Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Xuseen Cabdillahi Deeqsi Iyo Kayse Axmed Digaale labadiinaba Allaah ha idin xafido oo ha idin dhowro.Xuseen waa nin degen oo akhlaaqad wnaagsan.
Mansha Allahu waa Wareysi iyo Wariye ruug cadaa ah, fadlan Wariye Maxamed Xasan soo casuuma...
Hussein Abdilaahi Yusuf Hassan masha Allah suxufi waayo arag ah alle ha ku Dhawro
Scw aad bn labadiinaba idiin salaamayaa taariikhtu waa maguurto cawa halkan waxad kasoo jeediseen waraysi taariikhiya oo aad u qiima badan aad iyo aad bn idiinka mahad celinayaa , waraysiyada noocaas oo kala ah inoo badiya aad baa loogu baahan yahay . Jazakallah
Xuseen c/laahu deeqsi wariye qiime badan leh
Waa wariye ruug- cadaa ah Waana ninki ku dhawaaqay la soo noqoshadi somalilnd iyo codka jamhuuriyada somalilnd.....
Deeqsi wariye sare.
Xuseen cabdilaahi deeqsi ragii aan codkooda ugu jeclaa buu ka mid aha
Wonderful interview . well-done Hussein .
Deeqsi wuxuu hayaa badane qaybtii 1aad ku qor, waa waraysi qiimo baden oo layaab Leh . Laba ruugcadaa ayaa is Helay Kayse horuu soco.
Maasha Allah may Allah give you long life
Xusseen cllaahi Deeqsi wariye Sare Radio Hargiesa inbadan kmaqli jirey salaan sare suxufi
Waa nin dagan oo aad u qiimo baden adeero hore u soco
Afhayenka Madaxtooyada coming soon insha Allah
Wasiirka warfaafinta ayuu u qalmaa, mar walba waxa warfaafinta wasiir looga dhigaa qaar aan aqoonteeda iyo waaya aragnimadeeda midna lahayn
Waa runtaa wuu u qalmaa
wariye aan idacada radio hargaysa ku xasusto
Sida dagan ee u sharaxayo ayaa aad ugu qirooday xuseen deeqsi nin aad u daacada wajigisa ayey ka muqataa
Dalka meel dheer baa laga keeney taarikhdu iyada is qorta
Xuseen Cabdillahi Deeqsi Iyo Kayse Axmed Digaale labadiinaba Allaah ha idin xafido oo ha idin dhowro.
Xuseen waa nin degen oo akhlaaqad wnaagsan.
Mansha Allahu waa Wareysi iyo Wariye ruug cadaa ah, fadlan Wariye Maxamed Xasan soo casuuma...
Hussein Abdilaahi Yusuf Hassan masha Allah suxufi waayo arag ah alle ha ku Dhawro
Scw aad bn labadiinaba idiin salaamayaa taariikhtu waa maguurto cawa halkan waxad kasoo jeediseen waraysi taariikhiya oo aad u qiima badan aad iyo aad bn idiinka mahad celinayaa , waraysiyada noocaas oo kala ah inoo badiya aad baa loogu baahan yahay . Jazakallah
Xuseen c/laahu deeqsi wariye qiime badan leh
Waa wariye ruug- cadaa ah
Waana ninki ku dhawaaqay la soo noqoshadi somalilnd iyo codka jamhuuriyada somalilnd.....
Deeqsi wariye sare.
Xuseen cabdilaahi deeqsi ragii aan codkooda ugu jeclaa buu ka mid aha
Wonderful interview . well-done Hussein .
Deeqsi wuxuu hayaa badane qaybtii 1aad ku qor, waa waraysi qiimo baden oo layaab Leh .
Laba ruugcadaa ayaa is Helay Kayse horuu soco.