Arooska | Anshax&Edebsan | Suldan liiban miss xiis shabcan xariir jigjigawi Fadxa Nura S/kiin | 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • #AROOSKACABDIRISAAQANSHAX
    Hoyga Fanka Sugaanta & Madadaalada soomaaliyeed
    MAAME HD MEDIA PRODUCTION
    Subscribe,Share,Comment, Like
    Facebook Page like
    www.facebook.c...
    UA-cam like
    / @maamehdmediaproduction
    HEESTA AROOSKA
    ANSHAX & EDEBSAN
    ERAYADA
    ABWAAN AMIIN SAMA DOON
    LAXANKA
    LIIBAN JIGJIGA
    MUSIC 🎶
    MAXAMED YARE
    PRODUCTION BY
    WAQAL &
    MAAME HD MEDIA

КОМЕНТАРІ • 288

  • @iqrayasin6033
    @iqrayasin6033 4 роки тому +13

    Wwwwww masha allah qof tan cadi maha qurux way ku dhamatay aroosadii ugu qali sanyd weeyi naagtii anshax hezha nasiib leh 👏👏👏👏👏👏👏

    • @atooraha--x1982
      @atooraha--x1982 4 роки тому +3

      Dhibka ay iska soomareen ayeey dawo utahay

  • @samiiraabdirahman7067
    @samiiraabdirahman7067 4 роки тому +13

    Suladan iyo xariir laba lajan msha allh axsan cod

  • @aminaguleid4543
    @aminaguleid4543 4 роки тому +5

    Mashalah reer lagu dago reer jigjig dad is jecel oo walalnimada wax ka yaqaan

  • @abdirazaksheikh2512
    @abdirazaksheikh2512 3 роки тому +3

    Waar ala laas qaadaysa. Heesta wax yari waaba top mash alah haddii aan guursan lahaa habeenkaa baa fanka ugu dambayn lahyd

  • @ayuubabdiqani7923
    @ayuubabdiqani7923 Рік тому +1

    Maansha allah aroos shidan buu ahaa xariir axmed miss xiis mukhtar saki suldaan fadxi waa initaageeraa horay usocda guul cabdirsaaq anshax iyo marwadiisa ilaahay ubad khayr qabo hasiiyo inta igu raacsa liketa ha iladhaafin

  • @maxamedaqbal9360
    @maxamedaqbal9360 4 роки тому +9

    Fanantiina reer jigjiga inay dad nool yihin waxaad garan siday uga shideen #anshax iyo ayaan edabsan arooskooda big respect ✊ guys and keep going ✊🙌🙌 SHABACAN ayaan ku haysta sidan uga shidan 🙌🙌✌️✌️5:35

  • @fatushosman9796
    @fatushosman9796 4 роки тому +10

    meshaa miss xiss aya ugushidaaan xagaa gabdhahaaa xagaa wilashana Xarir Axmed ,hambalyo ayn leyahy ayan iyo anshaax iskuwaroo

    • @qalanjoabdilaahi7071
      @qalanjoabdilaahi7071 4 роки тому +3

      Inaga ayaa isku dookha sow labdasa ugu shidina walhiy 💯♥️😍💋

    • @khadarmaandaweeye5140
      @khadarmaandaweeye5140 3 роки тому +1

      Bal hada xariir iyo fadxa nuura kawarma?

    • @fatushosman9796
      @fatushosman9796 3 роки тому

      @@khadarmaandaweeye5140 Huno qofkastoo waa doqisaa ,fananitaa kuli way shidanyahiin lkn waaa lasii kala wataa markaa adna doqada maxuumo

    • @khadarmaandaweeye5140
      @khadarmaandaweeye5140 3 роки тому

      @@fatushosman9796 haa hno waa sidaa
      Lkn codsi adiga:- facebuugaaga?

    • @fatushosman9796
      @fatushosman9796 3 роки тому

      @@khadarmaandaweeye5140 kkk huno facebook miya halkan laga sheega

  • @abdisamatabdinasirfolley8835
    @abdisamatabdinasirfolley8835 3 роки тому +4

    2020 inkaasto uu yahay sanaad durufa la,imiid heestan wahay noqote miida ogu shiidan ❤️❤️👍👍

