Rucubta Naasaha - Saynab Labo dhagax - Muusig Cabdisalaan Jimmy

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 243

  • @mafahminytchannel4218
    @mafahminytchannel4218 3 роки тому +8

    Asxaabta 2021 cabdisalaan Jimmy ma noolyahay hala soo ogaado mashruuc fanka dib unooleyn ah uhayaaye😃😃✌

  • @mustafeasad8546
    @mustafeasad8546 Місяць тому

    Abdisalan jimmy wn salamay 2024 macalinka musiga ilahada hesihisu ma dhacaan xagu joga tolow Jimmy

  • @ahmednurhaji6629
    @ahmednurhaji6629 2 роки тому +12

    Ilaahey iyo macbuudka Jimmy music-ga 🎶 wuu ku fara yareystey... What a lovely beat...

    • @abdullrahmanissa6622
      @abdullrahmanissa6622 Рік тому

      Jimmy 25 years ago ayuu sidaan u tumayey music macalin weeye ninkaas

  • @daarali
    @daarali Рік тому +4

    Abdisalaan Jimmy wuxuu ahaaa legend
    Best musical soo mara somaalida
    Big respect 🙏

  • @GorGor2023
    @GorGor2023 3 роки тому +10

    Cabdisalaam Siciid Xasan 《 Jimmy 》ilaa hada qof keenay lama hayo muusiga uu tumay Jimmy wa Another Level
    Jimmy wuxu ahaa mar la arag
    Muusiga uu tumay ilaa hada quluub teena kama pixin ee ninkaas zhucaac puu noo tumay waxaas muusig lama oran karo 🤣🤣🤣🤣🤣
    1997 puu muusiga noocaan ah uu tumaya,
    Muusig noocee ah ayuu tumi lahaa hada 2021 ???
    Jimmy muusiga wan ku ixtiraamaa cimri dheer iyo caafimaad pan ilaahay kaaga paryay aapo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏

    • @abdisaid1
      @abdisaid1 3 роки тому +1

      Amiin Amiin Amiin Jimmy Lalama safan karo

    • @GorGor2023
      @GorGor2023 3 роки тому +1

      @@abdisaid1 Haaaa zxp Jimmy Wa Another Level

  • @mohamedabdifataha9355
    @mohamedabdifataha9355 8 місяців тому +2

    Hasuustii Bashiir Ibrahim iyo xaliimo Muse Milano 💯

  • @xamdiqali134
    @xamdiqali134 4 роки тому +8

    Nasab kamila IGA dheh wlh war like isara nacala sheydan Ku yale

  • @Gstarxpress
    @Gstarxpress 8 місяців тому +1

    Wow baba hee? HDba soo ruxayoo.. wah wah tolow dumar nocaas ah hada ma jiraan.. xishood iyo quruxdu waa hogaamiyasha caashaqa😂😂 😎👌👌

  • @abdifatax707
    @abdifatax707 6 років тому +8

    kaali sida cabdisalaan mee u garaacaan soo maalidaan kalo mase waa daruuf fanaan mustaxiil saa ugaraaca ama kataga mesha

  • @hoodgoodcilmimumin8052
    @hoodgoodcilmimumin8052 2 роки тому +2

    Naag hadaad maqasho Sidaas oo kale ha u aragti fogaato hadalkeedane Sidaas ha u cadaada🔥🔥😍💯🐪🐪👑👑👑

  • @hodankosar9706
    @hodankosar9706 8 років тому +12

    saynab codwanaagsan ilahay baa ku siiyey Maansha Allah.

