WEYDIIMO XALQADA 27-AAD | ASTAAN TV | HD 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 83

  • @awmadowbe9382
    @awmadowbe9382 3 роки тому +8

    Manshallah astaan/waydiimo 70% gabdhaha ayaaa gaaray $500 wiilasha isa Soo adkeeya waad iceebayseen 15% ayaa gaaray $300 kkkkkk guulaysata gidigiin 🌹🌹

  • @macalindugsiofficial4388
    @macalindugsiofficial4388 3 роки тому +8

    Ilaahay dartiis wllshey iyo wllky subscribe igu saara🙏😰❤

  • @hassancadaawe4266
    @hassancadaawe4266 3 роки тому

    Yaqoow guleyso sxb qaliya❤💪

  • @MohamedAhmed-mq7ie
    @MohamedAhmed-mq7ie 3 роки тому +2

    Waankaxumahay mustawaha aqoonta dhalinyarada soomaaliyeed

  • @MohamedAhmed-mq7ie
    @MohamedAhmed-mq7ie 3 роки тому +1

    Maacalesh adeer waxbarta aqoontiina guudna kordhiya please and please waxa meeshan kasocdo waaceeb

  • @mohamedhusein3127
    @mohamedhusein3127 3 роки тому +4

    Wariye Cabaasow heesta Magool wax sixir sida kuma jiraan..! Hahahahahahahaha..! 11:35 ka fiiri..!

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 3 роки тому +6

    Kkkkkkk kulahaa nin lugu seexdoow haseexan sixir yaad sidaa ha seexan.🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Cabaas yaaba ka dhacsan heesta mayb hilmaan hadal kuma jiro wuu hafay

    • @SuperCabaas
      @SuperCabaas 3 роки тому +1

      Ahahaha Nasro hala ii cudur daaro🙏🏻

    • @nasroadan2221
      @nasroadan2221 3 роки тому +2

      @@SuperCabaas
      Saas weeye anagoodhan yaa qaldano only ma qaldame waa alaah oo kaliya waan fahma inaad haftay

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 роки тому

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰💞💞💞💞💞

  • @khalidomar8498
    @khalidomar8498 3 роки тому +1

    Iskooolada manhajyo kaley ayaaa laga bartay hala yaaabinaaaa wlh jamacad aan ka baxay 18 ka gobol ka Deg banadir ma yaqaaanin😢😢 gobolada ka daran.
    Anooo na dalka jooogin ayaaan gobolada dhan iyo casimadahooda iyo degmooyin qaar aqaaana.
    Allah dowlad noo sahlo buugag Kenya la keena wax laga bartaaaa.
    Waxaa la baraaaa kakamega iyo rifty valley iyo waxaas

  • @aalkapoyofficial6341
    @aalkapoyofficial6341 3 роки тому +5

    CHELSEA FOOTBALL CLUB 2012 WINNERS CHAMPIONS LEAGUE

  • @cabdikariim1077
    @cabdikariim1077 3 роки тому

    Sualaha inta badn wangaranayey marka laga reebo suganta&ciyaraha iskuma fiicni

  • @jammane3880
    @jammane3880 3 роки тому +1

    Dhalintan aqoonta sheeganayo haddana aan garaneyn Halgameyaashooda waxay caddeynasaa waddaniyaddu halkay inaga joogto, haddii la weydiinlahaa halgameyaal waddamo shisheeye wey garanlahaayeen, qaar badan oo degmooyinka iyo gobolada dalka kala aqoon haddane magaaloyin waddamo kale inay garanayaan ku faanayona Arkay

  • @mohamedabdicate4943
    @mohamedabdicate4943 3 роки тому

    Sy osahla need xaliima qaliif maguul m

  • @alihassanhiraabe6197
    @alihassanhiraabe6197 3 роки тому

    Auagaduga

  • @mowli420
    @mowli420 3 роки тому +1

    tiktok.com/@mawlidmohamedaato
    Asxaabey.
    Follow iso dheh.
    Follow back waa iga diyaar

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 роки тому +5

    Fadlan Ha Sheeganina Jaamacad Ayaa Ka Baxay , Ama Dhigtaa Sababtoo Ah Ninka Aan Aqoon Gobolada Dalkiisa & Siirada Nebi Maxamed Csw Aqoonta Kale Laga Sugaayo Waa Maxay?

