Dadkii Ugu Nasiibka Badnaa Ee Ay Kaamaradu Qabatay!!

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 183

  • @ahmedkaffi6066
    @ahmedkaffi6066 3 роки тому +9

    Mar waxa jirya sasoo kle wadada an katalaabayey oo gaadhi ijiidhi gaadhey
    Alhamdulilah ❤ ilaahay ayaa ibadbaadiyey

  • @hiddenbeauty8760
    @hiddenbeauty8760 3 роки тому +19

    Waan xasuusata waxan dhimasho Ka
    Bad baday 3 jeer sadex das jeerbana
    Waxa ibad badisay Alle kasokow hoyo
    Runti markan xasuusto ama hoyo Ka shekay
    Nayso aad Aya lo tacajaba Alhamdulilah

    • @amienahayuub7921
      @amienahayuub7921 3 роки тому

      Ma nala wadaagi kartaa abyo adoo mahadsan😘

    • @mudxidahir7535
      @mudxidahir7535 2 роки тому

      Asc xise uqaba walal haday macqultahay manala share garayn karaysa

  • @hamdasaed7536
    @hamdasaed7536 3 роки тому +9

    Guri ayaa igu dumay laakin waxba ma noqon mashaa alah

  • @sharmaakeshariif374
    @sharmaakeshariif374 3 роки тому +58

    " Baraag biyo ka buuxaan oo meel Baadiye Cidla ah ku taala ayaan ku dhacay Anigoon wax Dabaala aqoon " Lkn Al hamdulilaah ilaahay baa iga badbaadiyay

  • @farhaannoor6249
    @farhaannoor6249 2 роки тому +1

    Aniga iyo wllky iga ayaaa kuwda dhacnay barkad buuxda oo aad udheeg wxaananku jirnay dhowr saac allena wuu naga badbaadiyay masha allaah

  • @khalidosman5708
    @khalidosman5708 3 роки тому +23

    Waxa igu nasiib badned marki familykeyga oo idil madfac nagu soo dhacay oo qarxay masane eysan wax na gaarin balse gurigii iyo geedki gurigena ku yilay ee dhulka la simeen ( barxad noqden )

  • @mrtoraantr5994
    @mrtoraantr5994 3 роки тому +2

    Wxn ahy qofkii ugu horeeyey
    Maanta wxn ahy qof nasiib bdn
    Likeda ha ila dhaafin

  • @hiretH_junior
    @hiretH_junior 3 роки тому +5

    Walaal please amein dheh in ilaahay ii rumeeyo riyadayda

  • @cabdiraxmanibraahim7644
    @cabdiraxmanibraahim7644 3 роки тому +8

    Lkn vedioga aad 4maalin kafib soo galinesi nagadaa xikmada awood badan lama arag maalmahaan ee noo dadaal sxb,maclin 🥰

  • @salmaaxmed7420
    @salmaaxmed7420 3 роки тому +2

    Mashaa Allah.Thanks JazakAllahu khayr

  • @shakoofficial2054
    @shakoofficial2054 3 роки тому +1

    Malin dhawayd aniga oo suuliga ku maydhanayay ayaa dharka waara suliga dushiisa la saarto markii aan dhamaystay maydhashadii ayaan is idhi xidho garankii kadib garanka waxa ii dhex galay mulac ama malow sida aad u garanayso markii aan saa u xidhay ayaan dareemay kadib intaa suuliga dhex boodbooday qaylana ku daray ayaan kasoo booday suuliga anigoo qaawan fashilaada xaagada dhexdeeda hooyo edo ayeeyo walaaLahy .
    Iska hubiya intaydaan dharka xidhan
    😘😘😘😘

  • @idilahmed4718
    @idilahmed4718 3 роки тому +2

    Our teacher allah uu hafido

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 3 роки тому

    Alahuakbar alahuakbar waa awooda rabi

  • @umukariima9186
    @umukariima9186 3 роки тому +7

    Noosoobadi wll keep going 💪

  • @ugbadkhadar1173
    @ugbadkhadar1173 3 роки тому +5

    Noo soo badi psychologygii wll iyo calamadihii😍

  • @AhmedMohamed-yl3sd
    @AhmedMohamed-yl3sd 2 роки тому +1

    Alle dila dhinto allahu akbak☝

  • @alidahirmohamed7574
    @alidahirmohamed7574 3 роки тому +9

    keep going ustaad😍

  • @barodiintaadasisaxa1372
    @barodiintaadasisaxa1372 3 роки тому +1

    Ilahey uma qadarin muqalada lagaga bartay hagudbin(nasexo)

