QISADA LAYLA IYO IBTISAAM QALBIGAY TABANAYSA RUNTII!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025
  • #qisoyinka #sawdaqaalib #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe

КОМЕНТАРІ • 522

  • @MohamedDhuhulo
    @MohamedDhuhulo 5 місяців тому +36

    SCW SCW SCW ❤️❤️❤️❤ Drs Sawda Mohamud Qaalib Allaha Ku barakeeyo Insha'allah Aamiin Allaahuma Aamiin yaa Allaah ❤❤❤❤ Guul Guul Falastiin Insha'allah GUUL ❤❤❤❤

    • @MohamedDhuhulo
      @MohamedDhuhulo 5 місяців тому +2

      Caawa waa Jumca halagu saliyo Xabiibkeena Muhammad SCW SCW SCW SCW ❤️❤️❤️❤️ Guul Guul Falastiin Insha'allah GUUL ❤️❤️❤️❤️

    • @MaryanSiciid-u5w
      @MaryanSiciid-u5w 4 місяці тому

      Scwscw❤❤❤❤❤❤❤❤​@@MohamedDhuhulo

  • @naimojaamaesmael9463
    @naimojaamaesmael9463 5 місяців тому +17

    Gabadhan wan ku haystaa shekoyinkeeda wan ku shaqeya wlhi shaqadaydu way i fududaata Alle ha ku barakeeyo hno❤❤❤❤

    • @NasteexoBarkhad
      @NasteexoBarkhad 5 місяців тому +3

      Wllhi kula mid ahay jikada ayaan kaga shaqeeya intaan daqada saartO mopilka alle hadayee😊❤

    • @naimojaamaesmael9463
      @naimojaamaesmael9463 5 місяців тому

      @@NasteexoBarkhad❤❤Qof ila mida wan helay ugu danbayn🥹🥰

    • @NasteexoBarkhad
      @NasteexoBarkhad 5 місяців тому

      @@naimojaamaesmael9463 soo dhawaw hupiyeey♥️

    • @FadxicabdiRashid
      @FadxicabdiRashid 5 місяців тому +1

      Aniga xitaa wlhi said ujecelhy shekoyin keeda allhaa noxaafiido ❤

    • @fardowsaabdullahiissack4077
      @fardowsaabdullahiissack4077 5 місяців тому

      Maskiin iltisaam waa khery hadey cfisey leylo😢❤

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 5 місяців тому +26

    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤

  • @IbraHim-Ajep
    @IbraHim-Ajep 5 місяців тому +32

    Wllhi waa farxay markaa arkay wllsheyy oo ku daawanaysa masha Allah hapo sawday❤❤❤

  • @dheemanabdi6180
    @dheemanabdi6180 5 місяців тому +10

    Iimaanka lugu dheerga Layla waxay gabadh aad u samiir badan o aad u wanagsan illaahay samiir nasii aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Fad-p4i
    @Fad-p4i 5 місяців тому +8

    Masha alah laylo wa gabar Qalbi wanagsan samirku wacjiib😢

  • @SahraMaxmud
    @SahraMaxmud 5 місяців тому +9

    Scw scw scw scw scw wcs wcs wllo sharafeey masha Allah wllo

  • @FartunIpra
    @FartunIpra 4 місяці тому +4

    اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kingbuuc991
    @kingbuuc991 5 місяців тому +93

    Ani manta ayaan waligeey nambar 3 ann noqday. اللهم صل على محمد واله وسلم

  • @IlhaanYusuf-t2k
    @IlhaanYusuf-t2k 5 місяців тому +5

    أللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

  • @Hamdi-n7p
    @Hamdi-n7p 5 місяців тому +7

    Walaikum salam warahmatullahi wabarakatuh🦋
    عليه افضل الصلاه والسلام🌹

  • @ramla-kf49db3h
    @ramla-kf49db3h 5 місяців тому +7

    Alla maanta Howsha waan dhameestay markad so dhigeysay intaan meel fadhiisto o casariyaha ku saxdo waye ❤❤❤❤

  • @MohamedHussien-qu3sc
    @MohamedHussien-qu3sc 5 місяців тому +11

    Salallahu calayhi wa salam❤
    Salallahu calayhi wa salam❤
    Salaaalhi calayhi wa salam❤