    • @zakariaenow3812
      @zakariaenow3812 3 роки тому

      Waa runtaa, laakiin dadka waaweyn ayaa qaladka badankiisa leh. Waxbarashada caruurta, skoolka ama jaamacadda iyo waxa ay ku baranaayaan caruurta ma dooran karaan. Dadka waaweyn ayaa hawshaas laga rabay ayay ila tahay.

  • @wardaqueen5997
    @wardaqueen5997 3 роки тому +14

    Wiilka wariyaha ah wa wiil dagan Masha Allah 🦋💛💖

    • @saadaqdheere9913
      @saadaqdheere9913 3 роки тому

      Howshaada maa bilowdaya wariya waa daganyahy iga dheh😂

    • @Theblues1992
      @Theblues1992 3 роки тому

      Singal Waye Walaal Cabaas 🤣🤛🏾

    • @qumanosmaan4001
      @qumanosmaan4001 3 роки тому +1

      @@Theblues1992 yaaaan lagu maqlin xaas iyo caruur ayuu leeyahay fb profil kiisa eeeg hayeey dooliga🤣🤣🤣🤣

    • @Theblues1992
      @Theblues1992 3 роки тому +1

      @@qumanosmaan4001 Haa Masha allah Hal Xaas Hadu Leeyahay 3 Ayaa U Dhiman Marka Gabadha haka Hor istaagin 🤣

  • @abdillahimuuse1709
    @abdillahimuuse1709 3 роки тому +3

    JAAMACADEEY XAAL QAADO , REER MUQDISHO MAGACA JAAMACAD MEEL AYEY UGA DHACEEN.. MAXAASE LOOLA YAABAYAA DADKAN XABBAD IYO QARAX AYAA MASKAXDA KA CUNAY , SORRY

  • @abdirahmaanburhaan5302
    @abdirahmaanburhaan5302 3 роки тому +3

    Ciyaalka xaafad laso aruuriye maanta

  • @abshirbossofficial2752
    @abshirbossofficial2752 3 роки тому +5

    Sideen uga qeyb geli karaa barnamijkaan astaan tv plz

  • @omaribrahim201
    @omaribrahim201 3 роки тому +2

    Waryaha wiilka asaga ayaa qalday qofka markuu jwbta sheega in laqalqaliya mafiicna

  • @mariambela3389
    @mariambela3389 3 роки тому +3

    waxan jeclanilahaa inaa wax yar badashan qaabka wariyaha hadlka ubadinayo wayo hadaa firsatid who wants to be millionaire zaaid lumhdlo sualaha ne webadanyihin marka yusan kusocelcelinin rules en regulationka barnamjka hdlka ne habobsiiyo marku qofka usharxayo wayo wxn rabnaa inaa aragno dad badan kasuqebkalayo guyes .much love from kenya

    • @ahmedsharif7364
      @ahmedsharif7364 3 роки тому

      Waan ku salaamay walaashay ,inkastoo uu jiro dhulsoomaaliyeed oo qaynuun ahaan raacsan Kenya hadana marka qof somaliya igu yiraahdo waxaan ka imid Kenya ama aan qoraal ku arko ,aad baan u yaabaa, waana ka xumaadaa .
      Waa iga kaftan walaashay haayga xumaanin.

  • @alishaba5551
    @alishaba5551 3 роки тому +4

    Waxaan la yaabey muxuu u qalqaliyaa wariness cabaas waxaa kula talinlahaa qofka hal mar u sheeg fursadiisa lkn ma ahan inaad u sheegtid suaal walba

    • @nasroadan2221
      @nasroadan2221 3 роки тому

      Si yuu u dagaalamaa cabaas inaan lacag la qaadan yuu rabaa lkn dadka 500 dollar qaatay iyo kuwa 100 dollar qaadanayo yaa jiray inkastoo yay suaalihi soo adkeeyeen hada

  • @ninwaxbadanog3176
    @ninwaxbadanog3176 3 роки тому +4

    Jubada dhexe 2 mar lasoo qoray yaa lagu qaldayaa 😂😂😂😂😂

    • @mohamedhusein3127
      @mohamedhusein3127 3 роки тому

      A & D isku jawaad ayay ka dhigeen, malaha cillad farsamo ayaa halkaa ka gashay..!

