19 Bisha Xaflada Wadani Ay U Qabanayso Cadowga Somaliland ee Xaflada 12ka Khamiista Loo Diiday Dad Weynaha Ayaa U Diyaara Haday Imaadaan Kuwa Cadowga ku Ah Somaliland Sida Jabuuti Weftigaa Waa La Layn Doonaa Wadaneey Ha Isku Keenin Kuwaas Dalka
Wadani dadkuu isku diraya waaba dad walan oo yaab leh dawlada oo kaliya maaha lakin shicibku ma rabo nin aan jiritankoda jirin sax celiya wadani dadka kale ayuu iska dhadhicinaya
Ma waxay Xukuumada 12 Diisambar 1924 iyo Madaxweynaheedu ku riyoonayaan inay Djibuuti ku sabsabi karaan inay AQOONSATO SOMALILAND! Taariikhda iyo xaalada hada tagaan ha fiiriyaan oo diraasad ha ku sameeyaan. Sida qof kasto ogyahay dhaqaalaha Djibuuti (Dekada) wuxuu ku xiran yahay INAYSAN JIRIN dal madaxbanaan ee Somaliland oo Dekadaha Berbera/Saylac leh oo la tartama Dekadaha Djibuuti oo ah noolasha dalkaa. It was the development of DJibuuti port which destoryed Zeila which the British Govt was not interested to harness its potentialities because Britain had Aden and to minor extent Berbera. D jibuuti fears the reverse will happen. ,That is Berbera and future devlopment of Zeila will destroy DJibuti Port.That is the crux of the issue. For DJIbuuti and Somaliland it is TO BE OR NOT TO BE.
Ciro ma waxa loo doortay in uu cadowga Somaliland hoosta soo gashado,oo uu yeelo siduu doono. Ma dhici karto, haddii aanu ku shaqeyn sida dadku dionayaan, wuu iska tagi. Cirooy isbedelkii aad sheegaysay ma wuxuu noqday cadow kalkaal? Walaahi in aan lagaa yeelay!!. Ta ka dhacdana waad arki doontaa!!.
Masha Allah reer Somaliand
Anagoo shacabka ah reer somaalilaan ah jabuuti madoonayno mana imankaraan dalkayaga
Itoobiya welkom ❤❤VIVA ITOOBIYA❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa guul uu so hooyatay dawlada somaliland iyo madaxwayen muse bixi guul farxaad leh dhamaan reer somaliland
That’s good we don’t need our enemies jabuuti congratulations to Somaliland ❤
Saax jabuuti waa caddowga uguweyn ee qaranka Somalilland
JABKA XASAN SH.. WAAN SOO DHOWEYNEYNAA, GUUL JUBALAND
That will not be "Caleemasaar" but a WADANI victory celebration party. Dance we'll see where that dance takes you.
Hero MUUSE GROUP
Cirro waa tulli foqool tulli muxu ugu nageneya jabuuti muxu yahaay qofku Belo kumarteey deeh
Ankala xishono anaga RER jabuti ah somalildna waxan u aragna wadan an walalanahay
Waxan shicibaka barakaysan leyaha hadi awya xaflada kale qabsadan yusraharti kukaca oo sidi tur kabaha kasara 🎉🎉🎉🎉🎉
19 Bisha Xaflada Wadani Ay U Qabanayso Cadowga Somaliland ee Xaflada 12ka Khamiista Loo Diiday Dad Weynaha Ayaa U Diyaara Haday Imaadaan Kuwa Cadowga ku Ah Somaliland Sida Jabuuti Weftigaa Waa La Layn Doonaa Wadaneey Ha Isku Keenin Kuwaas Dalka
Shicibowa bari laga bilabo majirto dowlada ee idinku wadankina ilashada rabina cadawgan haynaga qabto AAAAAAAAAAAAMIN YARABI
Wadani dadkuu isku diraya waaba dad walan oo yaab leh dawlada oo kaliya maaha lakin shicibku ma rabo nin aan jiritankoda jirin sax celiya wadani dadka kale ayuu iska dhadhicinaya
Caleemo saarku waa mid! Mid kale sharcigu ma ogola. Cidii Somaliland lid ku ahi ma soo geleyso wadanka
Walahi walahi walahi xusbiga wadani wacadawa maxayelay xafladada kale ee 19 tobanaka ay qabanaya .awaxa kusodhawaynaya cadaga Somaliland
hadaad caqli leedahay dawlad xaaraan iyo bilaa diin ah miyaad hargeysa keeni lahayd dhiigaygaan u hurayaa hadaan somaliland ku arko ama ku maqlo inay cagaha soo geliyaan waligeenba waan jirnay waanan jiri doonaa guul somaliland🏢🏰♨
Dalka 55aad ee geeska afrika
Ma waxay Xukuumada 12 Diisambar 1924 iyo Madaxweynaheedu ku riyoonayaan inay Djibuuti ku sabsabi karaan inay AQOONSATO SOMALILAND!