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 5 місяців тому +6

    Kobki sheehi Sawda Qaliib waan saaray gabdaha waa waanise Allaah haku xifdhiyo

  • @sumayajibreel3813
    @sumayajibreel3813 5 місяців тому +16

    Ascw Scw scw scw Sawda ilaahay ha barakeyo ilaahay qofkasta oo muradle allaha u sahlo hadu khayr u yahay qofkata oo xanunsan allaha cafiyo. Sowda allaha ku barakeyo labada channel ba

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 5 місяців тому +7

    ((فمن عفا وأصلح فأجره على الله))

  • @NajmaHussein-p4n
    @NajmaHussein-p4n 5 місяців тому +2

    Sowda wllshy qurux anigaa ba si xaf dhaaf ah ku jeclaan Raba dhawaan 😂alle Haku barakeeyo Guulayso waligaa qisoyinkagag hadanan dhagaysan wlhi jawiga sax iima noqonayaba Taladad quruxdad bdna wad ku Mahadsantay alle Abaalkaga jano haka dhigo wllshy mcn❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NimcoMohamuud123-xp9zy
    @NimcoMohamuud123-xp9zy 5 місяців тому +14

    صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم ❤صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم ❤صلي الله عليه وسلم ❤صلي الله الله وسلم ❤❤❤

  • @FardosaAli-bl4vb
    @FardosaAli-bl4vb 5 місяців тому +14

    Habo sawday sidan kuujecelnahay rabbi hakujeclado

  • @AishaHassan-tm3cu
    @AishaHassan-tm3cu 5 місяців тому +7

    Alaahuma salicalaanabiyinaa muxumad salalaahu calayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam ❤❤❤❤

  • @MuunaIbraahim-d7l
    @MuunaIbraahim-d7l 5 місяців тому +8

    Salahu calhi waslm Salahu calhi waslm Salahu calhi waslm maash allh walshy sawda ale haku barakeeyo walshy mcneey mcneey ❤❤❤❤❤❤

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu 5 місяців тому +9

    Wcs waraxmatullaah wabarakaat Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @MaryamaOmer
    @MaryamaOmer 5 місяців тому +19

    صلي الله عليه وسلم❤

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 5 місяців тому +4

    اللهم صل و سلم علي نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا

  • @ixsaanmaxamed1990
    @ixsaanmaxamed1990 5 місяців тому +13

    صلى الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @nurae2280
    @nurae2280 5 місяців тому +9

    Wll nagu qaaliya ayaad tahay xbbt Allah yaxfidk ❤❤

  • @XassanMohamed-up6zf
    @XassanMohamed-up6zf 5 місяців тому +13

    صلي الله عليه وسلم تسليما كثيرا

  • @DeeqaMohamed-l2r
    @DeeqaMohamed-l2r 5 місяців тому +13

    Allahu akbar yaa rabbi yaa raxiim allow noo gargaar

  • @NasroCudoon
    @NasroCudoon 5 місяців тому +6

    Ani ninkayga waa jeclahay wuuna ila guursaday anòo 19 jir ah hadana 20 jir ahy 3 cunag haystaaa manakala jecli waayo dantayda aaba kumashquulsanahy inaa sidaa nafatyda utarabiyaynlahaa ilmahyga aaa koriyaa ana waaa iskoriyaaa ninkaygana wuxuu ubaahdo wuu iga helaaa ana sidokel marka hablow raga jacayl saaidka aad uqaadaysaan iska ilaaliya plzzzzz adna sowdaay waan ku salamay mcney😊😊😊😊❤

    • @MunaMohamud-q1i
      @MunaMohamud-q1i 5 місяців тому

      Kkkkkk hadalkan qarkisaba qosol ah abayo 19 sano jirtay marka aroosesay hadana 20 jira tahay 3 cunug a hesata ma ogi Hal mar ma wada dhashay 3 Dooda qofkase fuded badana 1 sano gudahed. Aroosayo subxanallaaah been xoga luga leh keen bal 😂😂

    • @NasroCudoon
      @NasroCudoon 5 місяців тому +1

      @@MunaMohamud-q1i kkkkk abyo mar kuu i aroosayay ma orane wuuuna ila guursaday aaa dhahay ee qoraalka ku noqo

    • @MunaMohamud-q1i
      @MunaMohamud-q1i 5 місяців тому

      @@NasroCudoon mahadsanid xabiibty walahey aba tusay ana qaldan wa iga wada guulesateen kkkkkkk