  • @catooshcabdilaahi1835
    @catooshcabdilaahi1835 4 роки тому +15

    liibaan jigjiga iyo miss xiis baa koobka heesta leh yaa ila qaba

    • @midnimoahmed
      @midnimoahmed 4 роки тому +3

      I would say Xiis and Suldan

    • @noofinamahamed7578
      @noofinamahamed7578 4 роки тому +3

      Xiis iyo xariir

    • @sabirin9
      @sabirin9 3 роки тому +2

      Aniga aya kula qaba huuno, miss xiis iyo Libaan Jigjiga, Ayaga aya Sita Koobka heesta 👏💕

    • @catooshcabdilaahi1835
      @catooshcabdilaahi1835 3 роки тому

      @@sabirin9 aad iyo aad huuno waa labo fanaan o cod halaasiya leh

  • @MohamedIbrahim-rg2lk
    @MohamedIbrahim-rg2lk 3 роки тому +2

    Mashalaah walhi waa arooskiii ogu shiidnaa o somali ledahay gob gob dhashay waka baxsatay koobka adigaa hiisto ilahada guliiso inadeer iyo inadeerteey

  • @mawliidcabdi7653
    @mawliidcabdi7653 3 роки тому +3

    Waar ninka heestan sameeyay ereyo kudugan walaahi guul iyo gobanimo reer jigjiga

  • @kadishmaow9670
    @kadishmaow9670 3 роки тому +3

    Allah daman hakasarooo fankaa dad wanagsan wayee Allah Qatimadaa hautosiyaa In sha Allah anagaa iyoo ayagabaa

  • @moogeyareofficial679
    @moogeyareofficial679 3 роки тому +5

    SuLdaan seeraar Fantastic Voice 😍😍

  • @khayrgalinle6220
    @khayrgalinle6220 3 роки тому +3

    Wa laan reer somaliland ah hablaha reer somaliland ba ugu Qurux badan Somalia
    Il xun kuma argato she so cute 😍 💕 💖

  • @aqoonqaate8109
    @aqoonqaate8109 3 роки тому +2

    Aroos iyo aroosad ka bilow fanaan iyo fanaand ku xeji fanaaniinta iyo labada is boqraday say isku jecel yihiin daawada kolay sida kale marka aan u fiiriyay weeye anoon ilwaayan goobta aroosku ka dhacayo oo si wacan la iskugu daba riday iyo qurux da farxada wadajirka kali kalida waxaasoo dhan oo qurux kale ma sha allah ilahay baa quwad leh ilaahay isku kiin barakeeyo aduun iyo aakhiro ba

  • @abdishittadam401
    @abdishittadam401 3 роки тому +4

    Miss xariir suldaan shacbaan anshax ❤❤❤❤❤❤

  • @sheikhumul2792
    @sheikhumul2792 4 роки тому +6

    Fananiinta reer jigjiga waa gob wlhi guul ogadenia

  • @xakomaano8083
    @xakomaano8083 4 роки тому +3

    M.a hanpllyo hanpplyo Ansha iyo zawjadiisa ayaan noqda kuwii isku wara ubad khyr qapa kala hela amiiin

  • @muxudiiinfaysal4219
    @muxudiiinfaysal4219 Рік тому +1

    Xariir axmed legend ❤

  • @AbdiraqibAbdiraqib
    @AbdiraqibAbdiraqib 4 роки тому +6

    Woow fatxa iyo suldan baa isku soo baxayay wlhi

  • @nafisanalka3292
    @nafisanalka3292 4 роки тому +11

    Waaw mss xiis qofta kaliya ushidan wah cadi maha inantasi

  • @odaytv9417
    @odaytv9417 4 роки тому +3

    Ooop way hees dhaaf tay walee tani congratulation anshax iyo ayaan
    👏👏👏👏👏

  • @abdiqanimohamed3036
    @abdiqanimohamed3036 3 роки тому +5

    Zahra Kiin sweet voice xariir ahmed🥰🥰🥰😘😘😘

  • @malmo4235
    @malmo4235 4 роки тому +4

    Reer Jigjiga hadaan nahay dadka waa ushidnaa🌹🌹🌹

  • @shaficikhaliif5925
    @shaficikhaliif5925 4 роки тому +7

    Xariir axmad nasabka stylkaa pro keep going

  • @jaamacjimce8120
    @jaamacjimce8120 3 роки тому +2

    Monday Kuwii nabadkuwaara ubadnakalahela aamiin aamiin aamiin!