  • @jamilanuux465
    @jamilanuux465 3 роки тому +2

    Masha alllah ilaahow nasiibka No hagaaji

  • @jiilka5aad5g95
    @jiilka5aad5g95 3 роки тому

    Mahadsanid c.risaq

  • @Maxamuudberiyow
    @Maxamuudberiyow 3 роки тому +2

    M.a waad mahadsantahay ustaad💗💙💙

  • @Asia_128
    @Asia_128 3 роки тому +2

    Noloshayda maalinki igu nasiibka badnayd aan xasuusto wxay ahyd mar aan yaraa oo buurta Sheekh anigoo dusha ka korsan uu dhagax ila siibtay hoosna aan usoo dhacay balse nasiib wanaag iyo qadar rabi baa I caawisay oo maan dhicin waxa I qabtay geed faliidh ah oo dacalka saree buurta ku yaalla kii arkaa garane, madaxa ayu dhaawac yar igasoo gaadhay wax klena ma noqon hadiise geedkaas yari anu ku ooli lahyn dhimashadaan khibrad u lahan laha wa halkii ustad Abdirizak farahe 😂 Alx 🤲

    • @asouma620
      @asouma620 3 роки тому +1

      Kula mid ahey lkn ani hooyo ila socataaa gacanta igu dhagtey sidaaas markuu dhagaxu ilaa rogmadey alx lkn

    • @Asia_128
      @Asia_128 3 роки тому

      @@asouma620 wa khatar badan tahy meshasi wlhi

  • @sahalfouaddoubad
    @sahalfouaddoubad Рік тому

    Allah Akbar

  • @banaadirchannel5735
    @banaadirchannel5735 3 роки тому +1

    Aniga waxaan xaqiiq saday in aan nasiib badanahay, kedib markii anigoo meel magaalada ka yara fog ayaa xabad wiifto ahi isigtay weliba meeshii aan madax ka dadbay ama ka jeestey oo ku beegneyd wejiga.
    Al xamdulilaah

  • @nimcoismacil4497
    @nimcoismacil4497 3 роки тому +2

    Anigo yar oo school kaso baxay ayaa waxa inyar aan kaga baxsaday gaadhi wayn oo xamaale ah balse nasiib daro inyar kadib waxa i jiidhay mid kle oo xamaale ah bal se nasiib wanaag lugbuu iga jiidhay oo meel kaloo ka daran igamuu marin alxm

  • @hamseasadsheikh6687
    @hamseasadsheikh6687 2 роки тому

    Hore u soco walaal

  • @apdirahimadam3688
    @apdirahimadam3688 3 роки тому +4

    Ilahay ayaa mahad alleH😍

  • @qayskainanuur628
    @qayskainanuur628 3 роки тому +1

    M.a usttd Abdirizak farh wan ku salamy aad ayn kgu xidhan ila intii dhowrsano ah waxbadana wan kaa faaiidey barkallh
    Waxn rabaa in an ku waydi su.aal ah CALAMDH LAGU GARTO QOFKA KU JECEL DHANKA CILMI NAFISIGA(PSCHOLOGY) , ANOO og in aad mid hore sameysay hadna wan wayey waxas xasuus mudan in markaas aad videoga sameysay kadib waxa badan isbadaleen sidaas darteed
    Ustrd hal video kasoo samee oo waliba xeel.dheer
    Mahadanid

  • @abdifatahomarmohamed6550
    @abdifatahomarmohamed6550 3 роки тому +1

    Hadaa ka hor aa gaar ii ijire 2metre cml horteyda ku qarxay, ilaahey mahadii waa ka badbaadnay ani iyo sxb key baan aheen midkeen wax sooma gaarin!!

  • @axmedgahayr3075
    @axmedgahayr3075 3 роки тому +1

    Waxbadan Aya kaa faaiday runtii sxb qli Mahadsanid

  • @ahmeth2184
    @ahmeth2184 3 роки тому +2

    Inta gaadhi ku sigatay ♥️♥️

  • @mustaphausmanhassan9016
    @mustaphausmanhassan9016 3 роки тому +1

    Really

  • @shegobaandbowy436
    @shegobaandbowy436 2 роки тому +1

    Top one 👌

  • @kmlgamer104
    @kmlgamer104 3 роки тому +1

    Wllo dhiiri galintii nasoo duub

  • @ahmednur6828
    @ahmednur6828 3 роки тому +1

    Welcome dear teacher

  • @liibanbatuun2707
    @liibanbatuun2707 3 роки тому

    Eid arafo 2021
    Ayaaan safar boroma u tgty
    Ka dib baskiii ayey taxi iz jiidheeen bazkiii wuuu dhcay 9qof ayaaa wax ku noqdy anigooo darawalka ag fdhiyeyna ilaaaaaahay wuuu igga bad aadiyey
    الحمد الله رب العالمين

