XAYATI QURUX QISO KALAY NALA DAWO😍🤩🤩

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 38

  • @fmg63772
    @fmg63772 Місяць тому +10

    Kareemka hadii lagu cadaanaayo oo abuurta allaah lagu badalaayo waa xaaraan abayo wax xalaal ah bes gad allaah ayaa kuu barakayn shukran

  • @hibaali4311
    @hibaali4311 Місяць тому +1

    SOMALIA 🇸🇴 ❤❤ SHAYA KUFIICANAYIHIIN QOFKA DHIBAN GARABA LASIIYO WAAN WAXA FIICAN MASHALLAH MASHALLAH ❤❤s
    SOMALIA 🇸🇴 ❤

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Місяць тому +2

    Walaal hasheegin noloshaada waa iska ognahay jareer ta 13 14 ayaa lagu guursadaa laakiin waa naago karti badan oo shaqo badan maashaa allaah tabaarakallaah

  • @Aragsan192
    @Aragsan192 Місяць тому

    Naagtan wey waalantahay war baa diley iyo iney is ogeyn mexay afka iyo sanka la qolqoloocineysa yaaahu umadi waa waasheen wallhi subxaaanalllaaah allaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah hu akbar

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 Місяць тому +2

    Dadka ku garab istaagay illaahay ajar ha siiyo

  • @SaaroCali-xz4to
    @SaaroCali-xz4to Місяць тому +1

    Masha allaah uqti qaali❤❤

  • @user-vi7rr9eg8m
    @user-vi7rr9eg8m Місяць тому +3

    Naag nool❤😊

  • @MyGoalisJannah
    @MyGoalisJannah Місяць тому +1

    Mashallah I am so proud of you and are amazing my Allah great you and your family ❤❤❤❤

  • @Aragsan192
    @Aragsan192 Місяць тому +1

    Show badana orod diinta baro baahi iyo imtixaanka adunka kawran laguma dhihine soobaro waxay soo mareen dadkii diinta kusoo gaarsiiyey

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 Місяць тому

    Maasha Allaah allaha kuu barakeeyo nolosha macaan

  • @MaanoJeylaani
    @MaanoJeylaani Місяць тому

    Guriyaaga intookuyaalaa abayo❤❤❤

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Місяць тому

    M.A QOF NOOL

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 Місяць тому +1

    Habo mashallah dadaalaa
    Waa gaaray,❤❤❤❤

  • @qabarxaaji3405
    @qabarxaaji3405 Місяць тому

    Masha alaah alaha ku..barakeeyo

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 Місяць тому +2

    Mashalah tabarakallah Hooyo adag aya tahay ilahay ha kula koriyo awlada

  • @Mariamdegan-mn1ts
    @Mariamdegan-mn1ts Місяць тому

    Masha Allah abayo huray usoco

  • @user-kv8rf1yz8p
    @user-kv8rf1yz8p Місяць тому

    Abyo nolosha wa iska sidas lkin adig haku kibrib wuxu alle kusiyay ok qera ku rajena abyadis😢😢

  • @yurubcabdilahi8575
    @yurubcabdilahi8575 Місяць тому

    Mashaallh hooyo karti leh❤❤❤

  • @user-cs8wy9pj5r
    @user-cs8wy9pj5r Місяць тому +1

    𝗛𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗲𝗬 𝗷𝗶𝗿𝗮𝗻 𝗠𝗮𝗹𝗺𝗮 𝗔𝗱𝗮𝗴 𝗘𝗲 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗿𝗮𝗬 𝗡𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗪𝘅𝗱 𝗚𝗮𝗮𝗱𝗵𝗶 𝗗𝗼𝗻𝘁𝗮 𝗠𝗮𝗹𝗮𝗺𝗮 𝗞𝗹𝗲 𝗞𝗹𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝘂𝗿𝘂𝘅 𝗕𝗗𝗡 𝗞𝗮𝗻𝗮 𝗗𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗠𝗮𝗹𝗺𝗶𝗵𝗶 𝗛𝗼𝗿𝗲 𝗘𝗲 𝗞𝘂𝘀𝗼 𝗠𝗮𝗿𝗮𝗬 𝗜𝗻𝘁𝗮 𝗜𝗴𝘂 𝗥𝗮𝗰𝘀𝗮𝗻 𝗟𝗶𝗸𝗲 𝗗𝗵𝗮𝗰 𝗞𝘂𝘀𝗶𝗶.🤴❤️

  • @sacdiyo-u7r
    @sacdiyo-u7r Місяць тому

    ماشاءالله

  • @sophiaabu5115
    @sophiaabu5115 Місяць тому

    Mansha allah 🧡

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 Місяць тому

    Masha. Allah horay usoco

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp Місяць тому

    MASHA AALLAH

  • @user-lg3ry8ut1q
    @user-lg3ry8ut1q Місяць тому +1

    Duleeste yuu ku kala ridin ha isu dhawaan

  • @HamdiXarago-hr7sw
    @HamdiXarago-hr7sw Місяць тому

    ❤❤❤❤❤

  • @AbuBackar-dx7ow
    @AbuBackar-dx7ow Місяць тому

    nolosha cashar waye lakin samirka

  • @UmuMuhamad-hv8bj
    @UmuMuhamad-hv8bj Місяць тому

    Isoo boqo walal

  • @SacdiyoCabdulaahi-dt7zb
    @SacdiyoCabdulaahi-dt7zb Місяць тому

    Asc

  • @user-bu6ol1rd7k
    @user-bu6ol1rd7k Місяць тому

    🤲🤲💪💪💪

  • @user-ch3zl5zx9e
    @user-ch3zl5zx9e Місяць тому

    ❤❤❤❤

  • @user-bu6ol1rd7k
    @user-bu6ol1rd7k Місяць тому

    😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴👈👈💋

  • @waaqicichannel
    @waaqicichannel Місяць тому

    Isoo boqo huuno wakusobode

  • @fatmabuffallo4095
    @fatmabuffallo4095 Місяць тому

    Maasha Allah

  • @MohamedSiyad-wc1ct
    @MohamedSiyad-wc1ct Місяць тому

    Mashaa Allah huray usoco