Nin indhoole oo Xaskiisa Lakufsaday qof Caawiso ayuu wayay Dawo Wuxu Sameyay ||

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • flim ka magaciisa dhamaad ka ayaa ku sheegnay. ee subscribe pls
    waxaa igala soo xariirikartaa Cinwankeyga instagram
    👉 / abdihaliim_ali
    #qulasada flimada
    #abdihaliim_ali
    #captain_majid
    #wiilkaabdiazizi

КОМЕНТАРІ • 206

  • @QulasadaFilimada
    @QulasadaFilimada  4 місяці тому +125

    Cinwankeyga instagram
    👉 instagram.com/abdihaliim_ali

  • @MascuudAxmed-lo8pk
    @MascuudAxmed-lo8pk 4 місяці тому +127

    Adò aamusan aa akhrinoosa qoraalka ee adoo aamusan love saar😂

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade 4 місяці тому +109

    Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 4 місяці тому +33

    Kaabil waa filimada aan wali xasuustayda ka baxin inakstoo oo ganacsi ahaan aanu guulaysan hadane qaabka sheekada iyo jiliinka camoolnimada ee hirithik roshan iyo yami gautam ayaa wax loo dhigaa jirin iyo qaabka uu xaaskiisa ugu aar gudayo 💯

  • @Marjuu7
    @Marjuu7 4 місяці тому +11

    18:01 c/haliim Ali maahan miyaa midka cimaamada wato😂anyway marka so dhigtid sawirkaga noso sheegbal tagerahaga respect bey kuu hayaane🙌❣🎉

  • @Mahii-j1o
    @Mahii-j1o 4 місяці тому +4

    Filimanka so badi hal filim sadax biri kadib nose dhige maxaa wye😢

  • @CabdulaahiBuulle
    @CabdulaahiBuulle 4 місяці тому +4

    Sxb qisooyin ka Jinka noga sheeke plz🫴

  • @Danishah3334
    @Danishah3334 4 місяці тому +1

    Wxu dhahey : waxana kugu jeclahey aragtidii kowad isagoo xataa an waxba arkikarin !

  • @Qomaal__mustaphe
    @Qomaal__mustaphe 4 місяці тому +11

    One love team Qulasada ❤️😂☝️

  • @abdaal818
    @abdaal818 4 місяці тому +2

    film halkaan ka daawadaa saaxibayaal link ila wadaaga

  • @Khalidmaxamed24
    @Khalidmaxamed24 4 місяці тому +6

    Captain codsi aflamta bollywood noso badi🫡

  • @suheeb4472
    @suheeb4472 4 місяці тому +3

    Asc wll

  • @NasriinAli-wn3se
    @NasriinAli-wn3se 4 місяці тому +17

    Wa sugi la ahay inta ka gareysid 1m❤😊

    • @QulasadaFilimada
      @QulasadaFilimada  4 місяці тому +3

      Insha allah gor dhow

    • @XawoSuley
      @XawoSuley 4 місяці тому

      Waa kuutaageerna guulayso sxp mcn1m inshaa a
      llaah​@@QulasadaFilimada

    • @HamdiIsmail-w8m
      @HamdiIsmail-w8m 4 місяці тому

      Qulasada filimada❤

  • @nuuunemaxamedaadan
    @nuuunemaxamedaadan 4 місяці тому +3

    Wlh marka bilabaysi aa kufiiran jiray reply kama arko wiligee

  • @zaxardidzaxardid5809
    @zaxardidzaxardid5809 4 місяці тому +5

    1miloin coming soon inshallh sxp❤

  • @cadegamess
    @cadegamess 4 місяці тому +6

    Keep going sxb anine igarab istaaga❤

  • @ayaanaadan1509
    @ayaanaadan1509 4 місяці тому +2

    Waxaan layaabay qof indhool ah siduu qoraalka ku aqriyey?

    • @haras2143
      @haras2143 4 місяці тому

      WLAAL FAR DADKA INDHAHA LA‘
      AY FAHMAAN AYAA JIRA OO XARFHA SI DAREEN LEH SYAA LO QORAA OO MARKA TABTO XARFKA KU QORON WAA DAREMESA!