  • @AbdiaarAar
    @AbdiaarAar 5 місяців тому

    wa hesti xalimo muse milaano iyo bashiir ibaraahn lkin sideedi bay u kentay synb labadhagax jiimi wuu soo saaray heska xaga musiga

  • @abdiwahabmohamud7196
    @abdiwahabmohamud7196 2 роки тому +2

    Woow salaan sre sainab waa hadey ifka kunoshahaye hadee kalana allah ya raxma

  • @abwaaniidlechannel5891
    @abwaaniidlechannel5891 2 роки тому +1

    Waxaa heesta darandoori uwada qaaday markii. Bashiir ibraahin iyo AUN Xaliimo muuse milaano

  • @XasanGacal-l4h
    @XasanGacal-l4h День тому

    My heartfelt Seinab u rock my life Coze u from Balcad District u through out my heart

  • @muxudiincawil4630
    @muxudiincawil4630 5 років тому +5

    Waaw mr/c/salaan jiimy gacmaha alle kama gooyo Nin Weyn means Culus waa tahay wlhy heesaha almub kaan waad u hagar baxday walasheen seynab 2dhagax viva jimm

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 4 роки тому +3

      Muxudiin Cawil xaaskiisa ayay aheed qoftan Sariirta ayay uga waashaa asaguna Musicga 😂😂

    • @GorGor2023
      @GorGor2023 3 роки тому

      @@wiilkaReerCigalleRuntaad ka zheegta zxp 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @burco8060
    @burco8060 3 роки тому +2

    Waayo waayo waxan xasuustay gabadh loo odhan jiray hindi laba dhagax oo ay habaryartay sxp ahayen ayaa mar walbaba dhagaysan jirtay heestan

  • @abdirahman.abdirazak7593
    @abdirahman.abdirazak7593 8 років тому +18

    seynab laba dhegax waa ay ka baxsatay oo waxay leedahay mase rucubka naasahaan hadba soo ruxaayon qosol kugu rakaa daa qosol waa waa qof hadaba laabteyda kicisay waayo hadii naas lasheego dadku wey wada dabaqmaayaan

  • @tijaabicodkaaga1963
    @tijaabicodkaaga1963 2 роки тому +1

    Inta og in alaabtan jimmy iyo jiman wada tumayeen 1997 farta taaga, waayo imika oo ay 2022 tariikhdu marayso noocan lama tumi karo amazing 🎹🎹👀

  • @ßí777-e1c
    @ßí777-e1c 4 роки тому +4

    Saymab labo dhagax waka baxday fanka rabi uga nimcee

  • @abdirahman.abdirazak7593
    @abdirahman.abdirazak7593 8 років тому +6

    hadaba waxay leedahay rugun galinta sheekada rugun gelinta sheekada run iyo been midkey tahay ayaan raadinaayee amba guurka waan rabay waaaaaW

  • @libanfarah5892
    @libanfarah5892 9 років тому +22

    zeynab in badan jecel u qaday lakiin ima surta galin waan jeclahay

    • @hamiiyoqami8711
      @hamiiyoqami8711 6 років тому +2

      Liban Farah hhhhh
      Waa lawada jeclaa

    • @khadjaissa222
      @khadjaissa222 5 років тому +1

      Libyan maxaad ugu sheegan weysay wey ku soo dhoweyn laheed wey naxariis badan tahay

  • @dhacdadashilaabo6490
    @dhacdadashilaabo6490 4 місяці тому +1

    ❤🎉❤, heestan way iga gadantay

  • @AbdiaarAar
    @AbdiaarAar 5 місяців тому

    c/jimi waqti wacan wad so martay io fanko qiima leh hetaba musiga ka qalisan labadhagax wale cod wad lahyd fananad caan ah ustaad
    jimi slamaad

  • @adenkhalifsalah6015
    @adenkhalifsalah6015 8 років тому +6

    Rugun gelinta sheekada run iyo been midkeytahay ayaan raadinaye amba guurka Waan rabay.