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 5 місяців тому +11

    Sowda qaaaliye galab wangsan ❤❤❤

  • @AsmaIsxaaq
    @AsmaIsxaaq 5 місяців тому +24

    Commentigi khafifiki ee ladiiifki waka😂

  • @Khadiijo-ps7ss
    @Khadiijo-ps7ss 5 місяців тому +10

    Dumaroow horumar magaadhaysaan ilaa iyo inaad nimanka dabagalkooda iska dhaaftaan maahee xaqiiq ninka adaaba baawar iyo awood uyeelaya markaad casar iyo cishe xagaad martay iyo xagaad katimida hayso tan kale taleefanadooda faraha uga qaada walahay wareee wXa iigu dambaysay maantaan telkiisa faraha kaqaasay 2016 kii alxlillaah gabadhana haday komantigayga akhrido waxan dhihi lahaa horta isdaji illahay gacmaha uhoorsoo dheh yaa rabi reerkaygii iiso celi awlaadayda aabohood qalbigiisa iisoo dabci anana waankuuso ducaynaynaa sowda pin garee

  • @HiboAbdulkadir
    @HiboAbdulkadir 5 місяців тому +7

    Maalinta aaaan isdhoho daba gal 😂madaxaa ikala jaba ❤ninkyga iigusoo duceeya inow Ani Lee ila joogo❤❤

    • @UmuRaxmaInabashiir
      @UmuRaxmaInabashiir 5 місяців тому +1

      Hhhhhhh😂😂😂😂

    • @QueenNimca
      @QueenNimca 5 місяців тому +1

      @@HiboAbdulkadir calafoow hdaa xariif tahy gabartan kaligeed ninkeda ku koob nagaha kale nacsiii😆

  • @ciiltire4670
    @ciiltire4670 4 місяці тому +2

    ❤❤❤ dee intaas na wa shaxad kaagii waana cusbahay

  • @yusufawale4755
    @yusufawale4755 5 місяців тому +13

    Wcs scw mahadsanid❤

  • @MariamAhmed-st9tz
    @MariamAhmed-st9tz 5 місяців тому +15

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw mashallah sawda billan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bashiircabdisalaam6302
    @bashiircabdisalaam6302 3 місяці тому +1

    بارك الله فيك على نصيحنك للأمهات

  • @HibaaqMahamed-n5f
    @HibaaqMahamed-n5f 5 місяців тому +12

    Sallhu caleyhi wasslm 💖

  • @SabnaMuhammad-vk2yu
    @SabnaMuhammad-vk2yu 5 місяців тому +19

    Sowdaay ayamahan marug qiiro qiiro iyo cabsi lee nagu dishay 😂😂 bal danbi baare iyo kiisas qisooyin ah noo soobaar thanks sida quruxbadan wakhtigaa noo siisid🫶❤

  • @ZamzamYusufYusuf
    @ZamzamYusufYusuf 5 місяців тому +12

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤

  • @MaryamMohammedIbrahim-t9q
    @MaryamMohammedIbrahim-t9q 5 місяців тому +12

    Scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf 5 місяців тому +3

    Mashaa allaah tabaaraka allaah abaayo jazaaka allaahu qeyr waad nala hadashay haduu hadal wax taraayo kuwii qaato allahaa hadalkaaga allahaa naga inkastoo aniga aananba ku jirin kuwa raga waardiyaha ka ah tabartaasba malihi dulqaadkaasna malihi hadaan sameyn lahaa waa horuu gurigeyga burburi lahaa 😂😂

  • @IkranSalax-yg6ys
    @IkranSalax-yg6ys 5 місяців тому +11

    Scw scw scw ❤️ scw scw ❤

  • @AsmacabdiMaxamed-k6x
    @AsmacabdiMaxamed-k6x Місяць тому +2

    Hoorta sawday maxd nohurufta habo mcn❤

  • @naguibamahamed
    @naguibamahamed 5 місяців тому +5

    Sawda qaalib waxa tahay qof a jecel ❤allah hakuxafido

  • @AzmaMahat
    @AzmaMahat 5 місяців тому +4

    Kaw Ana waxa layga baryayaa idheh waad soo.daahday jaw😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @FarxiyoXasan-mq7ut
    @FarxiyoXasan-mq7ut 5 місяців тому +5

    Wakugu racsan hey tas o ah jaceylka xad dhaafka ah in qof uqado wayo dhibata disa badan iyo warer wana tan dumarka badan koda heysata o guriya hoda u burburo💯

