❤❤❤❤HAMAS WA RAG LIBAAXIIN AH ..JAAJUUS KAMA DHEX SHAQEYN KARO LAKIN SHIIICADA HEZBOLLAH EE LEBANON 🇱🇧 IYO IRAN 🇮🇷 JAAJUUS AYAA KA BUUXAA..OO AYAGA DHEXDOODA AYAA LA ISKU ADEEGSADAY..
rabi ha guuleeyo reer falastiin rabi ha gargaaro shacabka gasa nasriga ayaa ay sugayaan reer gasa rabina waa kan cadaalada badan ee nasri dag dag ah siin doona shacabka gasa insha alaah
Adeer HAMAS maahan HISBOLLAH nin ragg ah baa 22 sano xabsiga dhaxdiisa ku baranaaye siyaasada israel marka hisbollah o iska qiireyaan o kale maahan hadaad dhanka siyaasada dibada iyo gudahaba adan ka dhisneen waxad iska celin karto malahan Alx HAMAAS wanku kalsoonahay
Waxan xagjirka wa la ogadey waxey keliya ey raban in dhul lo cabiro lo dhiso ay degan guri aad ledahay bad degan tahay ayey iskugu fanaan lakiin isma weydinayan hadad degto amaan ma heli karta dhul adan laheyn dhaxan kama celiyo aa la yiri
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
Asc
.guulayiso zxb wanku garabtaganahay
Ready
420 dheh waad halmayeen
qasa iyo muqaawamaduba waa guulaysanayaa inshaa allah kufaartuna waa jabaysaa inshaa allah
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯
Mahadsanid mowlud
Somaliya dhibaato badan ayey soo martay
Laakiin hada weey soo kabatay waxey ka mid noqondoon wadamada usareeya insha Allaah
Gaza ilaahay baa guuleeyay ❤❤❤❤
Qaza ilaahay ayaa lajira inshaa Allah way guulaysan falastiin yuhuud na way jabi goordhaw
Mashaa Allaah Falastiin Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul
Ilaahay mustaqbalkooda ha xumeeyo
Mahadsanid Wariye HBN Mowlid
Waa gabar gesiyad ah Masha’Allah
Waku salamay liban xaaji
❤❤masha Allah qaza alloow dhibka kaqaada
ALLAHA GUULEEYO REER GAZA IYO DHAMAAN REER FALASTIIN
Yaa allah
Yaa allah
Yaa allah
Guusha sii
Muslimka
Muslimkoodii waayay
Ee falstiin
Amiin amiin
WAA GEESIYAD GABADHAASI ILAAHAY HA CISEEYO INSHA ALAAH .
hbn thank you
Alloow uhiili Falastin
Darwiish D Dhalay ❤
guul darada ugu weyned israaiil kusoo socda bari dhexe deg deg hauka baxaan falastiin hadagaalamaan xamaas waa inay kubiraan guul xamaas
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
Isha allah guul falastiin
Djibouti away dheee
Waa war fiican waana ilaahay mahadii weeyo
Wow Djibouti away dheeeee
XAmaas way guulaysatay
GAZA insha Allah guul baan u rajeyneynaa
Alaahay ayaa namakaiyay nimcadan ilaahay nugumasoo celiyo malcuumitaa manaxayaasha😊
🥺. 🥺. 🥺 .. ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Asc zxp mawlid xaji cabdi
Mashalah nimco tomcats
Maxad Djibouti u shegi wayday
❤❤❤❤HAMAS WA RAG LIBAAXIIN AH ..JAAJUUS KAMA DHEX SHAQEYN KARO LAKIN SHIIICADA HEZBOLLAH EE LEBANON 🇱🇧 IYO IRAN 🇮🇷 JAAJUUS AYAA KA BUUXAA..OO AYAGA DHEXDOODA AYAA LA ISKU ADEEGSADAY..
Masha allah she is so brave walahi
Thanks 🙏
guul guul masha allaah
Palestine 🇵🇸 Allah baa umaqan ❤
Passeport djibouti
Waa guul wayn marwalba waa inuu hadalkaagu cad yahay haddaadan mowqif lahayn sidii la doono ayaa lagaa yeelin
Kalinta Djibouti ay gaashay waa imisa
fariiiid fariiiiid dhashyyyyyyyyyyy
Djibouti aya Ku xaray wll Atika caleeeee warkaka beneeéeee ayu dhokoneee
Hamaas❤❤❤Hamaas guu iyo gomanimo
Gabadhas codkas ayay ugu hilsay 😢
walaal warkaada waa dheeryahay ee waa inaaf qeybisaa hana kabadin taban daqiiqo oo kili ah
Guul passaporkina somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Djbouti wad ilowday mowlid
Guuull guuulll masha Allah guuulll guulll falastin
Asc
Jabuuti maxaad uga reebtey mise soomaalibay ahayn noosheeg ?