  • @ahmedsugulle3116
    @ahmedsugulle3116 6 років тому +135

    In kastoon ribbadayoo
    Ruux is-barashadeennii
    Waran laba-riddaala
    U soo ramiyay caashaqa
    Rugo-gelinta sheekada
    Run iyo been midkay tahaan
    Kala raadinaayee
    Anba guurka waan rabay
    Ha yeeshee ragragashiyo
    Waxa raagaa rag ku ma sama
    ............................................
    Sida ramag gu’ roob badan
    Nirgaha geedo rays liyo
    Ruun caleen le loo dhigay
    Miyaan kugu rantaayoo
    Hadba kugu dul reemaa
    Mise rucubta naasahaan
    Hadba soo ruxaayoo
    Qosol kugu rakaadaa?
    .....................................
    Jiilaal rindiidsaday
    Rogmashada abaaraha
    Ishkin riiray mooyee
    Labo-raafle joogsaday
    In kastoo nin reer-cadihi
    Loxos-rogasho badan yahay
    Waxaa ruqadda weydda a
    Rugta looga dhaanshaa
    Marka Rahanku cirir-da’
    Rimmayda kuu tiirinnine
    ..............................................
    Sida ramag gu’ roob badan
    Nirgaha geedo rays liyo
    Ruun caleen le loo dhigay
    Miyaan kugu rantaayoo
    Hadba kugu dul reemaa
    Mise rucubta naasahaan
    Hadba soo ruxaayoo
    Qosol kugu rakaadaa?

  • @TaaliloFaarax
    @TaaliloFaarax 10 місяців тому +1

    Xasuus ayaa galay😢😢😢😢

  • @hasanalisaid9287
    @hasanalisaid9287 8 років тому +15

    Heestaan Xasuus waaye waxaan ku xasuustaa Xaliimo Muuse Milaano

    • @abadirabdikarim5937
      @abadirabdikarim5937 7 років тому +2

      Hasan Ali Said haa sxb lkn dadka yar yar ma garanayaan waxaa iska leh milaano

  • @mustaphavlogs3254
    @mustaphavlogs3254 10 місяців тому +1

    Jimmy music uu tumay another level

  • @anaskajr4971
    @anaskajr4971 11 місяців тому

    Heesta best waaye wlh🔥✨zaynab iyo jimmy 🙏❤️

  • @mohmoudmohamed4378
    @mohmoudmohamed4378 2 роки тому +2

    caawa yaaa dib ugu murqaamay 2022 ka

  • @DHEEREEYE13
    @DHEEREEYE13 4 роки тому +1

    Hees iga dheh saynab Laba dhagax wa dadki Hore halkeeda bay dhigtay wlhi

  • @shilaabodiasporacommuninty8024
    @shilaabodiasporacommuninty8024 4 роки тому +10

    The one and only Abdisalan Jimmy, Music uu Tumo caadi ma ahan.

  • @keenancalinuuri7332
    @keenancalinuuri7332 2 роки тому +2

    Eshcala ax yaa hees ❤️♥️♥️😍😍😍😘labadhagax ft c/salaan jiimiy

  • @gosayemesele786
    @gosayemesele786 2 роки тому +10

    God knows i love this people...belive me im not crazy...god bless these great and sweet one in the world

    • @ismaildaudi9919
      @ismaildaudi9919 Рік тому

      Welcome to Somalia. Hero !

    • @adamjama5682
      @adamjama5682 10 місяців тому

      Love you back

    • @adamjama5682
      @adamjama5682 4 місяці тому

      Hate destroys countries and love builds countries. Peace from Somalia.

  • @abdirsaaqhassan1935
    @abdirsaaqhassan1935 6 років тому +11

    c/slaan jimmy gacmuhu kuma goaan bro ,ma arag weli qof la music ah

    • @awaarechannel1758
      @awaarechannel1758 6 років тому +3

      Abdirsaaq Hassan waxay ahayd taarikh fog 1997 isaga kaliya ayaa wakhtigaas tumi jiray 🎹 keyboard ka kadib caruur badan ayaa baratay isna faraha ayuu ka qaaday kkkk

