Mash Allah abayo macaan waxaa ika jiran wlkey mcn abti dhalay wiil ayaa Dilay isbitaal la keeye waxaa la sheegay in madaxa dhiig ugu furmay ee igu soo duceeya in uu ilaheey ha caafiyo 🥺🥺🤲🤲❤❤
Abaayo ilhy haku caafiyo cimri dheer ilhy haku siiyo ha naga nixin abaayo inshallah 200 oo sana gaareysa ilhy ilmahaga yar yar kama dhex saaro 😢😢 mida kale ultrasound isa soo saar mida kale helib karsada maraq ka caba kuligiin waxa kale oo aad isticmashan liin macaan ama vitamin C Kanin ah isticmala
Marka la I qaly bayo sas aa noqday lkn 1 sano iyo 8 bilood baa qalanahay wa aha lkn uku danbeen wa is cateyay hada 10 kila i hartay waxa la i dhahay subaga kugu badan abayo Iso baar 😢😊wllh had Iso baar isna cateey wllh waa kula talaa Anaa Sas dhihi jiray hilibka wa ku dhashay 😮
Asc wll warqada giradka qolka kudhajisay ma xabagbaa la marinyaa mise isagaa wata bal iiga faa idee watagay dukankoo warqad qalalno aanlahayn xabagba soo arkay bal itus wll hadaa haysid warqadisii
Abyo ilaahay ha ku caafiyo ❤ cimri dheer caafimaad taama ah iyo cibaado suuban
Allaha ku caafiyo abaayo
Abyo wkusalamay carurta alle haku xafido ilmaha hda rabtid ine kudagan oo melwalbo tagan edab ufadhistan kow adi usheg waxwalbo labo sokorta kada ilmaha macmacanka nanaca cake xta xfada haku samesan sokor dhan jooji waxa walayo wa sokorta caruur madhalin aniga gabr ahy lkn daryelka carurta barta io noloshoda ila 10jir sidas kula talina qaali❤
Walalo ilahay cafimad hkusiyo waxad tahay walal qalbi fiican ❤❤❤❤❤❤
Xabibti illaahay haku cafiyo 🥰
Masha allah abyo
Abayo hanaga cabsiinin inshallah waa cafimadee ❤
Ascmashallaha❤❤❤🎉🎉
Qofka ugu. Horeeyey anaa noqday waan ku salaamy family qurux badan❤❤❤ waaba iskaga jeclaahy
Asc abaayo ALLAAHA ku Caafiiyo ☝️🤲🤲❤️☝️💕💕❤️
Insha Allah allaha na wada caafiyo
Alle haku caafiyo wllo 🤲
Waa maqlay. Naagta cunuga dishay wlhi wey iga yaabisay runti 😮😮❤
Rayma qurux masha allah xbbt ❤
Masha allah abyo ❤❤
Allah ha ku caafiyo abyo ❤❤❤ 🎉🎉
ربي يعطيك العافيه ❤❤
ALAAH haku caafiyo walaal. Toonta iyo malabka cun waa daawo ❤❤❤
Allaha ku caafiyo
Amiinyaarbi
Mash Allah abayo macaan waxaa ika jiran wlkey mcn abti dhalay wiil ayaa Dilay isbitaal la keeye waxaa la sheegay in madaxa dhiig ugu furmay ee igu soo duceeya in uu ilaheey ha caafiyo 🥺🥺🤲🤲❤❤
Ilahay haku cafiyo mcnto I.n 🥺🤲
@Hafsa-._Mohamed1 amiin yarabi 🥺🤲🤲
Ilaheey cafiida tam ah alle haa siiyo in shalha
@@raymasomali amiin yarabi 🥺🥺🤲
Ilhy hacafiyo byo
Mansha Allah 😍 ilahay ha ku caafiyo ❤❤🎉
Mashallh Abayo guuleyso love you❤❤❤
Abayo macaney cafimad taama allha kusiiyo xanunka danbi dhaf allha kaaga dhigo
Habo ilhy hnoka caafiyo adi io kariim iyo caruurta ❤
Ilaah haku caafiyo wll caafimaad dagdag ilaah hakusoiyo
Allaha Haku cafiyo abaayo
ilahey haku cafiyoabaayo adi iyo baybiyasha❤❤❤
Illahay haku caafiyo walashay 🤲🤲❤️❤️❤️❤️
Abaayo ilhy haku caafiyo cimri dheer ilhy haku siiyo ha naga nixin abaayo inshallah 200 oo sana gaareysa ilhy ilmahaga yar yar kama dhex saaro 😢😢 mida kale ultrasound isa soo saar mida kale helib karsada maraq ka caba kuligiin waxa kale oo aad isticmashan liin macaan ama vitamin C Kanin ah isticmala
Abyo alh ku caafiyo ❤❤❤❤❤❤❤
Quruxeey alaha ku caafiyo beerka hanaga xanuujin dhago yare biyo ku karkari isku huuri naqaskoo u roonyehee abaayo
Rayma quruxey ilahay haidin xifdiyo adi iyo familkaga abayo dhinta hada kudadashid oo xiriirka adi IYO ilahay nigadaxeyo uu wanag sanado akhiro iyo aduunba wad libaneysa i.n subaxwalba suuratul baqara kushid xbbti mcn i.n 🤲♥️👌🧕🤍