rabi ha guuleeyo reer falastiin rabi ha gargaaro shacabka gasa nasriga ayaa ay sugayaan reer gasa rabina waa kan cadaalada badan ee nasri dag dag ah siin doona shacabka gasa insha alaah
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
XAMAAS GUUL BAAN U RAJEYNAYAA
Jabuti maan sheqi waa imisaa
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤
GUUSHA IYO GACAN SAREYTA WAXA IS KALEH MUJAAHIDIINTA XMS ALLAH AYA LA JIRO DAQIIQAD WALIBA GUUL GUUL MUJAAHIDIINTA XMS XMS GUUL GUUL 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪💪💪💪💪💪💪💪💪
What is the position of Djibouti concerning travel passport
Waqooyiga kutiua🎉
Asc
Jabuuti imisaan ka galnay
gabadhu wasax waayo asgaa kadanbeyey xasuuq qasa sahuhi xunwaye
Wararka
Cidanka w.kuriya isdila wawarka rergalbedka eraadi war dhex dhexada
Waa iney xudud dhan ah loo sameeya falsitin
Hadafku wuxu ahaa inay Gaza Israel ku darsadaan.
dhulka haday sii miineeyaan oo marka ay ka baxaan ee dadku isku yimaado ku baabi iso shacabka ya arinkaa ka masuula wanan u badinayaa
Ilahey jahinmo kugo tuur gaalka blinker iyo Joe bidden
Basaboorkasta waxu aduunka kaga jiraa halka umadiisu kaga jirto caalmka
Bilinkin wa cadawga islamka
waykabadan tahay 120
WAR WA BEEN WAXA AAD TIRINEYSO US 🇺🇸 PASSPORT AYAA UGU SAREEYO CAALAMKA OO ADUUNKA OO IDIL LAGU TAGI KARO..
HBNonline warkiina oo dhan Waxa dilaya xayaysiis cidibaba idin dhagaysan mayso hadaad Aidan ku sii wadaaan Khalas
Waxan iska daaya oo xayaysiis ah
Cid Israel damiinan kartaa majirto.
Djibouti ayaad ilawday meeqa wadan ayaan ku tagi karaa
Gasa maxa kacusub 😅😅😅😅😂😂😂😂
warkaasi waa borobogaabdo aan wax xaqiiqa ayna ahayn waan beentii reer galbeedka
Adeer HAMAS maahan HISBOLLAH nin ragg ah baa 22 sano xabsiga dhaxdiisa ku baranaaye siyaasada israel marka hisbollah o iska qiireyaan o kale maahan hadaad dhanka siyaasada dibada iyo gudahaba adan ka dhisneen waxad iska celin karto malahan Alx HAMAAS wanku kalsoonahay
molud hajicbdi Itobiya mahad ugarbtey banamijk
🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸☝️❤️
Sxb luuqada ka Runsheeg Oo gabadha wariye maaha sababta maaha nin Ama lab wariye waa llamas lab ah balse dhidiga weey ka gadisantahey dheh wariso meeshaad ka leedahey wariye Mahad sanid
HBNOnline
Warkaga dhamantii waa wada xayayaysiis sidaasa loo nacayaaa Walhi cidi idin dhagaysan mayso hadaad sidaan ku wadaaan Khalas
Iyakaa isku codoyeyey
Kenya meqo wadan
Mow liid jzk anagana maxaa nooweydiise paasporkww haysaanaa kk somali aduunka dhan kunooshahy ani garmalka kk
🤲🏿🤲🏿🤲🏿😭🇵🇸🇵🇸🇵🇸😭🤲🏿🇵🇸🇵🇸😭🤲🏿🤲🏿
Arkarta yuhuudu miyaanay iyagu yuhuuda! Cidiba dhimasha doona lama so hadal qaadee
Maxaabiista mooye.
Rabbi guusha hasiiyo falastiin xuuti Iyo muslimiinta dhamaan.
Madhabbaa mise waa qiyaano
Dadka daanta galbeed iyana hayska xoreeyeen gumaystaha
Nin kan arimha dibad marka runta loo sheego Indha ayuu isku qabta waa munaf laba wajiile
Waxan xagjirka wa la ogadey waxey keliya ey raban in dhul lo cabiro lo dhiso ay degan guri aad ledahay bad degan tahay ayey iskugu fanaan lakiin isma weydinayan hadad degto amaan ma heli karta dhul adan laheyn dhaxan kama celiyo aa la yiri
Halkaa waxa ka cad shiicadu inay beenaalayaal yihiin