Taariikhda iyo xaalada hada tagaan ha fiiriyaan oo diraasad ha ku sameeyaan. Sida qof kasto ogyahay dhaqaalaha Djibuuti (Dekada) wuxuu ku xiran
yahay INAYSAN JIRIN dal madaxbanaan ee Somaliland oo Dekadaha Berbera/Saylac leh oo la tartama Dekadaha Djibuuti oo ah noolasha dalkaa.
It was the development of DJibuuti port which destoryed Zeila which the British Govt was not interested to harness its potentialities because
Britain had Aden and to minor extent Berbera. D jibuuti fears the reverse will happen. ,That is Berbera and future devlopment of Zeila will
destroy DJibuti Port.That is the crux of the issue. For DJIbuuti and Somaliland it is TO BE OR NOT TO BE.
Faraxa macali.ma hooyadaa baa cagadheer lagu mehera sanayaa Somaliland xaaraamiyo kursiga daarooda dhulka Xoree 24 baa lagu gumayasataa
Xassan shiekh should come back to xamar and forget about abiy and erdogans nonesense.
OO miyaanu Madaxweynaha la doortay taageerayn Qaranimada Somaliland ? Haduu taageerayo siday u suurogashaa inuu casuumo madaxda
Djibuuti oo si cad u diidan gooni isgu taaga iyo horumarka dalka iyo dadka Somaliland. Ma dadkaasi ayaa waalan mise Cadan baa laga heesayaa!!!
NO JABUUTI
Jabuuti maxaa ka yaala Somaliland geela Caloolaye Cara ha yimaada xamar ha qabato xaaraamigu 😂😂😂😂😂😂😂
Dee ha bilaabo ciro inuu keno ciro cadawuga somalilan waa in lagu kacaa
Geele doofar don't don't 😂😂
FAILED SOOMALIA ITALIAN DESTROYED MAAHA DAWLAD
Xasan qaxooti wuu ku daayay
Ciro ma waxa loo doortay in uu cadowga Somaliland hoosta soo gashado,oo uu yeelo siduu doono. Ma dhici karto, haddii aanu ku shaqeyn sida dadku dionayaan, wuu iska tagi.
Cirooy isbedelkii aad sheegaysay ma wuxuu noqday cadow kalkaal? Walaahi in aan lagaa yeelay!!.
Ta ka dhacdana waad arki doontaa!!.
𝑆𝑂24𝑇𝑉 𝑤𝑎𝑟𝑖𝑦𝑒 𝑞𝑎𝑎𝑙𝑖𝑦𝑎 𝑎𝑙𝑙𝑒 ℎ𝑎𝑘𝑢 𝑏𝑎𝑟𝑎𝑘𝑒𝑒𝑦𝑜 𝑔𝑒𝑒𝑠𝑖 𝑞𝑎𝑟𝑎𝑛 ❤❤❤ 𝑔𝑢𝑢𝑙 𝑆𝑜𝑚𝑎𝑎𝑙𝑖𝑙𝑛𝑑 💚🤍❤️ 𝐸ℎ𝑡𝑖𝑜𝑏𝑖𝑎 🇪🇹 𝑑𝑜𝑤𝑙𝑎𝑑 𝑑𝑒𝑔𝑎𝑎𝑛𝑘𝑎 𝑆𝑜𝑚𝑎𝑎𝑙𝑖𝑑𝑎🇬🇶 𝑤𝑒𝑙𝑙𝑘𝑜𝑚
❤❤❤❤Gulll 🎉🎉🎉🎉Gulll .
Mou heshiiska is-afgaradka u beddelno heshiis caalami ah oo rasmi ah. ictiraaf caalami ah ayaa ina sugaysa, muuse biixi waa ku nastee, ilaahay hakugu guuleeyo Ilaahay ha xafido jamhuuriyadda barakaysan ee Somaliland, dawlad iyo shicibba.