Safwan Halac - Dhawrsan Showgii Guri Barwaaqo 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • Showgii Guri Barwaaqo London
    Ereyada Ahmed Buurmaax
    Laxanka Safwan
    Music Tamesgen

КОМЕНТАРІ • 212

  • @duulaa_xn
    @duulaa_xn 8 місяців тому +45

    M.A calankaygii m'y dhiga from duriyada barakaysan

    • @AyaanAhmed-bd8fs
      @AyaanAhmed-bd8fs 7 місяців тому

      💚🤍❤️

    • @duulaa_xn
      @duulaa_xn 7 місяців тому

      SHARAF iyo karamo xafada ado Ila joga wacnan lahayda huno​@@AyaanAhmed-bd8fs

    • @yasminmoktar2069
      @yasminmoktar2069 5 місяців тому

      😂😂 duriyada cuqdadeysan idoor land😂

  • @ASADHAGI027
    @ASADHAGI027 8 місяців тому +119

    Nabi muxamed halagu saliyo scw🎉❤

    • @KoosaCabdi
      @KoosaCabdi 7 місяців тому +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @tufaaxinacabdirashiid3078
      @tufaaxinacabdirashiid3078 6 місяців тому +3

      Ku jecelay wllo kem go❤❤

    • @user-oq1ro6dt8j
      @user-oq1ro6dt8j 6 місяців тому

      ❤❤❤❤❤❤wqruo😅😅😊😮😢😢​@@tufaaxinacabdirashiid3078

    • @user-oq1ro6dt8j
      @user-oq1ro6dt8j 6 місяців тому +1

      Welcome ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 6 місяців тому

      Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @ZakariyeJaamac-z2h
    @ZakariyeJaamac-z2h Місяць тому +1

    Goatka Safwaan halac 2024 legnd is back

  • @KooshinMohamed
    @KooshinMohamed 7 місяців тому +15

    Qof dhameysaa
    Ooo dhabeelaaa
    Oo dhab sheegoo
    Dhiiran baad tahay
    Dhuudi geenyoo
    Dhigid fiican
    Dhaxal hooyoo
    Alla qof dhiteystay
    Dhugmadaadaa dhool cadeynta
    Qofka dhowraa kuma dhaafo

  • @user-nd2rj3ls3i
    @user-nd2rj3ls3i 6 місяців тому +3

    Dhowra dhaaba idhiirsha
    dhib yar oo dhabeela
    dhiga dheeha dhaxyartood
    dhibsan oo idhowrta
    aanku dhaarto
    Dhowra dhaaba idhiirsha
    dhibyar oo dhabeela
    dheha dhaxyartooda dhibsan
    oo idhowrta a dhibsan
    dhegta dheeman dhowrsan
    aa ku dhaato aa haa ku dhaato
    Markan eego dhayahaaga
    qalbigaaga wo dhalaalay
    wanku dhowran
    kugu dhaadan
    dhib ku gaadha
    huno kaga dhaaran
    sida dheeman
    dhulka baaday
    dheygaagi is dhirbaaxay
    Kalay dheho dhagta saar bal wadnaheyga dhaqdhaqaaga magacaaga ku dhawaqay
    Kalay dheho dhagta saar bal wadnaheyga dhaqdhaqaaga magacaaga ku dhawaqay
    Ala magacaaga ku dhawaaqay ❤❤

  • @hamseahmed5285
    @hamseahmed5285 7 місяців тому +7

    Inta afka iyo suugaanta Saboolka ka ah ee hadana dadka waan heesaynaa la hortaagan waad dhaantaa sxb sare safwaan yare🙏👍