  • @cabdifataax5729
    @cabdifataax5729 2 роки тому

    Baribaan ku dhacay ceel anoon dabaashagaranayn nasiiba wanaag waan là-bas baaday

  • @youtube.lous1790
    @youtube.lous1790 2 роки тому +1

    Nasiib

  • @mariaali55
    @mariaali55 3 роки тому +4

    keep going wax ka baro uu mudan yahay in subscrabe loo tabto

  • @abdirisaakcaawiye5531
    @abdirisaakcaawiye5531 3 роки тому +2

    Fv and mi dear teacher one minets ayaan ku dawanayaa

  • @kingmoha8501
    @kingmoha8501 3 роки тому +2

    Wax ka Barro wan jclahy runti keep going

  • @wadanisomaliyed3267
    @wadanisomaliyed3267 3 роки тому

    Anoo baskiil wado ayaa waxaa i jiidhay gaari bas yar ah baskiilkii waan ka duulay waxaana galay wado gawaari badan marayaan wax weyn ima soo gaarin kaliye gacanta midig ayaa ka murgacday alx maskiilkii wuu jajabay alx Alle ayaa mahad leh.

  • @axmedgahayr3075
    @axmedgahayr3075 3 роки тому

    Wlhi wnka yaabay sxb abdirasaaq farah aqoon yahan jira sxb jir ô joog

  • @wizzkarteismaildeysane1236
    @wizzkarteismaildeysane1236 3 роки тому +3

    Waw waa ayjirtaa nasibka

  • @rahimamahmoud7481
    @rahimamahmoud7481 3 роки тому

    Alxm hooyadey baa gaari jiiri gaarey weyna badbaadey alxm

  • @ahmedhassanarkaarka6634
    @ahmedhassanarkaarka6634 3 роки тому +1

    Aniga ugu nasib badan sumayo ayan helay

  • @apdikaafi776
    @apdikaafi776 3 роки тому +1

    HORE USOCO WLLKEI

  • @siciidlite6949
    @siciidlite6949 3 роки тому +1

    Abdirisaq zxp waxaan kaa codsanayaa inaad muuqaal kasoo samayso
    Sida dadka hortooda looga hadlo meel masrax ama qudbad please zxp qli ❤

  • @rasiyadhalad1680
    @rasiyadhalad1680 3 роки тому

    Maya

  • @Aldaarulsunnah
    @Aldaarulsunnah 3 роки тому +1

    Mnsha allh macalin wllhi mid aan kaso dhax saraba garan mayo inbadan ayaan nasiib ku badbaday marnaba wax wax i yelay ma arsg wax daranba markan arko nasiib ayunban ku badbadi jirey waxa ugu yar waa dhicitaan anoo sii dhacaya atunban hadana si kale u badbada alxm

  • @khalidosman5708
    @khalidosman5708 3 роки тому +2

    Alxamdullilaah

  • @jannojoogdheer2201
    @jannojoogdheer2201 3 роки тому +1

    Allahu Akbar 🥰

  • @mohafaarah4599
    @mohafaarah4599 3 роки тому +1

    Nio mxaad usoo yareysay

  • @saraaamuse3437
    @saraaamuse3437 3 роки тому

    Wixii uu allh qoray kaliya un baaa dhacaya

  • @mohamedabdirahman6268
    @mohamedabdirahman6268 2 роки тому

    Keep going pro

  • @medysmart1059
    @medysmart1059 3 роки тому

    High way street moto ayan watay anigu wahan ku socdey 160km wada duna wa 4 had waha ika soo hor bahay 4 gadhi BMW si kadis ah oo baratamaya kuna socdey 180km wahan ku badbadey walahi wahyar brother

  • @ayaninhoupdi5293
    @ayaninhoupdi5293 3 роки тому

    Waxa dhacday maalin an school ka imaaday aniga iyo asxabta fasalka bus ansarned burundi aya qarax lodhigay qaraxi wudhacay anakana xabado ee fureen burundigi hadana hal qof wax magaarin axlm yaraabi

  • @haykalabdi86
    @haykalabdi86 3 роки тому +1

    Xalay ayay ahayd marka uu gari ijirigaray aniga oo tagan dariq yar oo baburtu maran aya wxa dhacday in an aniga o tagan wadada dhiniceda oo qof mazkin ah Wx kuzadaqayzanaya in uu gari dhinaca igu dhuftay dedna mobilka an gacanta kuhayay dhulka igadhacay oo shashada burburtay runti ad ayan unaxay lkn wxa izdhihikara wad nazipkga iuo zadaqada an bixinayay owged