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 4 роки тому +3

      Abdirsaaq Hassan Greatest of All Time ayuu ahaa dood kama taagna JIMMY

    • @himomontano3759
      @himomontano3759 3 роки тому

      Salax qasim naji
      Oo Ka fiican ba raganay
      Oo music Wax Ka badalay

    • @53I-p3k
      @53I-p3k 17 днів тому

      4:04

  • @omarsharlot6312
    @omarsharlot6312 3 роки тому +4

    Jiimi & zeynabeey Toronto ‘97 album dhaayo jaceyl

  • @ogleyare4733
    @ogleyare4733 7 років тому +4

    Xasuus waayo waayo heesihii hore si bey ugo xasuus badnaayeen kuwa maanta jiro maxaa yeeley lama ilaawi jirin xiliga kuugu horeysey

  • @guledjama9007
    @guledjama9007 6 років тому +2

    waxaa heesta lahayd xaliimo muuse milaano allaha ha u raxmadee

  • @AbdiGauche-oe6zp
    @AbdiGauche-oe6zp 11 місяців тому +1

    Very nice song we daab

  • @MinatoNamikaze-bn9so
    @MinatoNamikaze-bn9so 7 років тому +6

    Xaliimo muuse milaano ilaaheey ha u naxariisto habartaan heesta xadey cidna abaal ugamma heeyso ha iska naac tiraac

  • @khadargeedi5396
    @khadargeedi5396 6 років тому +5

    Zaynab laba dhagax Noolow walee fananad Jirta

  • @gosayemesele786
    @gosayemesele786 2 роки тому +1

    I pray to have too much money to have an acccess listining their music more and more with out any cost.....

  • @axmedshakiib8567
    @axmedshakiib8567 5 років тому +9

    yaaH iLa daWanaya 2020

  • @FardowsaCudoon
    @FardowsaCudoon Рік тому +2

    Waah waah

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 4 роки тому +9

    ABDISALAM JIMMY - Greatest Of All Time ✅

  • @kundiidahmed7615
    @kundiidahmed7615 4 роки тому +8

    2 dhagax dhageesigeedaa igu badan inti ila mida liketa haleygu muujiyo✌🇸🇴💋

  • @kusowsiyat1807
    @kusowsiyat1807 Рік тому

    What a song Wahaas aya hees. ah

  • @gosayemesele786
    @gosayemesele786 2 роки тому

    Are u ever understand the bit of the music pluse the vocal .don't any words to express the band of musical ........arrangment...

  • @yassinnabadon5370
    @yassinnabadon5370 4 роки тому +11

    Cabdisalaan jimmy inuu muusiga tumayo maxaad kugaranay axyaa muusishan.

    • @abdisalammaxamud8970
      @abdisalammaxamud8970 4 роки тому +1

      Yasin osamaani called macal dalek abdisalam Jimmy wareer buu ahaa musigiisu @yassin nabdoon

    • @yusufajama
      @yusufajama 4 роки тому +1

      @@abdisalammaxamud8970 farshaxan cajiib ah oo mar la arag ah buu ahaa Jimmy

    • @abdisalammaxamud8970
      @abdisalammaxamud8970 4 роки тому

      Ilaa xad cajiib buu ahaa nin lamidi inama soo marayo @Yusuf jama

  • @baariwaaye3548
    @baariwaaye3548 9 років тому +2

    masha allah nice song ilaaah hku daysto

  • @redsandempire7389
    @redsandempire7389 7 років тому +8

    Mirqaan music 💯

  • @XazanXaji
    @XazanXaji 11 місяців тому

    ❤❤ axyaa fanan saynab

  • @Gedle-vi8rg
    @Gedle-vi8rg 2 роки тому

    Waxaa kadaran AXMED SUGULE HEESTII OODHAN WAA QORAY FANAAN ISKA NOQO BRO

  • @awaarechannel1758
    @awaarechannel1758 5 років тому +5

    EREYADII MAXAMUUD CABDILLAAHI CIISE SINGUB
    CODADKA BASHIIR IBRAAHIM IYO XALIIMO MILAANO
    SAYNAB LABA DHAGAX AYAA HADA KU LUUQAYNAYSA PAGEKII MILAANO OO QUDHA