  • @user-ph8kc4nn9y
    @user-ph8kc4nn9y 7 місяців тому +5

    Wllhi waa heesti heesa capten safwan halac 👍👍💯💯💯💯

  • @ruweydasalixcabdule4082
    @ruweydasalixcabdule4082 7 місяців тому +6

    My legend is come back 🎉❤❤

  • @mursaladan7025
    @mursaladan7025 8 місяців тому +5

    Heesta sanadka, axsan cod, axsan music, axsan miraha legend, bro

  • @zamiamawran9595
    @zamiamawran9595 8 місяців тому +4

    Heestan way dhaftay
    Music 🎶 dagan cod dagan is helay❤😮

  • @Ali-Eid66
    @Ali-Eid66 7 місяців тому +19

    Isaaqow mashiinka fankaa tihiim❤😂

    • @khadiijohassan8454
      @khadiijohassan8454 6 місяців тому

      Kana isaaq miyaa laweragay😂

    • @Tawakal-fl2gi
      @Tawakal-fl2gi 4 місяці тому

      ​@@khadiijohassan8454wuuba ahaaye adiga yaa tahay shuubo yahay amizon girl

    • @abdullahi370
      @abdullahi370 2 місяці тому

      @@khadiijohassan8454waaba isaaq sacadmuuse maxay la wareegan😅

    • @abdiqanimahamud1288
      @abdiqanimahamud1288 2 дні тому

      Waa isaaq Inaader ​@@khadiijohassan8454

  • @Oroddheer
    @Oroddheer 7 місяців тому +7

    Lyrics/Qoraal 📍
    Dhawra Dhaaba idhiirsha
    Dhibyara oo dhabeela
    Dheeha dhexyar dhudi dhibsan oo idhawrta
    AAAnn ku Dhaato
    ×2
    Dhisa dhubta dheeman dhawrsan
    AAAnn ku Dhaato
    AAAnn ku Dhaarto
    Markaan dheehdo dhaayahaaga
    Qalbigaygu wuu dhalaalay
    Waan ku dhawran kugu dhaadan
    Dhib ku gaadha huuno kaaga dhaaran
    Sida dheeman dhulka qaaday
    Dhayga gaagii is dhirbaaxay
    . ×2
    Kaalay dheeho dhegta saar bal Wadnahayga/n
    Dhaqdhaqaaqa magacaaga ku dhawaaqay
    ×4
    Dhawra Dhaaba idhiirsha
    Dhibyara oo dhabeela
    Dheeha dhexyar dhudi dhibsan oo idhawrta
    AAAnn ku Dhaato
    ×2
    Dhisa dhubta dheeman dhawrsan
    AAAnn ku Dhaato
    AAAnn ku Dhaarto
    Qof dhammaysa oo dhabeela
    Oo dhab sheegoo dhiiran baa tahay
    Dhudi geenyo dhedig fiican
    Dhaxal Hooyo Allah qof dhitaystay
    Dhugmadaada dhool caddaynta
    Qofka dhawraa kuma dhaafo
    ×2
    Kaalay dheeho dhegta saar bal Wadnahayga/n
    Dhaqdhaqaaqa magacaaga ku dhawaaqay
    ×4

  • @lipaaxliqe
    @lipaaxliqe 7 місяців тому +4

    Legendery 🔥 Nuux Ismacil la sxp update badan ka rabaa 🎉best son waa erayo mcn cod music intaba hit weyan keep going indro

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 7 місяців тому +2

    Waa heesti heesa safwaan halac ❤baryahaas hees lamida maan maqlinba ❤

  • @ridwaannuur3287
    @ridwaannuur3287 2 місяці тому

    Al fanaan safwaan halac esh calaa hees calankii tawxiidka lahaana wuu ii muuqda guuleyso Libaax ❤❤❤❤❤❤

  • @Wasiirka98
    @Wasiirka98 7 місяців тому +4

    Heestan midhaha ku jira baryahan hees la mida ah ma maqal abwaan abqariyaa sameeyay

