 місяці тому

    Maaa shaa Allah. Keep going my sister Firdows.

  • @abdifitahmohamed1720
    @abdifitahmohamed1720 2 місяці тому +1

    Masha allah Go ahead abyo ❤

  • @kawsarabdulahi8129
    @kawsarabdulahi8129 Місяць тому

    Masha Allah horay u soco walashey ❤

  • @abdullahirashid495
    @abdullahirashid495 2 місяці тому +5

    Congratulations sister ❤🎉🫵
    Keep on going sis ❤🎉🫵

  • @kaahokader4664
    @kaahokader4664 2 місяці тому

    Maasha alaah alaha xafido waa gabar fikrad fiican

  • @MuseIsmail-M18S
    @MuseIsmail-M18S 2 місяці тому +1

    Wish you success go beyond

  • @abdirahmanahmed7959
    @abdirahmanahmed7959 2 місяці тому +1

    That’s very fantastic go beyond my sister ❤

  • @MohaAmiIn.
    @MohaAmiIn. 2 місяці тому +3

    Masha allah nolosha qoraaga gacmo furran bey kugu so dhaweyneysa wan ku tageersanahy

  • @ikramkeif4412
    @ikramkeif4412 2 місяці тому

    Masha allah hormar wanaagsan u rajeyna fardowso

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 2 місяці тому +1

    Masha Allah fardowsa keep going xapipti ❤❤🎉

  • @marwamohammednour8787
    @marwamohammednour8787 29 днів тому

    Masha Allah allahuma barik keep it up

  • @blackstone234
    @blackstone234 2 місяці тому +1

    Ma.a alaha barakeeyo.

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 2 місяці тому

    Mansh alah tabarka raxman mahadsanid qali hore uu soco ❤❤❤ adigana wlo jazak allhu khayr

  • @aliyafarah987
    @aliyafarah987 2 місяці тому

    Appreciate you hard work celebrate success ❤

  • @rahmaducaale7917
    @rahmaducaale7917 2 місяці тому +1

    Mashlaaaah ,alle ha ku xafido

  • @user-lo2lq2nm9h
    @user-lo2lq2nm9h Місяць тому

    Mnsha all wll Hosow I like your personalities how you respect and motivate the people .
    Illahey guul weyn hakuu horseedo wile

  • @somaliaudiobooks
    @somaliaudiobooks 2 місяці тому +1

    M.a horey u soco wllshei

  • @amira_somalia
    @amira_somalia 2 місяці тому

    Mashallah keep going sis fardowsa never give up dear

  • @esmet8440
    @esmet8440 2 місяці тому +2

    Mashallah wlhi waan ku faraxsanhay inaan daawado muuqaal noocaana fardawsa io dadaalaysa iyo osmaan oo caawinaya ❤❤❤

  • @Emma24442
    @Emma24442 2 місяці тому

    May Allah reward you bri Osman u did a wonderful job and lets support this young sister❤

  • @aishamaalin7762
    @aishamaalin7762 2 місяці тому +1

    Masha allah hormar waaro abayo ❤

  • @suadsaleh1055
    @suadsaleh1055 2 місяці тому +2

    Masha allah barakallah ilahay ha xifdiyo fardawsa yar. Osman wll adigana aad baan kugu mahad celinayaa cawinta aad caawisay fardowso wanaag qof aan ku bartay baa tahay. Dhalinyaro badan oo inay wax qabsadaan kuu fakara ama ku dhaqaayay lakin aan garab helin baa buuxa. HANIYAD JABIN Fardowso wlle, osman-ow adna MAHADSANID 🫡

  • @amirismail9396
    @amirismail9396 2 місяці тому

    So proud of you sister keep up

  • @bashirbashion1888
    @bashirbashion1888 2 місяці тому +2

    Runtii waa buug qiimo badan oo uu qorey qof qiimo badan hore u soco.
    Mahadsanid Pro Osow.