  • @amranhassab7872
    @amranhassab7872 5 місяців тому +5

    Aamiin aamiin yaa rabi 🤲

  • @khadandiini8606
    @khadandiini8606 5 місяців тому +9

    Scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤

  • @khadijahussien425
    @khadijahussien425 5 місяців тому +7

    Allah hakubarakeyo drs sawda

  • @AsmaLaki-wc9xg
    @AsmaLaki-wc9xg 5 місяців тому +7

    صلى الله عليه وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤
    Sawdaay wll wxn jooga hargeysa weligay ma iman muqdisho family kaygana cid kama joogto ee wxn ka baqayaa inan darta u imaado oon shekoyinkaga live ku dhegaysto❤😂

  • @HoodiyoAyaanlay
    @HoodiyoAyaanlay 4 дні тому

    Qiso ama kiis ku doonoba ha ahaadee waxn ku kalsoonahay inay tahay cajiib hadiiba sawdo soo jeediso
    Marka like ta waaba sii qadimaa wlhy❤saanan u ilaawin
    Love u sister ❤🙏

  • @Nima6640
    @Nima6640 5 місяців тому +2

    Wcz
    صلي الله عليه وسلم
    Sawda qisada bilow ilaa dhamaad wan dhagestay iyo taladada wanaagsan, ilaahey gabdhaheena xaqa ha tusiyo iyo inay dag daga iska dhaafaan ameen Yaa Rab❤

  • @NaaNa356
    @NaaNa356 5 місяців тому +7

    Wcs aniga ugu horeya maantay mala iijeeda❤😂

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 5 місяців тому +3

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته و سلم علي نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا

  • @SafaAbdinasir
    @SafaAbdinasir 5 місяців тому +10

    scw wll qiso dambi badhis ah noken

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 5 місяців тому +12

    ASC WLLO❤

  • @jamaaakram
    @jamaaakram 5 місяців тому +2

    Habo sawday sidan kuujecelhy rabbi hakujeclado❤

  • @munamustafe3830
    @munamustafe3830 5 місяців тому +5

    Walaahi Layla waa gabadh wanaagsan❤❤❤

  • @HaniBashirxasan
    @HaniBashirxasan 5 місяців тому +2

    Wcs wrx wbr اللهم صل على نبينا محمد habo ayaantan waan xanuunsanahy isoo duceeya adiga iyo asxaaptaada

  • @Ribaxugaas
    @Ribaxugaas 5 місяців тому +14

    scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 5 місяців тому +4

    Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤

  • @faraxaan
    @faraxaan 5 місяців тому +3

    اللهم صل على محمد وآل محمد وعلى آل محمد وصحبه أجمعين ❤

  • @AnasPoUNg
    @AnasPoUNg 5 місяців тому +1

    صلو على الحبيب المصطفى صلى الله عليه وسلم ❤

  • @HafzaAbdikadir
    @HafzaAbdikadir 5 місяців тому +16

    Scw wan ku salamay sawday❤😢🎉

    • @xabibohussien9174
      @xabibohussien9174 5 місяців тому

      Asc Sowdo magacyadii oo dhan waad kadhitay Imtisam

  • @nadarindhabalac3726
    @nadarindhabalac3726 5 місяців тому +6

    Mala ii jeedaa😊❤

  • @xayaatulislaam8566
    @xayaatulislaam8566 5 місяців тому +6

    صلى الله عليه وسلم

  • @faadumoadanxasan2514
    @faadumoadanxasan2514 5 місяців тому +5

    Anaa uhoreeya qalabta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @JamkaHasan
    @JamkaHasan 5 місяців тому +5

    Ayyy sawda markaan ku arko unbaa farxa farxad ku nolow❤❤❤❤

  • @Meymacali
    @Meymacali 5 місяців тому +7

    sowdayy tageero lamber 1 ku ahy qaliyeey ilaahay haku xifdiyo👸🏻🫶🏻

  • @edilupdy6438
    @edilupdy6438 5 місяців тому +3

    اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين ♥️♥️♥️

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 5 місяців тому +2

    أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا

  • @Zahraapdi1
    @Zahraapdi1 5 місяців тому +2

    Alla Sowdo jecliyaa jah allow no kaa daa xppti mcney ❤❤❤

  • @HafsaAbdirahman-ho6oy
    @HafsaAbdirahman-ho6oy 5 місяців тому +22

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد🥰🖤

  • @abyanahmed5909
    @abyanahmed5909 5 місяців тому +4

    Allahuma amiin ❤❤❤❤

  • @hodoali6253
    @hodoali6253 5 місяців тому +3

    Masha allah qiso wanaagsan❤️❤️

  • @RaadiyaAliBashe
    @RaadiyaAliBashe 5 місяців тому +17

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @JAPHETKIVUYO
    @JAPHETKIVUYO 5 місяців тому +6