  • @MohamedAhmed-mq7ie
    @MohamedAhmed-mq7ie 3 роки тому +2

    Dhalinyarada halawaydiiyo Facebook iyo meeqaa saaxiib kula ah iyo cuntada maxaad ugujeceshahay

  • @Moalim101
    @Moalim101 3 роки тому +2

    Waa. Nadin daro ardey ama heer Jaamacadeed garab waayey sayid Maxamed cabdulle ama Sare 15 mey ama degmoyinka gobalka banaadir

  • @osmanbanjar7389
    @osmanbanjar7389 3 роки тому +2

    *Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah🌍✍️👨‍🏫👩‍🎓👍👨‍🎓 👍 kudhufo sawirkeega kadib sitoos ah. ayaa janalkeega utageeysaa*

  • @Theblues1992
    @Theblues1992 3 роки тому +7

    Chelsea Sido Kle Waxey Ku Guuleysaty 2021 💜💜💪🏾 Insha Allah

  • @haalmohamed8815
    @haalmohamed8815 3 роки тому +2

    Malinba malinta kadanbe waa mid xiso leh dawashadiisa kama daalo barnaamijkaan

  • @Y-ADIL
    @Y-ADIL 3 роки тому +5

    Finland 🇫🇮 waa dalka aan ku nolahay Good Job Cabaas Cabdi Maadaama aad Su'aalaha Caawa kusoo dartay
    Waanse ka Xumahay in Sowdo ay Jawaabta su'aashaasi garan weysay halkaan baan kaa soo salaamaayaa🇸🇴🇫🇮🙋‍♂️

  • @ناهيةموسي
    @ناهيةموسي 3 роки тому +1

    Hadaad run sheegaysiin shukri kusoo celiya 😎😎😎😥😥😥😘😣😣😏😏🙄🙄😶😐😑🙄😇😥🤔🤔🤗🤗🙂☺☺😎😎😎😣😏😑😑😶🙄😏😣😥🤔🤗🤗🙂🙂😏🙄😣

  • @waaleygudaalay2181
    @waaleygudaalay2181 3 роки тому +5

    Horta reer Kaaraan tartankaan yaa u diiday😑. Wali ma'arkin qof reer Kaaraana mise dagmooyinka qaar loogu tala galay😎?

    • @amalabdullahi2620
      @amalabdullahi2620 3 роки тому +2

      Reer karan wey ka qeyb galeen qasab mahan iney lahjada ku hadlaan

    • @waaleygudaalay2181
      @waaleygudaalay2181 3 роки тому +2

      @@amalabdullahi2620 hahaha lahjad gaara aa ku hadalno maa jirto walaaley oo nalagu yaqaano😂. Mucjisaa tahay wlh😂.
      Ani waxaa ka waday, dadka ka qeyb galaya tartanka marka hore Dagmooyinkooda ay ku nool yihiin ay sheegan, marka illa hadda ma'arkin qof reer kaarana intaa daawaday😎.

    • @Nimciish
      @Nimciish 3 роки тому +1

      @@waaleygudaalay2181 ani reer kaaraan ah hadddii wadanka joogi lahaa astan lacagta nooga soo daldali lahaa adigana qeybta heesaha iyo ciyaaraha midkii igu adkaado iga caawin leheed hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh caawa markii lasoo daayo i caw aan isla daawane hortey ha daawan yaahee

    • @waaleygudaalay2181
      @waaleygudaalay2181 3 роки тому

      @@Nimciish hahaha aniba hadda joogi lahaa waa nooga soo qaadi dharkeena ciida nooga sixi lahaay lkn sorry majoogi, dhanka ciyaaraha iyo heesihi hore inaa ku fiicanahay yaa ku sheegay lkn😂😂. Diyaar waaye waa kuso qabanaa lkn intee kaaso qabanaa youtubka wicitaan malahan marax waye'e😂
      Waa ku salaamay iimbaay😚.