  • @somalimusicport
    @somalimusicport 4 роки тому +4

    Anigu fadxa nuura ayaan bash kula ahay

  • @gasharetuute6912
    @gasharetuute6912 Рік тому +2

    Exquisitely pretty kushi Girls!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @Badalhussein1997
    @Badalhussein1997 4 роки тому +5

    Fanaaninta Somalida ugushidAn Waa heer Jigjiga M.a

  • @xilwalove716
    @xilwalove716 4 роки тому +5

    Anshax sheekhaal👏👏👏ina adeer hambalyo

    • @hireqalbi5505
      @hireqalbi5505 4 роки тому

      Sheekhaal kalay kadhigdee adigu

    • @jiyaamohamed9358
      @jiyaamohamed9358 2 місяці тому

      😂​@@hireqalbi5505😂😂 hada ma oganino wll wxu yhy

  • @maslahyareofficial
    @maslahyareofficial 4 роки тому +7

    My queen Fatxa nuura codkeeda inaa dhegeysto kama daalo wlh🔥❤❤

  • @abdirahmanmohamad9818
    @abdirahmanmohamad9818 4 роки тому +7

    Woow🙃 mame HD best camera
    Al fanaan apdirizaaq anshax
    Iyo
    Marwadiisa MRS Ayaan
    Oo ku aqal galay jigjiga
    Mnsha alaah
    Wiil iyo caano
    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @midnimoahmed
    @midnimoahmed 4 роки тому +2

    Mashallaah Bahda fanka waad garab istagteen anshax. Hambalyo qoyska cusub

  • @carabcabdidhorre278
    @carabcabdidhorre278 4 роки тому +2

    Caadi maahan rooska Waa laga tumay si aan caadi ahayn buu iisoo jiity

  • @munaabdi6140
    @munaabdi6140 4 роки тому +5

    Masha Allah hambalyo guurkiina lagu farax

  • @alale-ali-8730
    @alale-ali-8730 4 роки тому +12

    Ma.jigjig ayu
    Ku guur sady
    Fananin tagy iga dheh
    Ree jigjiga

  • @ahmedfaarah7250
    @ahmedfaarah7250 4 роки тому +5

    Sahra kiin iyo shabcaan labadaba waan jeclahay ilaahay amarkii

  • @gasharetuute6912
    @gasharetuute6912 Рік тому

    Dhiigaa kushii Hundii Tokkummaanii ijjaruudhaayee!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!.

  • @gasharetuute6912
    @gasharetuute6912 Рік тому

    Siirbaa summalee Adaa ogaa wallii Fudhanii!!!!!!!!

  • @badalilkacase1015
    @badalilkacase1015 4 роки тому +3

    Waad ukale kiciseeyn reer jigjiga hamplay anshax iyo ayan.

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 4 роки тому +7

    Dhismo oo dhaqma
    Best Fanano
    @Legend Xariir Ahmed Top one 🤩💯💯❤💫

  • @kadarhussein2353
    @kadarhussein2353 4 роки тому +1

    Sifiican bad uga tunteen fanaaniinta jigjiga anshax waa sanadkii rer jigjiga

  • @rowdoahmed605
    @rowdoahmed605 4 роки тому +2

    Baqor iyo baqorad Yaan❤💛💙🧡💙💓💙💛💓💟❣💓❣😭😭💕💞💯💙🧡💙🧡🖤💥💥💥💥🖤🖤🖤💥💥🖤💙💙💓💜💜💓💜💜💛💙💜🧡🧡💜💙🧡💙💛💢💜💓💝

  • @makokaireh244
    @makokaireh244 4 роки тому +2

    Masha Allah beautiful wedding Alfa mabrouk inta dislike saartayna xaasidsanaa🤔🤔🤔🙄🙄

    • @khadijayusuf7016
      @khadijayusuf7016 3 роки тому +1

      🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @mawliidcabdi7653
    @mawliidcabdi7653 3 роки тому +1

    Eesh cala hees reer jigjiga boqartooyo
    Nool

  • @user-qd6uj5zd8j
    @user-qd6uj5zd8j 9 місяців тому +1

    abwaanku wakuma

  • @halkaracademytube9242
    @halkaracademytube9242 4 роки тому +4

    Reer jigjiga sida gopta ayey uga giijiyeen arooska anshax iyo marwadiisa

  • @nimcoabdi8630
    @nimcoabdi8630 4 роки тому +3

    💘❤❤💝💖💜zultan iy0 hiizz yaa ka shidan

  • @zuhraadem7814
    @zuhraadem7814 4 роки тому +2

    Danceka anshax igu socda wooow

  • @nasteexodagan3374
    @nasteexodagan3374 4 роки тому +3

    Mansha Allah wllky fanankayga iyo dumashi

  • @ryanpeter4056
    @ryanpeter4056 4 роки тому +4

    woow masha allah tani waa qurudii qarniga ugu quruxbadnayd islaantaydoo americana ayaan nacay kolkaaan daawaday waar show somalidu quruxda maryaha ayaay kuqariyaan waxaykuursatay fanaankii ugu akhlaakhda wanaagsanaaa