  • @AyaanAhmed-bd8fs
    @AyaanAhmed-bd8fs 8 місяців тому +4

    Wow sugaan ba ku dhan koley inta fahmaysa way yartahay Duriyada💚🤍❤️

  • @irshaadtj7828
    @irshaadtj7828 8 місяців тому +5

    Safwan halac welcome back legend😮❤

  • @farhanefrah5779
    @farhanefrah5779 7 місяців тому +4

    Ciltire calankeyga ujedaa ilaho barakey Somaliland💚🤍❤️

  • @abdirahmanhussein2057
    @abdirahmanhussein2057 8 місяців тому +8

    Ustaad safwaan halac soo dhacyeey 🎉🎉🎉🎉🎉 like ii saar

  • @mohamedismail9806
    @mohamedismail9806 8 місяців тому +8

    Legend is back 🙌 😎

  • @mohammedmohamed9989
    @mohammedmohamed9989 7 місяців тому +4

    Ya salaaaam safka best song❤❤❤

  • @Walaashaweyn12
    @Walaashaweyn12 7 місяців тому +5

    Kaalay dheeho dhegta saar bal
    Wadnahaygan dhaq dhaqaaqa magacaaga ku dhawaaqay
    Dhawra dhaaba idhiirsha
    Dhibyar oo dhabeela
    Dheeha dhexda dhudi
    Dhiibsan oo idhowrta
    Dhisa dhugta dheeman
    Dhowraan aan ku dhaato
    Qof dhameesa oo dhabeela
    Oo dhab sheega Dhiiran
    dhudi geenyo dhedig fiican
    dhaxal hooyo qof dhiteestay
    Dhugmadaada dholcadeenta
    Qof dhugtay kuma dhaafo

  • @ibrokhan7399
    @ibrokhan7399 7 місяців тому +12

    Qof dhameysa O dhabeyla O dhab sheego Dhiiran ba tahay Dhudi geenyo Dhadig fiican Dhaxal hooyo Alla qof dhiteystay Dhugmadaada Dhool cadeynta Qofka dhowraa Kuma dhaafo 21/1/2024
    2:14 views 16027 1day ago

  • @AbdiwahapPersol
    @AbdiwahapPersol 7 місяців тому +3

    Calaankii barakeysnaa baan arkaa

  • @Said-M0h-Said
    @Said-M0h-Said 2 місяці тому

    What a song ❤
    Sannadadan ma arkin hes midhahan halaasiga ah iyo laxankan dhiiga dhaqaajinaya ku kulmen keep going pro😊

  • @khadiijohassan8454
    @khadiijohassan8454 6 місяців тому +2

    Hestan somaliyay ana liqaday iamina😂❤❤

  • @BarkhadAbdirisaaq
    @BarkhadAbdirisaaq 7 місяців тому +1

    Tawxiidka iyo hesta lays dul wado subxanalaaH

  • @RahminaRuuxi
    @RahminaRuuxi 7 місяців тому +8

    Legend is come back ❤🎉

  • @hanadali
    @hanadali 7 місяців тому +2

    The legend is come back white hit hot song🎉🎉🎉

  • @abdiqurux6073
    @abdiqurux6073 8 місяців тому +4

    Saxiibkey marna seedigey is cam back

  • @MohamedAhmed-im7cx
    @MohamedAhmed-im7cx 7 місяців тому +4

    Calankaygii dunida guudkeeda intaad jirto dushaa sare uun ka baboo ducufkiiyo doqonku kuma hawaystaan

  • @SakariyeJaamac-p6z
    @SakariyeJaamac-p6z 3 місяці тому +1

    Fananka qaringa safka 2024

  • @Kanadiidofficial
    @Kanadiidofficial Місяць тому

    Fanan qaran safwan halac 🎉

  • @ciil__tirechannell
    @ciil__tirechannell 7 місяців тому +2

    Safwaan is back ❤❤❤

  • @XasanCabdulahi-f6v
    @XasanCabdulahi-f6v 7 місяців тому +1

    The lagend safwan came back 😮

  • @libanmilano673
    @libanmilano673 7 місяців тому +1

    gabar kamara man ah hees dubaysa wa marki iigu horeysay magaceeda ino soo shega
    arooskayga u yedhanaya

  • @MohamedRobleh-c6u
    @MohamedRobleh-c6u 8 місяців тому +4

    Nasab nasab dhalay , Safwaan halac insaan wanaagsan weeye salaan sare sxb.