Allaah haku caafiyo abaayo🎉🎉🎉❤❤❤❤
Allaah ku caafiyo🤲🌹🌹
Alla yashfi wllo yaa rabi
Alle haku caafiyo wllo
Abayo illhy hakucafiyo waankusoduceyneynaaa❤❤❤
Mansha allha ❤❤🎉🎉 abaayo
Illahay ha ku caafiyo abayo qurux 🥰from Djibouti
Cafimad tama ah allah ha ku siyo habo
Karim Wu ka walay wlh😂😂😂 miskin
Ilahay haku cafiyo abyo😢
ilahey haku cafiyo abaayo ❤
Abyo ilahy hakucaafiyo i.n caafimaad aaku rajenaa😢❤
Masha Allah
M.a abaayo allah kubarakeeyo
Marka la I qaly bayo sas aa noqday lkn 1 sano iyo 8 bilood baa qalanahay wa aha lkn uku danbeen wa is cateyay hada 10 kila i hartay waxa la i dhahay subaga kugu badan abayo Iso baar 😢😊wllh had Iso baar isna cateey wllh waa kula talaa Anaa Sas dhihi jiray hilibka wa ku dhashay 😮
Alle haku cafiyo xppty
Alla hakucafiyo
Allah ku cafiyo
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam mashallah
allaha ah inin cafiyo
ilahy haku cafiyo abyo
Asc Walaashey qaali alle haku caafiyo waxaad isticmashaa vitimiin D Iyo vitimiin B- komlex magnesium waxaad iska bartaa elerji Wuu leeyahay inuu naqaska kuugu xiro alle haku caafiyo
Alle haku caafiyo abayo😢
Quranka aqrineysey darteed ayn kuku sarey ❤
Ilahey haku caafiyo pyo
Abaayo ilaahey ha caafiyo
Rayma mlmhn mlin kudhaf noga dhigte youTub dhn cajiso noqde ilhy hku cfiyo byo🥺💞
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Ilhy hku caafiyo byo insh alh cfmd tam ah
Alle haku caafiyo qaali lkn waad iga qoslisay 😂😂😂😂ee sawir Isa saar kalida saad uhubisid
ABAAYO. ILASHEY. CAAFIMAAD DEG DEG. KUSIIYO ABAAYO.
WAXAA. XABADKA. MARSATAA. SSLIID. MACSARO. QANDSC AH. IYO. LIIN. DHANDN. ISKADAR. KORKA. DHAN. MARSO. ISHUURI. WAA KSBOODEESAA❤❤
wll quruxey is uumi biyo kulul & xabaasuud
Bisinka nagaada wlll cabdsidaa dee wlll igaa aamus wlhi naxdiin baad igu dishaay 😢
Ilahay ha ku caafiyo
Waryaa kariim naxdintaa kadaa waa placenta 😅
Wlhi waad iga qoslisay kali aaa
❤❤❤❤
Wax 😢😢😢 mcnto maxaa
Abayoy ilahay Haa kucafiyo..salida kalunka aya ufican nefta iyo haargabka
Abaayo illahay haku caafiyo xasaasiyad iney neef kugu noqotaa laga yaabaa geeda lagu buufiyo sanka isticmaal
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
Asc abayo hadaa iska ilaali baliijika oo ku dhaqtid dharka baliij ka li laali gurigaa
Ku ba dalo fanigar
😂😂😂😂 Wlhi wad iga qoslisaye
Tvga ka yaree wayga talo wll
Coffega iska da byo iyo barafka asa nef leh
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Abayo allah haku cafiyo lakin ku dadal inad misanka iska dhinto insha Allah anigaba 2 jeer aya la ii qalay marka wax dhib ah kalama kulmin alxmd
Abyo plz cawinaad ubaahnhy reply 😢ilaahey dartiiis abyo
Lkn dhakhatara aad
Asc Laylo waa xasaasiyad waa ye oo feeraha umaleen xabiibti
Kiniin ku socdaa hada waz yar i caawinaa xitaa alx madaxa ma qaadi karo laba ilmo yaryar ii joogto iyagana diif illaahow na caafi
asc abayo go yada laastigta leh dukanka la yirahdo IKEA laga hela hadi uu ku yalo meshad degantahay
Please dhakhatara aad
Asc wll warqada giradka qolka kudhajisay ma xabagbaa la marinyaa mise isagaa wata bal iiga faa idee watagay dukankoo warqad qalalno aanlahayn xabagba soo arkay bal itus wll hadaa haysid warqadisii
Waxa la Mariya wll baked yar oo cusbada camal ayey ku jirta waa bulug bacda meesha ay Taalo ayey ag taala
Abaayo macaan illahey Cimri dheere iyo cibaado suban illahey Cafimaad ad ku korsato illahey haku siyo walaahi wan oyeey 😢
Wllshay IRonta ayaa kugu yar esitac mala kiniga ma shorbada IRon
😂😂😂😂😂😂❤❤❤
Xabadsowdo so gado abyo sanka wuu ku furmaaa
Masha Allah abyo ❤