  • @fmdarmygirl1776
    @fmdarmygirl1776 3 роки тому

    Ran gaariga cml qof ku dhacdey anaa arkey

  • @mohamedjirde5235
    @mohamedjirde5235 3 роки тому

    Kaa alaabta tuuray ayaa isku mid nahay lkn alle ayaa i badbaadiyay alxamdulilaah

  • @maxamedshaakir7129
    @maxamedshaakir7129 3 роки тому

    Alxmdula bari baan ceel meel mii ah ku yaalay oo sagaal joog hoos u qodan oo biyaysan alle iga badbaadiyay intaan daboolkii ceelka ku dul istaagay buu ila go ay nasiib wanaag labadii xakab am sida u taqaan labada qori ee ceelka hareera laga galiyo baa alle ila kulan siiyay alxmdulah 🤗

  • @djmooto5999
    @djmooto5999 2 роки тому +1

    ANIGABA WADADA ANOO MARAYA AYAUU Gaadhi isiGaY runtii sadaqo ayaa igu baxsatay sida gabadha ay kamaradu qabatay iyadoo wadada dhaaf is le uu gaadhigu sigay oo anigu haad kle ayan eegayay runtii

  • @abdirizaqabdulahi6816
    @abdirizaqabdulahi6816 3 роки тому

    ALLAHU AKBAR

  • @fatushbbe689
    @fatushbbe689 3 роки тому +1

    Uganda jogay boda ila gali rabtay gaari wayn wlhi LKM boda (moto) seexatay 😭😭 Alxmdulilah

  • @luka.......4855
    @luka.......4855 3 роки тому +2

    Wax Ka bro Zxb mcne wan ku salmey

  • @wardaa889
    @wardaa889 3 роки тому

    Indonesia joogay waxayna ahayd habeen waxan isku dayey inan barto rolling skate shoes wey ila carareen bus hoostisan galay lugtayda inay godo wax yar ayey ka badbaday

  • @AASAASTv
    @AASAASTv 3 роки тому +1

    Horay usoco ustaad

  • @oscarz.y5587
    @oscarz.y5587 3 роки тому

    3

  • @abdalahasan2763
    @abdalahasan2763 3 роки тому

    Haween ayaa mooto madaxa iga jiiri gaartay 🥺🥺🥺

  • @nawaalabdi5473
    @nawaalabdi5473 3 роки тому +1

    Frist ayaan ahy✌

  • @DeeqaMahamett-v2z
    @DeeqaMahamett-v2z 8 місяців тому

    Alxmudulliah aniga gaadhi aya an ka badbaday wadada labo ayan hayan alx

  • @nastexokhalid9439
    @nastexokhalid9439 3 роки тому

    2014 kii aye aheed mobile keyga ku mashqulsana kadib wado babur aya so galay inkasto Ani an xaq u laha LKn hadane waxa mesha soo galay Nin gaarigisa mobile ku dhex mashqulsan wlh wu i jiiri gaarey LKn ilah aya iga bad baadiye

  • @amiinhappy8100
    @amiinhappy8100 3 роки тому +1

    Aniganeh waxaan ku jiraa dadka nasiibka bdn malin mal maha ka mid ah anigo babuur home qabsan dhanka albaabka oo sijeeda ayaa waxaa igu imaday geed isla markiina si kadis ah ayaan ku soo jestay geedki ayaan uganbiyay haduu igu dhici lahaa geedka waxaaba ku jigan lahaa in qoorteeda oo ay mesha ku harto maxaa yelay si xowli ah ayuu ku socday babuurka alxm waa alla mahadiis

  • @zakialweys2345
    @zakialweys2345 2 роки тому

    Aniga wlhi 12jir anigo ah ayan waxan tagay meel ceel ah xariga ceelka biyaha lagu so darsado ayan biyo kusoo daraayey asaa waxa dhacday biyihii anigo kor uso wada aya iga awood badiyey xariga kadib lugaha ayow iga qabsaday xarigii wow ijiiday ceelka anigoo ku dhacaayo ceelka afkiisa sii dhaafaayo ayaa gawar iqawatay wlhi inan noolaanaayo uma malayneynin lakin allah ayaa iso diray gawadhaas mana ilowi doono madaxa ayey ii saarantahay