  • @AbdirisaaqHapane66
    @AbdirisaaqHapane66 7 місяців тому +1

    Safwaan halac fanaan dhamaystiran hire usco

  • @apdirizakerdogaan9068
    @apdirizakerdogaan9068 7 місяців тому +2

    Safwan halac💯

  • @AHMEDt459
    @AHMEDt459 7 місяців тому +1

    Ninla waayay safwaan halac

  • @nuraibrahin
    @nuraibrahin 6 місяців тому

    Esh calaa hees al fanaan safwaan halac ❤❤❤

  • @maxamedibnuxasan2852
    @maxamedibnuxasan2852 7 місяців тому +1

    Is Back G.o.eT Safwaan Halac❤

  • @abdikaniabdirahman8073
    @abdikaniabdirahman8073 7 місяців тому +2

    Legendkii soo rogaal celi

  • @HanadKayse-ij3
    @HanadKayse-ij3 7 місяців тому +1

    Safwaan halac leader s❤

  • @sumayasiman4568
    @sumayasiman4568 7 місяців тому +1

    Heesti hesaha❤

  • @earlymerheart778
    @earlymerheart778 7 місяців тому +2

    Legend ❤

  • @Najax22Rooda-mp8ju
    @Najax22Rooda-mp8ju 6 місяців тому +1

    oh my hees❤

  • @Dhool2016
    @Dhool2016 7 місяців тому +4

    Hees dareen leh 😍

  • @fadumomawlid-oh6mu
    @fadumomawlid-oh6mu 7 місяців тому +1

    Hees weye dhaftay ❤❤

  • @MucaashaQ_19_01
    @MucaashaQ_19_01 7 місяців тому +2

    Kaalay Dheeho
    Dheg ta Saar Bal
    Wadnahaygan 🫀
    Dhaqdhaqaaqa
    Magacaaga Ku 👸
    Dhawaaqay
    💍🫂👸
    ❤Niciima❤

  • @XasanCabdulahi-f6v
    @XasanCabdulahi-f6v 7 місяців тому +1

    The lagend safwan came back 😮 3:28

  • @sundusdhalosundusdhalo1446
    @sundusdhalosundusdhalo1446 7 місяців тому +1

    Safwaan 4ever🎉❤❤

  • @Abdirisak_Herse
    @Abdirisak_Herse 7 місяців тому +1

    Legend is back

  • @user-wx6in9ik1m
    @user-wx6in9ik1m 7 місяців тому

    Caadi maha heestan safwan halac fanaan qaliya

  • @AyaanAhmed-bd8fs
    @AyaanAhmed-bd8fs 8 місяців тому +1

    Safwaan inadeerkey ❤❤❤

  • @xamsexaye
    @xamsexaye 7 місяців тому +1

    Hees iyo badh 2024 😊

  • @aarizofficial8395
    @aarizofficial8395 8 місяців тому +1

    Safka Legend ❤🎉🔥💯👍

  • @intaawanagajaceel
    @intaawanagajaceel 7 місяців тому +1

    Heesta sanadkaa

  • @zucaadqurux8930
    @zucaadqurux8930 7 місяців тому +1

    Safwan wan ku wata inader❤

  • @NajiibCabdisamad
    @NajiibCabdisamad 8 місяців тому +1

    Masha alh safaan soonoqo

  • @mohamedibrahim1141
    @mohamedibrahim1141 7 місяців тому +1

    Safwan halac safka❤🎉

  • @shukriali9113
    @shukriali9113 7 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤MAANSHA ALLAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hnvolgs8245
    @hnvolgs8245 8 місяців тому +1

    Laxaanka Waxkle...legend safwaan

  • @abdirisaknaji
    @abdirisaknaji 7 місяців тому +1

    Legend 🎉

  • @Farremammy
    @Farremammy 3 місяці тому

    Keep going my best friend

  • @hassanoscarlyrics4792
    @hassanoscarlyrics4792 8 місяців тому +6

    Inta iga dambeyso Like 👍 iska saara 😂😂😂

  • @InaAhmed-kr9ps
    @InaAhmed-kr9ps 7 місяців тому +1

    Legend safwan❤

  • @user-wx1xg7up3f
    @user-wx1xg7up3f 6 місяців тому +1

    Scw❤❤

  • @abdikariimhussenguuled3134
    @abdikariimhussenguuled3134 24 дні тому

    Allow barakee wadankayga somaliland

  • @hodanabiib5299
    @hodanabiib5299 Місяць тому

    AMIZING SONG 🧡♥️ ........ 15 AUGUST 2024 .
    THURSDAY 4:35PM
    HAZUZ

  • @nimcodow1230
    @nimcodow1230 7 місяців тому

    Welcome back legend safwaan halac 😮

  • @user-dk6pw7bu4t
    @user-dk6pw7bu4t 8 місяців тому +1

    War wacidee saf waan

  • @macalinxaliye8995
    @macalinxaliye8995 7 місяців тому +1

    Cod iyo laxan iyo erayo ayaa ku dhamaday heesta

  • @EXnaasirQaboojiye
    @EXnaasirQaboojiye 5 місяців тому

    Safwaan zxp zare legend ❤❤

  • @mustaphaabdimohamed909
    @mustaphaabdimohamed909 8 місяців тому +1

    Laxanka🔥👌🏽

  • @XasanAxmed-ur7we
    @XasanAxmed-ur7we 8 місяців тому

    Safwaan. Halac he is back🎉

  • @mahamedosman3843
    @mahamedosman3843 8 місяців тому

    He is back Safwaan halac

  • @user-ho6nv9tv2m
    @user-ho6nv9tv2m 6 місяців тому

    Somalia uf😮😂ilove soomaliland ❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 8 місяців тому +2