  • @shukriibrahim749
    @shukriibrahim749 2 місяці тому

    Masha Allah mahadsanid ❤

  • @zamateradein-ov8xo
    @zamateradein-ov8xo 2 місяці тому

    Masha allah keep going fardowsa

  • @hassankeeyeditor8815
    @hassankeeyeditor8815 2 місяці тому

    What a beautiful storytelling

  • @SiciidXasanmaxamed
    @SiciidXasanmaxamed 2 місяці тому +1

    M.a hormar wacan abayo ❤

  • @KhadarKeeyow-eo9yl
    @KhadarKeeyow-eo9yl 2 місяці тому +1

    Hormar wacan abayo❤

  • @Eng.Amiir.
    @Eng.Amiir. 2 місяці тому +1

    MASHA ALLAH ♥️. Keep going 🎉.

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 Місяць тому

    Masha Allah, aneh wa inaa u faafiyo.horo u soco,lakiin diin ku dar.

  • @muminxhaka
    @muminxhaka 2 місяці тому +1

    Amazing 👏 ho beyond 😍 😊

  • @rahmaducaale7917
    @rahmaducaale7917 2 місяці тому +1

    Hor uso wllo❤

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 2 місяці тому +1

    Masha Allah waa gabar cajiib ah guuleyso ❤❤❤❤

  • @user-xd2ek6nb4g
    @user-xd2ek6nb4g Місяць тому

    Dadkaan oo kalaa la rabaa, masha allah. Dadka waxey u maleeynayaan ay ku dhahayaan ayagoo cadaw kugu aheeyn masha allah.

  • @umams2905
    @umams2905 2 місяці тому +1

    Fadlan turjuma Maansha allah illaahay haku xifdiyo

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 місяці тому

    Maansha allah habaryar horey usoco waa gabaryar oo dadaaleyso

  • @ridwanhassan9370
    @ridwanhassan9370 2 місяці тому

    MashaAllah ilahy ha barkeyo

  • @abdisheikh6351
    @abdisheikh6351 2 місяці тому

    Mashaa Allah ilahay haxidiyo Hana barakeeyo.
    Halataageero Fadowsa,wiilka inoosoogubaiyay iyo daka bulshada wax fiican kusookordhinkara

  • @fardowzabintuabdalle3985
    @fardowzabintuabdalle3985 2 місяці тому +2

    m.a keep going samii

  • @abuuzahuur7715
    @abuuzahuur7715 2 місяці тому

    Maa shaa Allah Guuleysta Labadiinuba

  • @Abdebased
    @Abdebased 2 місяці тому +5

    Masha Allah ❤

  • @user-py8bg3ql8i
    @user-py8bg3ql8i 2 місяці тому

    Mashaa allah tabaarakallaah Alle ha barakeeyo gabadhaa yar ee fariida ah .Waxaa aad iisoo jiitay kartideeda iyo da'deeda .Go beyond wllo

  • @ducaaleali3762
    @ducaaleali3762 2 місяці тому

    Mansha allah guulesyso sister

  • @faharinaahmed2110
    @faharinaahmed2110 2 місяці тому

    Masha allah
    Alle ha ku xafido wllo
    Horayna u soco
    Inasha allah
    Adigoo meel sare gadhayna wan arkaynaaa inasha allah

  • @idilnoura4029
    @idilnoura4029 2 місяці тому

    Masha Allah Gabadh wax baraty keep going sister 🙏

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 2 місяці тому

    Masha allaah ❤ Hosow dhiirigalintaada wlhi waan qiirooday aad baan ula dhacay dadaalka ee sameysay gabdha Somaliyeed allaah noo xafido gabdhaheena Somaliyeed 🇸🇴.

  • @garaaadibnuahmed8664
    @garaaadibnuahmed8664 2 місяці тому +1

    Masha Allah waa Gabadh yar oo dadaalasay Hala Dhiiri Galiyo

  • @dekahaji
    @dekahaji 2 місяці тому

    Well done Fardawsa good job 👏 👏👏

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 2 місяці тому +1

    Maasha Allah mahadsanid in aad caawintey wlaasha kaayar una baahneyd caawimaad balse edo mowgadey haltaleefoon iyada waan rajeynayaa in aad gacantaana aad fidisey waa hadii aysan Tell haysane.waa seytiriye iyagoo aan ku necbey Allaha xifdiyo iyada iyo ehelkeedaba❤😊.

  • @user-jc9fj9mk7t
    @user-jc9fj9mk7t 2 місяці тому

    Masha Allah abaayo👏👏👏👏