Waa jubbada sare oo la bedeley waa xaala 13 demo waa xudur beydhabo tiyeglow wajid need dolow celwaq qasax cheered saakow baardheere diinsoor buurhakaba into iga dhiman waad dhameystir waxa lagu soo dhameeyey waa maay iyo career well wax ma fahmayaan
Waa jubbada sare oo la bedeley waa xaala 13 demo waa xudur beydhabo tiyeglow wajid need dolow celwaq qasax cheered saakow baardheere diinsoor buurhakaba into iga dhiman waad dhameystir waxa lagu soo dhameeyey waa maay iyo career well wax ma fahmayaan
Waanku salaamey Reality man
Adeer Odowa haddi u hadda sidaas yiraahdo wa khainul wadan ( muxu bannanka si cad ugu istaagiwaayay intaan dagaalku dhicin ) tan kale Xassan Lafta gareen gacanta ayu ugu jira e naga xishood
Ciidankii 77 dagaalamayay kulahaa reer koonfur galbeed bes ay ahaayeen yaab ninkaan oo kale ayaa dad wax u sheegaayo. please.
Waa runtiisa waa taakh xasuus nagu reebtey maalintaas
Waa runtis ninkan ma Yaqano been waa owliyo
This Muxsin guy he comes across as arrogant. I am here for Sayid Abdirahman where's he these days
Maclinka Somali halabadbaadiyo intaan nala gumeyn
Odawa Villa xaraash halawarego
Asc macalinka lugeeya haka salaami
😂😂😂😂macalinoow odwaa ma ogeeyan miyaa ciidkaan erboorka Laga daad guewynaayo 😂😂😂
Marxuumka wuxuu noo bixiyey daba dhilif inaan nahay kkkkk
Sheega dee❤
Abgaal udhiibo abgaal ka qaado 🙈 Xassan dalxaraashe ayaa beesha caalamka uga digtey ka xaaxaabi Xassan culusow 🤬🥵
Ciyaal koladii. Kuwii dumarka ganbada kadafi jirey. Kuwii xamaal ahaa... wixii ayaa loogu yeerayaa dowlad waa aafada ku habsatey. Somali oo iska fiirsanayaan. Allaa kareem
Dheh kusheegi maa shan bilooda ku sheegeyso sidaana saxa
SHEEKADA FAYSAL BOOTAAN IYO SARKALKA KALE WAA BEEN HEESTUNA WAA UGXANTIISA DIIN MARKU AASAYE AWAARA KU ROGO SAW EEGMADIYO ISHA KUMA KORSHOO UBAD UMA NOQDAAN
ANA UMAL JACAYL SAW IMA HAYOO ARAGAA MA TABO
Had a odwaa muu ciidankaas la Soo celiyey gacanta ku dhigo Marka odwaa wax ma ogo miyaa mise xasan baa laaluushey kkodwaa kuwaas wax ka qabto
Xasan xaraashe khaayin al wadan
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hadha hadha
farna koruu utaagaa hhhhhh
Hadha hadha
Macalinka
Kkkkkkkkkkk
Raxanweyne Halkaa Waxa dhigay Waa Nin Lagu Shaqaysanayo
Magaaladoodii Baraawe Mooryaan Mamtay ayaa. Kahaysata
Waxaay garanayaa Hadhuudh Meel uQod keliya