  • @shabanmohamed10
    @shabanmohamed10 4 роки тому +5

    Xariiir axmed cabdilahi

  • @user-qd6uj5zd8j
    @user-qd6uj5zd8j 9 місяців тому +1

    igu caawiya awbwaanka heesta sameeyay

  • @daadofficial3995
    @daadofficial3995 4 роки тому +3

    anshax iyo ayaan
    way aroos galayaane
    intifaaxa jacaylka
    rabbi wuu aqbalee
    jacayl aan la ilmeeyay
    oo aan wax ka ogaa
    nasiip nasiip nasiip

  • @mohamedbillow7719
    @mohamedbillow7719 4 роки тому +2

    Suldan Cod Macan 👌👌👌

  • @puntlandwaahooyadiifederal5152
    @puntlandwaahooyadiifederal5152 4 роки тому +9

    Hambalyo Anshax io marwadiisa Ayaan axyaa Gayaan🙏♥️Farxadaa abshiraysta

  • @khadarhajjiahmed
    @khadarhajjiahmed 4 роки тому +3

    Sahrkiin ahmed caalin gabadh laa dheere ah laxankiiba way badashay yaa ila arka🖐

    • @rodagelle556
      @rodagelle556 4 роки тому +1

      Qaybteedan ka helayba heesta dhan

  • @mustafamohamed2764
    @mustafamohamed2764 3 роки тому +2

    Labadii Aqalkooda Lagu Reysta Ahaada wax ileeya Ayaana Anshaxow ka ilaali Ragu waa ixtiraame

  • @bintusheikh3008
    @bintusheikh3008 4 роки тому +2

    Nasab iyo gob reer jigjiga ❤️

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 4 роки тому +2

    Hambalyo Reerka cusub 🙌🙌🙌

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 4 роки тому +4

    Fatxa nura🙏

  • @zeynabshiine7870
    @zeynabshiine7870 4 роки тому +2

    Mansha allah tabarakal hambalyo hambalyo mabruuk wll

  • @maxamedibraahimyuusufshida2970
    @maxamedibraahimyuusufshida2970 4 роки тому +4

    Wlhi fananijn aayaaa isku yimid keeep going hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo

  • @registerregister4599
    @registerregister4599 4 роки тому +2

    sahra kiin iyo suldaanka geeska ayan ku haysta anigu

  • @zuhaybbildhaan7815
    @zuhaybbildhaan7815 3 роки тому +1

    Woooow wooooooooooooooooow arooskii qarniga farxa waaa maalintiniiye wiill I yo caano gabadh I yo caano.
    😄😄😄😄😄 shacabkana waxan leehay ciyaara oo cagaha fidiya maxaad qabanaysaan !

  • @muhanettilkacase
    @muhanettilkacase 4 роки тому +30

    24hr ilaahay riyadada hakuugu rumeeyo wll subsciripe hayala dhaaafin

  • @sihaamxaashi1219
    @sihaamxaashi1219 3 роки тому +1

    Masha Allah habalyo habalyo

  • @faraxaxmed924
    @faraxaxmed924 3 роки тому +1

    Ashaxa

  • @mohamedmuse2224
    @mohamedmuse2224 3 роки тому +1

    Hmlyo hmlyo hmlyo anshaax ayaan dhismo dhaqmaaa 💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 роки тому +2

    Suldaan wwww xiis💕💕💕💕

  • @zeynabsaynab9520
    @zeynabsaynab9520 3 роки тому +1

    Mukhtar jigjigaawi ku leh iyo shabcaan

  • @mahamsomalichannel1438
    @mahamsomalichannel1438 4 роки тому +39

    Hadaa asturnaanta diido, dibada xubnahaga keento, intaad kolba daah baneyso, xagoogta hadaad ka deyso, jirkani dusha laga arkaaya inuu danbi yahay yaqiinso... sow adigii lahaa anshaxoow🤔... Anyway Mabrook alaha idin barakeeyo👏👏