  • @محبةعائلتها
    @محبةعائلتها 3 роки тому

    Ustaad abdirisaaq

  • @cabdimaalikkirix3952
    @cabdimaalikkirix3952 3 роки тому

    ilahay hayna badbadiyo waa wax jira oo nafna wakhtigeeda ma dhaaftee

  • @Zamy00.1
    @Zamy00.1 3 роки тому +2

    Teacher dabecadaha dadka indhaha wawen kaso hadal plz 🥰

  • @rugaalmedia3563
    @rugaalmedia3563 3 роки тому

    Aniga habeen aan wado socde ayaa waxaa igu dhici rabey dhagax waan ka badbaade

  • @cabdisamadismaciil3063
    @cabdisamadismaciil3063 3 роки тому

    waxkabaro hore usoco

  • @sihamofficial4065
    @sihamofficial4065 2 роки тому

    Wlhy waa amar ilhy

  • @kamela775
    @kamela775 3 роки тому

    sida qiruxda badan ee ad u soo diyaarsaa ka helay

  • @shirejooqle1105
    @shirejooqle1105 3 роки тому

    aniga markii iigu nasiibka badneyd waxay ahayd markii dooni aanu wadaney badhatamaha biyaha noogu bakhtidey gadibna moojaduhu nahadheeyeen kadibna doonidii biyo noogu soo galeen lkn allaha weyn ayaa nooso gurmadey

  • @ayaanyusuf6924
    @ayaanyusuf6924 3 роки тому

    bari aan yara oo gaadhi i jiidhi rabay malintaa ayaa igu nasiib badnayd wlhi alx☺

  • @fatxiabdalla6773
    @fatxiabdalla6773 3 роки тому +1

    Subxanalah

  • @meymamohamett8784
    @meymamohamett8784 3 роки тому +2

    😍

  • @maxamedyuusuf7774
    @maxamedyuusuf7774 3 роки тому

    Wow

  • @hamdisagal8177
    @hamdisagal8177 3 роки тому

    Nasiib la sheegaaba waa kan alxamdullilaahi waa jirtaa in dhowrjeer gaari isigay lkn alle dilaa dhinta laamiga adoon labada dhacba iska fiirin ha goyn

  • @Qisadaallaylkii
    @Qisadaallaylkii 3 роки тому +1

    Waqti ayan bari anoo yar ayaan waxaan hurday geed ku yaala keynta kadib markaan sidaa u soo kacay ee aan dhabarka dhulka qaaday ayaa waxaan halkaan ka toosay maray mas cas🐍😟balse waxaan la yaabay sida ay is kugu soo beegtay toosidaydii iyo taabashadii ugu danbaysay ee uu i saari lahaa masku waxanaan u jiifay dhabarka 😲😲😲 aflaanta ayuunbaad ka aragtay ayaan filayaa

  • @rkey4323
    @rkey4323 3 роки тому

    Mar aan fogeyn ayaan anigo laami gooy is lahaa gaari baking ku jira agtii soo maraaya isla markaa ayaa gaari si xoog ku socda oon fileyn meesha so maray si dirqi ah u istaagay sidii islaantii gaariga jiiri lahaa balse Alx wxna imaysan gaarin

  • @SahramMuuse
    @SahramMuuse 3 роки тому +1

    Welcome mcln

  • @Shuumusti1910
    @Shuumusti1910 2 роки тому

    I remember maalin bicycle aa wadhe car igu dici rabaye

  • @lailaaden2161
    @lailaaden2161 3 роки тому

    Waxaan ku badbady markii lagu casingaadhay quraanka markii

  • @farxiyoxa7382
    @farxiyoxa7382 2 роки тому

    M.a

  • @rahmaabdirahman780
    @rahmaabdirahman780 3 роки тому

    Waa cajiib

  • @truelife6820
    @truelife6820 3 роки тому

    Basta io gaariga malin bay isomartay Tanzania ilhow ada ibadbadiyy wagaas

  • @footballofficials4666
    @footballofficials4666 3 роки тому

    Legend

  • @cabdirisaaqaliaadan1711
    @cabdirisaaqaliaadan1711 3 роки тому

    Asc Zxp qli sthy

  • @faadumoxasan2364
    @faadumoxasan2364 3 роки тому

    Markii Libaax Iqaniini Gaaray Waxaan Hayaa Xitaa Vidou

  • @koobaanoptionacademy295
    @koobaanoptionacademy295 2 роки тому

    Habayn gabadh waxshi la dhaho Aan ka bad baaday😭😭

  • @dr.talyaanitalyaani4357
    @dr.talyaanitalyaani4357 Рік тому

    Wxn ku dhacay ceel iyo baraag labada waa:- layga saray alx