Ilahay wll ajar haka siiyo.qof ka naxariis badan ma arag saa kuwad wll maalinkan videoyadaada arkay ila manta wan dawada ilahay nimcadu i siiyay ban so xasuusta inay dad bahan naga danbeeyaaan.wan subscribe gareeyay wll
Oh! My god wlhi wiil Naxriis badan aya tahay ilahay ajar iyo xasanaad hakaa siyo sida wanagsan e naxrista ku dhehantahay ad dadka masakinta u cawiso ilahay haka awal mariyo 😍
masha allh walal u kacay caawinta walalaha taakta daran allaha kula garab galo walal bulshada kaalin muhiim ah ayaad uugu jirtaa hadeynan is caawin oo midkeyn midka kale ku tiir sanaan bulshadeynu ma sii jireyso aan ku dadaalno sidii aan wax uwada qabsan laheyn oon isku caawin laheeyn ileeyn aduunyadu nina la dhalane
Masha Allah Alle haka ajar siiyo hala caawiyo dadka wlaalahayna ah maalka aad haysatid bari aya dhimanaysa marka aduunyo inaad Alle caabudid dadka wlasha u naxariista wlaalayaal
Wll ahmed shaqa da aad hesid ad bey u fiican tahay lkn mid ayan gu gu gor dhinayaa wll qali qufka aad waree sanesid waa in la ilaliyaa buralkisa ama bini aa dana midiisa sadas dar ded dad ka sadaqada bax sanayo waxan ogu baqayaa dad ka ka masul ka ah wa iney ku kalsonadan dad ka aad ware sanesid wll qali wajiga wax yar shucac ah kufur si loo gara nin wajigisa waayo waxa laga yabaa mustaq balka iney wax u dhinta wll mida kalo muhiim ma ahan inaa ku dhahda dad ka mala wadagaa waayo ha un buu ku dhahaa wa quf dhiban wll marka waxa muhiim ah wajigisa ina shucac ku furta sey mus taq balka wax ogu dhimin wll qali tas ayaa fican wll mel lagala so xarii rana iso qur hada aragto qural keyga tnks wll
Na dhiiragali walal, subscribe dheh youtube channel kenan, wey na farxad galine middaas walalo mahadsanid
Alle ajir haka siyo wall mcn hore u soco umada wey dhimadan yihin lkn wall makinada koronto sow uma bahno
Ahmaad Zawaaj masha allah
Allah haku xafido
Ilahay wll ajar haka siiyo.qof ka naxariis badan ma arag saa kuwad wll maalinkan videoyadaada arkay ila manta wan dawada ilahay nimcadu i siiyay ban so xasuusta inay dad bahan naga danbeeyaaan.wan subscribe gareeyay wll
Masha alaah wn ku faraxsanahay cawinada ad sameysid
😭 aad bn u iLmeeyay walaal baraka aduun iyo mid aakHiraba Alle haku siiyo
naxariista aad qaLbiyadeena marLabaad gaLinayso Alle hakaa jazaa'isiiyo "ustaad zawaaj"
Masha allah somalia sax ah aya tahay allaah haka abal mariyo aaamiiiiiiin
Somalia hanolato
Oh! My god wlhi wiil Naxriis badan aya tahay ilahay ajar iyo xasanaad hakaa siyo sida wanagsan e naxrista ku dhehantahay ad dadka masakinta u cawiso ilahay haka awal mariyo 😍
Masha alllaha ilahey ha ka abal mariyi walla qaali annga xita wad na dhiri gilisa jaskallhu qeye horay u soco
masha allah illahow ubarakee wall Axmed Janatul firfowsa allaha ku geeyo adiga iyo intii khayrka ka shaqayneso idil
mnzha Allah ilaahay ha xifdiyo wllken Ahmed iyo dhmn wllah khyrka jecl
Wlhi waaa oooye 😭😭😭 inshallah waxaan noqon doona qof kugu dayado bro.
Walal allah kuxafido allah dartis ayan kujeclhy walal guleyso
masha allh walal u kacay caawinta walalaha taakta daran allaha kula garab galo walal bulshada kaalin muhiim ah ayaad uugu jirtaa hadeynan is caawin oo midkeyn midka kale ku tiir sanaan bulshadeynu ma sii jireyso aan ku dadaalno sidii aan wax uwada qabsan laheyn oon isku caawin laheeyn ileeyn aduunyadu nina la dhalane
Ax waa ilmeyay wlhi Wiil Naxariis badan ayaa tahay
waxa rajeynaa samafale inan noqdo insha allaah
@@hodanadenhirey180 wan ku garab is tagenaa wll hadad noqoto sama falo
Qalbi xanuun waaye Saan Ilah wad aan keena no fiicneey
Masha Allah Alle haka ajar siiyo hala caawiyo dadka wlaalahayna ah maalka aad haysatid bari aya dhimanaysa marka aduunyo inaad Alle caabudid dadka wlasha u naxariista wlaalayaal
masha Allah wiil ku dayasho mudan aya thy Alle ha ku xafido walalkey
Insha alla wilkan Ku dayasho mudan yahay wan Ku dayan doona ilahy lcg ha isiiyo
Axned zawaj waxaa ii tahay roll model wanaagaan waanka dayan doonaaa insha allah . Waan jeclahay dadka danta yar inaan caawiyo .
