Inanta Doorka Aktaradda Ku matalaysa Filimka Waxaad iga gaadhsiisaan hal Talo, Walaalo Ama Af- Ingiriisiga Si wanaagsan ugu hadal Ama Af-Soomaaliga ku hadal, Wax micnaha ma soo kordhineyso inaad wax isku Qastaa inney Nuxurka Hadalkaaga kaa xumeyso mooyee.
Marka hore idinku Wallal negative dadka maxad ka tixgelinaysan yacnii Wixii an khuseyn qabka filmka ee leydinku saxayo moyane inta kale maha muhiim sidad imika shegaysan inad is hug garesan Iyo wixii kale ba illahay uun raaliahanshihiisa ka Fikira personal attack ha u arkina waxay Iska qorqorayan dadku wa سلبيين اغلبهم😊❤
English na mataaqnid walaal Af somaligaaga na ka daran,accent aan jirin baad walaaqneysaa.Hadalekeedi oo dhan skip baan ku qabtay. Dad sida loo hadlo yaqaano fadlaan meeshan keen.

😏
Wlhi waa runta wax uunbay kaa xumaynaysa
Team kaagii ba waxaas uguma hoos qortide ciyaarta naga dhaaf 😂😂😂
War gabadhu ma qurbo joog miya mise wa iskayeelyeel bisiinka
Film waa in loo dhiibaa qof soomaaligiisu yahay 100%
100k waxba kama hadhin ka gaqrsiiya akhyaarta qaaliga ku xidhan ardaa media xaqiiqdi ka badan bay u qalmaan team ardaa media 😊🎉❤
Flim yaynan isticmaalin ee kalmada FARIIN BULSHEED aynu isticmaalno si dadkeenu wax u fahmaan FLIM wax qaldan ayaa laga aaminsanyahay 🤝
Woof woof bagaad dadki dadka ahaa so casuunteen ❤❤🥰
Naa naagtu waxayba iska dhigaysa say wlhi😂😂 dooqinimada nagala tag😅
😂😂😂
Mayla aragtaa marmar xata way is ilobaysa cadi bay u hadlaysa walaga daremaya 😂😂😂
wllo way tahay ba say wlhi wayo dhawan bay carbaha ka timid naga jar ah
Haa wllhi
@@zamiiraadan4618waa xafadee wlo ado raaliya ?
Legendary always mahomed and sharazad best somali series films interests of the people's i can't wait 💯😍❤👍⌛
Xgee laga so deya films yadoda
Www dadkeena Somaliyeed wax bdn bay zoo Fahmeen we did it fam insha allah 🥳🎬🍿
Asc,marka hore sxpkay marna classmatekaygii qaaliga ahaa abdikerem zxp horumar fiican baad wadaa alle haku sharfo# Eid mohamed
Naa wad qruxbdanthy lkin hdalka naga hahaji wxy istusnimadan intan leeg😂
Waa la yaabay😂
Wllhi Gabadha waa Runteed waayo Gabdhaha si Caadifeysan ama Qalbiyan ayee Wax Uqabtaan Marwalba Raga Ayaa Qiyaana Badan 😢😢😢
waan tagera arda media
😊
Cabdala Jamaal sooqabo wllo❤
A,ad ban ula dhacay wada shekeysigiina wallo ino so badi barnamijyadan oo kale
Well done team ardaa media
Dadka caanka lee maa xalkooda laga wareysaa horta mayno ango xaq u laheyn dhibatadna ina ka hadalno😢😢😢
Aniga iga wrn
Dee iygu dhibto kama hadlyne wxy sheegyn sida filimka loo dubayo
Yaa dhagysan kara dhibatadada wll 😅 adna culysby kugu tahy in qalbigaaga sofurfurtid dadkaklena dhib
Mye xaq u ledhy 😂😂😂
Muruq hays gelin caadi uhadal maxa ku qatye nyaaa wllo😂😂😂
Top 💯
Sidn ay uhadalysaa ma ka dhabaa mise waa ka khiyaal😂😢à
Waaka filin😂😂😊
Masha allah runtii waa gabadh caqli badan oo qurba joog ah lkn xaasidiintu way ka maseerayaan/hinaasayaan wax barta laguma karo😅😂
Mahaa qurbo jogo
Wlleey talo waano ahaana iga qaado oo luuqadaada caadi ugu hadal,ha noqon dacawadii raadkeeda ka tagtay, tii nebigana ģaadhi weyday.!
Qarba inanta magayo ee kadaya side donta u hadleysa haku mash qulina
Hooray usoodaya fililmaka maxamad
Legend
Waxaa rabaa inaa halkaa soo fadhiisto
Yaa na wllo bal cadi iskoga hadal xaged somaliga uga bodbodaysa😅
inaan jilaa noqdaan rabaaa 😢
Waxaan jeclaan inaad samaysaan… filimaan somali superheroes iyo somali curinaya… inventing something….