  • @husseinabdi6951
    @husseinabdi6951 4 роки тому +8

    Xasuus my wedding 1997 October

  • @mubaarigahme1385
    @mubaarigahme1385 8 років тому +3

    Hmmm cabdi good ayaan arag izka daa anigaa tuzyee

  • @cabdixakinrashid3626
    @cabdixakinrashid3626 6 років тому +2

    one love legent laba dhagax guul iyo gobanimo the queen

  • @m-metacognition8558
    @m-metacognition8558 4 роки тому +3

    Abdisalaan Jimmy Ma Noolyahay,,? Odayga in lasoo kiciyo weeye Haduu Noolyahay

    • @somalimusicport
      @somalimusicport 3 роки тому +1

      Haah wuu noolyahay lkn hdda waxba ma tumo

    • @GorGor2023
      @GorGor2023 3 роки тому +1

      Haa hada wuxu dagan yahay ingiriiska London

  • @abdifatax707
    @abdifatax707 6 років тому

    seeynab w fanaad wee hanoolato musikda cabadisalaan caadi maaha noolaada

  • @gedlefoor3604
    @gedlefoor3604 3 роки тому

    Axmed sugule
    Waafanaan dhaba
    Hèstiisideediibuu
    Uqory

  • @abdiwelishariifxorey6780
    @abdiwelishariifxorey6780 4 роки тому

    Waxii raaga rag kuma samaa hobey hobey best

  • @cabdihassan3084
    @cabdihassan3084 Рік тому

    Wahwah erayo qiimo leh

  • @Mohamud_A._Xamaraawi
    @Mohamud_A._Xamaraawi 5 років тому +6

    Saynab laba dhagax inay fanka kabaxday ma run baa.?

  • @c.qadirfarax5491
    @c.qadirfarax5491 7 років тому +6

    wlh wey kentay xasuustii milano

    • @jibriilsiciid9015
      @jibriilsiciid9015 6 років тому

      c.qadir farax kkk milano ma tii italy ee baabaaday

  • @mohamudbelalali9318
    @mohamudbelalali9318 4 роки тому +1

    2020 wa igu socotaa weli

  • @Museali17
    @Museali17 8 років тому +4

    Xaliimo muuse Milano heesteedii ahaa

  • @salmanpalle1632
    @salmanpalle1632 4 роки тому +20

    The best musician Abdisalan Jimmy we miss you

  • @Xasannuuriye
    @Xasannuuriye 6 років тому +1

    Bal intaan comantiga
    Labixix bal a an
    Heesta aan dhagaysto

  • @SaladoAbdi-y8c
    @SaladoAbdi-y8c Рік тому +1

    Wonderful zeinab two 🌟

  • @idrissbuni1181
    @idrissbuni1181 Рік тому

    Codka iyo musiga macaan

  • @IbrahimAbdi-vh5ej
    @IbrahimAbdi-vh5ej 11 місяців тому

    Maasha allaah

  • @charkokhadar2558
    @charkokhadar2558 3 роки тому

    Still july 2021 from jabuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @axmedmooge2196
    @axmedmooge2196 Рік тому +1

    Mnsha alllllllaaah

  • @abdiwahabmohamud7196
    @abdiwahabmohamud7196 2 роки тому

    Ruun galeenta sheekadaa igadawaa gaaaa

  • @ibrahimadam7600
    @ibrahimadam7600 3 роки тому +1

    Sep 2021 wankuso ceceshada

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 6 років тому +2

    Fanaaniinta qaarkood ma xishoodaan ceeb waxeey ka sheekeeyneeyso af adagaa seynab labo dhagax macbuudkee