masha allaah wll dadaalka meesha kssiiwad guuleeo aaqiro iyo aduunba
Mnsh Allah tabarkallah allah yaxfidka akhi jasakallahu khayr hore usooco insh Allah
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Jazaakumullahu kheryul jazaa Akhii #Ahmed #Zawaaj
masha Alaah qeer Allah gusiiyo
Alla wiilkaan illahey dartiis ayan ujclhy , 😭 illahey haku grab galo
masha alh axmed kudaysho baa mudan tahay zxp
Masha Allah
ILAHAY HAKAA AWAAL MARIYO
kher allaha ka siiyo
3 qof dislike saaray maxay ahaayeen waar xishooda Oo Damiir yeesha oo jidh wax ka damqada yeesha Alle ha idin soo hanuuniyo
Msllha allha PrOh allha Ku xafido
zawaaj allaah ha ku barakeeyo
🇸🇴🇸🇴🇸🇴DANTA🇸🇴DIINTA🇸🇴DANTA🇸🇴 DADKA🇸🇴 DANTA🇸🇴 DALKA🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Please Subscrıbe our UA-cam Channel
Wilkkan ducaqabe waaye wlhi. Waan u qire
Masha alah hore soco wll
Allow umadeena u gar gaar
Wxaan ka codsanaa axmed zawaaj inaa saan uwadid cawinaada lkn inadan wxyabaha yar yar oo ey gadayaan inadan ka qaldan si eysan xumaan u arkIn
DADKA AAN WAXABA AWOODI KARIN subscribeta HALAMADIYO
INTAA AAN KUCAWINO WALAALKEN CIMRI DHEER IYO CAAFIMADQAB ALLE HASIIYO
Axmaad wll wan kufirsaday waxad tahay qof og bahida dadka waxadna kudadalaysa mahan kaliya inad lacag siisid bal inaad shaqo u abuurtid
Halyey Somaliyed Guul Aduun iyo Akhiro
MASH ALLH
Mashaa Allah
I love Allah
Ryyryeeyryeeaiaoaaosooaoosoasaowsiaoowiawowowoowuoetteetyyrtuytrytttttrerrtrrr7r7r7r7r7r7t74e8rudydhdhdduiddurieei333i3i3i37e7w27e7e7e7e83
😢😢😢
😍😍😍😍😍😍😍
wll Ahmed sawaaj ilaHy Haka Abaal Mariyo Runtiii wlHy kugu Farxaaa (Wxn ku NoolaHy waqoyiga somalia Siiba SOOL=LASCANOD)
😂😂😂wlh hoyo hooyo hooyo allaw janada gee ilahaw cadabta ka xorey wlh hooyooyimka somaliyeed qaasatan kuwa burburkii somalia kadib wlh ilmahooda dhib ku koriyeen ilahaw bariyaal uga dhig somaaliyey isku gargaara wlh ilaahay wu nacaawinaya
Daangadu waamxay ma saloolkaaaaa
QaLooon zxp (popcorn)
Haa waa salool
Bar naamijkaan cml carabta ayaa ku arya intaa kaso bixi kahor
mashallah bro how can i get your number
Wll ahmed shaqa da aad hesid ad bey u fiican tahay lkn mid ayan gu gu gor dhinayaa wll qali qufka aad waree sanesid waa in la ilaliyaa buralkisa ama bini aa dana midiisa sadas dar ded dad ka sadaqada bax sanayo waxan ogu baqayaa dad ka ka masul ka ah wa iney ku kalsonadan dad ka aad ware sanesid wll qali wajiga wax yar shucac ah kufur si loo gara nin wajigisa waayo waxa laga yabaa mustaq balka iney wax u dhinta wll mida kalo muhiim ma ahan inaa ku dhahda dad ka mala wadagaa waayo ha un buu ku dhahaa wa quf dhiban wll marka waxa muhiim ah wajigisa ina shucac ku furta sey mus taq balka wax ogu dhimin wll qali tas ayaa fican wll mel lagala so xarii rana iso qur hada aragto qural keyga tnks wll
Masha Allah wiil Ku dayasho mudan ilaahey haku xafido
Ma shaa Allah
🇸🇴🇸🇴🇸🇴DANTA🇸🇴DIINTA🇸🇴DANTA🇸🇴 DADKA🇸🇴 DANTA🇸🇴 DALKA🇸🇴🇸🇴🇸🇴
🇸🇴🇸🇴🇸🇴DANTA🇸🇴DIINTA🇸🇴DANTA🇸🇴 DADKA🇸🇴 DANTA🇸🇴 DALKA🇸🇴🇸🇴🇸🇴