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 4 місяці тому +1

    Ciwaan kasta on lagugu arkayo wa ineynu galna
    Xitaa hadu yhy 😂Nimpaz iyo epady😂

  • @Amiin_jr
    @Amiin_jr 4 місяці тому +5

    Abdihaliim ali wa ina garsina 1 million hada hada🎉🎉🎉

  • @Zuhaqaran
    @Zuhaqaran 4 місяці тому +2

    Wll iduceya in illhah wax walbo wangsan oo qalbigagya ku jira inu i rumeyo duco ayaan idinka bahanhy wll dhamntinba 😔😭😭😭🤲🤲

  • @luulqaliif6329
    @luulqaliif6329 4 місяці тому +8

    Filamadan nosoo badi cabdixalim cali

  • @axmedfaarax6610
    @axmedfaarax6610 4 місяці тому +2

    Filmka magaciis

  • @sabirinali5122
    @sabirinali5122 4 місяці тому +2

    40qof ducadoda Waa la aqbalaa isoo duceya inaa caafimado 😢

  • @NajmoNashad-nc6tk
    @NajmoNashad-nc6tk 4 місяці тому +1

    Nink siduu warqad kuuaqriyaye saxib 😅😅😅😅😅😅

  • @KuusowDaaniile
    @KuusowDaaniile 4 місяці тому +2

    Filimka magaciisa iisheega asoo caadiya fanproja

  • @MohamedAmxed
    @MohamedAmxed 4 місяці тому +67

    Noso badi filimaanta😢

  • @AbdirahmanAhmed-tv8wt
    @AbdirahmanAhmed-tv8wt 4 місяці тому +2

    Magaca flimka

  • @IfrahMubarak
    @IfrahMubarak 4 місяці тому +2

    Sxbow qisoyinka horror movieska nosoo badi❤

  • @Fathhxan_ck
    @Fathhxan_ck 4 місяці тому +2

    #somalilander_model #ck_caanka

  • @AbdiraqiibAli-n1y
    @AbdiraqiibAli-n1y 4 місяці тому +1

    Sxb wajigaga youtubeka soodhig❤😊

  • @ZekiBerberaawi
    @ZekiBerberaawi 4 місяці тому +2

    Kaabil 😢

  • @MariamAbdullahi-so1md
    @MariamAbdullahi-so1md 4 місяці тому +2

    Captan majidow 😊do u have girlfriend nh....!!!😫

  • @hawaaden4171
    @hawaaden4171 4 місяці тому +1

    Adiga filmaanta hanoo fasirine qisooyin run ah keen

  • @AnfacIbraahim-ex2dy
    @AnfacIbraahim-ex2dy 4 місяці тому +1

    Telegaramka maka hela magaca film kaiiso shega

  • @Ilhaan1234
    @Ilhaan1234 4 місяці тому +7

    Waa dawade filmkn

  • @YacaqubNuur-yb8vu
    @YacaqubNuur-yb8vu 4 місяці тому +1

    Zxp magaca mita badashay mxa dhacay wagano dhan kuma arkin kumana maqlin lkn wakaxumahay wixi agtarka xaskisa kudhacay😢❤😢😂