    • @marwa1000
      @marwa1000 3 роки тому

      @@amalabdullahi2620 wey ku jirtaa gabar ayaa cawa karaan ka timid 😄🧐🧐

  • @qaniqood8631
    @qaniqood8631 3 роки тому +3

    Suaalaha way jilicsantahay

  • @hanifahamud4698
    @hanifahamud4698 3 роки тому +3

    Msha allh astaan tv horey usocda wllyal

  • @sunta1294
    @sunta1294 3 роки тому +1

    fuley dhahayo xaniyaheyga ku fuula kulaha 5 suaal isticmaaley labo fursad loogu talagaley inuu ku isticmaalo suaalaha adag🤣🤣🤣 🤣🤣🤣 damiin wax soo baro

  • @fowziamohammed6359
    @fowziamohammed6359 3 роки тому +1

    Dadka kaliya iga yabiyey waa dadka muqdisho waye waligey maarg qof meshu kudhashey kukorey wax kubartey hdan aqon

  • @yussufnoor1160
    @yussufnoor1160 3 роки тому +1

    Wlh gabadas wan kafaidesti Istanbul ma aqon qofki xureyey

  • @MinatoNamikaze-bn9so
    @MinatoNamikaze-bn9so 3 роки тому +1

    Kkkk jaamacada maxaa luugu dhigaa ciyaalkaan waxa la weydiinA dugsi hoose lugu dhigan jirey

  • @alihassanhiraabe6197
    @alihassanhiraabe6197 3 роки тому

    Xaliimo khakiif

  • @alihassanhiraabe6197
    @alihassanhiraabe6197 3 роки тому

    Wardhiigley

  • @alihassanhiraabe6197
    @alihassanhiraabe6197 3 роки тому

    Galka

  • @sunta1294
    @sunta1294 3 роки тому +1

    waxaan layaaba manhajka soomaliya laga qato waa maxey sida gabdha labaad ee aqoon halgankii darawashta yaa u ahaay madax ee aqoon weysey teri ahmed gurey ahmed gurey ma waxuu ahay syl mise halgame war dadkan dhahaayo jaamacad dhigtaa ee damiininta maxey ahayeen waligey ma arkin plzz astan waxaan ka cosana hala weydiiyo dadkan madafiicda iyo bistolada iyo qoryaha magac yadooda ilen waa ilmo ku korey xabad uun

    • @nabadoonshaybe2108
      @nabadoonshaybe2108 3 роки тому

      Layaab malaha wll oo wadankeenii ayaa dawlad fiican lahayn dawlada ayaa dadka barta tariikhda dalka iyo dadku soo maray axmed guray waxaa uu halgamayey sanadkii 1506 ilaa 1543 meelahaas waad isixi kartaan hadaan khaldanahay

  • @cabdulahiali2385
    @cabdulahiali2385 3 роки тому

    Baay

  • @ibraahimcabdi6938
    @ibraahimcabdi6938 3 роки тому +1

    Wecelsana kan dadka xaa uqalaqal gelisa

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 3 роки тому

    Asc

  • @qosolqaraxeysi9370
    @qosolqaraxeysi9370 3 роки тому

    My home school 15 May maa xamar weny lagu geeyey. Wey dhacdaa in aan lagu hilmamey. Hada marta reer mudisho. Waa schoolka ku ag yaal vilasomaaliye oo aa reer boondheere iyo reer wardhiiley waa koobta ay banooiga ku ciyaaran ok

  • @abdullahiali
    @abdullahiali 3 роки тому +1

    Haye so daa

  • @kadirali500
    @kadirali500 3 роки тому +1

    hambalyo #astaan barmamujkiinu waa heer calami #hctv ayan dawan jirey #kasmaal kan aya ka wata wariye degen iyo si heer calamiya keep goin cong

  • @ArifAli-gy6pr
    @ArifAli-gy6pr 3 роки тому +1

    Iiga raali ahaada.. Ma weydiimo ama Weydiino?

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 3 роки тому +1

    Waa A

  • @profsomali2467
    @profsomali2467 3 роки тому +1

    Kaxda

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 роки тому

    inta astaan ilaa daawanaysa ilike shaca ku sii

  • @abdulkadirmohamed718
    @abdulkadirmohamed718 3 роки тому

    Garu xira waye

  • @ahmedabdulahihirabe
    @ahmedabdulahihirabe 3 роки тому

    Masha alah

  • @ymcb3818
    @ymcb3818 3 роки тому +5

    Erayg xaniaheyga fulaa kkkk hablaha ayagna xagee fulayaa🤣🤣🤣❤

  • @basra3456
    @basra3456 3 роки тому +1

    B waye

  • @alihassanhiraabe6197
    @alihassanhiraabe6197 3 роки тому

    Sayidka