    Lkin sowday nimanka wa qa,i,miin Malin ba la sowacay ninkeyga nimbarka waxa kuqoran Abdiraxman wa magac nin Wana naag Markan ka qabtay😂 balse Aniga iskumaba walin ayaar ayan warestay hadana danteyda Karacday Marka nin lamaba xayisiiyo 😂

    • @UmuRaxmaInabashiir
      @UmuRaxmaInabashiir 5 місяців тому +2

      Aad iyo aad wlaalahi ninka heerkiisa lama dhaafiyo anigu ma eego Mobelakiiisa

  • @XamdiMaxamed-f3e
    @XamdiMaxamed-f3e 5 місяців тому +4

    Scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XaawaMuuse-q6q
    @XaawaMuuse-q6q 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 5 місяців тому +3

    Sawda mahadsanid
    Waan ka helaa Qaabka aad usoo Gudbiso Qisooyinka

  • @FardowsaMuuse-e2e
    @FardowsaMuuse-e2e 5 місяців тому +11

    Wcs scw

  • @fooshassan1379
    @fooshassan1379 5 місяців тому +6

    Aamiin Hooyo Macaan waa qaali Allaha u naxariisto Aamiin

  • @Sucaddeeqa
    @Sucaddeeqa 5 місяців тому +2

    Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam

  • @CaishoKiin
    @CaishoKiin 5 місяців тому +6

    Team sawda
    👇

  • @Typing...222
    @Typing...222 5 місяців тому +4

    First 🎉🎉

  • @FalastiinMBC
    @FalastiinMBC 5 місяців тому +3

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤🥰💓

  • @XassanMohamed-up6zf
    @XassanMohamed-up6zf 5 місяців тому +4

    MashaAllah ❤❤❤

  • @AliAli-kp1ry
    @AliAli-kp1ry 5 місяців тому +3

    Masha Alllaah❤❤❤sis❤

  • @MuniiraJamal-jz5us
    @MuniiraJamal-jz5us 5 місяців тому +1

    Qisadoo dhan ba inta wax sheegaaga ayaba aad uga helay
    Wana ku mahadsan tahay sowda qurxeey
    Mar mar sidas o kle nagu so fariiso o wax ino sheeg😊❤

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 5 місяців тому +4

    Marka horeba waxa wanaagsan jacaylka xad dhaafka nin bini aadam inaanad siin inantaana waxas oo dhibaata waxa ugeestay jacaylki badna ee ay u qaaday ninki khaayinka ahaa

  • @AouledFatouma
    @AouledFatouma 5 місяців тому +2

    Swc swc swc sawda qali waan ku salame❤❤❤❤❤❤❤

  • @MunaMohamud-q1i
    @MunaMohamud-q1i 5 місяців тому

    Ma sha allaah ❤macan badan waku jeclahay ❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumodahir6048
    @fadumodahir6048 5 місяців тому +1

    الهم صلي وسلم تسليما كثيرا

  • @Kaltumoismail
    @Kaltumoismail 5 місяців тому +2

    Wankujeclahay hapo mcn❤❤❤

  • @NimcaHilowle-i7q
    @NimcaHilowle-i7q 5 місяців тому +3

    sowda sawerada dadka qisada ku dhacda no so sar inta la so Saro ❤

  • @AmranMohamedOmer
    @AmranMohamedOmer 5 місяців тому +1

    صل الله عليه وسلم ❤

  • @hodanyusuf5342
    @hodanyusuf5342 5 місяців тому

    Kkkkkkkkk walahi wad iga qosliyay sowday dadkana ma dhaafte shaqadeedey wadadaa walahi wa gabar cajiiba oo aqli badan❤❤

  • @fardowsaxaaji-pn4gq
    @fardowsaxaaji-pn4gq 5 місяців тому +1

    Asc sowda mahadsanid love you❤❤❤❤

  • @HaboonXuseen-k1t
    @HaboonXuseen-k1t 5 місяців тому +2

    Alla wlhi wku jclhy wll🎉❤