    • @QulasadaFilimada
      @QulasadaFilimada  4 місяці тому +1

      Wa jogay wax badan ku dhafay ramadan so dawao

  • @ceebloibrahimyusuuf1120
    @ceebloibrahimyusuuf1120 4 місяці тому +2

    Hi

  • @IkhlaasAhmed-jm6ju
    @IkhlaasAhmed-jm6ju 4 місяці тому +3

    1M inaa gaartid talentigaaga usabab ah adigaana nakasbadey waadna uqalanta❤😅😊

  • @AyaanBollina
    @AyaanBollina 4 місяці тому +1

    Filmka.mgcisa igu cawiya.plz

  • @AsmaMuxumed-el7sc
    @AsmaMuxumed-el7sc 4 місяці тому +2

    Way yarhineesobadi😊😊 biilis nogudhakhso😉😁😀😀👍👍👀💖

  • @johrojawasecabdi
    @johrojawasecabdi 4 місяці тому +3

    Wall waxaa tahay qof fir fircoon😊😊😊😊😊
    Waayo ❤

  • @AmuunAbdalla-e7d
    @AmuunAbdalla-e7d 4 місяці тому +1

    Yuu wujigaga ku cusub yahay waa yaabe😂

  • @calicabdirashiidyare6574
    @calicabdirashiidyare6574 4 місяці тому +1

    Hhhh filimkan waandaawaday zxp
    Seekuyeelay 😅

  • @AsmaAbdirahman-up1wj
    @AsmaAbdirahman-up1wj 4 місяці тому +1

    Kabta anigu waxan kumaleya qof caraba oo somaliga bartay

  • @Farduz-v9p
    @Farduz-v9p 4 місяці тому +6

    Waw captain maajid😮

  • @FaadumoXasan-p1z
    @FaadumoXasan-p1z 4 місяці тому +1

    Xanuun😭😭😭

  • @MovkMontana-jy2ci
    @MovkMontana-jy2ci 4 місяці тому +2

    Wa cadaalad darada xamar ka so cocto luul Allah ku naxriisto wlshey mcn😢🤲😔

  • @AbdirahmanIbrahim-ev5bm
    @AbdirahmanIbrahim-ev5bm 4 місяці тому +1

    Whale film please 😅😅😅😢😢

  • @Muah_911
    @Muah_911 4 місяці тому +2

    Mrka hysatid nin rageed xqaaqa kuso dhiciya wa iska sidan 😩❤

  • @GuuleedSaleebaan-sm2gh
    @GuuleedSaleebaan-sm2gh 4 місяці тому +1

    Soo badi filimanta cancerka zxp

  • @RahmaaliAli-sq3fh
    @RahmaaliAli-sq3fh 4 місяці тому +4

    Kabtan majiid 1millon coming soon ❤

  • @XamseAbdirahmaan
    @XamseAbdirahmaan 4 місяці тому +1

    saxb fimanta so dherre sida kano kale codkaga aya ku raxaysanaye

    • @QulasadaFilimada
      @QulasadaFilimada  4 місяці тому +1

      Qisada filimke ku xirantahay been ma ni aqrina lacla hade 8diiqo kudhamato😂😁

  • @KhalidH-z9k
    @KhalidH-z9k 4 місяці тому +1

    Sxp waqiroday😂🥺😞

  • @mssmiski9058
    @mssmiski9058 4 місяці тому +2

    Wanku jecelnahay dhamantena keep going wllkei

  • @zendrellathequeen6619
    @zendrellathequeen6619 4 місяці тому +1

    Kaapil wan dawady wa filim murugo iyo xikmad izku kadaradyy ilaa hadda flimanta anan ka xiizo goynin ayuu ka mid yahayy sifiican buu u arsanayaaa hirithik ugu danbaynta

  • @Luulxassan-xd9yh
    @Luulxassan-xd9yh 4 місяці тому +1

    ❤❤❤❤

  • @RuYaa123
    @RuYaa123 4 місяці тому +1

    Xanun bandana😭😭

  • @cjumer7431
    @cjumer7431 4 місяці тому +1

    Magac filimka

  • @TTOA-n7n
    @TTOA-n7n 4 місяці тому +4

    1M SOON 🔜 🎉🔥

  • @CabdallahCali
    @CabdallahCali 4 місяці тому +7

    Cabdixaliim maitaqaanaa waa wiilkii tiktoga

  • @Xabiiboasad
    @Xabiiboasad 4 місяці тому +1

    Wiilkan sidan ufahmayo film soo gudbiyo ayeyadey waxwy idhahee muxuu uboosiiya xitaa waxyar kama fahmonaa😂😂😂😂