  • @abdilahiali7491
    @abdilahiali7491 3 роки тому

    Tani dhexgasay may xaasidaysaa

  • @sahallli
    @sahallli 3 роки тому +2

    Best music

  • @amalabdirazak9336
    @amalabdirazak9336 3 роки тому +1

    Miss xiis aya ugu cod mccn

  • @iqromohamed7243
    @iqromohamed7243 3 роки тому +1

    Reer jigjiga nasaba batihin I am so happy

  • @shabanmohamed10
    @shabanmohamed10 4 роки тому +2

    Sahra kiiin axmed caalin

  • @xanankoor119
    @xanankoor119 3 роки тому +2

    HamlyoH anzhax iyo3 ayaan♥️💯💎💉🥀👸

  • @kaligeediskufilan2943
    @kaligeediskufilan2943 4 роки тому +2

    C/rixmaan oday sxb&walal qaaliya o jecel inuu uqurxiyo maalintooda🙏👌 sxbla ficn wa kan wax ficn kula dona maalintadu waa xamasad badanthy in wax kaahalaaban laga yaabaa

    • @Suhuur1
      @Suhuur1 4 роки тому

      Abdirahman oday waa boqor wale dadku iskuma jirane🧡🌹

  • @zuhraadem7814
    @zuhraadem7814 4 роки тому +2

    Masha allah maame alle gacnta hakuu bareekyo hno mcan❤❤

  • @hoodokhader227
    @hoodokhader227 4 роки тому +6

    Mama HD

  • @zaymolabdullahi4775
    @zaymolabdullahi4775 4 роки тому +2

    M.a allh iskubkendayo wllaha fanka wa garab isgten fankina io mrwdisa farxdoda

  • @MohamedIbrahim-rg2lk
    @MohamedIbrahim-rg2lk 3 роки тому +1

    Mashalaah fananinta odhoon lkn xariir axamad iyo gabadh laqadiso ayaaa ogu shiidaan

  • @kaletgadhka8918
    @kaletgadhka8918 3 роки тому +4

    ZULDAAN ZERAR IN COD MACAN YAHAY WAXA KA MUUQATA ERAYADA INTII UGU XUMAYD AYAA LA DHIPAY
    PEST FNAAN

  • @fadumaj5011
    @fadumaj5011 4 роки тому +2

    MashaAllah alf mabrouk

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid1232 4 роки тому +1

    Hambalyo Ayaan leeyahay Anshax iyo marwadisa

  • @kowthercumar3902
    @kowthercumar3902 3 роки тому +1

    M.a lamanaha qarniga

  • @cadiaamiin443
    @cadiaamiin443 3 роки тому +6

    congratulations congratulations ethics and his wife have found good musicians wah wah eesh every wedding

  • @sabahyasin9513
    @sabahyasin9513 3 роки тому +2

    Keep goin

  • @mukhtarxusen5953
    @mukhtarxusen5953 3 роки тому +1

    Jecelgulestey walshey Ayaan

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 4 роки тому +1

    Kkk Liibaan jigjiga madaxa ma cadhaa ka gashay bisinka🙈🙈🙈

  • @omarabdilahi6277
    @omarabdilahi6277 4 роки тому +1

    Masha Allaah isku waara anshax iyo edebsan

  • @muraayoaasan6462
    @muraayoaasan6462 Рік тому

    nasab iyo gob weyaan reer jigjiga

  • @rajocharity3304
    @rajocharity3304 4 роки тому +2

    Miss xiis😍

  • @nawaalmuuse6970
    @nawaalmuuse6970 4 роки тому +7

    mabruuk fananka xaaskisa

  • @cabdiqaadiraxmed6956
    @cabdiqaadiraxmed6956 4 роки тому

    Masha Allah Allahayskubarakeeyo.

  • @kunlekunle3668
    @kunlekunle3668 3 роки тому +2

    wx kleah

  • @zupaydaapdi2123
    @zupaydaapdi2123 4 роки тому +2

    Monshalah aloow iskuh barkee ❤💘💘❤❤🌹💫🧡💛💚💕💞💓💗💝💖❣🌱⚘🌹🎊🎊🎉🧨🎈👑💍king 🤴quwn 👸🎈🧨🎉🎊💍

  • @liibaandaahir5925
    @liibaandaahir5925 3 роки тому

    WAA AROOS AAN LOO KALA HARIN ALAHA KADHIGO AROOS LAGU BARAARO

  • @jirfe
    @jirfe 4 роки тому

    Kuwan sland LA leeyahay waan ka helaa anshax baaynoo soo saareen ciro ay noo soo saareen fanaanniin badan oo sland neceb baaynoo soo saareen xitaa nimcaan hilaac baa ku jiro xamda yar iyo kuwo kale oo faro badan hebel carab yaakhii waa fara badan yihiin , sland MA jirto wax LA dhahaa