    : ♥️boqorada qoraalkayga aqrinaysa nafta ku baahan😂😂💔♥️❤

  • @skymedia3681
    @skymedia3681 7 місяців тому

    Waqal Team road to 2 million

  • @user-iu2lq7vm7m
    @user-iu2lq7vm7m 8 місяців тому +5

    The legend is back ❤

  • @ubahhayaan5598
    @ubahhayaan5598 7 місяців тому +1

    Ciiltire Ayaa Ii Muuqda❤️🤍💚

  • @hamsecumar3718
    @hamsecumar3718 7 місяців тому +1

    Laxanka iyo luuqda safwan wadna walaysa 🎉

  • @ibrokhan7399
    @ibrokhan7399 7 місяців тому +2

    MARKAN
    DHEEHDO
    INDHAHAAGA
    QALBIGEYGU WU
    DHALAALAY
    WANKu
    DHOWRAN KUGU
    DHAADAN DHIB
    KU GAADHA
    HUNO KAGA
    DHAARAN Sida
    DEEMAN DHUL KA
    QAADEY
    DHEYGAGAGII IS
    DHIRBAAXEY
    Heesta views keed waxuu marayaa 66643 waxaay talaa 4bari taariikhda waa 24/1/2024
    Waxaan joogaa Nairobi xaafada eastleigh 7th street waxaay ii noqon doontaa xasuus insha Allah 🇸🇴🇩🇯🇮🇷🇰🇪🇬🇶 salaan sare shanta Soomaaliyeed ❤ 3:20

  • @abdirahmanbookh6916
    @abdirahmanbookh6916 3 місяці тому

    Markaa ayay ree xamarku qadan maqaxida ka dhax qadaynaa subxanka yaa cadiim
    War show fankuba wa anaga somalind barakaysan😅

  • @ikraanahmedxasanikriito5642
    @ikraanahmedxasanikriito5642 8 місяців тому +1

    😢 calankaygii

  • @cadoduul7132
    @cadoduul7132 7 місяців тому

    The one only halac

  • @abdifitahhego
    @abdifitahhego 7 місяців тому +1

    Waxaas hees kaliya lama dhihi karo ❤ereyo cajiib ah

  • @Mutaascumar-u1u
    @Mutaascumar-u1u 8 місяців тому +2

    Safwaan halac ninkaygiii

  • @SihaamQurux-yr9kd
    @SihaamQurux-yr9kd 4 місяці тому

    Heestaydip❤

  • @mukhtaarjamuuriyo6177
    @mukhtaarjamuuriyo6177 8 місяців тому

    Legen safwaan is aback

  • @qadarsalad8119
    @qadarsalad8119 7 місяців тому

    Kalay dheho dhagta saar bal wadnaheyga dhaqdhaqan ❤❤

  • @aleelapowy9682
    @aleelapowy9682 7 місяців тому +1

    hes wa dhaftay tan

  • @Cabdiqani930
    @Cabdiqani930 8 місяців тому

    Legends guri barwaaqo

    • @sahrohagaaje2574
      @sahrohagaaje2574 7 місяців тому

      Meeshi Heesta lagaqadayo mgca ilahay kadayo😢😮

  • @aizahamza3433
    @aizahamza3433 7 місяців тому

    Nice one

  • @calicabdilaahi1011
    @calicabdilaahi1011 7 місяців тому

    Best song

  • @kowsarabdi5948
    @kowsarabdi5948 8 місяців тому +1

    Heesti sanadka sobaxday

  • @ilyaasjanuune440
    @ilyaasjanuune440 8 місяців тому +1

    Good lucky

  • @kamacle_yare49
    @kamacle_yare49 8 місяців тому +5

    Woow big legend he is back ❤❤