    • @QulasadaFilimada
      @QulasadaFilimada  4 місяці тому +1

      Aye yo igu salam bob siis ka jiil ka cusub le fahmayo ee cajiska badan 😂

    • @Xabiiboasad
      @Xabiiboasad 4 місяці тому +1

      @@QulasadaFilimada hye wllkey sharaf iyo karamo🫶❤️

  • @NimoOmar-i7l
    @NimoOmar-i7l 4 місяці тому +3

    KEEP Going pro❤

  • @HASBAAHMEDHASSAN
    @HASBAAHMEDHASSAN 4 місяці тому +2

    Abdihalim ali inta iyo in kabadan walal❤❤❤❤❤

  • @Ikruuusha
    @Ikruuusha 4 місяці тому +3

    Buuugtaaa kmuhiiimsan❤❤❤

  • @xudeyfiIbraahimmaxamed
    @xudeyfiIbraahimmaxamed 4 місяці тому +1

    Waryaa

  • @deeqsanusmaan2461
    @deeqsanusmaan2461 4 місяці тому +2

    Halahi waa filmi ❤❤❤ 1 million 🎉ilahe akudasiyo😢😢

  • @MukhtarCisman-i7z
    @MukhtarCisman-i7z 4 місяці тому +3

    TAEM CAPTAIN ❤❤❤❤❤❤

  • @AsmaMohamet-b7p
    @AsmaMohamet-b7p 4 місяці тому +4

    Nosoo badiyaa ❤waan jeclahay wlhay😢

  • @deeqoibrahimdeeqodagan1202
    @deeqoibrahimdeeqodagan1202 4 місяці тому +1

    Wow 🎉🎉🎉

  • @Fartuun123-n6b
    @Fartuun123-n6b 4 місяці тому +2

    Ax xanuun wye qisada😭😭😭😭

  • @ismaciilyare7107
    @ismaciilyare7107 4 місяці тому +2

    Nosobadi masuul filimada

  • @CumarHarun
    @CumarHarun 4 місяці тому +4

    1m insha allaha ❤❤❤❤❤

  • @CabdiraxmaanaxmedCabdiraxmaana
    @CabdiraxmaanaxmedCabdiraxmaana 4 місяці тому +1

    Noso badi pls😢❤

  • @KamalMahamud-hs1os
    @KamalMahamud-hs1os 4 місяці тому +1

    Ani malihi inistigiraam eeyutubka soodhig

  • @LailaSaciid
    @LailaSaciid 4 місяці тому +1

    Indhoole lajan

  • @MahirTorres
    @MahirTorres 4 місяці тому +1

    Asiga oo indhoole ah ayuu waraq aqrina ayaa

  • @Mss__Mayma
    @Mss__Mayma 4 місяці тому +1

    Keep going pro 🤴 ✌️

  • @BlackSudays
    @BlackSudays 4 місяці тому +3

    Horta xalkee joogtaa captain maajid😮😢😂

  • @KaalidKhalid-y4r
    @KaalidKhalid-y4r 4 місяці тому +2

    IN SHA ALLAH 1M GOMING 😊

  • @alpha_funny_boy
    @alpha_funny_boy 4 місяці тому +3

    SAW

  • @Kowther-41
    @Kowther-41 4 місяці тому +1

    Captian majid sawirkisa nookeen

  • @prothercabdiqaadir_10
    @prothercabdiqaadir_10 4 місяці тому +1

    Abdi haliim ali sxp sawirkga w aragnay mise adi maha kaas

  • @SayidAliismailMohamett
    @SayidAliismailMohamett 4 місяці тому +2

    1M IS COMING SOON INSHA ALLAH❤🎉

  • @dekaabuukar9880
    @dekaabuukar9880 4 місяці тому +1

    Nosobadu😊

  • @ju4965
    @ju4965 4 місяці тому +2

    Noo soobadi walaal ❤❤

  • @BilaadNalka
    @BilaadNalka 4 місяці тому +1

    Noso Badi please ❤

  • @OptihakiinHazan
    @OptihakiinHazan 4 місяці тому

    Qofkii sawirkiisa arka screen ha ka qaado plz😂

  • @AlmaasAhmed-zo2nh
    @AlmaasAhmed-zo2nh 4 місяці тому +1

    1m coming soon wllke❤

  • @SalmaanAlfaaris
    @SalmaanAlfaaris 4 місяці тому +1

    Filimaanta noosoo badi😢🎉

  • @somalilandchessfederation9356
    @somalilandchessfederation9356 4 місяці тому +1

    Film qiso wacan

  • @AsmoyreyAsmo
    @AsmoyreyAsmo 4 місяці тому +1

    Qeebta xiigta king dong noga dhiig

  • @ZumayaApdikulan
    @ZumayaApdikulan 4 місяці тому +3

    ilove abdihaliin❤

  • @wlltaatiko4056
    @wlltaatiko4056 4 місяці тому +1

    Talent

  • @MuscabMaxamedAhmed-c6h
    @MuscabMaxamedAhmed-c6h 10 днів тому

    Indhole wax akhriyo mad aragty😂😅

  • @HabiqleysoGroup
    @HabiqleysoGroup 4 місяці тому +1

    Keep going brother

  • @AbdiKani-p4y
    @AbdiKani-p4y 4 місяці тому +1

    1m coming son prother 🎉😊❤

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 4 місяці тому

    Ar hindiyaa😂 oo ninka uu daldalay iyo wasiirka jirkiisa sow fariisa laygama heli laheyn

  • @LibanAxmed-gd7yq
    @LibanAxmed-gd7yq 4 місяці тому +1

    Nosobadi sxb ❤

  • @JimcaaleJaamac-sd8hf
    @JimcaaleJaamac-sd8hf 4 місяці тому +1

    Walalo❤❤❤❤❤

  • @CabdiraxmanCabdiraxmancade
    @CabdiraxmanCabdiraxmancade 4 місяці тому

    qadka iga culus markale ayan ku cishanaa filimkan 😅😅😅😂