    • @Khaliil0yt12
      @Khaliil0yt12 4 роки тому

      Hadey waxayka sheekeyneyso ku dhibayaan maxaakusok geliyey meesha bal gardaradaa eega kkkk

  • @cawilcali6226
    @cawilcali6226 4 роки тому +1

    farxiya kabaye ayaamahan maqnyn

  • @habonahmed8775
    @habonahmed8775 8 років тому +4

    Waw wa heso cajib ah

  • @raam_____official6238
    @raam_____official6238 2 роки тому +1

    Heesta mudo badan baan maqli jiray
    Hadba rucubta naasahan hadba ruxaayo
    Qosol kugu rakaada

  • @hassnaali9864
    @hassnaali9864 5 років тому +4

    #jimmy سلام

  • @HaniHeloS
    @HaniHeloS 6 років тому +2

    Ax ax ax waxaa dareemi karo runti qof jaceel dhab haayo

    • @shaaficecishqi8739
      @shaaficecishqi8739 6 років тому

      Igadaa igadaa igadaa wllo qof dareemaa iskayarbee

    • @popmarly8493
      @popmarly8493 6 років тому

      Waliga kuma helin wa calayhi beenbay sheegtay kkkk

  • @ahmedfaatah2894
    @ahmedfaatah2894 3 роки тому +1

    Cabdi salan jimmy

  • @abdiaziz6439
    @abdiaziz6439 Рік тому +1

    Nice one

  • @deeqaahmed5258
    @deeqaahmed5258 2 роки тому +1

    saynab mahad sanid lkin heesta wxaa qurxiyay jiimi oo kuu garaacay muusigii uga qaalisanaa abid jiimi asagaaba ka qaalisanaa abwaanada

  • @ibrahimmohamed2813
    @ibrahimmohamed2813 2 роки тому +2

    Such anice haunting voice

  • @samiirmaxamed9665
    @samiirmaxamed9665 2 роки тому +1

    Mansha alllaaah#9#

  • @cabdikariimcawl2112
    @cabdikariimcawl2112 2 роки тому +1

    This is AmazinG Song💯😇🙏

  • @hajirali6679
    @hajirali6679 8 років тому +3

    Xasuuuuuuuuus Wajir

  • @suubann1219
    @suubann1219 3 роки тому +3

    2021 coming soon yaa dhageysanaayo heestan😂🤔

  • @cabdirisaqafhaye2820
    @cabdirisaqafhaye2820 5 років тому +3

    axyaa heesss

  • @mahamuudali1765
    @mahamuudali1765 5 років тому

    Rucubka naasaha hadba soo ruxaayoo qosol kugu rakaagaa.

  • @abdiabdi3343
    @abdiabdi3343 8 років тому +3

    mashaaa allaaaah

  • @ilyaazabdalla3336
    @ilyaazabdalla3336 5 років тому +8

    Still on 🔥🔥🔥2019

  • @abdulkadirahmed5237
    @abdulkadirahmed5237 8 років тому +8

    1997 best laba dhagax

  • @mukhtarcabdirahman1369
    @mukhtarcabdirahman1369 2 роки тому

    yaàa ilaaàhi waar ninkuu muxuu garacaýa tlòw ma nool yahey

    • @abdullahimohamed9308
      @abdullahimohamed9308 2 роки тому

      Ha abdisalan Jimmy London ingiriska wada daganahay waa iskadayay lkn hada

  • @Gedle-vi8rg
    @Gedle-vi8rg 2 роки тому +1

    Waxan suu utumayo waxkale weeye

  • @wiilkasaadaalinta2734
    @wiilkasaadaalinta2734 6 років тому +1

    Hees iga gadan waaye

  • @abdiasiistuweys7263
    @abdiasiistuweys7263 5 років тому +1

    Best song labo dhagax

  • @faysalhassanmahamud4551
    @faysalhassanmahamud4551 6 років тому +1

    Mirihii abwaan cabdiqaadir cabdi shube