Filimkan magacii
Anaga joognay adana manan so marine😂😊
Alxm kulahaa
Waxd moodaa inuu aakhiro kuguulysty
Gabadha hadalkeedu waa sax gabadho si daacade ninka qalbigeda usiisa
❤❤❤❤❤
Musalsalka calaf aniga ma arkin 😢goormo ayaa lugu daayni
Xayaysiis waye abayo cadi Loma arkaayo calaf ku qor
Qudhacadan soodayacfilmka niyow maxad kagarafanaysaan 😢😢
Wariyuhu single miya😢😂😂😂
Filimka calaf xage kadaawada
Wali masoobixin wll
Horta waxn layaaby gabadhu maxy isla xayasisa tanoo afrika katagta maxad umalayn hadayba saywlhi is ka dhigasaye 😂😂😂
Nihaan iyo kamaal kara sevda😭😂
😂😂😂😂😂😂
Wilkan shaqsiyadow filim ku jilaay sida crash ugu ahaa 😂 mashaalh wllhi lkn maxamed uma ekid ee mgcii calaf aad ku jileysa u egthy 😂
Musalsalku muu soo baxay xayeysis unban meel walba ku arka xalqad damaystiran maba ku arko UA-cam ke xageed la daawatay UA-cam ka lama soo dhigin miya
@@Naima-43 wll wali masobixin
@@Naima-43wLi masoo bixin wll
Hayaan ayay jeeda mlaaa😂@@Naima-43
Marka hore idinku Wallal negative dadka maxad ka tixgelinaysan yacnii Wixii an khuseyn qabka filmka ee leydinku saxayo moyane inta kale maha muhiim sidad imika shegaysan inad is hug garesan Iyo wixii kale ba illahay uun raaliahanshihiisa ka Fikira personal attack ha u arkina waxay Iska qorqorayan dadku wa سلبيين اغلبهم😊❤
Codkan luqdhug oo ka carar😂😂😂
Mida kle filimkan may so fasaxen mise wali weyan
🎉❤❤❤❤❤❤❤😢
Waad nagu raajisay
Codka I ga cun dhe nagta 😂😂😂
Aniga joogay sxb
Jamacada focolty dreama bixisa halkey ku tala😮
Hdiii qyanada lga hdlo rga iyo dumrba waa iska mid😂😂
Adaa qiyaano badan
Waar imaka dadkani ma sidanay afsoomaali kayihiin😢
INANKU Marka Filmka iYo Imika Siduu Yahay Wa kala Lapa😅
Waa gorma mar ey u dhameysay
Hanbalyo wllky mo nur
Frist one
Anuuna ma joogin😭😂
Naa lkiin waaxay showga intaa leegi wuxxunba kugu idhi caan baa thee
Second person✌️
English na mataaqnid walaal Af somaligaaga na ka daran,accent aan jirin baad walaaqneysaa.Hadalekeedi oo dhan skip baan ku qabtay. Dad sida loo hadlo yaqaano fadlaan meeshan keen.
Gabadha hdalkeeda bes naga dheh dhaha😂😂😂
Hhh war waan yabay😂
😢
Waxa bila dhadhan ka dhigay nag kaliyO bikro ah ma ahelysid 😂
🎉❤❤❤❤❤❤❤
M.a❤❤❤
Actually o yaban ba i ag fadhida 😂😂
Musiibo😂😂😂😂😂😂😂😂
Gabadhu may carab ladahaY mize istusniMo aYay ka tahay Qabankn aY u hadlaYso
Khiyaaaliiteyaaal weeeye lbadani
Third 👋😂
Reer misana naagtu na bal caadi u hadal hogaa 😂
Fariid weye inantu welle
Wxy dadkan inanta hdlkeeda uun ka hdlyaaa qofku xtaa hdaanu wax aanu ahyn izka dhigo mn layska dhaafi karayn mxaa idin xiijiyay
De Bal wakse adba garroh anu wankahelyba siday uhadlyse
Shimuu soo baxaa waan sugi la,ahy😢
Www
Inanta mashquulka kadaaya aderayaal idinku nafihiina anfaco ,mxa idinka quseeya hadalkeeda
Waxan istusada waxay sidan loo hadhadlayaa 😂😂😂
Waynu yabnay waxay nagtan sidan u dhaqmysaa somali wa kuwaa Luqad bay i u taganaaa aqoon
Na afsomali sax ah ku hadal ama iska amus 😂
Dhab dhaba kulaha wa wali kle walhi kan waryahu
WlHi topiC Fican ayaa Laga hadLaya oo wax laga faa iDi kar0
LkN inantan yaR suuraHeda ayan dawan kari wayEyy😂😂😂
Naa cadi uhadal oo afkaaga somaliga cadi ugu hadal sidani si maahee
Gabadha wadanka mal malin kamayi bixin na cadi uhadal
Podcast f******
Akhas! Naagta hadalkeeda iyo siday isku yeelyeelayso wlhi lama daawan karo matagbaa ku qabanaya 🤮🤮🤮
Kab mala dhacdaa ayaa kaa qabanysa 😂